Garaad Saleebaan Buuraalle oo ka warbixinaya arimo badan oo ay ka mid tahay arinta Geedxamarka, shirka beesha Jaamac Siyaad iyo arimo kale,{Waraysi}.
Garaad oo ka mid ahaa Madaxdhaqameed maanta soo gaadhay deegaanka Dandan oo uu ku soo dhaweeyey Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, ayaa waraysigan kaga warbixinaya ujeedada kulankooda oo ay ka mid tahay arinta ku saabsan Geedxamarka, shirweynaha beesha Jaamac Siyaad iyo arimo kale.
HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSIGA GARAADKA.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=21362



hota ani macaayayo qabiil barkadna waa walaalahay khasahaana waa iireer awoow markaa labadan wiil eela yidhaahdo kayze ?yo waddani aflagaadada joojiya hada meeshii waxaa uun loomagacaabay aligereee
waleee keeysoow hadaad edeb darada joojin waaydo awoowgay waa cabdi filigii bixiyeey anaan fadhigu dan ii ahaayn, adba awoowga ismaciil mirihii lahaaa barkadoow xaq kugu baaryahaybaan kaa baryahayaaye, bishan iyo bishii horee ergaan boodh u yuururaye, nin kastaana awoowgii buu raacay waleee ilaa hada tooliimaan dhaawrayaa eee barkad dhulbadan buu iga qaaday ee maxaa idaba dhigaydan jooji, isaaq loo yeedho adr adaa taariikh ku leh dhulbahantoo dhan oo daraawiisha kawaran cali dhuux iyo colkiisii idoor baay u galeen, hadana waxii dhuloz la xasuuqayeey ina dhabdhableh iyo cismaan soofe baa kow ga ahaaa taasna kaaga wacni, hadii meeshaa ladago waxaan kuu sheegayaa in aan dhulbahantoo dhan dejin doono hadii kale walee sidaadii baad itoobiya galasaa,
Kkkkk waa yaab cali geri doqonimadii murqaawayne miyuu layimi kulama yaabano waa waxaa usii muuqata whiwhid caku war adoo daraawiisha ayaa barkad subax kaa raray aagaa maantana caro wayn waa markii aad gadhka qabateen barkad ayu idiin daayey lkn kudarsoo waa magalo dhulbahante meeshu
yarka la baxay kayse la baxasy cuqdad ayuu qabaa webkan muxuu hadeer ku haystaa waaba kan garaadku leh meeshii la degye yuu ka urinayaa noocaas kayse oo kale ah waa in tolka dhexdiisa laga qabtaa meeshan la lee yahay waa la degey ali ger iyo barked waa walalo waa niman cabdallle garaad faarax ah ha wada deeegaan cid isku dhaanta ma jirtee meeshaad doontaba magaaleeya oo waa wax inoo so bataye wada dega webkuna wa mahadsan yahay sideey wax u wadana waa dhag
waxaanleeyahay geedkani waategay ee reer awowgay hala qanciyo maagana halagadaayo barkad waa dadtaariikhle ayakuna haka samreen geedka lasheegayo
Geedxamar waayaabe’ garaadadan hala badalo
Hawdiyonugaalow
sxb ama abti aflagaado reeban k.k.k.k.k ninbaa lugu yidhi war bal marquna aamu markaasuu yidhi war maxaan aamusaa markaan aamusoba waxaan arkayaa ey sarar sitee markaasan qaylinayaa oo dhanayaa warka dhiga warka dhiga marka ninyahow markaan hurufadhi.com soo booqdaba waxaan arkayaa wax ayan wobabka kale ayan qorayn ama ka sheekaynayn isagoo ku mash quulsan oo dantii guud ee shacabku uga bartay ku bedeley mid reer gaar ah
kayse
waa sax reeraha oo dhan soo cesha soona dhawaada waxba nama yeelaysaane afxumada uun jooji kaysoow
War anagu meeshaanu degney ama magaaladaya cusub noqotay sanadka 2013 geed xamarka lama yidhaahdo ee waa caraweyn malaha qoladan tolkayo koocaa tustay geed xamarka oo jin ku habsadaye mida kale garaadada sharafta jeh waa inay ka waan toobaan wixii sharaftooda wax yeelaya carawayna cid laga rarayaa ma jirto ee barkadow taas ku seexo kuna soo toos ama garaado isoo kiciya ama iidoor uqayshada ama xaq alle diidnimadiinii ku socda carawayn xagiina samir iyo iimaan anana waanu udabaal degeynaa allow degnaye noocalaf
http://caasimada.com/faallo-isku-ekaanshaha-halgankii-vietnam-iyo-kan-khaatumo/
khatumo ha noolaato
bacda salaan tolow kii idoorliqe
magacii miyaa laga xaday sidee wax ujiraan waa yaabe ma ku wii lala haa wax baa ilko cas baa helay xaalku waa si dee gab dhaha aduunka ugu quruxda badan aday ku la dhasheene waa ku sidee