|

DAAWO SAWIRADA:Fadlan caawi wiilkani Yar ee Dhibanaha Soomaaliyeed(Daawo+Sawirada)

Abdirahman Siciid oo Ah Wiil yar Oo ka Soo jeeda degaanada Khaatumo Ayaa Laxadka indhaha Dhibaato ka haysataa,isagoona Ka Cod saday dhamaan Umada soomaaliyeed Inay caawiyaan.

Waxana wiilkani yar Ee dhalin yarada Indhaha la,Lasheegay inan Waxba Looga Qaban Karin Gudaha dalka Kenya Isagoona Sheegay Inuusan Awoodin  Inuu Qarashkaasi Iska Bixiyaan.

Fadlan hadii Aad doonayso inaad caawiso dhibanahani Waxad kala xirirta Telefoonka Hoos Ku qoran.

Hooyada wiilka Hoysta

+254700593422

Daawo sawirada HooseDSC00251DSC00253DSC00255DSC00258

Short URL: http://horufadhi.com/?p=21011

Posted by on Jan 1 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “DAAWO SAWIRADA:Fadlan caawi wiilkani Yar ee Dhibanaha Soomaaliyeed(Daawo+Sawirada)”

  1. waar maxaa looga aamusay maye kuwii kunka comments qori jiray, ilaahayow miyuu cinwaanku ahaado wiil yar oo tiriyey gabay tollaayeey ah!!, waar anigu waxaan karaayey udiray ilaahayna basarkiisii ha usoo celiyo isagaa qaadira-he; laakiin kuwaan iyo boqolaal kale oo kajilicsan ayaa meel walba daadsan ee haloo gurmado intaynu tollaayeey iyo wax aan meelna inoo wadaynin aynu lacagayow-ga ku bixinayno!!.

  2. Bismilla,

    Waar akhyaarta golaha iyo caweyska reer, fadlan halla caawiyo ilmahan yar ee araggii beelay. Tel. Waad aragtaan, halkaa suu kheyrku ku jiraa, oo weliba asxaabta kalee kheyrka jecel halla siiyo cinwaanka. Alle ha u sahlo. Wbt

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Darwiishbest: Happy anniversary! Sanadguuro wacan!
  • baligubadle girl: shacabka reer awdal oo wali ka samri la , xasuuqii kula kaceen mujrimiintii (snm)...
  • Dhoodi: “hadal gara ayay Saahidoow gobi la yeedhaaye”. Hal qodob ayaa i galay: “weriyayaashu waxay...
  • Idoor Liqe: Tolow askartan yaa u soo tilmaamay dadkan shacabka ah ee u badan dumarka Iyo caruurta ???? Reerkii Isaaq...
  • Idoor Liqe: War Waa Maxay ilkasta wiilashan Dutch siday ula dhaqmayaan , war qoorqabashada Nooga daaya dumarka ,...