|

Abaanduullaha Ciidamada militaryga Khaatumo State oo ka warbixiyey Khasaarihii maleeshiyaadka SNM,{dhagayso}.

dagaalKa dib talaabadii cuslayd ee ciimada Militaryga Khaatumo ka qaadeen maleeshiyaadka SNM ee ku sugan deegaanka Lafweyne ayaa waxaa ka warbixiyey Abaanduullaaha ciidamada qalabka sida ee Khaatumo Maxamed Raage.

 

HALKAN KA DHAGAYSO.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=20988

Posted by on Dec 31 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

90 Comments for “Abaanduullaha Ciidamada militaryga Khaatumo State oo ka warbixiyey Khasaarihii maleeshiyaadka SNM,{dhagayso}.”

  1. Habro Gus jeclo sanadka cusub 2013 jab iyo halaag ayuu ugu bilaabmay sidaasuuna ugu dhamaan doonaa inshalah.

    Viva khaatumo State

  2. Liishaan

    Soo noqosho ma jirto , lacagta 3000 ee krone ka Danish waxay dollar u dhigantaa !!! Hoos ka EEG !!!

    3000 Danish Krone equals
    526.93 US Dollar

    Diyaar ma tahay markaa ???? Guri sadex qolka ah IOM Ayaa hargaisa , burco , berbera , any where you need in idoorlland Ayaa lagaga dhisayaa , three bed Room, one toilet , one kichen , lool

  3. iidoor liqe war wanaagsan ayaad sheegtay oo farxad leh anigu dalkaan joogo hadaan intaas oo kale helayo waxaan noqon lahaa qofka ugu horeeya ee dib u dejin dalkiisa u aada progaramkaasna ku baxa inkastoo anigu aan sharci weyn haysto, mase loo ogolyahay qof sharci leh oo markuu doono soo noqda.

  4. maxay ku noqdaan inta norway joogtaaba reer xamar hawiye iyo madhibaan ayey ku dhiiban yihiin

  5. DOWLADA NORWAY OO BEESHA ISAAQ BANAANKA U SOO TUURTAY KA DIB MARKII AY OGAADATAY IN AY HABEENKIINA QAYILAAAN MAALINTIINA HURDAAN. NO BENEFIT NO BENEFIT NO BENEFIT KKKKKKKKKKKKKKK

    Ma ka timi Somaliland oo ma deggantahey Norway? Ma ka fekeraysaa inaad noqoto, oo dalkaagii dib u degto? Ma dooneysaa inaad ku gabowdo oo halkaas kula noolaato reerkaaga balaadhan iyo saaxiibadaada?

    Somaliland waa meel horumar fiicani ka socdo. Waxey deegaan u baahantey aqoontaada, fikradahaaga iyo khibradaada. Ma leedahey tusaale ahaan khibrad aad ka heshay hay’adaha caafimaadka ee Norway, dugsiyada ama maareyn caawin karta horumarka Somaliland? Ma laga yaabaa inaad leedahey waxbarasho amaba koorsayo aad Norway ku qaadatey, ama khibrad aad u leedahey ururada gargaarka? Xeelado iyo aqoon noocee ah oo loo baahanyey ayaad adigu leedahey?

    Waxa jirta baahi loo qabo hudheelo, maqaaxiyo iyo ganacsiyo. Ma ka fekereysaa waxyaabo aan badanaa aad looga helin Somaliland, si aad adigu u bilowdo shirkad adigu aad leedahey? Somaliland waxey leedahey xeeb aad u dheer. Adigaaga leh khibrad uu ka helay wershadaha kalluunka wuxuu halkaas ka heli karaa fursado kalluumeysi iyo kalluun ka ganacsi.

    Ama haddii aad tagsi ku wado Norway oo aad rabto inaad dalkaagii kaga shaqeyso taksiile? Waxa jira fursado badan oo Somaliland looga baahanyahey aqoontaada.

    Waxey UDI iyada oo la shaqeyneysa hey’ad la yidhaahdo IOM kaa caawineysaa sidii aad ugu noqon lahey ama guuri laheyd Somaliland, haddii aad tahey magangelyodoone, lagaa siiyey codsigii aad magangelyada ku codsatey diidmo kamadambeys ah, ku joogto sharcidarro Norway, ama leedahey ogolaansho joogitaan laakiin aad rabto inaad noqoto.

    Waxaanu kaa bixineynaa ku noqoshada dalkaaga, ku siineynaa dukumentiyada aad u baahantey, kaa caawineynaa inaan nolol cusub bilowdo iyada oo lagu siinayo kaalmo dhan 30 000 koroone. Haddii aad leedahey carruur, waxa carruurtaada la siinayaa lacag dheeraad ah. Waxa kale oo aanu kaa caawineynaa guri haddii aad u baahantahey.

    Waxa kale oo ey IOM Hargeysa kugu siineysaa talo iyo la socosho. Waxey xidhiidh la leeyihiin ururo wadani ah oo caawimo ku siin doona.

    Barmaamijkani wuxuu khuseeyaa oo keliya dadka ka soo jeeda Somaliland, waanu ka xuney in aanaan siin karin caawimo dadka iskood u doonaya iney ugu laabtaan koonfur- ama gobolada dhexe ee Sosmaaliya.

    Haddii aad arrintan xiiseyneyso?

    La xidhiidh IOM OSLO: telifoonka 800 37484.

    PÅ NORSK.

    Er du fra Somaliland og oppholder deg i Norge? Tenker du på å reise tilbake, og etablere deg på nytt i hjemlandet? Ønsker du å bli gammel og leve blant storfamilien og venner der?

    Somaliland er en region i positiv utvikling. Området har behov for din kompetanse, dine ideer og din erfaring. Har du for eksempel erfaring fra norsk helsevesen, skole eller forvaltning som kan hjelpe utviklingen i Somaliland? Kanskje har du tatt en utdanning eller gått på kurs i Norge, eller du har erfaringer fra humanitært arbeid? Hva slags ferdigheter og kunnskap har du som det er behov for?

    Det er behov for både restauranter, cafeer og forretninger. Kanskje har du tanker om spesielle produkter det finnes lite av i Somaliland, slik at du kan starte opp en egen bedrift? Somaliland har en lang kyststripe. Dette gir gode muligheter for fiske og fiskeforedling, for deg som har erfaring fra norsk fiskeindustri. Eller kanskje har du kjørt drosje i Norge og kan tenke deg å fortsette med det i hjemlandet? Det er mange muligheter for at din kompetanse er etterspurt i Somaliland.

    UDI kan sammen med en organisasjon som heter IOM hjelpe deg med retur eller tilbakevending til Somaliland, enten du er asylsøker, har fått endelig avslag på søknaden om beskyttelse, oppholder deg ulovlig i Norge eller har oppholdstillatelse, men ønsker å dra tilbake.

    Vi betaler hjemreisen, skaffer dokumentene du trenger og tilbyr hjelp til å starte på nytt med til sammen 30 000 norske kroner i støtte. Hvis du har barn, vil barna dine få ekstra penger. Vi kan også hjelpe deg med støtte til bolig hvis du trenger det. IOM kan dessuten tilby rådgivning og oppfølging i Hargeisa. De har kontakt med lokale organisasjoner som også vil kunne hjelpe deg.

    Programmet gjelder kun for personer med bakgrunn fra Somaliland, da vi dessverre ikke kan tilby assistert, frivillig retur til sør-, eller sentral Somalia.

    Høres dette interessant ut?

    Ta kontakt med IOM OSLO, på telefon 800 37484

  6. NINA

    naa hooy waaga cusub hadad iska dayn waydo VIRUS baa ku gali k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k

  7. X.Cabdi Warabe oo wejigabax kala kulmay fariin Qoyska Madaxtooyadu ku sii rareen iyo boogo uu damqay

    Written by Qarannews
    Jan 01, 2013 at 12:48 AM
    X.Cabdi Waraabe oo wejigabax kala kulmay fariin Qoyska Madaxtooyadu ku sii rareen iyo boogo uu damqay!

    Boorama-(Qaran-news)- Gudoomiyaha gudiga joogtada ah ee golaha guurtida X.Cabdikariim Xuseen (Cabdi waraabe) oo ka mid ah weftigii uu hogaaminaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylaci oo muddo laba cisho ah ku sugnaa gudaha Boorama ayaa kulan garnaqsi ah oo dhexmaray weftigooda iyo Madax-dhaqameedka Beesha Gadabuursi ku soo dhextuuray fariin looga sii dhiibay Qasriga Madaxtooyada oo madax-dhaqameedka beesha Samaroon si weyn uga biyo diideen,oogtana uga cadeeyeen wixii mudaharaad,khasaare iyo dhimashoba dhacay inuu ka kacay hadalkaas.

    Cabdi Waraabe ayaa kulankan garnaqsiga ah oo ka dhacay Mana-Guest House-Borama ka sanqadhiyey Fariin Qoyska madaxtooyada Somaliland ku sii rareen markuu Boorama u baqoolayey wuxuuna madashii ka yidhi ‘Gadabuursiyow Ergo ayaanu nahay,waxa aanu Ergo idiinka nahay inaad Kursiga Gudoomiyaha Golaha Degaanka (Maayarka) Saylac uga tanaasushaan Beesha Ciise waa walaalihiine?.

    Cabdi waraabe oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas ku daray “ Hadaydaan sidaas yeelina oo Kursigaa ka tanaasulin Beelba qadaysa oo wax la’aan dhacaysa oo Somaliland way dumaysaaye,Somaliland u hiiliya Gadabuursiyow”.

    Yeelkeede Madax-dhaqameedka Beesha Gadabuursi ee ka qeyb galay garnaqsigaa ayaa qaadacay Mooshinkaa Cabdi Waraabe ku rarnaa,waxayna Madax-dhaqameedka Gadabuursi oo uu horgale u ahaa Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar cadeeyeen inaanay ka tanaasulayn Kursiga Maayarnimada Saylac waxaana ka mid ahaa erayadii Suldaan Samatar “Haddii Somaliland ku dumayso Kursigaa iyo waxaanu distooriyan xaq u leenahay haba iska dunto”.

    Arin kale oo oday cabdi waraabe ku talax tegay wejigabaxna kala kulamay ayaa ahayd isagoo badka soo dhigay in beesha Gudabuursi abaal lagu leeyahay oo SNM saamaxday iyagoo Isaaq si adag ula dagaalamay xilligii Af-weyne dalka ka talinaayay.

    Hase yeeshee markiiba salaadiinta Gadabuursi ayaa jawaabo ay arintaas u raaraadiyeen ku soo ururiyey Isaaqow dhawr Boqol baad nagaga layseen Borama, idin lamaanan xisaabtamine maamul aad ku kala badbaadeen iyo dawladnimaanu Borama idinku dhisnay, abaal kaas ka weyna garan mayno, hadii cidi abaal sheeganaysana anaga Gadabuursi ahaan ayaa idiin sheegaynayna,abaal iyo samaxaad aad samayseena awdal idinma hayso!.

    Qarannews

    Borama Awdal state , SOMAALIYA

  8. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    h nugaal

    dadka ma sidiinaad wada moodaysaan kolaad noo soo sawirtaan. janjawiidii suudaan.kolaad soo copy graysaan inantii lagu kufsaday hindiya.ee dadku ka kacay.adeer aduunkan wax 15 daqiiqa ku weerar taga lama sheegin

    aduuna ku roga waxna laaya . laba mid uun yeel sida dumarka haw hadline

    1 inaad sida raga u dhimato una dagaalanto.
    2 inaad iska aamusto oo xishooto

    lakiin 15 min ayaan aduun ku rogay oon balaayo dhigay oon cirka jeex dumiyay
    malaa waa sheeko kastuumo anagu manaqaan

  9. Hargaysawi ragaasi hawshoodii 15 daqiiqo yay ku qabsadeen 17 huuno iyo habarta waalan ahina naftooday kuwaayeen maxaa ku maydha xaliimoyarna xalaal bay godkeeda caawa ku jiiftaaye

  10. kastuumo

    kastuumo nimankii lahaa waanu jihaadaynaa oo 15 daqiiqo briq yidhahdaan

    dib u soo yaaca waar waxani dagaalka magaciisiiba way baabiiyeen

    ma sidaasaydun ciidanka qaranka somaliland ugu babac dhigaysaan

    qaar horaa quus gooyay adna waad quusan markaynu kasuumoy runta isugu nimaadno

    http://www.youtube.com/watch?v=xnngyHwHqpg

  11. sanad wanaagsa ilaahow ka dhig.

  12. sanad wanaagsa akhyaarta faanka badaney waxaanse idin waydiiyey miyeydaan xagga laaska jaleecayn kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. DOOL

    Maxaad ka wadey ayaantii dhaweyd buraale ??????? Ma fahmin ii bal ii sheeg buraale ??????

  14. waar ka daa cousin waa maxay ana goon dhaanto kuu ciyaarin qoob ka ci yaarka waa ku sedee

  15. Farduus 1

    Are u ok tonight if I play with you dance ( qoobka ciyaar ) ???????????!!!!!

  16. Kuwaan leh waxbaan dagaalameeynaa haloo sheego in ay weeraran lascaanood hadii kaleeto mashruuca kudhufo oo ka daadso mashruuca lacagta ee ceerta maskiin qurbo joog waa soconeysaa

  17. Maxaa loo weerari waayey Lascanod oo loo marmarsoonayaa tuulo yar, mise mashruuca iyo nafaqada fadhi kudirirka waa soconayaa. Shalay ayee aheed garaad tuuladiisa laga ceersadey xudun — hadii saas yoolka meeshuu ahaa kolba shookaanta loo badalaayo wax soortoobesaa aaney jireen.

  18. qof min aadamka waxaa lagu yaqaan inuu maskaxda isticmaalo bal waxuu leeyahay waa leenay oo waxbo kamo soo dhicin hub ay heesteen ani askarteeda waa nabad qabaan waxbo masoo gaarin. 15 daqiiqo ayuu dagaalka socdey kkk. waa farsamo. War raga iska dhiciya oo xabad meesha hadee ey noqoto waa loo siman yahay heer yada iska qaado amo sheekadaan bahdil iyo ciil ka qaadka iska dhaafa walaahi waa ceeb sheekada saqiir ayaa fahmi karo.

  19. 15 daqiiqo ayuu mashruua socdey alaa kariim, war dadka ma waalan yihiin mise anaa waalan. Hadalkaan wax laga faa iidaayo ma jidho war dhul ayaa laheestaa WHO CARES 15 MINUTES. alow dhulos soo hadee mise raga waa laga xoog weeyn yahay may hubka ka dhacsadaan hadee ay xerada. War shekadaan waa mashruuc dhulos loo rabo in lagu maaweeliyo — maquul ma ahan waxakan.

  20. liishaan
    Adigu bad hayku furin wax badan baan ogahee
    kayse abdi yuusuf ma iidoorbaad mooday waa nin Nin dhulbahante ah waana kii waxaad ogtahay idin markiyey waana inaadeerkay baad kaaga qaada meeshuu doono

  21. HAWD IYO NUGAAL caawa yaan bad kula gelin ee intaa ha inoo joogto taariikhda reerku soomaalida kale dheeryahayna ha ka aasin. adiguna barkad yar ayaad tahaye bal aynu si wanaagsan u sheekaysanee ka waran keyse muxuu widh widh ka wadaa, ta kale saaxiib weligaa burco ma tagtay.

  22. liishaan malaa xagiina taasi taal xagayaga saalax xaaji ducaale oo caaqilka biciide dhaloo mehersaday wiilkii kibree afxakama la odhan jiray

  23. hawdiyo nugaal saalax waa ninkii yaxye ee uu af xakame aroostay ha ku sheegin cid kale dhulbahante halqarni ka hor ayuu gay marriage lahaa taas cidina idinkulama muranto wa taariikhda keliya ee aad soomaali dheertihiin, heesihii la idiinku tiriyey akhriso MARKA SOOLAL JOOGTAAN SACAHIINA JIRATAAN DAAROOD SAWAABANE SI WALBA WA ISKA YEESHAAN OO AF XAKAMEBA SABAANKII WAAKII SAALAX MEHERSADAY.

  24. HAPPY NEW YEAR TO ALL OF YOU

  25. NINA waa cadaaliyad Gabadhii reer khaatumo ah ee wax la yeelo sidii xaliimoyar waxaa u dhimanaya 17 dabacayuun

  26. Liishaan
    mayee sida reer hagar expertska u yihiin baan sheegay ilayn iyagaa xagaa noo xigee

  27. gar-adag
    waaa la yaqaan in afxakame yidhi nin biciide ah baan guursanayaa oo garta laga naqay
    GAR ADAYGII LAGAA GUUR
    OO ODAYGII GARDHKA CASAA (haaji ducale)
    IYO CIGE(haaji cige) GAADHI KAA RAAC

  28. hawd iyo nugaal
    hadaan xasuustay ma qolyahaasaa?anigu ilma calaan qaar aqaaney lkn reerka kale ma kala aqaan inadeer

  29. Liishaan
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    waad iga qoslisay waxaana xasuustay sheekadii xinne xiiray ee oday gabadhiisa wasaa habarjeclo dhalay kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  30. Suldaan
    marka haddii hayaag liito ma habarjeclaad noqon isku xishood

  31. Waxaan waraystay rag ka mid ah horgalada waxaan waydiiyey maxaa siilaand idinku itixaamay waxayna yiraahdeen waxaan meel kale laga helayn baa laga helaakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk anaaba geli gaadhay markuu sheeko iiga sheekeeyey waana waxa isaaq ku caan baxay gabayo badina ku soo arooreen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  32. hawdiyonugaal iminka ma gabdhahaad cayday mise ninkaad cayday, anigu taa ma maqal laakiin waxaan arkay oo joogay ninka solamadow ee gabdha dhulbahante qabey gabdhu waxay dhashay gabadh hore oo isla dhuloos ah ninkii markuu muddo qabey ayuu islaantii iska furey dabadeed tii yareyd guursadey waxey noqotay gar adag, ninkii wuxuu ku baxsadey islaantu in aaney caruur u dhalin sidaa awgeed ta yar meherku u qabanayo ninkii waxaa lloo bixiyey indho bir.

  33. Hawdiyonugaal
    Haddii garashadaadu aad u fogtahay…sidaaba umaad hadasheen war maanta
    wa,ayo reerka kaa liita?

  34. Hawd iyo nugaal

    haya oo hasoo furina hada waa la balaadhiyay xidid nimadiiyo anoo wajaale joogaa dumaashi ku leh adna

  35. caawa caruurtii snm waa muraaradilaac gabdhihii draawiishtay isku dherarinayaan war miyayan kuwani ogayn in horgalada iyo askarta horgalada la socdaa waxa keliyee meeshaas harsh ka ah ku hayaa inay yihiin gabdhaha hadiyada iyo laaluushka loogu daabuleeyo

  36. NINA inaabti illayn waaga cusub ayaad akhrisataa kkkkkkkkkkkkkkk haa waxaan mooday inaad war run ah ii sheegayso raalli ahow waa iska caadi hadaad webkaa akhrido inaad wax aan jirin sheegto laakiin marka hore ka horeysii hadalkaaga meeshaad warka ka soo xigatey, waxaanaan ku sheegayaa inaabti yaan caadifadu kula fogaan dahabshiil waa nin ganacsade ah maalkiisana cid waliba ka faaiido dadka u shaqeeya reerkiinaa ugu badan markaa yaan xumaani kaaga tegin ok by.

  37. Nina
    haw bixin dagaal dhamaayoo shee kadaasi way xidhantee godob reeb miidhan ayaanu imika ku badelnay qorigii markaaa yeedhaa yeedhaa dam anagiyo kastumo xidid dhaba ayaanu noqonay

  38. NINA
    Sheekaddii garoowe barxada

  39. Mmc
    Sheeko kalshaale ka dhacday baan kaaga sheekaynayaa
    Nin reer khaatumo ah baa wuxuu guursaday gabadh solomodow ah ninkii reerkii gabadhu la degay dabadeed waxuu isu maray gabadhii iyo seddex walaalaheeda oo uu wada uureeyey uurarkii baa soo baxay dabadeed waa lays qabsaday oo ninka oo reer widhwidh buu ahaaye odayaal solomadow ah baa loo soo diray qoladii reer widhwidh talaa ku cadaatay oo waxay noqotay lama arag iyo oday ka sheekee odayaashii reer widhwidh waxay talo waydiiyeen reer hagar bal in arinkan hore ay u arkeen waxayna u sheegeen hadaanu nin sodohdii wax ka gaadheen dhamaynay ee waxaad yeeshaan reerkana xaal siiya gabdhahana ninka ilmaadeeradii ku meheriya hadaanay ka helina hayska fureen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa sheeko run ah

  40. iidoor liqe cadceeda sacabadu ma qariyaan arrinta aan kuu sheegay waa dhab dhancadde waa kornaylka aagga bari oo dhan ugu sareeya waxa judhiiba la siiyey gabadh dhuloos ah si looga xadhig xidho oo aanu u xasuuqin oog ayey degantahay, anigu qori lugud ayaan ka war hayaa waxa degan ilaa boqol gabdhood oo kulli soo raacay ciidanka qaranka caruurta ay dhaleen waxa la moodaa digaag mar wada dilaacay askartu shaqo kale ma qabtaan ee habeen iyo maalin waa waaaa kkkkk.

  41. Ali
    caawa waa sidee hacayine daa reerka intaa ka hadlinaysa xaalbaa ka dan beeyee sug Inamaa loo diroo ayaan dhaw galbiskooda arooska dubaabado iyo madaxba burco ilaa boramaa laga diyaarinayaye iska sug dagaal dhamaayon sheeka kalaa timide

  42. hawd iyo nugaal
    ma fahmin inadeer

  43. Mmc
    laga soo bilaabo dagaalkii labaad ee aduunka inta kid master ah ee hargaysa ku dhalatay iyo intii ilaa 1960 iyo waxii ka dambeeyey ku dhalatay geerashaynta iyo intii 1988 -1989 dhexdooda ku dhalatay hargaysa iyo harshin isku dar oo bal yaa hadhay noo sheeg ogowna xaga gabdhaha inaad afkaaga furto kuuma eka no no no haw noqon taas

  44. NINA
    Sheeka horaan ku xusuusinayey hadaad fahantay

  45. SULDAAN
    HAYAAG HAYAAG>
    XUSEEN SICIID> XUSEEN SICIID
    lama qarin karo waa reerka dhulbahante ugu sareeya ee adiga maxaa kaa khaldan adaa is kashifay ee anigu kuma kashifin laakiin waa liidnimo inaad nin kaa liita sheegataa

  46. hawd iyo nugaal
    inadeer waji xaad ma waxaad ka wadaa ilma wajixaadkii ay ina garaad dhashay reerkaa dushaan ka aqaan

  47. Hawd iyo nugaal

    wax kale maahee 6 madhibaana sida adhiga,(maxaabiis ah)
    aan ku dar sadee aniga walaalkay oo jooga kalshaale inan kasumo ah oo ku qabtay hada midna way dhashay kii labaadna waa fool ale hakala keenee markaa ayaan dhaw siidhka soo kaca u adkaysta seediyaal dhulos

  48. maanan garan geelu doofaaruu haleeyay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk illeen wixii ayaamahan la wad waday ee la lahaa gabadh baa sidan loo wasay iyo gabadh baa la kufsaday waxayba ogaayeen arrinkan. kkkkkkkkkkkkkkk

    waar sheekadu way idinku oodan tay kolkaa sheekadiinu waxay noqotay waan ooyayaa oo oohintayda waxaan ku qarinayaa gabadh ayaa la wasay ama la kubsaday.

    mise ayakiibaa la kufsaday oo la wasayay. kkkkkkk

    ali biijo kooxdiisii ayaa malaha inta suuqa loo saaray dumarkiisiina ciidamadu iskaga dul raaxaysteen oo ay maalin kasta wasaan. kkkkkkkkkk

    waar intay dagaalama islahaayeen baaba la baacsaday dumarkoodii iyo hablahoodii si gaar ah malaha looga reebtay oo ay ciidamadu iskaga baashaaleen. kolkay xaraadadu ku kacdana way ku dul bakhtiistaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  49. Nina

    dabacayuun dhawr goor waan maqlay..maxaad ula jeedaa?
    Mida kale gabadh ayaad tahay sida aan u malaynayo..waxaan ku
    xasuusinayaa habar kuu eedo ah ayaa waxay aad ula colowday
    s/land,isaaq,dahabshiil..siday u qalyaysay ayaa dhiigii joogsan waayay
    Iskeedna way u quusatay..adigu kama magac waynid eedadaa kamana caqli
    badnid meesha ay ku wareertay adigu maku guulaysan kartaa cayda iyo afxumada jamhuuriyadda S/land?

  50. liishaan
    ka akhri dhiig shiil warkiisa waaga cusub.com iyadoo tafaasiishiina wadata khaatumana maanta haday xaliimo ugu aartay 17 nin oo maryo calas ah calankoodaan dushu babanayaa waa taalo dheer oodan gaadhi karin guulaysta geesiyada khaatumoow

  51. NINA
    Wajixaad abtigii ma taqaan

  52. ADIGUBA DHARAARAAD KA QOSLAYSAY DHOOSHEE
    DHIBKA LAYSKU EEGAA WAA INOO DHAXAYSEE
    AMBA DHAMAY QADHAADHKEE WAA INAAD DHADHAMISAA

  53. NINA beryhaa xaqiiqda waad dhinac mareysey waxaad moodaa in markii kastuumo saqiirtay in adna khalkhal siyaasadeed kugu dhacay, oo aad dhinac walba rasaasta u ridayso caawana waxaad gashay baabka dahabshiil bal anigu warkaa ma hayee ii balballaadhi, habeen dhoweydna adigoo baab jareer galay baan ku arkayee sidee inaabti wax kaa noqdeen.

  54. Liishaan

    Ma ku dhaarankaraa in ciidan isAAQ ah laascanood joogo ?????????
    Ciidamada Somaliland ee waliba isAAQ waxay joogan xareeyooyinka baadiyaha ah , ma nin isAAQ ah Ayaa laascanood isku AAMINAYA ?????
    Meesha maalinkasta horgalayaashii meesha u dhashay la dilayo Ayaad leedahay Haberjeclo Ayaa wax ku guursata WAAD riyooneysaa,

    Waan ku fahmayaa waxaad rabtaa inaad cudurdaar u sameyso ilka castii reer Hargiesa ee jeneral Morgan jeclaaday kkkkkkkkkkkkkk
    Burco waxaa Haystay jeneral GAANI , kkkkkkkkkkkkkkk

  55. NINA
    Sidoo Kale Inaadeer
    Waan arkay gabadh yar ee 7 sanno la haystay

  56. khaliil
    yaad u ducaynaysaa !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  57. hawd iyo nugaal
    waan ku salaamay inaadeer

  58. MMC
    Waan ku salaamay mase fahmin waxaad wiilka reer xiir ka sheegtay (cambaashe)

  59. Horaan idiin sheegay ma dhiilada iyo geerida la soo sheegaad ayaad wada happy noqtaan.

    Anigu waxaan leeyahay ala ha u naxariisto inta ku dhimatay inta ku dhaawacantayna ilaahay ha daweeyo.

  60. liishaan
    nuura waa pulse ka webkan waxay ka soo nasanaysaa sunta cayayaanka ee ay halkan kaaga buufiso karbaashkeediina waa kugu soo socdaa adigu iiga waran gabadhii yarayd ee ina dhiig shiil uu 7 sano ku adoonsanayey gurigiisa london oo maanta maxkamad london ah lagu soo saaray case keeda xaliima yar wixii loo geystayna caawa 17 nin oo maryo calas ah baa iilka u jiifa hada ka dibna qofkii haween ah ee iidoor dhulbahante ka dilo 17 iidoor baa loo dilayaa waa qaanuunkii uu boqor cismaankii bari idinku xukumay oo soo noolaaday

  61. SNM. reortigii ugu danbeeyey ee HIVga bishii 58 boqolkiiba ayaa qaada marka iyaga iyo wixii la joogaba waa in dhulkeena silig lagaga xidhaa iidoorliqood fariintaasi adigay kugu socotaa ee yaan habartaa liishaan ilkaheeda casi ku qaldin

  62. Waar nimanyahaw horta ragan kastumo difaaca rag wax yaqaanaa way ku jiraan kaftan kood ayaan ku mash quulba

    hadana sida adhiga kama il baxaan daasadan loo soo tuurayee ay isku lulayaan bal bari uun hubsiimo la aantu yay noqon qaar bilaa dacasa ayaanu haynaa ina canbaashoo leh

  63. NINA
    IIDOOR LIQE
    Salaan sare Yarkan hayaag ee SULDAAN la baxay wuxuu dhulbahante ka baxay dagaalkii hayaag iyo reer hagar dhexmarey ee laga heshiiyey waana reer cali abokorkii u guuray ceegaag waxaa keliya oo raacay xoogaa Jamaal X. Cali ku darey marka hayska caytamo nin nasabiyada ka baxay weeye.

  64. in snm zero tahay waxaad ku garataa caruurtoodii ayaa 21 sano oo caasinimo ah ka dib uu ina cambaashe geesi iyo abaanduule u yahay oo ay u sacab tumayaan miyaan intaasi gunimo ugu filnayn bal eega ciyaalkan halka soo ee snm oo nin dhulbahante ah aaminsan inuu u dagaalamayo qadiyada snm what a bunch of idiots waa lo’odii marko

  65. NINA inaabti dagaal ma jiree waxaan ku weydiiyey inanta la kufsaday ee hadana la gowracay ma yartii nuura ee halkan soo geli jirtaa beryahaa golaha waa ka maqanayde waxaa ugu danbeysey markii aderkeed tvga ka hadley ee yidhi buuhoodle dagaal diyaar uma ahee.

  66. iidoor liqe saaxiib horta ha i caayin mar labaadka waxaan ku weydiiyey mala tira koobay caruurta ciidanka qaranku ku dhaleen carro dhuloos tobankii sano ee ugu danbeeyey, mid yar oo aan adeer u ahay ayaa maalin dhoweyd ila soo hadlay wuxu igu yidhi laba dumar ah oo dhuloos ah ayaan guursady markaasaan idhi oo adeer xagaad joogtaa saa wuxu yidhi waxaan joogaa laaska, waxaan weydiiyey gabdhaha ma hore ayaad u guursatey intuu igu qoslay ayuu yidhi nin ciidanka ka mid ah oo laba wax ka yar qabaa ma jiro yaab ayaan u soo baxay, toban sano ka dib ciidankaba waxaa qabsanaya kuwa gabdhihiinnu dhaleen.

  67. NINA

    naa dhuloos islaayaa hadad doonayso ma dhacaysee raali ahoow inta isaaq kusoo gadhaayo k.k.k.k.k.k.k.k.k.k

  68. sultan
    oo raggaad sheegaysaa waa ayo ma ina cambaashaad iidor mooday war hadalka caruureed meesha kala tag caynaba awoowayaashaa waa lagu soo dhaweeyey awal hadase buurihii in lagu ceshaa buuga loogu qoray laba kelmadood oo aabahaa oo ku ag fadhiyaa ku soo sheegay halkan wax kuu tari maayaan istimaara sita waa laguu jaray dabacayuun waaxid

  69. Hawd iyo nugaal

    Adeer maalmahan xigmadii hadalka Ayaa ka guurtay cay uun Ayaa laga soo taagay kkkkkkkkkkkk raalina iga ahow ,
    Liishaan waa GAbadh ilka cas ah oo inaabtidey ah dagaalka iyo siyaasadana dumar ayey ka tahay , loool

  70. Awoowayaashiin siday u calaacalayeen oo ay odhan jireen berri ayaanu caynaba
    qabsanaynaa isaaqna mahaysan karo ayay iska wada geeriyoodeen..idinkuna wadadoodii ayuunbaad kusocotaan..waxaan u jeedaa waxan aad dagaal moodaysaan macnayaraantiisa.. dhawr xabadood oo saqdhexe lariday oo la yaacay dhul idiin xoraynmaysee arrin rag fahmo keena

  71. Shalaan idhi xaliimo yar waa la eedi ina cambaashe waa nin dhulbahante ah ee maaha iidoor dabacayuunkii makhaaniida ahaa ee dumarkoodu biilijireen

  72. waar hooy iminkuu haduu soo dhaqaaqo cornail kii mahad cannbaashe ay cashada kawada yaaciyee toloow yaa udiga oo yidhaahda hooy sal dhigta k.k.k.k.k.k.k.k.k.kk.k

  73. Siilshuun
    Intaa aad qortayba waa beentaa ee waa saad jeceshahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  74. k.k.k.k.k. car yaan berro la arkin col inna canbashe oo leh kastuumo … kastuumo .. daasuun bay hayaan k.k.k..kk. oo oo labaataan shaadh cas ahna oo luagaha boodh ku lehna ka dul qudabeeyo k.k.k.k.k.k

  75. liishaan
    adigu ma in halkan lagugu kufsadaad rabtaa habaryahay iidoor maxaa meeshan kugu wareeriyey ood raadinaysaa
    bal is ilaali iidoor liqe iyo kaligiiduulba waa rag dhalinyaro ah oo xaliimoyar bay aardoon u yihiine is ilaali kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  76. sanadkan cusubi wuxuu la kowsaday kastuumo oo is dhiibtey, faroole oo sannad khasab ah korodhsaday, wadahadalkii somaliland iyo soomaaliya oo dib u furmay, labadii pro, oo xamar ka soo quustay, doorashooyinki somaliland oo guul ku dhamaaday, boorame oo mudaharaad ka dhacay lana xaliyey, reer buuhoodle oo dagaal ka gacan taagtey nabadna qaatay, widhwidh oo ciidamada somaliland la wareegeen.——————-.

  77. Waxba lagama qaban karo xudun inta ciidanka buuhoodlana leeyihiin nabad beenaanu qaadanay
    Barkad iyo caligerina geedxamarka isku hayaan
    jaamacsiyaadna ina cambaashe daba fadhiyaan
    bahararsamana daawanayso ee khariirada hala bedelo sanad cusub baa la galaye midnimo hala bilaabo

  78. kastuumo qurba joogii ay ku baadhan jirtey dagaal ayaannu qaadaynaa waa ka ilbaxeen baabkaasi waa soo xidhmay ee dadka film kale u saara.

  79. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar waxba ma jiraane qunyar socda.

  80. SSC-Citizen from Xudun

    Horta Sanad wanaagsan dhamaan reer Khaatumo rag iyo Dumar.

    Idoor Liqe

    Horta ma maskax xumid Adeer, laakiin marmar baad kaftanka iyo runta isku dhex qastaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Horta dagaalkan waxaa jawaab lagaga bixinayey arinkii foosha xumaa ee ay maleyshiyada iidoor kula kaceen gabadhii yarayd ee saqiirka ahayd, Allah yaa raxmu, nimanka la laayeyna waa kuwii gefka geystay oo deganaa meel Xudun 25km u jirtaa, Mujaahidiinta Khaatumona waqtigay doonaan iyo meeshay doonaan bay ku weerari karaan maleeshiyada iidoor, Hana ka welwelin iidoor wax dhintay iyo wax cararay ayay noqon doonaan Insha Allah, dagaalkuna nin gurigiisa jooga dhib kuma hayee waxuu dhib ku hayaa nacaska dhaxanta iyo kaneecadu dishay habeen kastana la mirayo oo waxuu ku dhimanayona aan garanayn.

    NINA

    Waad salaaman tahay Inadeer mid Khaatumaysan…waan qabaa fekerkaaga ah inaanu dagaalku joogsan, oo iidoor wagaash la xasuuqo, wax badan aanan halkan ka sheegi karin baa jira, laakiin waxaan hubaa wiigan dhexdiisa hadii eebe idmo inay meeshaasi isu bedeli doonto Xero Dagaal, hana ka biqin Inadeer guushu waxay raacaysaa Xaq u dirirka Khaatumo State.

    Khaatumo Allow Dhawr!!

  81. guulaysta ciidamada khaatumo ee xaq u dirirka ah guulaysta halyeeyada reer xudun khaatumo khayr ilaahoow nooga dhig

  82. Waar mala buufiya Ayaxii galbeed ka soo doogsin raacay KKKKKKKKKKKKKKKK waxaa lagu soo waalay Shidaal baa meesha yaal KKKKKKKKKKK Wadhi futo xumaaneey ba,a waxbaa kadhay.

  83. anigu waxaan qabaa hadii dagaalka la kululeeyo in horgaladu ay xabada u jeedinayaan snm ta khaatumo taa haku xisaabtanto

  84. maamulka khaatumo iyo ciidanku waa inay xudun ku tuun tuunsadaan oo ayan faraha ka bixin sidii laascanood maryo calstu waxay rabtaa in ay degaanka xudun u xalaalyso h/yoonista macal reer miyigeeda sida qodaxda ugu firdhisay degaankaa war yaan caynaba labaad sool ka soo bixin dagaalka sidii kastee suura gasha haloo qaado lkn yaan snm la siin nasasho taasi inooma dan aha ee hala ogaado

  85. From xudun

    San hore u sheegay ciidamada markay weerar qaadaan meesha ay qabsadaan waa in ay fadhiisin iyo dhufeysyo ka qotaaan , lkn hit and run ( ku dhufo ka dhaqaaq) macno ma sameyneyso ,

    Mida labaad dagaalka habeenimo waxaa la rabaa in wax la mirto , mida sadexaad meeshu waa xudun markaa maleeshiyada snm ma afarta dhinac inta laga weerero mid mid loo qabto , Hadeysan jirin dad reer xudun ah oo la socda !!!!!! Loool

  86. SSC-Citizen from Xudun

    idoor Liqe

    Xabad aadan filayn oo 15 daqiiqo kugu socotay wallee nin arkay uun baa ka sheekayn kara kkkkkkkkkkkkk dhimashadu 20 bay kor u dhaaftay, dhaawacana 2 gaadhi baa lagu qaaday, dhowr Tikniko ahina waa holacday, intaas oo joogto ah baa ku filan SAKHRAAN LAND kkkkkkkkkkk waa looma ooyaan waa in la xasuuqaa ilaa ay quus istaagaan iidoor wagaashle.

    Allahu Akbar, Khaatumo Allow dhawr.

  87. weriyahan kornaylka la hadlaya waxaad moodaa inuu yahay mid sirdoon ah oo wuxuu kornaylka waydiinayaa suaalo milateri oo aan cidna loo sheegin bal haduu khaatumo yahay muxuu kornaylka u qodqodi oo u waydini suaalo noocan ah cajiiib!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  88. Dagaal habeenimo Indho ma leh oo 15 daqiiqo socday !!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  89. iidoorkii hooyadood baa caawa lagu waanbeeyey xalaan lahaa walee xaliimo yar waa la eedi

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • cawo KHAATUMO: hayaay cawa xafaadu habro badana bisiinka mesha maa sabaa kajirta? allow sahaal amuraaaaaaaaaaaaha...
  • cabdixakiin: ilaahow umadaada una xariiso
  • hargaysawi: 18 may somaliland allow dhawr masha allah http://youtu.be/BYx09chPZis
  • idoor liqe: On 18 may happy cleaning day to all khaatumo pple …………&# 8230;….....
  • idoor liqe: mooriyaan barre hiiraale , waa in magaalada kismaayo si deg deg ah looga saaro , ha isi soo xoreeyo oo ah...