|

(Dhagayso+Sawiro) Munaasibad Lagu Daah Furayey Xarun Caafimaad Oo Cusub Oo Ka Dhacday Magaalada Laascaanood

Munaasibad lagu daah furayey xarun caafimaad oo cusub oo ay maal geliyeen dhakhaatiir dhawaan ka yimi dalka debadiisa ayaa ka dhacday Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka sool. Xaruntani caafimaad ee ay maal geliyeen dhakhaatiirtani ka yimi dalka debadiisa ayaa waxaa lagu magacaabaa Nugaal Doctors Plaza, iyagoona qaar kamida dhakhaatiirtani ay sheegeen in markii ugu horeysay ay wax ku barteen dugsiyasada Magaalada Laascaanood kuna bar baareen gudaha Magaalada Laascaanood isla markaasna ay lagama maar maan tahay in ay dib uga hawl galaan Magaalada Laascaanood sida uu ka dhawaajiyey Dr. Yuusuf Saleebaan Sancad oo kamida dhaakhaatiirtani iyagu maal geliyey xaruntani caafimaad.

Munaasibadani lagu daah furayey xaruntani caafimaad oo ahayd mid balaadhan ayaa waxaa ugu horeynba halkaasi ka hadlay Dr. Yuusuf Saleebaan Sancad, isagoona ku dheeraaday muhiimada ay xaruntani u leedahay dad weynaha ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka sool.

Gudoomiyaha shirkadda isgaadhsiinta Telesom ee Magaaalada Laascaanood ahna gudoomiyaha gudida ganacstada gobolka sool C/risaaq Axmed Dhabayaco oo isna halkaasi ka hadlay ayaa geesteesa si weyn u soo dhoweeyey maal gelinta xaruntani cusub ee dhakhaatiirtani ay ka hirgeliyeen Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka sool.

Sidoo kale waxaa iyana halkaasi ka hadlay qaar kamida waxgaradka gobolka sool oo ay kamid yihiin Cismaan C/nuur Xaashi, Mukhtaar Xirsi, iyagoona ku dheeraaday dhibaatooyinkii hore looga soo mari jiray dhakhaatiir la’aan ka taagan Magaalada Laascaanood, iyadoona xiliyada qaar ay dhici jirtay in dadka xanuusanaya loo qaado Magaalooyinka kale ee dalka halkaas oo qaarkood ay ku dhiman jireen inta aan la gaadhsiin meeshii loo waday. Hadaba halkan ka dhagayso warbixin aan ka diyaarinay hirgelinta xaruntani caafimaad ee cusub.

Halkan Ka Dhagayso

Halkan Ka Daawo Sawiro

DSC06288DSC06289DSC06290DSC06292DSC06293DSC06294DSC06295DSC06297DSC06300DSC06303DSC06304DSC06305DSC06306DSC06307DSC06308DSC06316DSC06317DSC06319DSC06322DSC06324DSC06327DSC06333DSC06334DSC06335DSC06336

Ugu dambeyntii Dr. Yuusuf Saleebaan Sancad ayaa kasoo qayb galayaashii munaasibadani kusoo wareejiyey qaybaha ay ka kooban tahay xaruntani caafimaad, iyadoona munaasibadii lagu daah furayey xaruntani caafimaada ay kusoo dhamaatay jawi dagan.

Wariye Abdirahman Wadani

Email axmedyare1001@hotmail.com

Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Horufadhi News Media

Buuhoodle Soomaaliya

Short URL: http://horufadhi.com/?p=21093

Posted by on Jan 2 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

17 Comments for “(Dhagayso+Sawiro) Munaasibad Lagu Daah Furayey Xarun Caafimaad Oo Cusub Oo Ka Dhacday Magaalada Laascaanood”

  1. waa aduunyo gadoon isaaq oo laaska u sacab tumaya war laaska ictiraaf snm uma yaalo ee orda meeshii lagu kala yaacye tuulooyinkiinii ka war doona
    yaa wax idinka waydiinaya horumarka lasscanood

    kan bulshaawina anigaa askarinimo u joogay laaskuu nagu wareeriyey war orod u askariyee gabadha yar ee reer yuusuf ee dhiig shiil wiilkiisu ku adoonsan jiray gurigiisa london h/jecloo sanadkan sanbuur gumaysto ayaa laaska ku qarwaysa

  2. Laascaanood dadka dagan ayagaa dhistay magaaladooda NGO uma dhisin maamul goboleed uma dhisin cid ay u dabo fadhiistaana horumarinta deegaankoodana majirto mana jiridoonto.

    Snm cawaroland waa alshabab oo kale waad ogtihiinoo maanta alshanaab dhulkii ay horey calamada uga taagan jirtay maanta wey ka carartay snm tuna goorey noqotaba wey ka huleeli dhulka khaatumo state.
    No doubt about that.

  3. LIISAAN huuurowayne soomaalisaxariir maxay haysataa oo horumara way dawarsadaan magaaladayada dhulbahate yaa dhistay 3boqol oosano baydhisnayd eedoor dabaCayuuna majirin markaa waa laysusoonoqon wii nool Aduunyada waxaan kuleeyah CADAYO HUUURAWAYNE DOMEER KELEB DOG CAYAYAAN ABOOR JIRIQAA DABATO DAWOCO JIIR BARANBARO DAMIIN DULI;;;;;;

  4. Galoolow keleb baatahay meeshan ragiilahaa baa dhisay cashuur taad ka urursataan magaaldayada baad burco boodhwayn kudhisataan soomali saxariir maxay haystaan xabag taad dhuuqdaan DARWIISH WUU SOO SOCDAAA xaarka iska duwa CAADAQAATE SOOMAALI SIIBAQTI FASHAY OOD QAAD WAX UGUQABATEEN OON Is OGAN WAXAY SAMAYNAYAA baajooga LAASKACAANAHA balse INSHA’ALLAHU DARWEESH MAN mar dhaw buu habraha kahugfyaa SAQAJAANYAHOW CABSANI ,…,,””’.

  5. kastuumo oo sandkan aad iyo aad u orgootay. iyo ciidankii qaranka somaliland oo
    isaguna aad iyo aad u xaylinaya suugiina kor u taagay.

    salaamaad

    ilayn qaalin asooshay looma taag helo

  6. BRAVO: BRAVO: BRAVO : BRAVO:

    k.k.k.k.k.k aawaay dadkii lahaa laascanood daba dhilif iyo idoor baa haysta k.k.k.k maantaba waataase ku quusta oo dawadaa quruxda laascaanood iyo siday u haybasanayso hargeisa k.k.k.k mansha alah baabuurta mesha wada taagani waa somalilanders k.k.k plate numbers koodaa halkaa ka arkaa ahaha viva somaliland
    viva mahad canbashe
    viva v.PERSIE
    viva wayne ROONEY
    viva chicharito
    viva danny welbeck
    viva sir alex ferguson
    viva man unated !!
    viva somaliland

  7. Suaal idoor !!

    1 :laascanood isAAQ cashuur Kama soo gasho ???
    2: ma aqoonsana wax la dhaho snm AMA Somaliland ??
    3: dagaal joogto ah oo kharash ku baxo???

    Hadaba laascanood idoor wax ka gala mooyee wax isAAQ Kama soo galaan

    Hadaba horgalayaashu Maxay faaido ka Helaan idoorka murqaansan ee mooday in Aqoonsiga laga helo beesha darawiishta

    1: horgalayaashu waxay idoor ka Helaan Mushahar joogto ah
    2: baabuur cusub
    3: guri ay dhistaan
    4: ilka cas

    Xeeladaha ay hada lacagta kaga cunaan reer murqaanland
    Waxaa ka mid ah

    Inta NIMAN waalan AMA reer baadiye ah tuute loo galiyo Ayaa la dhahaa waa ciidamadii khaatumo oo soo goostay $$$$$ Ayaa lagu cunaa
    Lacagtaas maanta waxaa u baahan agoomihii snmta , waxaa u baahan Hargiesa oo biyo la,Aan ah . Waxaa u baahan Dadka maalinkasta ka tahriibaya burco ee libiya ku dhamanaya !!!!

    Hadaba Hadeysan laascanood faaido ka soo galin in adiga wax lagaga cuno mooyee !!!!!!!! Oo ay ku jirto dhimasho joogto ah ‘

    Ayaan dhaweyd waxaa la soo sawiray xaglotoosiye oo siilaanyo ku leh keen mushaharkeyga siilaanyo ??? Saa siilaanyo dhahay inta kugu baxda Lacag Aniga siillaanyo ah iguma baxdo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

    War maanta Hargiesa waxaa wali bushash ku Jira qaxootigii isAAQ ee ka soo laabtay dulcad Iyo daroor oo xagaa kasta markay dabeyshu bilaamato guryaha baca ah ka gubtaa ??? Soo hadaba lacagtaas masakiinta wax uma laha Iyo kuwo badan ???

  8. dhulbahante imikuu ogaanayaa in aaan laascaanood cidina haysan

  9. maasha alllaaaaaaaaaaaah masha allaaaah laascaanood allow dhawr
    dadbaa iska odhanaya waa la haystaa
    kk samatar waar sxb ciidankoo keli ah maaha ciidanka anaaba ka mid ahoo ciidaasay ku yihiine xataa baarlamaanka somaliland waxan arkay beri daahir riyaale in loo kordhiyo iyo in kale loo codaynayay dhulbahantaha diiday 9 xildhibaan bay ahaaayeen cajiiib

  10. KHALIIL

    Sxb I told u Waan ku sheegay laascanood isAAQ ma joogo Laakiin horgale Ayaa jooga , magaaladana dadkii lahaa Ayaa leh joogina DOONA , waana la dhisayaa magaalada sxb , siyaasad arintaas kuma xidhna ,

    Laascanood waa magaalo soomaliyeed oo sii weynaaneysa maalinba maalinta ka danbeysa , niyadada runta u sheeg laascanood nin idoor ah uma soo hoydo taasi waa confirm , haduu u soo hoydo dameer bakhtiyey Kama duwanaanayo , ka nafta u yaaba waa ka seexda Guriga dibjir JEENIYARE oo ahaa maafiyadii jaadka ina iidle xamaali jirtay , habeenkiina guryaha u dhici jiray , aroortiina waxaa laga soo heli jiray toga geeda qarsay oo ah xarunta tuugada laascanood iskugu yimaadaan !!! Lol

  11. Budliye

    Sxb harta iidoor miyuu laascaanood joogaa waa iga suaale mida labaad nimankan maalgashaday waa dhakhaatiir iyo baayacmushtar isu tagay miyaad ka caqli badantahay? U malaymaayo.

    Adigu lacagtaada aad xalaasha ku shaqaysatay ha ku cadaabgalin.

  12. iidoor liqe waa waxay reer buuhoodle ka xanaaqeen reer laascaanood intay nabad qaateen ayay horumarka iyo barwaaqada somaliland hoosta ka jaqeen buuhoodlena cidla ku xidheen oo ay yidhaahdeen dhul baa la xoraynayaaye qorigaa sita waa laysku fahmey, ta kale dhakhtarka waxa xadhiga ka jaray badhaasabka gobolka mr jeeniyare maxaa horu fadhi uga reebtay liiska dadka ka hadlay xaflada.

  13. Iidoor caashaqsane

    Waan hubaa xaruntaa in lacag boqolaakun oo doolara la galiyey oo rag shicib ahi gashadeen oo waliba dhulbahante ah hadaba qoalidii odhan jirtey laascaanood waa la haystaa miyaanay tani jawab u ahayan.

    Nina boqolaal kun oo doolar intuu soo shaqaysto iskamuu galiyeey meel aan xor ahayan ama uu ka baqayo inuu dagaal ka dhaco waliba waa dhakhaatiir dadka inta ugu qaliga wanaagsan aah markaa wax ku qaata oo lacagahan aad dagaalka iyo hooga u diraysaan waxdana u dira qalibaa la isticmaalaaye xabadi xalmaahee.

  14. Wixii la qabanayo waa horumar umadda u soo kordhay laakiin iidoor raali kama aha in ay laascaanood horumartee horta iyaga hala sifeeyo in ta aynaan maal gelin waayo dhul marka aad dhisayso waa inaad meesha xaadh xaadhaa oo qashinka. Ka gurtaa oo cleangaraysaa markaa dee in wax laqabto maxumee horta meesha iidoorka halaga nadiifiyo

  15. WALAhay ANoo yar doctorkii u guday Ayaa fadhiya tuulada dhumay ,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ,

    Waxaa kale oo I muuqda sheikh magaalada laascanood sheikh Aden wale xaafidulllah , waxaa kale oo jooga Abdirashiid dhabayaco Mamulaha shirkada isgaadhiisnta Telesom , Iyo waliba saxafiga caanka ah Osman Abdinur Xaashi ,

    Gurigan dabaqa ah waa iga danbeeyey , laascanood I miss you WALAhay !!!!

    Lool

  16. war horta xarunta caafimaadka yaa furey ma somaliland mise khiyaano state,reer dhulbahante dantiidna garta nabad qaata xataa waxaan maqley ciidamada somaliland dhulbahante ayaa ubadan

  17. bal horumarkaa eega, hadaanay nabad haysan sow sideedii maalinba nin laguma dileen, somaliland Alow dhawr

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • farduus1: Waxan umaleenayaa in aakhiro sizaam soo dhow yahay.
  • Ceegaag: IYAA, mehaan curuba maahinoo, ii jooji baabuurka waa ku soo banaahe. Aar u joojiya ha ku soo banee. Waxyar...
  • Galool: Waxa wax lala yaabo ah in maalina ay odhanayaan xashiish baa laga gurayay ceerigaabo, maalinta xigtana ay ku...
  • idoor liqe: baligubudle girl inaabti alla yaa cizak , kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk...
  • baligubadle girl: somalilander, waryaa , anigoo gabadh arab ah aya wata magaca baligubadle , xagee iigu khasbi huuno...