Comments on: (Daawo Sawiro) Xaflad Lagu Soo Dhoweynayey Qaar Kamida Macalimiinta Wax Ka Dhigi Doona Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Magaalada Buuhoodle Oo Ka Dhacday Xarunta Jaamacada Ee Buuhoodle

By: dool
rayigayga   naa dhiibanayee    ina cabaashe  waa inan dhulbahante ah  lana dilimaayo

taa saa keentay in intaa loota shado  hadaba  waxaad sugtaa

waxa idoor ka rabaan  dul ninkale

sida  ssc  ama  khaatumo  dhulkeeda

By: keligiiduul
ugu horeeyn laba garaad jaamac waa laba nin oo dhalin yaro ah kana xanuunsanaya duulaanka dhulkooda lagu soo qaaday.laakiin ha ilaawin waxaa jirta siyaasad danaysi

tan kale 2 garaad jaamac waa laba nin oo aan khibrad aad u badan lahayn

magcaabida garaad nimadooduna waxay la kowsatey dhulbahante oo meel aad khatar u ah jiritaankiisu marayo dhibaatooyin siyaasadeed iyo kuwo dhaqaalena ay jiraan.

hadaba hadaan toojka ku ifino laaska iyo reeraha degan iyo kilaafaadka siyaasadeed ee ku dhex jira aniga waxaan qabaa in wax yaabahani ugu waaweyn yihiin

1- laaska waxaa dega ugaadhyahan, js.iyo bahararsame

2-weligeed waxaa jirey tartan siyaasadeed oo xirfadeeysan kana dhexeeya

saddexdan qabiil.

3- waligeed waxaa jiray in ay si gaara isu hayn jireen ugaadhyahan iyo baharsame mid walibana wuxuu isku taxaluujin jiray in aan jaamacsiyaad kan kale raacin tusaale ahaan baharsame si jaamac siyaad dhankooda u ahaado waxay u tanaasuli jirtay wax yaabo badan oo jaamac siyaad ka dhexeeyey sida badana xumaan ma tusi jirin

4- ugaadhyahan markuu arkay baharsame oo js ku qadhaabanayso wuxuu go’aan ku gaadhay in ay j/ siyaad dhibaateeyaan goobaha siyaasadana ku cidhiidhiyaan rag badana dhegta dhiiga u daraan

5-dagaalkii 88 ee jaamac siyaad iyo ugaadhyahan dadka badan kaga geeriyoodeen baharsame markii dumarka js oo qaylo dhaama ay soo galeen laascaanood baharsame turubkoodii bay iska ciyaareen laakiin gabdhihii baharsame waa muusanaabeen.laakiin baharsame waxay gabdhohoodii ugu hanjebeen tii mardambe qaylisa in ay furidoonaan

6- arintaas js dagaalka looga baxay waxay js ku dhalisay in ay mar labaad iyo mar sadexaadba fekeraan ayna ogaadaan inayan tol u hiiliya lahayn, laguna wiirsan doono hadii ragoodu dagaal ku dhinto. laascaanoodna way ka dhacday in baharsame js u hanjabto oo tidhaahdo ilaa seyid maxamed cabdulle xasan nin qudha oo baharsame ah xabad dagaal kuma dhiman, waxayna soo diyaariyeen dhowr boqol oo wiil oo js loogu hanjabayo ka dib markii nin reer warsame ahi dilay nin baharsame ah.

7- hadaba go aamo sideeya baa jaamac siyaad qaatay, jaamac siyaad wuxuu go aan ku gaadhey inuu faraha ka qaado dhulbahante difaaciisa.

8- jaamac siyaad isagaa isku tashaday waayo wuxuu ogaadey in labada qabiil ee midna la dhashay midna magaalada la deganyahay aan midna wanaagiisa rabin

8-waxaa dhacday in saddexda qabiilba u shaqatageen labada maamul ee geesaha inaga xiga. saddexda reerba si iimaan la aana bay wax u dooneen oo inta madaxa laysu gesho baa laysku garaacaa markaasaa siyaasiyiintii isneceen oo karaahiyo bilaabatay taasina waxay saameeyn ku yeelatay reerihii laaska deganaa iyo siyaasadii guud ee dhulbahante.

9-siyaasadii ay ka tageen ina dafle iyo ala u naxariisaygii garaad cabdi qani waxay ahayd mid aad u dhaawacday siyaasada iyo jiritaanka guud e bulsha weynta dhulbahante siyaasiyiintii iyo mutacalimiintiina waxay la kal safteen labadaas nin dariiqii khiiqa badnaa ee ay jeexeen ilaa hadana dhuxushii oo dambas yari dusha ka fuulay baa lagu kor socdaa

10-hadaba maxaa dhulbahante u heshiin waayey hadii ina dafle siyaasadii ka baxay garaadkiina dhintay ilaahay how naxariistee???

1- soomaalidu waxay ku maahmaahdaa awrka hore awrka dambe saan qaadkiisuu leeyahay.Taas micneedu waxaa weeye weli waxaa shaqaynaya dhaxalkay ka tageen oo si aan caqliga waa faqsanayn weli siyaasadii khaladka ahayd ee qaybi oo xukun wax ku doonaya.

2- garaado cusub oo dhalin yaro ah welina ay is aamini la’yihiin garaadadii hore iyo cuqaashii hore ee siyaasada ku milmay, bartayna inay reer kooda ku gorgortamaan , hadaan afka wax loo gelina ay reerkooda cadow dhulbahante ka iibinayaan

3-Khaatumo oo mashruuceeda ay dhiseen dhamaan dadkii siyaasadoodu u janjeedhay dhanka soomaaliland ayna hogaaminayeen qurba joogtii weligood snm taageerayaasha u ahaa. taasina waxay dhalisay in dad badan iyo aqoon yahan badani weli ka soo horjeedo jiritaanka khaatumo lugtana weli jiidayaan.waayo khaatumo dadkaasi weli waxay u arkaan mid reero gaara lagu naas nuujinayo. waxaa kaloo dhaawac weeyn khaatumo gaadh siiyey sidii foosha xumayd ee ay ula dhaqantay ssc iyo hogaamiyayaashii mudada dheer soo halgamay.

saddexdaa arimood waa kuwa ugu waaweyn ee maanta kala qaybsanaanta reerka sababay

hadaba xagee xalku ku jiraa

1-Xalku maaha mid sahala waayo ??

a) laba garaad ismaaciil iyo B)G11 ma doonayaan in isaaq lala dagaalamo, ugaadhyahana laascaanood ku soo noqdo. sidaasayna ugu badisaa baharsame iyo js.

2-ugaadhyahan isku heli maayo inuu puntland madaxweyne ku xigeen ka noqdo baharsame iyo js na yidhaahdo aan laaska xoreeyno jawaabta baharsame iyo js na waa oo yaa laga xoreeyaa laascaanood anaga ayaaba snm laaska ku ahayna kana raali ah.

3- khaatumo oo iska dhigaysa dalada guud ee dhulbahante ma leh awood ciidan oo ay ku fuliso dooni taan keeda. sidaas daraadeedna khaatumo qabiilada dhulbahante amaradeeda lagama yaabo inay sidaas ugu hogaansamaan. tusaale ahaan waxaa kaaga filan arinta buuhoodle iyo barkad iyo geed xamarka iwm

sidaas daraadeed dhulbahante wuxuu ku heshiiyey inuusan weligii heshiin

akhriste bal u fiirso waxaan ku tusayaa arin aad u muhiima oo ku tusinaysa in laba garaad jaamac iyo G11 ayan weligood ka hadlin dhisida ciidan meel qudha looga taliyo oo xagwalba laga dhiso si uu u xoreeyo gobolka sool. hadaba geba gebada qoraalku waa

khaatumo waxaa u taliya 2 garaad jaamac iyo dr cali khaliif galaydh oo ka soo jeeda laascaanood. laascaanoodna waxaa haysta js iyo baharsame oo snm wata

hadaba yaa laga xoreeyaa snm. maxaase ka maqan baharsame iyo js

ugaadhyahan yaa laascaanood ka eryey sow baharsame iyo js ka ma eryin.

oo maadaama ay iyagu eryeen hada maxay u soo celinayaan??? dee bal adigu ii sheeg akhristow!!

rayigaaga dhiibo adigoon wax ba cidna ka sheegin

By: ruun
Idoor oo bar u eg danyeer dhar loo xiray, ayaa dad amisom beey u egyihiin ku caaynaya yaabka aduunka iga dheh cajiib.

By: dool
war yaa ale  yaqaana  tolow kii

idoorliqe  ma gabadh baalasiiyey  mise magacii baa laga xaday ??????????????????????????

dadka reer buuhoodle  uma baahna  macaline  waxay ubaabanyihiin  tababare ciidan   markaa  iyagaaba wada macalinee  yaa ubaahan  jelous  looma baahna

By: liishaan
kan yar ee amisomta u eegi ma dhuloosbaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

By: dool
mansha laah     ilaahay  hay diin fu dudeeyo   cilmiga aduun ka iyo  ka akhiraba waa wax lau farxaa guula ba aan gaadh nay  libaaxii  baa meesha marayaKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKk