Comments on: Deg Deg:- Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Maamulka Khaatumo Oo Soo Gaadhay Magaalada Dubai & Jaaliyada Khaatumo Oo Soo Dhoweysay

By: somalilander
liishaan

k.k.k.k.k.kk. maantana waa boodhkii ay kusoo sawireen wiilkii uu awrku cunay eey la hortagnaayeen baarlamaanka ingriiska k.k.kkkk.k.k.k.k.k.k. toloow se miyaanay ogayn in xataa ingriiskii ku fahamay bahashaas kaarto ayuub ta ah k.k.k.k.k.k walaahi waan qoslay , aniga webkaan waxan usoo doontaa funny and just for laugh gags k.k.k.k.k.k.k.k.k.k

By: budliye
Warka galabta la iisheegay ee uunku werinaayay, gaffuuraxunta iidoora iyo arag weshiisleeysi, waagii beryaba walbahaarbaa diloo weywerwerayaane, wejigood ma maydhaan markay waaberkii tahay, weysiyo salaad uma kacaan way wahsanayaane, wasiirtoodi hore yaa xumayd waalidkii dhalaye, ku walfiifa dugaagweeye aan waabinta aqqone ,

By: budliye
Liishaan, waxaan kala garan la,ahay naagbaa mise waa nin what ever u r wasiirka arrimaha gudaha maamulka khaatumo state of somalia waa la yaqaan meesha ayka taliso is indha tirka halajoojiyo wixii horumar ahna ha laisu qiro, xaasid maaya aflax, ayay carabtu tiraahdaa. Viva khaatumo state of somaliya

By: liishaan
somalilander maantana ma waxay soo qaateen boodh ay ku soo sawireen inantii yareyd oo qaawan kastuumo wax na siiya ayaa ka soo hadhay.

By: liishaan
kkkkkkkkkk wasiirka arimaha gudaha ee kastuumo wa halkee meesha u gadaha ahi ma taleex oo qudhaa wasiir u yahay illayn buuhoodle waakii yidhi annagu khaatumo ma nihine reer widhwidhna waa iska danaysteene,

By: somalilander
k.k.k.k.k toloow yartii ay lahayeen snm baa kufsatay baa acount cusub loo soo diyaarsaday oo rag kiishah soo qateen kk.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.

By: budliye
Galool,  habar baa laga hayaa, ha la igu wareego walee wixii laygu bartay baan layga helin, waa habar reer berbera meel fucking ka layiraahdo ayay maqaayad lagu qayilo shaah ku walaaqi jirtay iyada lafteeda dee xaalkeedu wuxuu ahaa sixira suuq illayn waa idoor iyo caadadiise, markaa, haatan maxaa kaa galay wasiirkayaga habraha lacagta ka u urursanaya shaqo yeelo

By: Khaliil
Adiinka waxaa ugu liita qof aanogayan dhibaatada uu abuurayo lacag soo dira aan dhubahante ku xasuuqo.

Is waydii intaadan lacag dagaal dirin miyaa qadiyada aad aaminsantahay si aan dagaal ahayan lagu gaadhayaa sida wadahadal nabadgalyo haday jirto waa xaaraan iyo dunuub la galayo hadii lacagtaada aad xalaasha ku shaqaysatay inay geeri iyo dhiilo soo hoyso.

By: Galool
Noo dhiidhiiba walaalayaal…… Ma cid kale ayaanu wax weydiisanaa….. iminkaa la qorayaa ciidamo badan, laakiin ,,,, hee, laakiin waad iska garan kartaan inay u baahan yihiin waxii lagu hawl gelin lahaa…. keena bil baan idinka maqnaanayaa ta dambena waan idinla joogaa

By: Doolaal
galool

shut fuck up man. maxaa kaa galay ciduu wax waydiisanayo. anagaa ku faraxsan in uu maalinkasta na waydiiyo waana siin.

Hadda ma mj iyo snm buu wax waydiistaa shut fuck up. nacas kaas oo kale ayaa nagu dhex jira sidaa u hadlaya.

ninku markuu tolkii taageero waydiisan waayo yuu waydiisan karaa oo kale baastaryohow baastarku dhalay meelahaas waxaas oo kale lataagan.