|

Daawo Sawiro:- Madaxweynaha Soomaaliya Oo Magaalada Khartuum Gaadhay

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayay oo maalintii labaad ku sugan dalka Sudan ayaa maanta gaaray Caasimada Khartoum, kadib markii xalay uu kaga qeyb galay Gobolka Blue Nile Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay Arday dhameysay quraanka iyo Munaasabadii lagu xusayay sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegatay markii Sudan ay qaadatay xornimada.

Wafdiga madaxweynaha ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Khartoum, iyadoo wafdigiisa ay qeyb ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Maaliyada, Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada iyo Agaasimaha Hey’adda Nabadsugida qaranka.

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in caawa Madaxtooyada Khartoum casho sharaf loogu sameyn doono wafdiga Madaxweynaha, isla markaana galabta ay la kulmi doonaan Ardayda Soomaaliyed ee wax ka barata dalka Sudan.

Mr C/kariin ayaa sheegay in labada Madaxweyne ay isku afgarteen wada shaqeynta iyo xiriirka labada dal ka dhaxeeya sidii loo xoojin lahaa, waxaana uu tilmaamay in wada hadalada ay socon doonaan ilaa caawa.

Dowladda Sudan ayaa ka mid ah dowladaha sida weyn u taageera dowladda Soomaaliya, waxaana ay si dhow ula socdaan xaalada siyaasadeed ee dalka.

Halkan Ka Daawo Sawiro

 

Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Horufadhi News Media

horufadhi.com@gmail.com

 

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=21101

Posted by on Jan 2 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “Daawo Sawiro:- Madaxweynaha Soomaaliya Oo Magaalada Khartuum Gaadhay”

  1. idorl liqe
    inader odaygu waxaan maqlay reerka nairobi buu dejiyey kolay yaa ya center bay u shopping tagtaaye bal dadaal kkkkkkkkkkkkkk

  2. samatar
    ama fad ama ha fadin waa lagu fadsiin
    waa madaxwaynahaagii kaasaa daarood iyo hawiye iyo jaabojaabada kale ee soomaliyeedba xukuma wakaa wiilkii reer mahadna dhinac fadhiya ee dhacaratada ahaa

  3. War taloow xabadan shidan ma isagaa dhalay ??? Waaba jaanis WALAhay tolow xagee laga Helaaa postcode ma leedahay ???

  4. waar horta muxuu kuqoslaa kani war bal eega haduu wado socdo haduu fadhiyo sidii gabadh dhilo ah ayunbuu qosli ,xasan qoslaaye
    viva jubbaland
    viva puntland

  5. waligaaba wareegayso waxaad tahau hogaamiye hawiye ,isbaarada aqalkaaga hortaala qaad,
    viv puntland
    viva jubbaland

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Darwiishbest: Wax xikmad ah oo uu ku hadlay majirto habayaraatee, he is mentally unstable due to the long...
  • DHeere power: edeblaawe ass, Copy.. Horta goldeb cup ayaan ku siiyay ? idorka markan luqunta ka qaniino sida libaaxa...
  • mire: Iska dheere Waxa loo baahanyahay iyadoo video ah At least markaad been sheegayso waa la yara qurxiyaa kkkkk...
  • hargaysawi: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk meeye kuwii lahaa culusow baa...
  • Samiira.: Ahmed somali @ Iska hadal baa tahay oo sidii sharooto leyska fujin Karin ugu dhago cidaan waligood ku...