|

Daawo Muuqaal Ciidamada SNM oo Xalay Xasuuq kageysatay Magaalada Boorama caruur Badana Xabada Beerka ugaliyey

Banaanbaxa ayaa dhacay ka dib markii wefdi uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici uu gudaha u gallay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal waxaana banaanbaxayaashu ay ka hortageen wefdiga madaxweyne ku xigeenka iyagoo damacsana inay ka hor tagaan wefdiga Saylici.

Ilaa Inta la ogyahay dhimashada ayaa ah hal qof halka dhaawucuna yahay ilaa seddex ruux ka dib markii maanta ilaalada wefdi uu hogaaminaayey C/raxmaan Saylici ay rasaas nool oodda kaga qaadeen dad rayid ah oo ka gadoodsana imaatinkooda magaalada Boorama wefdiga waxaa la socday  Muuse Biixi Cabdi, Hoos ka daawo video ga faahfaahin arinta ku saabsan.

HALKAN RIIX KADAAWO XASUUQA BOORAMA LO GEYSTAY

 

Isku socodka magaalada Boorama ayaa istaagay waxaana magaalada Boorama ka bilaabmay xiisad baahsan, dhacdadani ayaa aloosantay iyadoo dadweynaha magaalada Boorama ay ka biyo diidsanyahiin doorashada Maayorka iyo ku xigeenka magaalada Saylac ee gobolka Salal oo siilaanyo iyo geele  doonayaan  la siiyo beesha Ciise.

Xiisadda Boorama ayaa noqonaysa tii shannaad ee maamulka siilaanyo gilgisha doorashadii golaha deegaanka sababtayna khasaare nafeed iyadoo hore rabshado kuwani la mid ahi ay ka dhaceen magaalooyinka Berbera, Ceerigaabo, Burco, iyo Hargeysa.

Magaalada Lughaya ayaa banaanbaxyo rabshado wata ay ka bilaabmeen ka hor doorashada golaha deegaanka taasi oo ay ku dhinteen laba qof.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=20947

Posted by on Dec 31 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

77 Comments for “Daawo Muuqaal Ciidamada SNM oo Xalay Xasuuq kageysatay Magaalada Boorama caruur Badana Xabada Beerka ugaliyey”

  1. khadar puntlander /wiil mudug

    sxb aad bad u mahadsantahay , fikir xala qaba ayaad keentay , waana runtaa oo meel nabad ah in dhiibato ka dhacdo anakuba ma jeclin , walaahaai hadii puntland ay wax yar oo dhib ahi ka dhacaan kuma faraxno sida kastuumo ay ugu faraxdo , maxa yeelaay dee jabhad uunbaa ku faraxda meel dhib ka dhacdo si ay uga faa iidaysato , markaa waxan kuleyahay caqligaga saliimka ah ilahay hakuu barakeeyo sxb !!

  2. horta waxaan leeyahay qolyihiinan ku fashilmay somalia hasoo dhex galina arrimaha awdal ka taagan.

    sidaanu lawada socono arrinta awdal waa arrin ku xidhiidha maayarnimada saylac.

    waxaana meesha isku haya waa ciise iyo samaroon.

    dhibtu waxay timi doorashadii kadib in golihii doorashada kusoo baxay ee gobolka awdal u badnaayeen samaroon. kolkaasna sameeyeen maayar iyo maayor ku xigeenka degmada saylac una magacaabeen sifo aan sax ahayn. labadii mayor ka kowad iyo xigeenkiisaba waxay u doorteen samaroon. kolkaa beesha ciise ayaa cabasho ka keentay oo rabshado ka bilaabay saylac.

    dee dowladu kolkay ciise istidhi raali gali ayay samaroona yidhaahdeen taasi ma jirto saylac wa magaalo samaroon.

    kolkaa arrinta awdal waa arrin adag oo u dhaxaysa ciise iyo samaroon. samaroon wuxuu leeyahay anaa awdal degan oo ah majority oo xaq uleh saylac waa deegaankayga. ciise wuxuu leeyahay saylac anaa degan oo iska leh.

    kolkaa dhibta halkaasi taalaa waa jaha wareer. hadii ciise dhagaha laga xidho rabshado ayaa dhacaya hadii samaroon dhagaha laga xidhona ayakiibaa rabshad samaynaya. kolkaa labada geesba anagoo raali galinayna oo wax xasilinayna ayaanu samaroon isleenahay aayar la hadla oo ciise ka dalbanaynaa inay tabashadooda dhagaystaan. ciise tabasho ayuu samaroon ka qabaa.

    dhibkan dhacay waa wax laga xumaado dowlada somaliland uma qasdiyin in ay wax layso ee wadahadal ayay islahayd u fur ciise iyo samaroon siday wax uwada qaybsan lahaayeen iyaka iyo ciise waliba deegaanka saylac oo ah degan ciise.

    laakiin waxaan leeyahay samaroon iyo ciise labadooduba waa somaliland ee haku soo hingoobina.

    inkastay samaroon khalad samaysay oo ay isticmaaleen awood la yidhaah majority oo ka dhan ah ciise oo ay si cad ugu yeedheen ciise waa marti dhulkan maleh. waana hadalado laga xumaan karo oo dhex dhigi kara dhibaato weyn beelaha ciise iyo samaroon oo ilaa iyo jabuuti dhexdeeda xitaa iskudhex qabsan karaan ciise iyo samaroon. illeen samaroon jabuuti ito itoobiya waa degaa ciisena waa degaa somaliland jabuuti iyo itoobiya. in aanay islayn baan jeclaan lahaa oo ay wadahadlaan labada veelood ee walaalaha ah ee samaroon iyo ciise.

  3. Asc / waxan kaliya oo leeyahay shacabka dantodu waxay ku jidha maamulka ciidankana inuu shacabka laayo ma fiicna lakin amaanka shacabka iyo deeganka dee waa sax in waxii wax u dhimaya lala xisaab tamo mudoharaad aan xal keneyn looma baahna ani aragti ahaan waayo magaalo nabada ama deegan nabada in sawaxan iyo qaylo lagu shido ma fiicna ani anoo og in shacabka s/and iyo maamulkoduba ay cadaawada p/and ku weyn tahay hadana ma soo dhaweynayo in burbur ka dhaco degaan nabada boorama ani saan maqlay dad badan baa ku dhintay lakin dadkaas waxay u dhinten amaanka deeganka inuusan faraha ka bixin marka xal gaara baan leeyahay xabadana ka daaya shacabka

  4. Kan kismaayo wato maxa tahay gaalajecesha dalcada kismayo dagta mise cowramale aya tahay labadas ayad ku sifo tahay hadan hadalkaga egay dhulbahantana uguma yare de kismayana way kugu kufsanayan buhodliyo dhan walbana way ka jiran hadad reer dalcada tahayna coradada asturo intas ayaba dhib kugu filan intad idor u dananineyso

  5. kuluc

    waruntaa inta ad sheegtaybaa waanan kugu racaay !! hadii aan wax laga qaban police kan dadka rasasta nool islaka dhacaaya maan agarran !!

    viva somaliland4ever&ever

  6. Yaab war ma dad myrqaan san baad wakhtiga ku luminaysaan waa ciyaal xaafo wxd la mur maysaan loooooool viva khaatumo

  7. kalsibiile

    adder meeshan runta laysugu sheegayaa. sidaad adiga iyo dooro liqe u hadasheen uun baan kuula hadlay
    ninka aan waxba isla hayn ayaa caytama .nin hooyo hoosteed ka sheekeeya ma ihi ee bal aduu dib isugu noqo
    lakiin runta ayaauunbaan kuu sheegay ee qas dheh ama qumbaco imika

  8. khaliil

    maxaanu wax ixtiraamnaa caruur baad nagu siidayseen oo meeshiiba qasaye

  9. hargaysawi

    kaftanka iyo dacaayada waxaad taqanaa inta cayda ah layaabse ma lihid oo waxaan filayaa gole rag ku wada kaftamo hada ayaa kuugu horaysay iminkana waad ku wareertay oo waxaad la ordaysaa koobi iyo sawir xun oo aan wax micno ah samaynay hadaba kaftanka baro oo marba arinka meesha lagaga hadlayo la qabso adiga oo aan caytamin

  10. Maanta intii xumayad baa isugu timi

    Hadii la murmo oo la iscaayo waxaa lumaya wixii runta iyo danta ahaa markaa bal daala oo dawlad maaha iyo way tahay kusoo

    Markad 10 saacadood wadaan ijiid iyo ijiid ma hurdaday indiin macaanaysaa.

  11. kalsabiile
    runtu waxa weeye taa an kuu sheegay .ama kalshaale ku meerayso.ama sooljoogto.lakiin xaqqiqda biyo kama dhibcaankii waa taa.

    somaliland dhiig rag baa lagusooceliyay hadaad ruwaayad u haysato.

    hadaad dagaal u taqaano in dhawr bilood soo nasato dabadeed lagu soo arad bixiyo adoo nuurayana reerkiinii ku soo noqoto waad fiicantahay.

  12. hargeysaawi iyo somaliland waxaad noqoteen caruur aan la fahmayn waxay ku hadlayaan iyo waxay qorayaan waxaadna la mid noqoteen labo yar yar oo isaaq ah ayaa markii isaaqu xarshin ka soo laabtay ee ay hargaysa soo galeen waxay maqlaan oo keliya kani waa mujaahid oo dagaalkii ayuu ku dhaawacmay tani waa mujaahidad oo dagaalkii ayey ku dhaawacantay

    maalintii danbe baa labadii wiil mid hooyadii ku yidhi hooyo horta adigu miyaadan mujaahidad ahayn oo dagaalkii gelin markaasay ku tidhi hooyo waan ahay oo waan galay dagaalkii markaasu ku yidhi oo haddaa xagaad ka dhaawacantay ma dhutinayside markaas bay tidhi waan dhaawacmay laakiin kuma tusi karo kii kale ee dhegaysanayey ee isaga ka yaraa ayaa intuu soo booday kii kale ku yidhi war iska daa maalin dhawayd anigaa arkoo labada lugood dhexdooda ayey gacan ka bixisay

  13. Kan hargaysawi ee ay kaga dhagtay waanu udhimayna dalka ninbaa nin shaxaday markaasuu arkay ilkihisa oo mad madoobaaday siduu uqayilayey markasu dhahay waxasi waaxaad ku ilka beeshay iminka waxan ugu socdaa wallee waxaasi waa waxad kudhamaten dhulka waanu udhimanay waa waxaad kalshale oo balli yar iyo labo goba aad ugu madhaten micno la aan idoorku caqli xuma ma iswaydisen waxad kalshale iyo soljogto ugu dhamaten shekadinu mawaxay kudanbaysay sii cararoo soo carar xudud ayanu soxirayna xagay kudanbaysa mawaxay kudanbaysay in rerbadiyuhu tiknikadina xogan

  14. war bal warkan ila daawada inkasta oo laga yaabo in qaarkiin daawadeen beri hore hadana anigu waa sheeko aan la yaabay

    http://www.youtube.com/watch?v=SmwqURYZxf8

  15. kuluc

    markii ina geele idinku yidhi haddii aydaan samaroon saylac ka qaadin oo ciise gacanta u gelin lacagta dahabshiil ee jabuuti taala iyo tan aad xadeenba waan xanibayaa ayaad reerkii samaroon weerar ku qaadeen war reerka masaakiinta iska daaya oo ninka iska celiya idin hanjabay

  16. Saylici waa barlamaanku u yeedhaan yaa ciidankiisa amar kusiiyey inay dadka xabad ku furaan waxaasi wax loo dul qaadan karo maaha bahalahan police ka lagu sheegayaa dadkiiba dhameeye , qasnadii dawladaba magta dadkay laayeen ayaa faaruqisay sidani si maahee nimanka laba haloo qaybiyo

    1 kuwo sunta dadka ka ilmaysiisa uun mooyee aan wax huba qaadan aan ahayn qalab ay dhagxaanta kaga gabadaan.

    2 hadii kuwaa lasoo jiidhi markaas hala dalbado koox hubaysan oo amar ku qaba inay toogan karaan cidii loo taagwaayo.

    Dadka waa in lagu wacyi geliyaa habka ugu fiican ee loo mudaharaado oo ah inay boodhadh qaataan, hana loo cadeeyo in cidii gacan kahadal kula kacda police la toogan karo hadii loo baahdo. Wacyigelintaas waa in sida ugu dhakhsaha badan dawladu ugu dhaqaaqdaa oo laga bilaabaa schoolada iyo jaamacadaha. si shacabku u ogaado nooca mudaharaadka loo ogolyahay loogana digtoonaado in policeka iyo shacabku isku dhacaan mardanbe.

    Mida kale waa in uu iscasilaa cabdullaahi fadal iimaan haduu damiir leeyahay waayo intuu joogay muwaadiniin badanbay policeku laayeen.

  17. somaliland dhiig rag bay ku timi ee dhayl dhayl ha moodina

    http://www.youtube.com/watch?v=M5zaPiVwzms

  18. dooro liqe

    dhulkan somaliland adeer waanu soo dhimanay waananu u dhimany
    walaahi wax u maqan kumanaan kun. llakiin maanta anagaa wixii somaliland kasoo horjeedsada waanu gumaadaynaa walaahi. inta laydin dhawrayaad aragtaaye
    maalin baa iman inaan sheekadu somaliland noqon doonin .walaahi
    dhulkani waa kula ciyaar ciyaare . xaqiiq waxa ah ninka ka horyimada somaliland waxa u diyaara dhimasho. ama kastuumo ha noqoto ama awdal st ama mid isaqba

    http://www.youtube.com/watch?v=ijIqiqj7llY

  19. dayeer liqe

    k.k.k.k.kk. gusha yaa leh snm ba leh k.k.k.k.k

    viva somaliland

  20. Where is the Awdal state Army ?
    jamhada snm idor waa wuxuush qashin ah afka ay fahman waa xabad keliya
    idorku way baqaan laakiin ma xishoodaan
    Hadii aan la iska celin oo xabad dhuunta lagu kala jeexin ma joogsanayan.
    Reer Awdal way buuxaan dhalinyaro ciidan saraakiil,dekedo,maal iyo aqoon
    waxaa haboon inay iska xoreyan qashinka dooxatada snm dhulkodana u tashadaan.

  21. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Daawo reer boorame oo ku qayilanaya guusha yaa leh DAAROODBAA LEH , guusha yaa leh DAAROODBAA LEH KKKKKKKKKKKKKKKKK
    WALAHAY WAY IGA QOSLIYEEN KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    VIVA BEESHA DAAROOD IYO AABIHII DALKA JAALLE MOHAMED SIYAAD BARRE IYO AHMED SALEEBAAN DAFLE + DAEWIISH ISMACIL MIRE + korneylABDILAAHI YUUSUF AHMED IYO JENERAL MOGAMED XIRSI MORGAN KKKKKKKKKK ,
    Hoos ka daawo reer boorame oo leh guusha daarood Ayaa leh

    http://youtu.be/A3QPAIZjF0E

  22. to hargeysaawi ma markii aan kuu sheegay inaad munaafiq qabyaaladi qaadatay oo beeerka iyo adhax da iyo wadnaha ka deg tey ayaad xaga kale u booday waxaan kuu arkaa qabayooladi dilootay

  23. Ruun

    Haaheey sidaas weeye , VIVA GURICEEL kkkkkkkkkkkkkk

  24. ala naaxaariis darna siiday caruur xabad ugu quudhen walee waa mid ku wiina umaqan

  25. War maxaa nimankii huunada ahaa ee dabadhilifnimadooda laga joogi waayey ku dhacay?,waxaan la yaabanahay kan Profesorka la leeyahay ee yidhi hadaan ogaaday inaan Dir ahay.

    Ina Ismacil Samatarow waa Dirnimo waxa Boorame ka socdaa waana in lagu amaanaa maamulka halkaa ka dhisan,what a dump…mida kale Ina Ismacil Samatarow SNM way xaafadaysan tahaye taas miyaanad weli ogaan?.

  26. Idoor liqe
    Wadamada Aduunka tiro iyo tayo ayaa lagu qimeeya,snmland magaca qaran la yiraa beey ku ciyaartay ayago halbeel ah ayey rabaan magac qaran ineey xambaarsadaan kkk.

  27. Idoor liqe
    masar waan iloobay wadamada waweyn ee afrika ayey ku jirta lkn wadamada carabta ayaa lagu xisabiyaa .

  28. Buhodle

    Awoow waa saas . Dee British Somaliland waxaa la odhan jiray waqooyiga somaliya waqooyigana waxaa dega isAAQ iyo dhulBahante . Markaa hadii isAAQ dhahay anaku somaliya Waan ka baxnay aduunka ma Hal qabiil ayuu aqoonsadaa ??? Mida labaad ingriiska Wuxuu ogtahay Nimanka Kaliya ee la dagaalamay ee Dalka ka saaray ee xataa uu diyaarad ku rusheeyey taleex waa darawiishta barakeysan , wuuna ogtahay nimankii waranka kaga furtay qoriga in ay wali joogan wadankii oo ay ogol yihiin Kaliya JAMUURIYADA SOMALIYA , isAAQna wuu yaqanaa in ay xataa caruurtoodii magacyadii ka badaleen oo u bixiyeen. John , cuntadana u karin jireen , oo ay basaas u ahayeen , gaalkaas Ingriis waa ogtahay darawiishta !!!!!!!!

  29. Idoor liqe awow waxan xusustay nin ayaa malin noosheekeyey walahay kaftan maha wuxu dhahay anagoo xajka joogna ayaan islaan da” wayn is uri caawi waa markii dawaafka laga soo noqday intay i eegtay ayey tiri qolomadtahay waxan dhahay dhulbahante waxay dhahday war orodoo igatay sow nimankii aqoonsiga noodiday matihidin waxay sii raacisay markasta oo aanu ingriska aqoonsi waydiisano wuxu nadhaha nimankii darawishta ahaa ma idinla socdan hadaydin idinla socon nimankasi aqonsi majiro markaa awow nimankani riyadoda hayskaga jiren

  30. Ruun

    Ishaad ka riday , ku darsoo waliba waxaad ilowday masar oo ah Dalka ugu Dadka badan marka laga reebo Nigeria Africa ,

    Waan ogtahay s Sudan lkn waxaan sheegay waxyaabaha iyo sheeko murqaanka jabhada snmtu niyada ku dhisato , loool

  31. mire

    somalilander

    kastuumo waxay wax ku fahantaa marka iyadoo suurada la tuso qoraalka ma fahmaan
    markaa waan cuudinayay .

    imikana somaliland intay dhafeen ayay isaaq caayayann . waar waalhi inaan dhulbahante u caayayn kastuumo awgeed. dhulbahante ragii xinninyaha lahaa waa
    somaliland . waxa kale waa

    ***********Magac u yaal (Pronouns)***************

  32. tan faadumo la baxday

    naa i fur lagu galiye xishood oo afkaaga naagbaadtee kala xishood waxyaabaa qaar.

  33. Idoor liqe
    snmland s.sudan ma ayagaa isla bar bar dhigi gara,..S.sudan waa wadan weyn somaliya ayey ka weyntahay hadeeysan la ekeyn dadka ku noolna waa dhowr melyan ..snm hadii la aqoonsado xitaa aduunka maxeey ku soo kordhineeysaa Eriteria iyo jbuti ayaanba la aqoon ,afrika wadamada waaweyn oo dadka badan ku noolyihiin ayaa la tixgaliyaa sida Nigeria,ethopia s.afrika kenya.

  34. hargeysaawi , halkaa kaga hay sxb ,

  35. to hargeysaawi waxaan u malaynayaa laba mid ayaad tahay 1, munaafiq aan khayrkale lahayn oo ayqabaayaladi adhaxda iyo beerka ka degtey oo nifaaqiisa mooyee aan waxka le aooqn . 2. waxa kale oo aan umalaynaa waxad tahay khamriye cab dhintay oo aan damiir lahay koley islaam nimo fiican adigu kuma aad bar baarin waxan kuu sheegayaa munaafiq yahaow ka hadal aydhiska HARGEYSA KU FAAFAY caruurta aad layseen ee aad ku farxaysidna waa ehelu jano kuwiina dilay ee sarkhaan sanina naarta ayuun baa ka dambaysa

  36. Waxaan u malaynayaa maalin ayuu ka shalayn ninkii dilkaa geystay waa wuxuush aan ilaahay aqoonin oo ehelu naariin ah gaalada dabada u dhaqa waa ragii naagahooda gaalka fooshaxumi uu ka duubanayeye iyo niman koodahargeysa jooga walee kuaasi faado ma leh aan qabyaalad ahayn ilaahay naaru jahanama idika buuxi dhamaantiin intiina *sacabka +u tumaysa ee wada wareer san acuudu
    bilaah balcaruurtaas eega masaakiint
    a ah ee silmiga u mudaharaaday yey ee xabada laga daalay waxan u malayna yaa gudiop biirsiguna waa ba looma oooyaan

  37. Buhodle

    Awoow lamberkaas waa uk ma adeerkood Ingriis Ayaa Aqoonsi sheegay ???? Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Awoow midigaa warba haya adeerkood Ingriis sidii uu u yidhi Adeer isAAQ Aqoonsiga ma ogol yihiin ragii darawiishta ee waqooyiga iga soo saaray ??, say dhaheen maya , saa Ingriis dhahay Adeer isAAQ hadaba Aqoonsi ma jiro kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Hada iskuma fiicna Ingriis ee waxay isku fiican yihiin wadamada yar yar ee hoos yimaada United Kingdom Sida Wales , Ireland , north Ireland , Bari ayey odhan jireen Xildhibaan ku Jira barlamaanka uk oo laga soo doorto Cardiff Wales qadiyada Somaliland ayuu horkeenay barlamaanka Ingriis ka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hada xildhibaankaas meel uu ku danbeeyey bal adba sheeg kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk , waa UMAD riwaayad ku nool oo marba mowjad cusub shidata kkkkkkkk. Bari waxay odhan jireen barlamaanka India Ayaa ma Aamanay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk south Sudan markii la aqoonsaday waxay dhaheen anakuna Waan ku xignaa ilaa iyo hada Aqoonsigii meel uu ku danbeeyey bal adba meel ku sheeg ??? Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk loool

  38. Bal idoorka halkan murqanka laso gala waxan ushegaya in lambarkan aqoonsi lagu shegay fadlan hada waca +44775585545 war cabar nagaga mash qula bal

  39. Hargaysawi
    Waar miyaadan ka baqayn inay ishoodu kugu dhacdo ?
    Inaadeer ka yara dhin …..kkkkkk

  40. Hargiesaawi

    CIIDAMADA QARANKA JAMUURIYADA SOMALIYA WAA DIYAAR LKN WAXAAD ODHANEYSAAN SIDII HORE U DHACDAY WAA NALA XASUUQAY ‘!!!

    ANoo taas iska ilaalineyna Ayaan waxaan AMISOM u direynaa si qaab peace keeping ah ( nabad ilaalin) xaga gaalada iyo idoorkuna way isku dhow yihiin marka waxaa Jira arimo badan oo Aan taas u doorbidnay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

    Tusaale waqooyi galbeed markii gaalkii Ingriis yimid wixii berbera ku soo dhaweyey ee waliba dharka u maydhijiray ee cuntadana u karinjiray waa idoor , darawiishtii barakeysnaydna dagaal ayey kula jirtay gaalkii Ingriis idoor adeerkood ,

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk loool

  41. Ruun

    Inaabti WAAD iga qoslisay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dee waayahaye hadii CID waliba sheegayanso kismaayo dee idoorkuna ha dhaheen Waan degnaa kkkkkkkkkkkkkkk ilee Dalka way inala leeyihiine ilee raaskanbooni ilee raascaseyr ,

    Lkn waxaad igu tidhi reer calankey Ayaan aheyn lkn inkastoo guriceel soo Martay!!! Lool

  42. Waxaan layaabaa dadka halkan wax ku qora oo islaantaa Nina ugu horayso oo aad moodo qalbi caruur waxay ku leedahay waa ma shaqaystayaal isaaqu, oo hadaa yaa daarahan cad cad iyo dabaqyadan noo dhisay bal eeg sawirkan magaalada hargeisa or burco ama ceerigaabo ama berbera, xitaa bal caynaba eega ama wajaale iyo gabiley.

    Idinku marka lasoo saaro buuhoodle iyo laascaanood waan ka naxaa walee, mida kale hadaad shaqaysatid maxaad 24/7 ii hoos joogtaa oo aad intaan qabsaday aad u qabsan weyday

  43. Idoor liqe
    rer kismaayo ma ihi lkn iney magaalo yar oo qooys walba oo somali ah daganyihiin ayaan ogahay, waana maagalo xaasid sixirka ayeey na ku dheereeyaan ,kismaayo asalkeeda baajuun ayaa leh nin walba oo tuulada somaliya ugu danbeeysa ka yimid rer kismaayo ayaan ahay ayuu ku leeyahay kismaayoy xaal qaado.

  44. dooro liqe

    amison ayaa soo socotee sug…..kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkk

  45. Buhodle

    Awoow idoorku waa UMAD riwaayad ku nool , awoow container kulul ha ku jireene daa inta ciidamada walaalaheen AMISOM soo dhameynayaan koonfurta hawlgalka ,

    Kuwo badan oo idoor ah oo qayilaya Ayaa hargeisa burco iyo berbera ku arkidoono AMISOM KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKkk, ilee waa dad maalintiina hurda habeenkiina qayilaya kkkkkkkkkkkkkkk

  46. somaliland

    aragataye maxaad odhan ma ishaad wax kaga jari

    somaliland dadkii lahaa ayay gacanta ugu jirtaa

    madaxwayne siiraanyo ha noolaado

    http://www.youtube.com/watch?v=kwPk08-egaI

  47. somaliland ha noolaato

    way jiraysaa waanay joogaysaa waa loo dhintay waananu u dhimanaynaa walaahi

    markay taasi dhacaysay kastuumo xamar ayay arabikhi ku cunaysay

    http://www.youtube.com/watch?v=DWdBxfuzM08

  48. Ruun

    Inaabti adigaa reer kismaayo ah ee nagala hadal reer kismaayo , Aniga wixii reer waqooyi ah idaa kkkkkkkkkkkkkkkkk

  49. Kismaayoy xaal qaado, maka iyo madiina ayeey nooga dhigeen.

  50. Hargaysawi khiyaaligii ayadku jirtaye miyadan igaranayn markad ledahay colad waxba kama tartid tii kalshale iyo soljogto miyad ilowday markad wilashar ee rerbuhodle idinku gumaden kalshale aaway cidankini qaranku? Wallee riyad kujirtan talow gormad riyada kabaxaysan

  51. Idoor liqe k k k k k k k k k k k k k k k k k k awow waxba hays dhibin nimankani murqan koda hayskaga jirene dhibatada haysata shacabka isaaq waxaytahay horjogayashuda waa okyihin xaqiqada kajirta mesha inan wax aqonsi layirahdo iyo nidam dawladeed tona mesha kajirin waxaa nasib daro haysta shacabka idoor ee dhamantod usacab tumaya shekada aan jirin

  52. ninka buuhoodle watow qabyaalada dhaaf jubooyinka ayaan kasoo jeedaa waa magaaladaydii kismaayo isaaqna ma ahi laakiin waxan kuu sheegayaa hadaad tiraahdo waa dhul darood waa sida aykula tahay waa dhul somaliyeed hadii qabiilada daga loo hadlana dhulbahante ayaa ugu yar marka jawaabtaadii waataa oo aad iga doonaysay kismaayo waa magaladayda aana kudhashay oo kubarbaaray adiga markaan buuhoodle kaala hadlo idheh magaaladaydii weeyaan laakiin kismaayo iyo buuhoodle waa labo cidhif marka sidaa u ogoow qabyaaladana dhaaf waa mida meeshaa kudhigtay alow sahal amuuraha

  53. kadidayaanu u cabnay oo dee yaa idin cabsiiyey !!!!!!!! =snm
    waanu baxnay hadana habrihii iyo caruurtii baanu hoosta ka soo galnay=snm
    xuduud baanu soo xidhaynaa ilaa iyagii ardaa yar ay isku soo xidheen =snm
    iftiraaf baanu raadsanay oo micnihiisu yahay dunidaanu dawrsanaynaa xoogaaye na daaya=snm
    reer u halgamay in qaadka uun loo daayo oo qadiyadoodu taas uun ahayd=snm
    irir+ciraaq+yuhuud=zero=snm
    reer dhutuq dhutuq hore dhiikac dhiikac dambay leedahay=snm
    reer ciidan dacaslay iyo 4 tekniko oo laga furto=snm
    reer dawrsigii yaraa laga baaday oo caws iftiraaf loogu dhigay=snm
    reer sida lo’o marko eedka malinba geed lagu xidhto=snm

  54. idor liqe
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waad iga qoslisay dee waa khiyaal land ma cid map ku jirtaa anagun bay na wareeriyeene yaaba ka war haya inana dhulkeena aynu ka dhacsano uun

  55. Caawa waxaan soo iibsaday SIM card cusub si Aan somaliya ugu Waco , markaad SIM card iibsatid waa inaad activate ku sameysaa si uu u shaqeeyo waxaan wacay xarunta Weyn ee shirkada SIM card leh , abaaro 30 daqiiqo oo Aan WAda hadleynay haweenay ka socotay shirkada oo ay I waydiisay suaalo my personal ah oo ay ku jirto xataa my driver licence , markii hadalkii dhamaaday Ayaan waydiisay daqiiqadii inta lagu Waco somaliya landline iyo mobile , waxayna iga codsatay inaan u sheego emailkeyga si ay faahfaahinta oo buuxda iigu soo dirto , waana tan ii soo dirtay ee hoos ka EEG ,

    Warning : Somaliland hadad ka heshid waxaad leedahay Abaalgud !!!!!!!!!

    Country Landline Mobile SMS Country Code
    Sakhalin 99c / min 99c / min 25c 0117
    San Marino 99c / min 99c / min 25c 378
    Sao Tome & Principe $1.99 / min $1.99 / min 25c 239
    Saudi Arabia 29c / min 29c / min 25c 966
    Senegel 49c / min 49c / min 25c 221
    Serbia 29c / min 29c / min 25c 381
    Seychelles 19c / min 19c / min 25c 248
    Sierra Leone 99c / min 99c / min 25c 232
    Singapore 6c / min (was 15c) 6c / min (was 15c) 25c 65
    Slovakia 49c / min 49c / min 25c 421
    Slovenia 49c / min 49c / min 25c 386
    Solomon Island $1.99 / min $1.99 / min 25c 677
    Somalia 99c / min 99c / min 25c 252
    South Africa 8c / min (was 15c) 29c / min 25c 27
    South Korea 9c / min (was 19c) 9c / min (was 19c) 25c 82
    Spain 29c / min 29c / min 25c 34
    Sri Lanka 15c / min 25c / min (was 29c) 25c 94
    St Helena 99c / min 99c / min 25c 290
    St Kitts & Nevis 49c / min 49c / min 25c 869
    St Lucia 49c / min 49c / min 25c 758
    St Pierre & Miquelon 49c / min 49c / min 25c 508
    St Vincent 49c / min 49c / min 25c 809
    Sudan 49c / min 49c / min 25c 249
    Surinam 49c / min 49c / min 25c 597
    Swaziland 49c / min 49c / min 25c 268
    Sweden 15c / min (was 29c) 15c / min (was 29c) 25c 46
    Switzerland 24c / min (was 29c) 24c / min (was 29c) 25c 41

  56. nina

    waa nala xasuuqay === kastuumo
    waa gumownay === kastuumo
    waa jihaadaynaa === kastuumo
    diyaarad ba talex timi === kastuumo
    bugaag baan wadnaa === kastuumo
    cashadii garadk nalaga eryey === kastuumo
    dagaal ma rabno === buuhoodle kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  57. nin aan somali land na helayn soomaaliyana ka baqay=snm
    nin aan dagaalna cid kaga guulaysanayn nabadiina ka cararay=snm
    nin aan dawarsi iyo qaad ka maarmin dadnimo uu ku shaqaystona lahayn=snm
    waxa keliya ee snm u dagaalantaa waa qaad iyo dawarsiga in loo fasaxo war u daaya labadaa iyagaa sadexda magaalo xaraashi doona e

  58. Kan kismanyo labaxay waa idor sheko xumadisa ega war magalada aad magaceda sidato dad caqli leh ayaa dagee orodoo tuloyinka magacyadoda kuqore xolayahow magalada magaceda noo dhig waxay kamidtahay dhulka barakaysan ee daarood

  59. hudodle

    sheekooy ku nacay
    ilayn doqoni qiiq kama kacdee daamamkay meermeerisaa.

    waxa jira waa yaab anadkan kalmadaha soo baxay

    1::::lll nin aan colaadna wax ka tarin nabadna wax yeelin
    2::::lll nin aan somalina wax ka ahay somaliland wax ka qaadayn ==kastuumo

  60. Idoorka halkan kujira su aalahan hayga jawaben waa maxay micnaha qaran? Sidee qaran loo noqdaa? Qabiil cadhoday oo soomali ugu laangaabsan qaran manoqonkaraa? Fadlan su aalahan hadad jawab saxa kahaysan sodaya ogadana uma bahni sheeko murqan iyo riyooyinkii socon waayey jawabo dhamaystiran ayan raba

  61. adeerayaal qabyaalada dhaafa somaliland nidaam ayay samaysatay samaroon ayaana madax kasoonoqday dawladan tii kahoraysatay marka mudaaharaadna aduu dhaco waana qasab in ciidanka nabadgalyada ayka qaybgalaan hana is oronina inaan wax kale oogalajeeda adeerayaal nidaam ayaan taageersanahay kii nidaam diida taageerimaayo xitaa muu ahaado walaalkay waxa burburka inookeenay waa kala danbaynla aan meeshii nidaamka jiro hala taageero kaladanbaynta waxay keentaa nabadgalyada iyo horusocod alowsahal amuuraha

  62. WAA MAXAY MADAXWEYNE SHACAB ISKA XIDHAYAAN ????????????????

    Siilaanyo Wuxuu hogaamiyo a rebels snm !!!!! Qabiil qaran noqonwaa !!!!!!

  63. dooro liq

    waxuu qaadayaa

    jid aan ubaxaanan hayn jihadi baa iga halowday

    afkiibaa juuqda gabay
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    horufadhi bari inay masaxaan si aad been u gu sheekayso

  64. Duq siilaanyo oo maxakamd London ku taalo u jartay waraaq warrant ah oo lagu soo XIDHAYO haduu diyaarad cag saaro

    Riix hoos oo daawo !!!

    http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=86381

  65. Waa si wanaagsan in ciidanka qaranku nabadgalyada ilaaliyaan
    wixii isku daya in ay nabadda iska indho tiraan..way ciyaarsiinayaan
    S/land way ka waynaatay in qabiil iyo waxla mid ah waxyeelaan
    ninkii waxyeeli karoow iskeen

  66. dooro liqe

    borama waa somaliland waana halkii lagu aasasay somaliland.
    markaa waxba haysku xoqin reer awdal iyo samaroon

    aduu kastuumo kawaran

  67. aragtaye maxaad odhan ma ishaad wax kaga jari

    http://www.youtube.com/watch?v=xXD-_7rp6CE

  68. reer boorama iyo saladiintooda halkan ka daawo . kolay kastuumaad tahay oo waad
    iska quus goysay ana aan kuugu sioi daree

    Xuska 18 May ee Boorama, Somaliland 2011

  69. kan buhodle sita yaa ku yidhio samaroon xoog baa lagu qabsaday
    adeer xishood oo wax isku fal

    kastuumo waa wada beenaale . waar quusbaad taagantihiine isla yaaba
    samaroona waa somaliland iyagaana dhisay .

    xishood kastuumo

  70. Muusi biixi oo shacabka reer boorame dalbadeen in banaanka loogu soo saaro ,
    Iyo Muuse biixi oo ku Jira khalkhal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ……………………,,,,…………………………………………………………………………………………..

    Gaadhigii Muuse Biixi oo la burburiyey iyo Saylaci oo Nabadgelyadiisa Ciidamo gurmada u dalbaday

    Hargeisa-(Qaran-news)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka mid ahaa xubnaha wefti uu hogaaminaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylaci oo shalay gabal-dhacii gaadhay Boorama halkaasoo dadweynaha reer Boorama kala hor yimaadeen shiid,rabshad iyo mudaharaad xoog badan oo khasaare dhimasho iyo dhaawacba keenay ka dib markii ciidamadii gelbinaayey Madaxweyne ku xigeenka salbabakheen, jiho kastana rasaas aan loo miidaan deyin u fureen halkaasna ku dileen hal Ruux, Daraasiin dadoo kalena ku dhaawaceen.Dhinaca kale mudaharadayaasha ayaa burburiyey dhawr gaadhi oo ka mid ahaa Kolonyadii Madaxweyne ku xigeenka la socotay oo uu ku jiro Gaadhigii Muuse Biixi inkastoo isagu ka badbaadey.

    Mudaharadayaasha ayaa sida ilo xogogaal ahi u sheegeen Qarannews markii ay ogaadeen in xubnaha weftiga Saylaci uu ku jiro ama la socdo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayey mudaharaadkii xoojiyeen,iskuna xeereen Hotelka Rays oo weftigu galeen, waxayna qaar ka mid ah mudaharadayaashu ku tiraabeen,dalbadeena in Muuse Biixi debeda loo soo tuuro oo loo soo gacangeliyo,taasina waxay weftiga Saylaci ku abuurtay fawdo iyo khalkhal hore leh.

    Yeelkeede Madaxweyne ku xigeenka ayaa degdeg u dalbadey ciidamo dheeraada si nabadgelyada Muuse Biixi loo sugo, taasina waxay suurtogelisay in isla xalay gelinkii horeba ciidamo badan oo Milateriya iyo Ciidamao gurmada oo nooca RRU-da loo yaqaano laga diray Hargeisa si ay Muuse Biixi u samata-bixiyaan hadii arintu murugto.

    Dhinaca kale Goob-joogayaal u waramay Qarannews ayaa sheegay in Baabuurtii weftiga Saylaci ee Xalay la burburiyey uu ku jiro Gaadhigii Muuse biixi oo yaalay ilaa xalay isagoo burbursan agaagaarka Harawo Hotel.

    Isku soo wada duuboo weftigii uu hogaaminaayey Saylaci ayaa dhiriq lugaha la galay maadabay wajaheen ama la kulmeen mudaharaad xoog badan oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ,ku darsoo Bulshoweynta Beesha Samaroona si weyn uga soo horjeedo qorshayaasha saylaci xanbaarsan yahay.

    Qaran-news

    Hargeisa somaliya

  71. Idoor liqe awow wanku salamay ayamahan xagad kadhacday ma aros ayad gashay awow ma ilka castiba? K k k k k k k k k

  72. Samaroon ama guda biirsi markii horeba inta lagumaday ayaa xoog lagu qabsaday waa inay iska dhiciyan dhulbobka beesha isaaq kuhayso dagaalkii kalshaale midka daran waa inay lagalan

  73. dooro liqe

    meesha dawlad baa ka jirta cid wax gubta ama wax waasha looma baahna .
    wadanku waa xor si bilaa dhiba hadii loo banaanbaxayo waa ogoshay xukuumadu.

    markaa meel aanay wax ka jirin haka raadin . taada katali

  74. War waa Maxay wiilka yar ee xabadu ku dhacday ee Aan hadleynba !!!!!! Yaaab

    Waxaa laga yabaa inuusan dareysaneyn in baxad ku dhacday sababta oo ah doortida iyo xabadu waa sun ma dareemaysid !!!!

    MEESHAA SNM JABHAD AYEY ISKU BADASHAY WAR SHACABKU JABHADA SNM HA ISKA DHICIYEEN !!!!! Loool

Leave a Reply

Recently Commented

  • waayo arag: Allaylehe naagoodi xishood ka.ka tegay idoor ceshan waayey haloo celiyo Mar alla iyo marka doodu dhamato...
  • Matan: shanta gobol ee waqooyi ku yaala maamulka s/land ayaa ka jira. 1.borama ee xarunta gobolka awdal 2.hargeysa ee...
  • Matan: khatumo guul daro u sii liicaysa. tacab qasaar.
  • Matan: Daawo wasiir ku xigeenka amniga ee P/Land oo gaadhay Buuhoodle 23 April 2014. http://www.youtube.com/watc...
  • Hakiimd: Ninkaas nin dhaama reer Pintland ma waayeen…ala ceeb badanaa…weligay nin ka hadal liita intaan...