|

(Daawo Vedio) Fanaan Soomaaliyeed oo sabab u noqday inay Muslimto Gabadh Cadaan ah oo Lamaantiisa aheeyd

Hadal heeynta ugu badan Maslaxa Fanka Soomaaliyeed ayaa maalmahaan dambe noqotay Fanaanka Cumar Sii Sii oo Muslimiyay Lamaantiisa oo gabar Cadaan ah kaas oo dabadeed u qaaday mid ka mid ah Heesaha uu Soomaali ahaan ugu jecel yahay (Love Story) !!

Lamaanahaan oo sidoo kale Buug Jaceyl ah qoray waxaa ugu Qosol badneeyd gabadhaan oo loo bixiyay Sahra ayaa si toos ah u sheegtay in 2 sano ka hor ay guriga ku heeysan jirtay Eey balse waxaa taas badalkeeda Bisad ama Mukulaal Baariyad ah u keenay Fanaanka Cumar Sii Sii oo si weeyn uga shaqeeyay sidii uu u Musliman lahaa gabadhaan yar waliba u bari lahaa dhaqanka Soomaaliyeed.

Halkan Ka Daawo

 

Cumar Cali Cumar Cumar (Cumar Sii Sii ) Waa fanaan da´yar oo sanadihii ugu dambeeyay taageero xoogan ka helay guud ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan dadka xiiseeya Heesaha Wadaniga ah iyo kuwa ka sameeysan miraha cusub ee Gabayada (Gabyaa).

Muuqaalkaan oo ah mid aad u qurux badan waliba qaab casri ah ka sameeysan waxaa lagu faafiyay Maslaxa Fanka Soomaaliyeed waxaana saaran Miro meel dheer ka hadlaya oo loo tiriyay gabadha Cadaanka ah ee la Muslimiyay taas oo asal ahaan ka soo jeeday dalka Jarmalka.

Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Horufadhi News Media

Short URL: http://horufadhi.com/?p=20699

Posted by on Jan 1 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “(Daawo Vedio) Fanaan Soomaaliyeed oo sabab u noqday inay Muslimto Gabadh Cadaan ah oo Lamaantiisa aheeyd”

  1. k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k

    fanaanoow xaaal qaado , waar makana idiin fananaan k.k.k waa YOO YOO ,.
    toloow ma dhuloos baa ??

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • axmed: Saacid waa nin aad iyo aad u liita, anaaba ka yaabay wallaahay. Waxaan u maleenayaa inuu isku haysto inuu...
  • bulshaawi: caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa aaaaac waar bilaahj calykum naga duwa bahasha
  • Dhegayste: kkkkkkkkkk Adeer dee taasi suura gal ma aha in ay shacabku mudaharaad noocaas oo kale ah sameeyaan waayo...
  • suldaan: In aad ku soo celcelisaan cali galadh waa halyey iyo si fiican buu u hadlay muhiim ma,aha…waxaa...
  • DHeere power: Anisa, Maanta ugu roonayd inta jirtay oo runta usoo dhowaatey dumashigana taageertay. Awel waxaa ku...