|

Gurmad kasoo kicitimay Hargaysa oo xoojinayey dagaalka xudun oo ku halaagmay Haleeya

isaqlandj11Waxaa maanta ka soo baxay magaalada hargaysa ciidamo gurmad ah oo lagu xoojinayo dagaalada xaqdarada ah ee ay kawado SNM deegaamada Khaatumo, kuwaas oo xoojin iyo gurmad u ahaa kuwii xalay lagu halakeeyey deegaanka lafaweyne oo ka tirsan Degmada Xudun.

 

Ciidankan oo kasoo kicitimay magaalada hargaysa maanta kadib markii xalay lagu jebiyey maleeshiyada hargaysa dagaal qadhaadh oo ay la galeen ciidama xaqudirirka ah ee khaatumo ayaa warar lagu kalsoonyahay oo aanu ka helayno magaalada hargaysa waxay sheegayaan, iyaga iyo gaadhi ay saaraayeenba uu ku halaagsamay meel lagu magacaabo haleeya oo kutaala bariga hargaysa uuna ku yaalo kaantaroolka laga soo galo magaladaas.

 

Wararka ayaa waxay sheegayaan in ay ku geeriyoodeen in ka badan sagaal maleeshiyaadkaas ka mida halka sodomeeyana ay isugu jiraan dhaawac aad u liita iyo kuwo ja jaban.

 

Sida ay noo xaqiijinayaan dadku sugan magaalada ahargaysa isla markaana booqday cisbitaalka guud ee magaalada ayaa waxay sheegayaan in ay isku wareejiyen gudaha iyo debada cisbitaalka ciidamo diidan in la ogaado xaqiiqada dhimasho iyo dhaawac ee soo gaadhay .

 

Wixii warar ah ee kasoo kordhana gadaal baan idiinka soo sheegi doonaa

 

Horufadhi.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=21016

Posted by on Jan 1 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

48 Comments for “Gurmad kasoo kicitimay Hargaysa oo xoojinayey dagaalka xudun oo ku halaagmay Haleeya”

  1. ubax

    idoor ku was oo kaa marri k.k.k.k.k wali ma aragtay meyd dhintay oo guskiu taganyahay >>? dabadeed maku fadhiisatay ahahahaha

  2. ululululululululululul waan ku farxsanhey idoorka dhintey ilahow waa kugu mahad inta dhaawaca ahna waxaa ilaahey ka baryayaa iney dhintaan oo dhamaadan .
    amiin amiin amiin xaqdarey u socdeen iyo dulmi aay ku wadeen dad muslina oo dhulkodii joga xaqu waa soo daahiraa xaqii ba diley kkkkkk ciidamada xaq u didrika khaatumo state of somalia guul guul guul warta aduun iyo aakhirab amiin amiin amiin

  3. waa duqii siil-aanyo oo ku xaaraya duurka geed hoostii
    kadib markii la jebiyey budhcadiisii maryocalas kkkkk

  4. Waa talo culus waxaa la galay 2013 sanadkan saacida waa khaatumiyo somaliweyn. ,no more sland no more puntland no more been ku naax

  5. Ama soo gurmada,, ama soo guclee,, goobtaad tagtaba,, waxaad gaadhaysaa,, gumuc iyo rasaas,,guluf iyo colaad,, geesiyaasha khaatumo,, waad is garanaysaan,, inta aadan goblamin,, gurigaagu dumin,,gambada tuurin habartii,, siilaanyo geedgelin,, is guhaamin iidoor,, gaagaabsaan kuleeyahay,, geyigana iskaga guur,,

  6. edbiye,

    Waxaad noqotay Habar dhaliweydey aleelo ku waalatay kkkkkk
    Marka xabad futada laga geliyo Boolis ku waalata lol
    When see Khatumo army call the police kkkkkkkkkkk.

    God bless Khatumo state.

  7. Wararka aan ka helayo jiida hore Lafweyne Cadowgii maryocalas araga xumaa bakhtigoodii waxaa lagu aasay Cagaf.

    Gurmadkodu waxba sheegi maayo waxaa ku filan Ambush jidgooyo iyo miino.

    http://www.youtube.com/watch?v=uIDwQHw8hjY

    waa sakaashii xooga dalka oo wiiqaya budhcada snm 1988
    Taliyaha madaafiicda waa wiilkii gacanta loo taagey
    Awey geedoow lamalama ugu madaafiicda kuwa tiirada toosan iyo
    kuwa qalqalooca u gala futada idorta kkkkkkkkkk
    wiilka kale abaandulaha ciidanka xooga dalka kornayl Bidaar
    waa Dh,hante naalaye axmed waa ninkii burburiyey cadowga
    kuna wiiqay hargeysa hadana uga daba tegey Geed-deeble iyo biyo-doofaar.
    ilaa uu waray bakhtigoodii haraagoodina ka saaray xadka jamhuuriyada somalia.

  8. War heedhee sheekagaba keekay keentaayee,, meeshan saylac miyaan ciise lahayn,, mida kale gudabiirsey ma ciise ayuu isna u awoodsheegtay,, sareeyaaba hoosee waa iska aduun,, anaba habarjeclo oo idoor dabada kaga taal baanu isaga taagi la,nahay

  9. kkkkkkkkkkkkkkkkk
    waa saasoo abada ah habar dhaliwayday aleelo ku waalatay ina cambaashe ma iidoor bay yaryarkani u haystaan walee lama ledo ta idiin soo socotaa ka daran sidaa ciisaha saylac laga dhaxal wareejiyaa kililkana laydinka dhaxal wareejiyey ta ka dan ee aan laydiin sheegayna walee indhihiinaad dhakhso ugu arkaysaan. wax badana waad yuusi doontaan sidiinii

  10. edbiye

    waxaan ku qoslay ciidan gurmada bilays laascaanood laga soo bedely hargeysana soo gelayey iyo gaadhi shiciba oo isku dhacay afar qof oo laba ciidana iyo laba shiciba ayaa ku dhintay kolkaa sxb xagga laaska u jeesta dheh ciddii dagaal rabta kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  11. waar ileen wuxu waa idoor murqaamay mawaxaad moodeen in aad boolis dhulbahante kaa celinayo

  12. Waar illeen wuxu waa gun jabtay,ma bilayskan tababarku u socday ayay leeyihin ciidan xuddun u socday kkkk

  13. Xudun

    Haday sidanu kuu tahay damaashaad waan kuu daayey balse markalaad ogaan.

    Iswaydii dhulbahante waa isku mid waxa nugaal dagaal hoolmaan gacamaha lays haystaa uga dhici waayey sidii buuhoodle.

    Isaaq baa ku haystaa wali aaminsan tahay waa sida riciyadu u fikirto.

  14. SSC-Citizen from Xudun

    MCM

    Ma ina Canbaashaa rag idinka celinaya kkkkkkkkkk waar Dhulbahante waa is yaqaan, ina Canbaashe bal car Xudun ha yimaado CARRRRRRRRR, waaka marba Widhwidh iyo meelo aan dagaal ka jirin u carcararayee, ina Canbaashaa Xudun tegey weligaa maqli maysid, Horgalena rag idinka celin maayo, xoogaaga shilimaadku yay idinka dhamaan duliyohow.

  15. SSC-Citizen from Xudun

    budliye

    Darwiish waad salaamantahay.
    Cayayaankan iidoor ha la yaabin, habeenka la laayo maalinta ku xigta iyagaa halkan ka baroorta oo marba bahabahadii iidoor iyo sawiro ciidamo youtube ka soo qaata kkkkkkkkkk waar sawir rag idinka celin maayo ee adkaysta yaa yiraahda….caawana xabadii way idinku socotaa, Daraawiishta buuraha xudun degan baa iidoor dabar goynaysa, dhul aanay garanayn bay iska yimaadeen, habeenba dhinac cusub baa lagaga yimaadaa, Xalay mujaahidiintii laysay iidoorka waxay kaga yimaadeen dhinaca Burco kkkkkkkkkkkkkkk Allah maxaa iidoor jahwareer haysta kkkkkkkkkkkk

    Khaatumo Allow dhawr!!AAMIIN.

  16. Budliye
    malaa imaad fahmine dib u akhri waxan qoray rru looma diro dacaslayaasha ee qaybtaa ina canbaashaa maali yaqaan kaasaa wax laga waydiinayaa inta uu xalay qabtay hadiiba ay run ahayd wixii wixii aad sooqorteen

  17. SSC-Citizen from Xudun

    Khaliil

    Marar badan waan ku arkay adigoo khiyaaligaa isugu sheekaynaya, Dhulbahantaa Xudun isku laynaya kkkkkkkk waa wax lagu qoslo, war wax Dhulbahante ah waxaa iidoorka Xudun jahwareerku keenay kala socday nin la dhaho INA DUCAALE DHEEG iyo 30 wiil oo uu duufsaday, 30kii wiil waa laga reebay 2 uu dhalay iyo isagii baa isku soo hadhay, iyagiina iyagoo Lascanod u baxsanaya baa gaadhigii la gadoomay, waana dhaawac oo dhakhtarka Lascanod bay yaalaan, Warkaasi ma ku galay??? habeen walba waxa meesha ku dhintaa waa maleeshiyo iidoor ah ee futada xejiso kkkkkkkkk

  18. War caawa daraawiishtii miyay seexdeen midh kama joogee hallooo daraawiish r u here me

  19. Somalilaandheer.. War iander waxaan ku weydiiyay meeshii berbera ahayd masidii baa loogu geerasheeyaa alla maxAan garanayaa mid ilka cas oo shaadhka ku qabsanaysa aaar kaalay qaadka nooqaad, naa shaadhka iisiidaa habartaas ka qqaadoo anaa bixinayee, say tiri dee xaabadana noo raaci, belo ku cuntay rag iyo dumar waa la jalabutaynayaa

  20. Somalilander

    Islaantu bahalka wax loo saar anna waan uun dareensiiyey inay kaga dhegtay oo ay fiicnaan lahayd haday hadalhayntiisa wax kale noogu bedesho. Weliba liiska cayda beeshaan siiyey iyo sida loo isticmaalo midkasta mahadnaqna waan ka sugayaa serviceka aan u qabtay kkkkkk.

  21. Mmc maxaad uga ducaynaysaa adeerkaa haduuba dhaawac yahay waaladan yee inta aysan seefta khaatumo la tegin u caqli celi, nin dhulbahante ciideed yaqaan dhaax ma weeraro, ma dhuftaad tiraahdeen horweyn dhamac kulaalaaya, ma ku dherersigaygAa waxaa dhacay idiin geystey, waa ka xumahay in aad meesha kala kulantaan waxaydaan filayn

  22. Ina canbaashe halkaa waxaan filayaa inaanay cidi ugu imanayn isgaa yaqaan sida loola macaamilo caaglayaasha

  23. Waar ilayn tan oo kale waar dee adhi jirta looma diro RRRU waa nima madax ah laakiin waxan u du caynayaa inuu rabi cafimad siyo ider kay oo ku jiray oo dhawac ah kana soo noqonayay berbera amin

  24. somalilaaandheer,, sxb 500 waa lacag aad u yar laakiin dee waxbaa kaa dambeeyee cornile ku watuu soo hanuunsamay waana wacyi gashan yahay wuxuu kaloo ku fiican yahay intii uu meesha joogayba show diyaar garow ayuu ku jiroo tikniko iyo lacagba waa buuxaa isagaaba ciidamada khaatumo dhowrka bilood ee hore kafaalad qaadanaya, sheekadu markaa waa, markaan dabacayuunoow arlada nabad ku daaqsiiyay , allaylehe inaad daawo furi waa gun dalabkeed

  25. Dadku waa dadkaad garaynaysoo ku gelayaane, geesino gadaal looba noqon waa hal aan gudhinene , gaalkii cadaaba ka liqin gelin horaadkiiye, garnayl iyo wuxuu ridijiraa gebi ka xoorraaye, adna gaabis baatahay wakhtu soo gabaabsiyaye, nin dhulbahante garanayaa geedma soo galo e, garmaamaynta hore waxaad ku tegi gebiga shiikhyaale, gaagaabso oo laabo hoy gaar laguu cunine,

  26. budliye

    sxb way wacnan lahayd inay run kaa tahaye , hadiiba se aay tahayba run mushaharkiisa mayska bixin karaysaan k.k.k.k.k.k $500 , buu bishii qaataaye xagey kastuumo ka keenaysaa ?? mise waxaad u balan qadaaysaa gabartii yarayde aad lahaydeen snm ba kufsatay waxoogagaa baryo ah ee dubai lalatagay miyaad kusoo dhawaynaysaa inna canbashe ?? waar sxb hayga danbajin yaanan danbabidho kula eegane k.k.k.k.k.k.

  27. Somalilaaandheer. Ina cambaashe waa colrnel reer khaatumo ah awel wuu yara habawsanaa laakiin anagaa caawa wada hadlaynoo wuxuu nala qaatay in aanu snm seefta wada marino, markaa meesha iskaga carar yaan lagu kufsanee

  28. kuluc

    k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k walaahi waxan ku qoslay saad ilaa arragtay habartan jahanabadii ssc sheeganaysa ee bilaa ilkahaah ee say luduubka u nuugaysay ku ilko beshay , waxan u malaynayaainay tahay habar ciridka ku ruugta luduubka k.k.k.k.k.k.k.k , bal fiirso markaste waxay ledahay habar gus jecel ban ahay k.k.k.k.k dee waabaad ku ilko beshe maxad ka hadal hassaa k.k.k.k.k.k

  29. k.k.k.k.k.k.k waar hargeysa wax gurmad ah oo ka imanayaa ma jiraan , colonell mahad canbashe aya ku fillan kastuumo dheer k.k.k.k.k.k.k.k.k iminkuu hadu kusoo dhaqaqo ay cashada kayaaci iyo salaadaa iyagoo ku jirra k.k.k.k.k.k.k.k.k.k mise toloow maba tukadaanba ??

  30. Liishaan, dee adiga laftaadu ganadh baa tahee imisa jeer baad is aragteen bahalkaas mid dheer mid gaaban oo jiqila buuran mid caato ah oo yara qaloocan warka isii hee

  31. Wax dagaala oo dhacay ma jiro ilaa iyo inta aad maqlaysaan talex oo laga saaray qawlaysatada kastuumo ee caanihii caruurta reer somaliland ee qurbaha lagu dhalay jaadka ku dhameeyey xafladaha iyo qoob ka ciyaarka.

    Midh kasta oo rasaasa oo kastuumo haysataa wuxu u dhigmaa koob caano ah iyo xabad saanwij ah oo lasiin lahaa ilmoyar oo muwaadinad dhuloosi dhashay 70% caruurtaas caanahooda lagu dagaalamayaa waa isaaq.

    Cali baysteen iyo 10ka g ee la socdaa kastuumo dhulbahante wax u kordhinaysa ayey yidhaahdeen waxay mudo sanad ah gacanta ku hayeen afar degmo oo waaweyn 20 qofna xitaa shaqo kama helin marka la isugeeyo afarta degmaba waxay dadkii riwaayad uga dhigeen laascaanood markaynu qabsanaa dhulbahante afka janno darayaa, laascaqnood waa magaalo yar oo ay laba boqol kun oo dollar kasoo baxdo cashuur ahaan sanadkii waa lacag u dhiganta hal guuto mushaharkeed mudo billa.

    Inta qof ee dawlada somaliland uga shaqaysa degmada laascaanood ayaa ka badan kastuumo iyo qurbajooga taageeraba, even magaalada buuhoodle hadii la isbarbardhigo dadka somaliland ka shaqaalaysiiyey iyo kuwa kastuumo waxa 100 jeer badan kuwa somalikand mushaharkooda bixisoyadoon hadana somaliland maamul uga dhisnayn buuhoodle.

    Inta badan macalimiinta iyo shaqaalaha caafimaadkuba gunnadooda way helaan no matter cida meeshaa haysata waayo waa waajib dawlada saaran in dhalaanka reer buuhoodle tacliin helaan iyo caafimaad xaalad kastoo jirta, kastuumo maraan fogayn waa laga nadiifinayaa geyiga somaliland.

  32. jannada ssc hadaad gabadh tahay maa bahalka dabada iska sii daysi mise waxaad ka baqaysaa inuu kugu baxsado.

  33. hargeysaawi saaxiib kuwan naftiiba ka goysaye maad ka deysid laakiin ku wad ilaa ay is dhiibayaan wuxu wanaag waxba kuma lahae waxay ku muslimaan jeedalka kulul haddii sida hawiyaha ragana la laayo dumarkana marka laga dhergo beytari lagu guro waa ina ogolaan lahaayeen, weliba usoo geli labadii guuto ee general shaqalle maalintii dhoweyd darara weyne tababarka ugu soo xidhay ee gamaadiid iyo caadleef la baxay.

  34. asc wr wb salan kadib waaba askarta ilahay janadii haka waarbiyo laakiin, taniyo maalintii khaatumo la aasaasay ma is weydiiseen maxaa soo kordhay. hore ma u talaabsateeen, iskadaa wax kaloo xudun ayaba ciidanku joogaaan bisha march hadii alle yidhaahdana balantu waaa widh widh bisha ka dambeysana waa taleex, may marka la gaadho hadii alle yidhaahdo waa buuhoodle barnaamijka siyaasadeed waa dejisanyahay eegnaa hadaba nalooma sheegin ha odhanina 4 dhintayna somaliland waxba uma noqoto, lakiin 2 idinka dhinta ayaa idinka idinku wayn

  35. Waa maanshallah qofkii u socday Inuu dhiig iyo kufsi iyo xaqdaraba…Inuu haligmo Rabi hortiina wax uma yaalaan!

    Iidoor jabyoo waxaa kudhacay jac iyo baaruude……Inta kale reer khaatumo idinkaan idiin daayeye raaciya!!!! Even iidoor WAGASH u r welcome too….lol Viva Khaatumo khayr

  36. Janada ssc

    Gabadhna waad tahay 24 saacadoodna gusbay kaaga dhegtay bahalka faa,iidadiisa waa lagula ogyahee maad sheegsheegiisa inaga daysid.

    Comments kasta oo aad soo qorto habar gus jeclaa u bisina oo aad ku bilawdaa kkkkkkkk, hadaba hadii aad itaalka cidkale gus jecayl ku cay isleedahay adoo adba habara waxaan kugula talin lahaa inaad haatan wax kale nagu caydo.

    Waxaad nagu caayi kartaa siibakhti,beesha haraadan iyo weliba futoxun kkkkkmkkkk

    Siibakhti nagu cay marka gogosha siilaanyo idiin fidiyey la laabo ee la joojiyo qaramaynta kastuumo shiling na laydin diido.

    Beesha haraadan nagu cay markastoo habarjeclo dhul dhulbahante qabsato illeen dhul kama dheregnee kkk.

    Futoxun nagu cay markaad aad u qaraxdo ee dhiigaagu boqolka istaago calaashaan ciilna ku qabto waxna aanad qaban karin intaad ilkaha isku xoqdo futoxun boqoljeer dhe nasiib darro ajarbaa lagaaga qorayaa habartii xabuusho ee nadhashay haday caydaadu badato, so yarayso si aanad xabuusho qabruga ugu nuurin hadaad doontana u miis kkkkk.

  37. hargeysaawimk.k.k.k.k.k.k wali ma kwadaa rageedii kolba guuto gaashamaan uun soo hor marri ayagaa cabaadka isku darayaa oo waliba cashadana ka yaacayee k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.kk.k.k

  38. HARGEYSAAWI.CIIDANKAN AAD YUUTUBKA SOO GELISAY 2011 AYAA LAGU CUNAY KALSHAALE IYO HAGOOGANE,BAL TELEEFON U DIR INAY KUUSOO JAWAABAAN.GUUL GOOR WALBA IYO GOOB KASTA KHAATUMO

  39. Kkkkk hargaisaawi ayaa iga qosliyay wuxuu meesha soo dhigay waxoogaa askar ah oo tuutihii ku dhegay, war niman yohow waxaan la yaabay, nimankan snm inkaarta haysata, haday sikasta u dedaalaan wax dawlad u eg keenimaayaan, hadda kuwani dee jamhadii wax iska bedelay ma jiraan , bal dib u jaleec dawaladii dhexe ciidamadii comandooska ahaa iyo muuqaalkooda, iga walla maraykanka iyo ruushka ayaa ka argagixi jiray, war meesha waxba kuma haysaane ha habsaaminee xamar gaadha inta hawshu cusub tahay kolauy laydin qadin maayoo anagaa reer waqooyi u joognee

  40. Idoor halaag iyo jab kama baxayaan allaha kharibee.

  41. harta soobaro haleeya meshay kutaal miskiin batehe
    fula qoryo badan wali laysma gadhiin

  42. kkkkkkk snm waxani wixii reer buuhoodle ku casheeyeen ee ay yiraahdeen gagixisaa na soo weerartay nux tani kkk snm sodon dollar gaajo ka bain mayso snm nin kastana musharkii markii loo kordhin waayey wuu tahriibaya qorigana qashinka iska lehkkkk

  43. Habro Gus jeclo ilaa Haleeya ilaa Lafoweyne ayuu bakhtigooda daadsan yahay maalinkii u horeysay 2013.
    Walina la isma gaadhin oo 12 bilood baa ka hadhay sanadkan kkkkkkk

    Viva khaatumo State

  44. kastuumo oo sandankii 2012 sacadii ugu danbaysay sanadka yidhi waxaanu qaadnay dagaal aanu aduunkii rognay oo 15 daqiiqo ah
    kkkkkkkk
    k
    kkkkkkkkkkkkkkkk

    habar dhali wayday aleelo ku waalatay .

    ciidanka qaranka jamhuuriyada somaliland wu jirayaa waana joogaya
    somaliland kastuumo walee inanay wax u dhimayn 100 sanee soo socda
    waxna u noqonayn

    ciidanka qaranka oo gaardinaya 18/5/1997
    maxaad u malayn kastuumooy maanta 2013

    http://www.youtube.com/watch?v=LURVQlwaYrk

    • Markani waa 1997 dii wuxu dalku marxaladaa ku sugnaa dagaal sokeeye oo ka dhacayey gobolada dhexe si midnimada loo xoojiyo ayuu cigaal soo bandhigi jiray quwada ciidanka oo markaas dhiirigelin u ahayd in maleeshitaadka dawlada diidana kusoo biiraan, waxay sidoo kale moral support u ahayd shacabka.

      Mudo kooban gudaheed wuxu cigaal gacanta ku dhigay inta badan hubkii beeluhu haysteen yadoon cidna xoog loo adeegsan. Ninkasta oo caafimaad qaba qorina haysta waxay dawladu u balanqaaday in si sharciya askarinimo loogu diiwaangeliyo, qorigana dawladu la wareegto isna gunnadiisa qaato , marka shaqo dawladeed la qabanayao uun qoriga loosoo saaro.

      Xiligaas midnimadu umay adkayn sida maanta miisaaniyada dawladuna 5 million iyo waxaan dhaamin bay ahayd oo inta badan nabadaynta uun lagu bixin jiray halkay maanta ay maraysana kolay waad ka warhaysaan, weli fari kama qodna ilaa aynu billion gaadhayno 3 sano kadib markaynu shiidaalka dhoofino . aadbay u yarayd tirada iyo tayada ciidankuba marka maanta la barbardhigo waxaanan rajaynayaa in ciidanla cirkana la aasaasi doono sanadaha dhaw.

  45. Xudun

    Sxb waynu ognahay inaad isleedahay reer buuhoodle sidoodii oo kale xaajadu ha dhacdo laakiin isku mid maaha labada meelood buuhoodle reeraa isku laayey markii hore dawladuna siyaasad xumay ku tagtay halkanse wax isaaq la yidhaahdaa ma joogaan ilmaadeeradaa weeye waxa isku laynayaa ama jeclow ama necbow.

    Meel ay ku kala tagayaana ma jirto xuduna barwaaqada iyo nabadgalyada ka dhacday intii ay ciidamada qaranku gaadheen malayn maysid.

  46. SSC-Citizen from Xudun

    Iidoorkii Sanadani halaag buu ugu bilaabmay, waa sanadkay burburi lahaayeen inan gumeedku, wallee ama gurmad u yeedha ama iska daaya buuraha Xudun Geeri baa idinku sugaysa.

    Khaatumo Allow dhawr.

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • idoor liqe: u sacabo tun maalin cid u gaara 18 may , mujaahid reer awdal state ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk....
  • mire: Happy 18 may dhammaantiin , waa laamiyada iyo xaafadaha la nadiifiyaa maanta waa maalin nin waliba inta...
  • hargaysawi: masha allah malinba maalinta ka sii danbaysa ayay kasii quwadaysanysaa somaliland allow dhawr...
  • halbeeg: wooow kuwani waa asal somalilanders waayo 18 may macnaheedu waa inaan guryaha lagu jirin ama xasiish ha la...
  • idoor liqe: 18 may , maalinta nadafada maamul goboleedka khaatumo , iyo BUUHOODLE XARUNTA GOBOLKA CAYN OO SI WEYN...