|

Madaxwaynaha Khaatumo oo Arimo Xaasaasi ah Ka Hadlay (Dhegayso)

Horufadhi.com- Madaxweyne Maxamed Yuusuf Jaamac”Indhosheel” Wuxuu Hambalyo aan lasoo koobi karin u dirayaa dhamaan umada reer Khaatumo State meel kasta oo ay Dunida daafaheeda kajoogaan.

Madaxweynuhu wuxuu sidoo kale dar’daaran dhiiri galin iyo mideysnaan ah uu farayaa dhamaan shacabka reer Khaatumo State.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale guubaabo u diraya ciidamada xooga maamul goboleedk Khaatumo State, Oo dhawaan dhaq-dhaqaaqyo is xoreyneed ka muujiyey degmada Lafa-weyne,Yadoo sidoo kale uu madaxweynuhu Baaq nabadeed u direy beelo shaqaaqo dhex martey oo ka tirsan beelaha xukumadiisu talada u hayso.

Yadoo uu madaxweynuhu uu farey beelahaasi iyo gudida dhex-dhexaadka h ee ku dhex jirtaaba inay ka mida dhaliyaan guusha iyo mideysnaanta beelaha reer Khaatumo State.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa ka hadley baaq uu farayo maamulka SNM ee ka taliya magaalada Hargeisa,Yadoo uu madaxweynuhu farey guurtida iyo waxgaradka reer Hargeisa,Burco Iyo Berbera in ay kala baxaan wiilashooda deegaamada ay sida xaq-darada ah ugu sugan yihiin ee ka tirsan dhulka baaxada weyne ee maamulka goboleedka Khaatumo State.

(( HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA MADAXWAYNAHA ))

Maxdaxwaynaha Khaatumo

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=21064

Posted by on Jan 1 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

29 Comments for “Madaxwaynaha Khaatumo oo Arimo Xaasaasi ah Ka Hadlay (Dhegayso)”

  1. garacaa usheega waxaad ku tidhaaahdaaKKKKKKKKKKKKKKK
    wax baa hada labilaabaye is ilaali in kastoo aanay iga ba geelan bal se dameer kal aan kuu keeno waa de daalaynaa

  2. sheeko ciyaal siilaanyo wuxuu inoo soo dirsaday sidaanu eedaabka wanaagsan iyo akhlaaqda idiin bari lahayn jaahiliintiinan kufsiga sahadsada. kkkkkkkkkkkkkkk

    wuxuu inagu yidhi kuwani habeen iyo dharaarba wax la waso uunbay wadaane dee ceeb ku dhaha dumarka dhuloos ceebayn ayay ku hayaan.

    saasi darteed dee waxaa la idin tusayaa sida eedaabta toosan. illeen bahashii xamar ahayd kolkaan kaaga itaal roonaaday waxad bilowday inaad halkan kolka siilaanyo caysaan. kolka isaaq oo idinka facweyn caysaan kolna aad keentaan sheeko ku ceeb ah dhulbahante oo aad leedihiin dumar baa nalagala wasay oo nalaga kufsaday.

    dee hadii kufsigan aad sheegaysaan dhab yahay meeyee video gii sida gabadha loo kufsaday aanu aragnee. keena mise waad iska samaysateenow beesha ayaad ceeb usoo jiida isleedihiin. waxaabad beesha kasoo qaadeen in gabdhahoodu yihiin dibad joog dibada laga qadhaabsado. waana yara run.

    gabdhihinii baad suuqa soo galiseen ood iska soo horaysiiseen. si aad ciidamada geesiyada iskaga jeedisaan. illeen waxaad tidhaahdeen waa niman ee intay gabdhaha shukaansanayaan gadaal u waydaaro oo caadadii lagugu yaqiin aad samayso.

    dee miyaad istidhi ciidamadu labadaba way isku karaan ayakoo dhana gabadhahiina shukaansanaya ayay ilqoodhna idinku eegaan waxaad samaynaysaan oo kol aad talaabo qaad istidhahdoba mid lalaya kaa daba yimaadaa oo horteeda kugu garaacaa. kkkkkkkkkkkk

  3. SSC-Citizen from Xudun

    Kalshale

    Inadeer Xaal baan bixiyey hadaan mar kugu khaldamay, waloow aanan Xasuusan, miyirkana haynaga qaadin, waadigaa sidii mujaahidiintii Kalshaale u hadlayee kkkkkkkkkkkkk waad Salaamantahay Mujaahid!!!!

  4. SSC-Citizen from Xudun

    wax miyir qabaa meeshan soo gala adigana ku dheho kkkkkkkk nagadaa waxa buufiska keenaya dee belaayo aanan garanayn oo wax cayday baad ila daba gashay war anigu magacaas shaqalka gaaban baan sitaa weligayna gabadh ma caayin

  5. SSC-Citizen from Xudun

    Kalshaale

    Maxaad ka sheekaynaysaa ninyohow, Buufiska jooji yaah dhulkaa kuu dhaqdhaqaaqaya kkkkkkkkkk dhakhtar tag!!!

  6. ssc citizen from xudun

    baynow soo jaawaabi wayday marka aan meesha ka maqanahayna magacayga ayaad gidaar kasta ku qortaa adiga oo leh wax buu caayey marka waxaan filayaa qof kale ayaad igu khaldaysaa aniga ma aha qofka aad sheegaysaa dagaalka meesha ka socdaana waa badan yahaye aniga dhabarka hayga toogane waxaad samaysaa intaad baasuuke qaadatid oo aad safka gasho xagaa galbeedka u rid oo waxad tidhaahdaa sidiini alla baynow bakhdu waynaa boqol baan dilay

  7. ssc citizen from xudun

    sxb waxaan ku waydiiyey qoftan dumara ee aad ila daba gashay ee aad leedahay wuu caayey xagaan ku caayey mise qofkii kalshaale sitaba aniga ayaad imoodaysaa

  8. SSC-Citizen from Xudun

    Sakhraanlander

    Maxaad horta horta markaad Sakhraantid halkan dhuusada xaarka ula timaadaa iyo qosol gariirka kkkkk waa yaab..orod Siilyaanyo xaarka ka maydh ninyohow, meeshani waa goob dagaal qosol macno laáan ahna rag kaa celin maayo.

  9. dooli \

    k.k.k.kk. aar sxb wax la kufsadayna ma jraane nagadaa bahasha , waxan xasuustaa malintii syria dagalku ka dhacay e jabhaduhu ku kaeen , waxay xasuuqeen boqolaal caruur ah si ay u kuciyan shacbaka oo hubka u qataan k.k.k.k dee waaba film cartoon kan ay kastuumo jilayso k.k.k.kk. xataa waxaan ogaa wiil ay so aswireen oo awr cunay oo gacmaha iyo lugahana barras kaga dhacay bay la hortaag nayen barlamanka ingriiska oyagoo boodhahdh kas kor u hayaa oo leh idoor ba naxasuuaqy k.k.k.k.k.k.k. waa lays fahmay abtiye nagadayaa bahasha oo kor nooga rida

  10. buq lander KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    isu qosle naf lacaari idinkaa ah oo caruurta kufsi gooda bilaabay sasabasho waa dha maatay xaa la da gaal weeye wa xaan kuu sheega yaa in si day sheegeen idoor?

  11. k/k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.kk.k.k.k.kk.k.k.k.k.kk.k.k.kk.k.k.kk.k.k.k.k.k.kk..k.k.k.k.k.k.kk.k.

  12. balo-tax
    yaa ku dhalay M. Hassan adeer aabahaa magaca iga bedel dheh magac kuumuu bixine. waxaadna waydiisaa daarood la aantii ma noolaan karaa jawaabtana wax ku qaado

  13. waar rag allow khaatumo heesayba ka dheregtay midba midka kale ka daran

  14. kkkkkkkkkkk waar miyeydaan laaska xoraynayn naga daaya sheeko baralydoo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    YAA DAAROOD ISMAACIIL AHEY DURUGTAY CEEBTIIYE KKKKKKKKKKKKKKK

    CALAACAL.COM sanad wacan.

  15. QALCADII TALEEX WACAN AL MUJAAHID DARWIISH AL FANAAN ABDI HOLLAND http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=2JcA6NOpFAQ

  16. WAAKAN DUQ SIILAANYO OO XASUUSTII LUMIYEY KUYE SANADGUURADII 45 AAD KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WAXAY AHEYD SANAD GUURADII 40 AAD MARKII AFSOMALIGA LA QORAY , SIILAANYO WAA RAQAYO ,

    http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=M58juJDGccQ

  17. WUXUU DHAHAY KOWDA BISHA LABADA KUN IYO SADEX BOQOL KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  18. MUXUU DHAHAY MADAXWEYNUHU MAANTA OO AY BISHU TAHAY 1 20300,

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK LOOOOOL

  19. SabiilLander

    Kkkkk waar waa ku sidee waaxay gaaladan aad caawa soo tirisey?? Ma sheekadii anagaa Menilik, hitler, queenada kuli dhalnay baa??
    Alla maxaa gaalo iyo habro Gus jeclo kala hayta

    Viva Khaatumo State

  20. dooli

    k.k.k.k waar maxaad na tustay >>?? naf lacariga nagalatag !!!

    viva siraayno
    viva van,PERSIE
    viva wayne rooney ,
    viva chicharito
    viva sir alex ferguson
    viva man unated
    viva somaliland

  21. SabiilLander

    Odayga Siilyaanyo ee 90kii kor u dhaafay ee sikhraanka ah maad tidhaahdaan cibaadeyso??? Kkkkkkk habro Gus jeclo iyo cibaadeysi maxaa kala haysta

    Viva Khaatumo State

  22. buq landar
    adigoo naga liita oo aan khaatumo iyo madax da loo dooray gaadhin maxaad naga rabtaa

  23. SSC-Citizen from Xudun

    Sakhraanlander

    Adigoo Siilyaanyo oo asaasaq xaarka aan ceshan karin kuu taliyo inaad Maadaxwaynaha Khaatumo ee sharafta leh afkaaga qadhmuun u kala furto waa wax lala yaabo…..takale ina Canbaashe ma hooyadaa buu dumaalay waadigan ku waashaye kkkkkkkkkkk Allah Kareem, war ina canbaashe bal waydii haduu wax kaa celin karo sababtuu Xudun iidoorka lagu gawrgawracayo wax uga celin waayey kkkkkkkkkkkk miskiin waaka gurmadkaagii hargeisa ka soo ordayey haligmaye, ina Canbaashe Aabahaa waaka Lascanod joogee maxuu kuugu soo gurman waayey, waaka Widhwidh oon dagaal ka jirin marba ku sii ordayee bal CARRRR Xudun ha yimaado, Fuley weeye, xoogaaga lacagta ah iidoorka Lascanod ha kaga gurto, Buuraha Xudun wuu ogyahay in wadkiisii yaalo, adiguna duli baad tahay ee nin dhulbahante ah baad ka sugaysaa inuu wax kaa celiyo kkkkkkkkkkk mashruuc lacagta lagaaga qaado iga dheh….Shirka Jaamac Siyaad markuu dhamaadona Laaska waad ka huleelaysaa Keleb waaxid!!!!!

  24. Waar odaygu wuuba isku dhexyaacsanyahaye, waxaabu ku leeyahay 2300 anfariir ayaa haya.

  25. soomaali saxariirow xaarkaaga la aamus adigaa ah ina bucurbacar goormaad heerka aad ku dherersata darwiish man . goormaad gaadhay adiga iyo inta kula rayiga ahba ayaa dheebar xidha ee xaarka iska duwa ninraga ma cay tamo sida dumarka reer leeleel ugly men naagaha la caytan huuraale badeecadaadana iska fuud koley mid sarkhaan ah baadtahay”””””’………””you ARE duli,

  26. Somalilaandheer dee inaadeer wuu dhaamaa odayga siilyaanyo ee aan indhahaba wax ka arkayn ee marba kaabada ka dhacaya ee aad hadana ka maarmi weeydeen illayn reerku siyaasiyiinta waa ka arradan yihiine habarjeclo madax noqotay waa kowmaanta

  27. k.k.k.k.kk. miskiin kan yaa yidhahdaa iska cibaadaayso waa kuwan diintii kasaraay kastuumee , walaahi hadan aniga ahan lahaa , isla habeenkii uu collonel mahad canbashe cashada iga eryaday baan is casili lahaa oon odhonlaha nagalataga kastuumadiinan dhiiga leh !! period ,

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • U.STATE.OF. H: kkkkkkk Qosol Dartii Ayaan La Qori La’ Ahay Maxaa Yeelay Waa Anoo Iri Mooryaan Madoowe Waxaa...
  • Kuluc: Iidoorliqe Waar kaagan yar midh dhib badan baad tahay galool maadaa igu soo kabeeyey kkkkkkk, nin gaala ayaa...
  • Galool: Kuluc inaadeer waan qaatay laakiin madax baan kuu ahay ee cadawga dhinacaaga ka difaac iyo aan kuu faano...
  • Idoor liqe: Galool May 22, 2013 – 6:55 pm Kuluc ma waxbaad yara cabtaa adoo aya ah baad Burco ka diig tahay bal...
  • Kuluc: Galool Kkkkk oo waad xanaaqdii inaan bariga burco idhaahay ahayd “burco” labadii jeexba waan isku...