Home » January 31st, 2013
Entries posted on “January, 2013”

Gudida qaban qaabada shirweynaha beesha Aadan Axmed oo iclaamisey xiliga uu dhacayo shirweynaha beeshu. Gudidan oo ku baaqdey in loo diyaar garoobo maalmaha soo socda sidii looga soo qeyb qaadan lahaa shirweynahaasi beesha Aadan Axmed qabsaneyso. Sidoo kalena sheegay in la dhameystirey xoolihii loogu talagalay Alla-baryiga inta uu socdo shirweynahani, Mudada kama [...]
January 31st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Xafladii sanad guuradii koowaad ee maamulka khaatumo state ee ka dhacday magalada torronto ee dalka canada xafladaan oo ay ka hadleen dad aad u badan oo magac iyo maamus ku leh bulsha waynta khaatumo state xafdalaan oo ahayd mid si aad ah loo soo agaasimay aadna lowgu faro yaraystay hadaba bal naga daawo wacdarihii hoolka [...]
January 31st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Inta badan qofka Ibnu Aadaanka ahi, markuu uu naftiisa, dadkiisa iyo deegaankiisa rabo inuu ka qaato go’aan Masiiri ah, waxaa uu inbadan kaashadaa heer aqooneedkiisa, Diimeed, maadi iyo waayo aragnimo. Wuxuuna markasta ku saleeya ka baaraan degi waxa imaan kara ilaa wakhtiga fog ee ugu yaraan ku cayimin 30 sano. Marka aad doonayso inaad hanato [...]
January 31st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Warqad kasoo Baxday Xafiiska Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Khaatumo State Of Somalia Ayaa Waxaa Lagu ShaaciyeyAgaasimaha Waaxda Warfaahinta Ee Wasarada Arimaha Bulshada Dawlad Goboleedka Khaatumo State Of Somalia. Magacaabista Agaasimaha Waaxda Warfaahinta ee Wasaarada Arimaha Bulshada Ayaa Timi kadib Markii uu Madaxwaynuhu Lasameeyay Wadatishiyo Qoto Dheer Masuuliyiinka Maamulka khaatumo State of Somalia. Maxamuud Maxamed Xasan [...]
January 31st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Matt Bough ayaa ka hadlay dhawaaqii dowladdiisu kaga digtay xasiloonida Somaliland, waxaanu faahfaahin ka bixin kari waayey halista amaan daro ee dowladdiisu Somaliland ka sheegtay. Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inaysan aqoonsaneyn wax la yiraahdo Somaliland, ayna ka mid tahay Mamul Goboleedyada Noo Tirsan ee Soomaaliya kajira Safiirka Ingiriiska ee [...]
January 31st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

waxa ay noqotay wax caada ah dalka Japan, Maanta inay dadku biya badan cabaan si toos ah, markay Hurdada ka kacaan Aroortii, iyada oo ay Calooshoodu madhan tahay, taas oo ku timid iyada oo ay ogaatay jamciyad caafimaadka ku hawlan oo dalkaas ahi, guusha ah in biyaha lagu daawayno karo xanuuna badan, oo aan laga bogsan oo khatar ah, [...]
January 31st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Xukuumada Somaliya ayaa waxay balan qaaday in lacago xoogan ay ku bixineyso, shakhsi kasta oo u soo gudbiya weerar ay maleygeyso Ururka Al Shabaab. Wasiirka Wasaarada Arrimaa Gudaha ahna Amniga Qaranka ee Xukuumada Somaliya C/Kariin Xuseen Guuleed, ayaa wuxuu ku dhawaaqay inay siinayaan shan kun oo dollarka Maraykanka ($5,000Us), cid walba oo Dowladda ku soo [...]
January 31st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa maanta Ra’yigooda saxaafda u gudbiyay Shacabka Hargaysa oo aad u niyad jabsanaa waxa ay dhaliilo iyo eedaymo dusha uga tuureen Hoyaanka Jabahda SNM oo ku tilmaameen mid caalamku dhabarka u jeediyay. Sidoo kale shacabka oo aad rajo weyn uga qabay Dowlada Dalka Britian ayaa iyagu calool xumo ku tilmaamay ka bixista Dalka Britian uu [...]
January 31st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wakiil sare ee Golaha Midowga Yurub Catherine Ashton ayaaa faahfaahin ka bixisay kulan magaalada Brusels ku dhexmaray guddoomiyaha Guddiga Yurub Jose Manuel Barroso, Madaxweynaha Golaha Midowga Yurub Herman Van Rompuy iyo wafdi uu hogaaminayo mdaxweynaha Somalia. Catherine Ashton waxay sheegtay in ay wax wanaagsan tahay waaga cusub ee Soomaaliya u bilowday waxayna xustay [...]
January 31st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Askari ka tirsan ciidamada dowlada Somalia ee jooga magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa toogasho ku dilay xalay askari kale oo ka tirsanaa isla ciidamadaas kaasoo la sheegay inuu goobta ka baxsaday. Goob joogayaal ayaa sheegay in dilkan uu yimid ka dib markii labada askari ay uu soo dhex galay muran kaasoo keenay in midkood [...]
January 31st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »