Dad gaaraya 2000-kun oo u Xayiran Go-Homeka ay bixin jirtay safaarada Somaliya ee Kenya si ay Soomaaliya ugu laabtaan iyo fasax shaqaalaha ku maqanyihiin, Sawiro..
Qaar ka mid ah shirkadaha Diyaaradaha Soomaalida ee ka shaqeeya dalka Kenya ayaa Bogan saakay u sheegay in aysana Helin Go-Homekii ay ku Bixi jireen Soomaalida aadaysa magaalada Muqdisho.
Go-Homeka ayaa laga soo saari jiray ama laga soo jari jiray safaarada Soomaaliya ee Kenya, waxaana Markii danbe la gayn jiray Immigration-ka Kenya waxaana halkaas laga soo saari jiray saxiix.
Ku dhawaad 2000- oo qofood ayaa u Xayiran arintaas sida ay u xaqiijiyeen Bogan saraakiisha shirkadaha Diyaaradaha ee Soomaaliya aada.
Arintaan ayaa waxay ku sheegeen saraakiisha shirkadaha Diyaaradaha ee ka shaqeeya Soomaaliya iyo Kenya in ay keentay shaqaalihii jari jiray Go-Homeka oo ka maqan safaarada kuwaas oo jira fasax, aysana joogin safaarada dad kale oo arintaas sii wada.
Sidoo kale arintaas ayaan waxaa noo suurto gashay in aan wax ka waydiino safiirka soomaaliya ee Kenya balse nooma suurto galin in aan helno.
Go-Homeka ayaa laga soo saari jiray ama laga soo jari jiray safaarada Soomaaliya ee Kenya, waxaana Markii danbe la gayn jiray Immigration-ka Kenya waxaana halkaas laga soo saari jiray saxiix.
Ku dhawaad 2000- oo qofood ayaa u Xayiran arintaas sida ay u xaqiijiyeen Bogan saraakiisha shirkadaha Diyaaradaha ee Soomaaliya aada.
Arintaan ayaa waxay ku sheegeen saraakiisha shirkadaha Diyaaradaha ee ka shaqeeya Soomaaliya iyo Kenya in ay keentay shaqaalihii jari jiray Go-Homeka oo ka maqan safaarada kuwaas oo jira fasax, aysana joogin safaarada dad kale oo arintaas sii wada.
Sidoo kale arintaas ayaan waxaa noo suurto gashay in aan wax ka waydiino safiirka soomaaliya ee Kenya balse nooma suurto galin in aan helno.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=21002



Idor liqe that was funny!!!!!! Not dadka dhibaataysan inaku iidoor ka oo kale manihin oo ku wiirsada qof masiibo ku dhacday…..it’s about dhufaanka!!!!
futoxaako
laqabso sxb horta intadaan nasoo gadhin !!! hadiikale harbacaan kuu xabkayn , markaasaa guulubku danbe ku bixi , ado reverse kusocdana isoo gali k.k.k.k.k.k dee ana geer midig lahaan raacin oon waliba qorri ciidkana u dhigi haye !!!
marka hadaanahay reer khaayumo barako guushu weydhoodahay caktakawada iidoor jab oo waxakudhacay khoof oo waad maqlaysaan in xaarkooda laga booday oo xaalkoodu waa afargeesoo amisomna waa soosocotaa guul dawladeena barakeeysan ee khaatumo kudhifta cagta cidhibbarkale waxaan leeyahay yuxkuule badroolkayaga holhol hakugug filaad burco iyo hargeeysa soomaaliya labadaa ayaadkuleedahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkvivan khaatumo barako guul
warmaarkteen waxa yimaada yurub waxay iskudhiibaan deewaxaan ahay reerkoonfur oo xamarbaankudhashey hadaweligeed iyada iskadaaye awoogeed maarag laascaanood oo waa huunohuuno dhashey fakin huuno iidoor wase
iidood dadkoodii shantiisanoo ee u danbeeyey waxay kudhamaadeen badaha barigadhex ee haceshadeen hadeey wax haytaan gaajo iyo dacdaro ayeey u qaxayaan hadeey yimaadaan xeryaha kenya waxay kabaqayaan inlagu fooryo oo layidhaahdo oo meeday dawladnimadiikkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkvivan khaatumo luuuu
Dadku ha ku laabteen wadankoodii
Wax Liqe Iyo Siilander
Gabdhaha Afla Gaadada ka Daaya. Sheekadau Ha Idinku Koobnaato.
Liishaan
Sxb ilkacastii waxay sii marayaan libia ilaa jasiirada Malta . Talyaaniga , ayaantii dhaweyd shil kii ka dhacay libia ee Dadka badan ku dhinteen hadhwanaag news Ayaa wareysatay GAbadh reer burco ah oo libiya qaxooti ku ah , waxay dhahday bada Ayaan sugeynaa intay fadhisaneyso , Waan ka naxay waliba ilma yar Ayaan jeelka ku dhalay ayey tidhi !!!!!!!!!! Ilaa 80 ilka cas ah Ayaan qol WAda deganahay libiya ayey tidhi ,
Warninyahow ilka castii Hadey WAda tahriibatay dee ha LEYS dhufano kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,
Dee reer yurubna wixii u yimaada nasiibkood kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk !! Loool
Dulbahante way isku kalsonyihin meshay taggan naccasku waka tolkii cabuda instead of
iktiyaarkiis imisa ayaa airport hargesa hashika kagurata oo dhoff wayey?ama tolkii wuxuu sameyn laha kabagaa, ingriss yaad ubahantihin oosonogda, dawwr muwaalad
qaracyoo oo inda bulug; waa habarwaal, abihii baa dintey, wa inaa ismith
abayashood hargeisa kamagaan
kastuumo waxaa dib u dejin loogu samaynayaa dhulkii markii hore ka qaxeen, sida la sheegay dadka ugu badan ee shantii sano ee ugu danbeeyey iska diiwaan geliyey xeryaha qaxootiga kenya waxay ahaayeen reer kastuumo markay maqleen xaglo toosiye ayaa wasiirka dib udejinta somaliland laga dhigay ayay go home wada dalbadeen waa soo dhoweynaynaa inay dalkoodii nabad gelyo ugu soo noqdaan soo dhowaada walalayaal awelba waa la idin khaldaye.
SÖM?L?L?NDÊR
I HAVE THE THREE NATIONALITIES ,KHAATUMAAWI ,SOMALIAN, And ………………………. , hadii Aan laabono xataa Dhib ma leh waa wadankayagii HOOYO , HOME IS SWEET , lkn Aniga muqdisho uma socdo , sool Sanaag Iyo cayn baan u socdaa , gobolada DARAWIISHTA !!!!!! Lol
somalilander
tadan labaxday manacayb ka yedhsiiyey mise waa halagu jawabo
mansha alaah toloow imisa dhuloos ah baa ku jirra oo mahad canbaashe ka eryay dalka k.k.kk. oo hadeer xagay kusoo noqon haba soo noqdaanee , soow muqdisho tagi mayaan ileeeyn puntland and somaliland midna ma iman karaanee k.k.k.k.k.k.k. toloow kii DAYEER LIQE ma ku jiraa iyo NINA , k.k.k.k.k.k