|

Deg Deg:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Maamulka Khaatumo Oo Soo Gaadhay Magaalada Dubai & Jaaliyada Khaatumo Oo Soo Dhoweysay

Wasiirka waasarada arrimaha gudaha ee Maamul goboleedka Khaatumo State Mudane Yaasiin Axmed Sulub ayaa soo gaadhay Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, iyadoona halkaasi ay si weyn ugu soo dhoweeyeen Jaaliyada reer Khaatumo ee dalka Imaaraadka Carabta.

Qaar kamida Jaaliyada reer Khaatumo State oo la hadlay warbaahinta Horufadhi News Media ayaa noo sheegay in haatan ay wasiirka u sii galbinayaan Hotel Rayaan oo loogu talagalay inuu ka dago Magaalada Dubai.

Wasiirka ayaa laga yaabaa inta uu ku sugan yahay Magaalada Dubai inuu kulamo kala duwan la qaato Waxgarad, Aqoon yahanada, Siyaasiyiinta, Culumo awdiinta, Dhalinyarada, Haweenka iyo Bulsha weynta reer Khaatumo ee ku nool dalkaasi Imaaraadka Carabta, iyadoona kulamadaasina ay noqon doonaan sida aanu kaga war helnay kuwo inta badan diirada lagu saari doono arimo ay kamid yihiin:-  dibu xoreynta deegaanada ka maqan Maamul goboleedka Khaatumo State, xaalada guud ee deegaanada Khaatumo State, horumarinta iyo gaadhsiinta adeegyada lagama maar maanka deegaanada Khaatumo iyo  baahinta Maamul goboleedka Khaatumo State.

Wasiirka ayaa laga yaabaa in saacadaha ama daqiiqadaha inagu soo aadan in uu la hadlo warbaahinta isla markaasna usoo bandhigo u jeedada rasmigaa ee socdaalkiisani iyo waxa uu ku salaysan yahay.

Wixii war ah ee kusoo kordha warkani waxaad kala socon kartaa http://horufadhi.com.

 

Rashiid Diiriye Faarax

Afhayeenka Jaaliyada Khaatumo ee dalka Imaaraadka Carabta

Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Horufadhi News Media

Dubai U.A.E

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=21015

Posted by on Jan 1 2013. Filed under News English, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

12 Comments for “Deg Deg:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Maamulka Khaatumo Oo Soo Gaadhay Magaalada Dubai & Jaaliyada Khaatumo Oo Soo Dhoweysay”

  1. liishaan

    k.k.k.k.k.kk. maantana waa boodhkii ay kusoo sawireen wiilkii uu awrku cunay eey la hortagnaayeen baarlamaanka ingriiska k.k.kkkk.k.k.k.k.k.k. toloow se miyaanay ogayn in xataa ingriiskii ku fahamay bahashaas kaarto ayuub ta ah k.k.k.k.k.k walaahi waan qoslay , aniga webkaan waxan usoo doontaa funny and just for laugh gags k.k.k.k.k.k.k.k.k.k

  2. Warka galabta la iisheegay ee uunku werinaayay, gaffuuraxunta iidoora iyo arag weshiisleeysi, waagii beryaba walbahaarbaa diloo weywerwerayaane, wejigood ma maydhaan markay waaberkii tahay, weysiyo salaad uma kacaan way wahsanayaane, wasiirtoodi hore yaa xumayd waalidkii dhalaye, ku walfiifa dugaagweeye aan waabinta aqqone ,

  3. Liishaan, waxaan kala garan la,ahay naagbaa mise waa nin what ever u r wasiirka arrimaha gudaha maamulka khaatumo state of somalia waa la yaqaan meesha ayka taliso is indha tirka halajoojiyo wixii horumar ahna ha laisu qiro, xaasid maaya aflax, ayay carabtu tiraahdaa. Viva khaatumo state of somaliya

  4. somalilander maantana ma waxay soo qaateen boodh ay ku soo sawireen inantii yareyd oo qaawan kastuumo wax na siiya ayaa ka soo hadhay.

  5. kkkkkkkkkk wasiirka arimaha gudaha ee kastuumo wa halkee meesha u gadaha ahi ma taleex oo qudhaa wasiir u yahay illayn buuhoodle waakii yidhi annagu khaatumo ma nihine reer widhwidhna waa iska danaysteene,

  6. k.k.k.k.k toloow yartii ay lahayeen snm baa kufsatay baa acount cusub loo soo diyaarsaday oo rag kiishah soo qateen kk.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.

  7. Galool, habar baa laga hayaa, ha la igu wareego walee wixii laygu bartay baan layga helin, waa habar reer berbera meel fucking ka layiraahdo ayay maqaayad lagu qayilo shaah ku walaaqi jirtay iyada lafteeda dee xaalkeedu wuxuu ahaa sixira suuq illayn waa idoor iyo caadadiise, markaa, haatan maxaa kaa galay wasiirkayaga habraha lacagta ka u urursanaya shaqo yeelo

  8. Adiinka waxaa ugu liita qof aanogayan dhibaatada uu abuurayo lacag soo dira aan dhubahante ku xasuuqo.

    Is waydii intaadan lacag dagaal dirin miyaa qadiyada aad aaminsantahay si aan dagaal ahayan lagu gaadhayaa sida wadahadal nabadgalyo haday jirto waa xaaraan iyo dunuub la galayo hadii lacagtaada aad xalaasha ku shaqaysatay inay geeri iyo dhiilo soo hoyso.

  9. Noo dhiidhiiba walaalayaal…… Ma cid kale ayaanu wax weydiisanaa….. iminkaa la qorayaa ciidamo badan, laakiin ,,,, hee, laakiin waad iska garan kartaan inay u baahan yihiin waxii lagu hawl gelin lahaa…. keena bil baan idinka maqnaanayaa ta dambena waan idinla joogaa

  10. galool

    shut fuck up man. maxaa kaa galay ciduu wax waydiisanayo. anagaa ku faraxsan in uu maalinkasta na waydiiyo waana siin.

    Hadda ma mj iyo snm buu wax waydiistaa shut fuck up. nacas kaas oo kale ayaa nagu dhex jira sidaa u hadlaya.

    ninku markuu tolkii taageero waydiisan waayo yuu waydiisan karaa oo kale baastaryohow baastarku dhalay meelahaas waxaas oo kale lataagan.

  11. Keen keena….. keena lacagta dagaal baa socdee, soo baadho maantana tolow maxuu mudan yahay qof u shaqo tegay inuu maatadiisa soo baadho isagoo usii maraya dhiiga caruurta ay dhaleen hooyooyinkaa lasoo baadhanayaa

Leave a Reply

Recently Commented

  • NINA: Kuwa snm u ololaynayaa waxay markii hore ku heleen shaqooyinka ay milishiibiyada ama dawlada hoose ay ka hayaa...
  • Idoor liqe: Golaha deegaanka magaalada Oslo caasimada Norway oo aqoonsaday dowlada khaatumo . Hadad af-Norwegian...
  • Tusbax khayreh: Dalka Somalailnd waxaa ka go,an in uu helo aqoonsi buuxa si uu ula jaan qaado dunida inteeda kale,...
  • Tusbax khayreh: Dalka Somalailnd waxaa ka go,an in uu helo aqoonsi buuxa si uu ula jaan qaado dunida inteeda kale,...
  • laandheere hn: Ruuxan wata guun ee isir nacaybku madax maray waxan kuleyahay daroodkan aad sheegayso waka aad dunida...