Dhagayso:Sh.Maxamuud Ow C/lle cariif oo Sheegay Waxa uu Mudanyahay Qofkii Weyneeya habeenka Sanadka Cusub Iyo Denbigiisu Intuu le’eegyahaya
Iyadoo xalay munaasabado kala duwan oo lagu weyneenanayay munaasabadda sanadka cusub 2013 ayaa sheikh maxamuud Ow Cabdule Cariif oo kamid ah culimada Somaliyeed ayaa ka digay in la weyneenyo munaasabadda sanadka miilaadiga oo xalay ku beegnayd
SHeekh Maxamuud ayaa sheegay in Miiladiga ay wali tahay mid muujinayso gumaysiga Gaalada ay ku haayan Islaamka isagoo sheegay in dad badan oo Muslimiin ah ay ku qaataan mushaaraadkoda bisha Miilaadiga isla markaasna ay lamid tahay in Gaalada dadkaan ay siiyaan mushaarka.
HALKAN RIIX DHAGAYSO SHIIKHA OO ARINTAA KAHADLAYA
![]()
Short URL: http://horufadhi.com/?p=21025


