|

London oo noqoytaya magaaladii Nasiibka u yeelatay xafladii ugu balaadhnayd ee Sanadguurada Khaatumo,{Top Sawiro}.

Waxaan idiin soo gudbinayna xafladii loogu dabaaldegayey sanadguuradii koowaad ee maamul goboleedka Khaatumo State of somalia, taasi oo lagu qabtay magaalada London caasimada midowga boqortooyada ingiriiska, waxaana habeenkaasi soo buux dhaafiyey madashii xaflada kumaan shacabka soomaaliyeed ah sidaas iyo daawo wacan

HALKAN KA SAWIRADA MADASHA

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=22009

Posted by on Jan 14 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

56 Comments for “London oo noqoytaya magaaladii Nasiibka u yeelatay xafladii ugu balaadhnayd ee Sanadguurada Khaatumo,{Top Sawiro}.”

  1. SSC-Citizen from Xudun

    NINA

    kkkkkkkk Allahaa ka Alle, waxii shoobare ah aniga ha lay dhaafo kkkkkkkkk Inadeer Noloshaasi waxay ahayd, The Good old days Wallahi, warlee maan saaraanaynaa.

  2. ssc-sitizen
    kkk inader aniga taydu waxay ahayd ani mugoo lugtay ka banaanka bahasha waa ka soo nasanayey kaftan.inigu fasax baan ku tagi jirnay waxaan weli xasuustaa llamiga oo roobku ku dhacayo sound kiisa iyo dumarka caanooleyda ah oo haamaha madaxa ku sida oo jidka docdiisa saf u mari jiray kkk

  3. SSC-Citizen from Xudun

    Hawdiyonugaal & NINA

    oo anigu Xamar koonfur uma sii dhaafin mar aan shalaambood iyo Xeebta Sambuusi fasax ku tegey maahee…..laakiin Su’aashaydu waxay tahay markuu idoor leefe koonfur caayayey maxaad u aamusnaydeen kkkkkkkkkkkkk mise waxaad leedihiin afdaboolan dahab,lol.

  4. hawdiyonugaal
    inadeerkiis aw hawd iyo nuugaal ani waxaas ku dhashi xamar abaaboowgeey aas kini shaqo ka haayey shalaambood iyo degaankaas dhan unuka xamar aan degeneen lkn markiis u baxo fasax waa nawadaayey

    inadeer wa nicma tacliin ilaahayna hakuu siyaadiyo ileen waa waxaad kismaayo u jeceshahay beero faloow gelee yaa kkkkk waxaan arkay sawiro beero qurux badan oo khaatumo laga hirgeliyey anigu xalin baan is leeyahay bal ku nasiibso iga sii khibradaada meeshaa inader

  5. NINA

    1984 kambiyuutar baan ku shaqaynayey

  6. Buulo-Mareer waxaa ku dhashay fanaankii waynaa kuusow kurtunwaarey

  7. Areey nina iinwarabo adi intee kidhalatay buula mareer iyo mukaydumis kasaasee
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waxaan ahay

    Agronomist by trade
    meel koonfur ku taal oo aanan tegeni majirto

  8. haed iyo nugaal

    kk inader belo ma jirto bog dusha ah baan kugu arkay inaa reer koonfureed ahayde
    mar hadaad buulo mareer tagtay

  9. Waar daraawiisheey yaan layga maagin S/lander anaa malafkiisa hayee Js iyo dhulbahante toona maaha waase sheekhasomaalka magaaladaan deganahay
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk denbigiisa anaa lay raacayaa

  10. Budliye
    Nina
    ma labadiinii daraawiishta xalaasha ah by ka dhex taagan tahay waa kaftan

  11. DARAAWIISHEEY sANADGUURO WACAN

    S/lander
    magacaan iidoorka ku karbaashi jiray wuxuu ahaa LAASDHOOBE oo ah toga laasdhooble ee u dhexeeya widhwidh iyo buuraha naasahablood ee dhinaca waqooyi ka xiga widhwidh.

  12. NINA

    Inader dee horta adiga cidiba kuma maagi karto waayo sandaladii guud baad inoo haysaa,

    midna ogow tolku marmar waa is qardacayaa
    ,
    naanaystana anigu dalkii markii aan joogay waa lagu kaftami jirey reerwalba naanaystiisa, cidina kuma kala cadhoon jirin,

    lkiin dee inagu qurbe ayaynu soo gallay oo waa ka xaruuri sanahay,

    markaa mar labaad xaal baan bixiyay farax axmar ah
    It is very important to be 1 part, good lucky

  13. ssc citizen fron xudun
    inader ayaamahan jibadii xafladaha khaatumo ee daafadaha aduunka ka dhacay ayaan la mabsuud ahaa ilaahoow sanadka sanadkiisa guulo waawayn iyo hurumar badan nagu gaadhsii aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  14. budhliye
    sansaanta ay u socotaan arkaa markaa ma jeclaysan in isku dhac hadhaw dhasho waan uun taxadarayaa for the sake of magaca guud

  15. Ssc citizen from xudun

    Inader waasax insha allaah wax khayr qaba oo dhulbahante oo dhan farax geliya ayaynu ka rajaynaynAa

    Dhulbahantoo isku duuban oo
    Dermo qudha kuwada nool
    Dib in aan u aragnaan
    Ku ducaysanaynaayee
    Alla daayinoow
    Ducadaada nagu sii

    Amiin ilaahay tashooshka ha inaga saaro inader

  16. NINA

    Inader dee horta waa kaa raali geliyay hadaad cadhootay,

    mida kale dee inagu khaatumo ayaynu nahay ee hayna kala fogayn,

    yaan cadawgu inaga faaiidaysane,

    marsadexaad anagaba tuugo iyo waxka xunbaa nalagu sheegaaye yaan la is dhibsan dee tolku waa kaftamayaaye,

    mar afraad xaal qaado inader,

    ma jecli hablaha inaanu isku dhacno gacaltooyaa noo dhaxaysa,

  17. SSC-Citizen from Xudun

    NINA

    Salaan sare Inadeer oo weliba Khaatumaysan, Sanadguuro wacan dhamaanteen,
    Beryahan laguma arag, waxaan filayaa feesteeyinkii baad qaybtaada ka qaadanaysay, waan ku salaamayaa Ind mar kale.

  18. SSC-Citizen from Xudun

    General Budliye

    KKKKKKKKKKKKKKKKKK waa waxyaabaha shakiga igu dhaliyey kkkkkkkkk iyo weliba markuu Harti marayeyna Daarood buu u booday kkkkkkkkkkkkkkkk Allah Kareem

    Inadeer waa sidaad u sheegtay 2 jabhadood oo mooryaan ah baa hareeraha inaga xiga, tolku yuu isu fiirsan, hore ha loo socdo, Shirka Dandan lagu qabanayona wax tolka JS mideeyaa ha ka soo baxo, iidoor markaasay odhanayaan waar xagay Burco inaga xigtey.

    Guul iyo Gobanimo.

  19. budliye
    anigu cid reer dhan dabaqoodhi kuma odhan nin kaliyaan ku tilmaamay adiguna xor baad u tahay inaad nimanka horgalada ah ee beeshayda aad soo qorto lkn reer dhan magacyo lagu xanto halkan inaad soo qorto waa laga fiican yahay aniguna ma jecli runtii inaadba ii soo jawaabto wax hadal ah oo aan adiga shikhsi kugu wadayna ma jiro halkaa haynoo joogto adigoo raali ah inader p/s

  20. hawd iyo nugaal ssc citizen from xudun iyo budliye
    salaan sare daraawiishta iyo sanadguuro wacan

    @budliye
    maxaa naanaysaha keenay,anigu cidaada ma naasaysine anigoo dhawr u haya e yaan lays faduulsan meeshan mar kale

  21. Ssc0 c from xudun

    Horta waxaan aad uga xumaaday dhowr jeer oo uu reerka ku xadgudbay, yacni ugaadhyahan,

    raggu waa ismaagaan lkiin qabiilku waa ceeb,

    intaasna waan dareensiiyay bil macnaa hoga tusaalayn waayeel,

    lkiin waxaan ba filayaa hadii uu I aqoon lahaa in uu odhan lahaa waa laguu siyaad maxamuudeeynayaa,

    waa halka aan ka leeyahay dhulbahante uma kala hiiliye,

    waxaanse ku qoslay mar aad tiri abtirso, ayuu kuugu jawaabay, xaamud ugaas, shirshoore, siciid daarood, markaasaan idhi, dhega, oo walaahay waa fashilanyee,

    any how,
    inader , iidoor iyo majEerteen inama anfacaan xaalada maanta joogtana,
    hadaan loo dhulbahanteeyn waa ka guur,

    ilaahay 2ba taloba tii roon hayna waa fajiyo,

    Guul khaatumo

  22. hawd& nugaal

    k.k.k.k maxaad tidhi kaa qaleeyay .. waar waabaa wacnayd lahayede laakiin dee wali magacii imaad shegine k.k.k.k walaahi maskaxdayduu ku waregayaa …. waanan soo tuuri gaadhay k.k.k.kk.

    viva mahad canbaashe
    viva somaliland

  23. SSC-Citizen from Xudun

    Budliye

    KKKKKKKKKKKK Generale, Burco meeshay ka xigtona Yagoori baa ka sokaysa markaa God Xero geel bay ku jiraan kkkkkkkkkk

    Arinkii Idoor liqe horta gartu siday ahyd baad u dhigtay, Geesi baad tahay, geesiguna runta kama gabado.

    Ninkii Idoor liqe beryahan waataynu iska Xafladaysnaynoo ismaanu arag, laakiin xagayga arinku waa nabad weeye, xagiisana waxaan rajaynayaa inuu hadaladayda wax ku qaatay oo isna nabada qaato…. gabadh tolka ah oo la caayaana dhaqan inooma aha.

    Sanad guuro wacan oo wanaagsan Generale, waxaan rajaynayaa sanadka sanadkiisa inaynu Laaska ku dabaaldegno!!!!

  24. Ssc sitizen from xudun

    Inaadeer xalay baanu mirray nimankii iidoor oo show sooca qolyeheeniina dee illayn waa niman deegaanahee waa ka qayilaatagee,

    hadalkoodii waxaan ka xasuustaa,

    jOH waar awel burco xakay inaga xigtey

  25. Ssc citizen from xudun

    Inader horta sanad guuro wacan

    Ataama dhowayd oo aad isku dhilayseen iidoor liqe dee waa kuu hiiliyee imaadan maqlayn, xaasha dhulbahante uma kala hiilinayo lkiin waxay ahayd xilligii uu inaga falaagoobay, hadda ma heshiiseen,

    Fiiro gaara

    Ninku waa mujaahide waa yara cadhooday yaan lagu fogaan

  26. Hawd iyo nugaal

    Horta waa sax karbaash nin ka slander anna waa kula tuutaynayaa, maadaaba uu sito number snm ah,

    laakiin js iyo barkat tuugo iskuma xantaane waa 2ba geelqaade halkaas yaan la taataaban,

    odowaa badh liq, oo reerwarsame reer liibaan ahaa ayaa naagi ugu heestay tuuganimo,

    markaasuu yiri, war iyadaaba tuuga ah, halka tenegu nooyaal iyo tuurgool maxaa baray,

    haatan barkat iyo js waa is xaal og yihiin,,
    NINA inadeer inana dee dabaqoodhi iskuma maagno illayn waynu is xaal og nehee

    Gartii anaa dhameeyay loo noqon maayo

    Khaatumo guul iyo gobonimo

  27. SSC-Citizen from Xudun

    BUDLIYE

    Halka tenegu noo yaal iyo tuurgool maxaa baray kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Wallahi waan qoslay.

    GENERALE ciidankii Xalay Gambadhe iidoorka Dabka ku saaray maadigaa Hogaaminayey???

  28. Hawd iyo nugaal

    Horta waa sax karbaash nin ka slander anna waa kula tuutaynayaa laakiin js iyo barkat tuugo iskuma xantaane 2ba geelqaade halkaas yaan la taataaban, odowaa badh liq, oo reerwarsame reer liibaan ahaa ayaa naagi ugu heestay tuuganimo, markaasuu yiri, war iyadaaba tuuga ah, halka teneku nooyaal iyo tuurgool maxaa baray, haatan barkat iyo js waa is xaal og yihiin,, nina iyada waxaan filayaa waa reer n xaasid

  29. S.lander
    miyaad shaqaynaysaa aan ku soo maree

  30. Helloooooooooooooooow now u talking my friend ku gartay waan kaa qalaynayaahowshaada wado garaadadase daa ok deal

  31. hawd&nugaal

    magacii aad oodweeyne news ku joogtay maxuu ahaa horta ???

    k..k.k.k.k.k ma laas dhuure bu ahaa mise laasa dar waan iloobee xasuusii sxb k.k.k.k.k.k.k

    viva mahad acanbashe
    viva somaliland

  32. Hello mire
    Adeer nina waa garaadad ka saraysa cambara maxamed nuuxdii idin tiri intaan ubad kiriiriya oo kelyo buuran dhalilaa kelidayda aan joogee hay keenin iidoor kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxay sheegtay idiin taqaanaa kkkkkk

  33. Liishanlander
    Waryaa nedel yohow leave garaadada alone tuug js ah baad tahee hadda js cayhamoodin waa ragga dhulbahante ugu sareeya waan ku amaanay horgal fooqa cambaazhe

  34. nina
    inaabti horta damaashaad wacan dhawr jeer waxaan ku arkay adigoo ninka somalilander sita magacayga ku qasbaya ama aniga igu ileh isagaad tahay waxaan maanta kuu sheegayaa inaanaan iaku mid ahayn laba shaqsi aanu kala nahay sidaad noogu malaysayna waa anagoo si wax u wada og ninkaasi waa reer berbera aniguna reer burco ayaan ahay nuura ayaanu baar siigo xaafada u dhow kusoo wada kornay ma fahantay markaa fadlan fikirkiisa uga jawaab anigana duqaynta iga daa reekaa aad sheegato si badan ayaanu isku nahaye.haddii aad comments aan anigu leeyahay aad ka jawaabeyso waa ok raalli ayaan ka ahay.

  35. NINA
    Horta waxa aynu isku haynaa waa siyaasad ee dhibaato kale iyo nacayb ma jiro ….kollay xaggayga , dhulbahante iyo h/j weligood way is dilayeen waanay heshiinayeen ….hablahana way isa siinayeen , malaa adigu waxaad reer xamar oo colaadan baa kugu cusub …..that is why baad meel adag uga taagan tahay …..laakiin waad arki berrito iyada oo shaarubaha layska dhunkanayo …..ka warran haddii aynu meel dhexe isugu nimaadno ? Ama adigu i khaatumee ama anigu aan ku qarameeyo …….weliba anigaa bilaabaya ……reer khaatumo sannad guuro wacan dhamaantiin …..laa carabi bacdalyawm

  36. NiƱa
    Sanadguuro wacan garaadad waad ku sugtay naagaas magaca hayska bedelo hadana ilayn faasuq nimuu dhalay waa faaruq doora leh

  37. Slander
    horta adiga warmaaga waan hayaa laba cabdiqani oo jaamacsiyaad ah midkood baad tahay horaa laguu kashifay ana waan kusoo afjari indho Sanwaynaana ku warsanaya NINA ayaana kaa dheer si walba marka nin xigeen baad tahay ma tihid nin buuxa ee shaqaday nina kuu dirtay ka adkow nedelyohow sharaftiisii shilimada ina cambaashe siistay kkkkkkkk

  38. NINA

    naa hooy adba hooosgal bad hoosta ka tahay BS ahe maxaa aniga ku tusay horgalnimadayda k.k.k.k.k.k.k. naa hooy inbt soo qor………….
    viva mahad canbashe
    viva somaliland

  39. s/lander
    adigu ama liishan la bax ama land land la bax saaxiibkaa norway baa ku kashifay in aad tahay horgale js ah kaftan kuuma furaba saa daash ninkalaad manfiiq u sidataaye wado jaariyadnimada aad ku jirto

  40. dhamaan reer khaatumo iyo asxaabtooda waan idin salaamay sanadguuro wacan oo wanaagsan

  41. mire
    anigu maryo calsta lama kaftamo anoo yar baa la iigu sheekayn jiray inay yihiin dad lagu xanto in ay dabo leeyihiin oo qoryo ismaris ah hayla qabsan huuno fikirkaaga ku ekoow af carabi dambena ha ii soo qorin webkan soomaalaa lagu qoraa cut the crab

  42. mire

    k.k.k.k.k.k.k.k waar ninyoow ileeyn isku niyad baynu ahayn k.k.k.k walee anigu waxan modaayay nina , gabadh dheer oo mariinee k.k.k.k.k.k face book ka heshye soow mahaa ,…. ragedii !!

  43. oo inaabtiday NINA waxaan moodayay inan dheer oo dhuuban oo casaan mareen xiga ah ( waan sidaan inigu swirtay) kkkkkkkkk

    laakiin waa chubby yara gaaban waa noocii odaygi yidhi ninkii ay ka ,,,,,,,,, xumaataw wixii kaa galay soo doono kkkkkkkkkkkk

    kaftan ,com

  44. masha allah london waxbaa ka dhacay inkastoo waxeedu qayrul caadi yihin oo madaxdii iyo fanaanintii ugu badnaa meesha isugu wada tageen hadan waxan leyahay guulaysta meel aad joogtaaba reer khaatumo khayr

  45. nacas nugaal

    horufadhi iyadaanu u camirnaa meeshan adeer haday diido waanu joojin

    wax wayn maaha

    ee kawarama xorayntii laaska
    ma xaflad baad ka doorbideen
    dagaalkii 15 mimn ee beenta aha ahaa

  46. wacdaraha ottawana waad daawan doontaan waxaa nagala qayb galay Madaxwaynihii Awdal State Abdirashiid oo hadda xamar kasoo noqday

  47. Xudun
    sanadguuro wacan

    inaadeer waan arkay odayaashaa samawadana waa sidaad sheegtay

  48. habarhargaysa
    waad qabtaa digniin webka marti baad ku tahay ee islaan edeble ahow haddii kale webkaba waa lagaa mamnuuci

  49. SSC-Citizen from Xudun

    Hawdiyonugaal

    Inadeer, Nimankii aad i waydiinasey ee C/Lahi Galoos iyo Prof. Maxamuud Cali Jamac, way naga dhuunteen oo waakuwan London jooga, kkkkkkk Sawirada London baan ku arkay, mudona Holland waan ka maqnaa oo xiriir lama lahayn,, laakiin sawiradaan ka dhex arkay, ninkii Galoos oo madaxii ciro noqday kkkkkkkkk Samawada ma aad baad isugu dhawdihiin, mise reer Holland baad ahaan jirtey waadigan kala garanayee??

  50. horu fadhi way kasii daraysaa imika .waar dadka afka ha qabanina

    soo daaya waxaanu qoray . meesha runtaanu ka sheegmnaaye

  51. wali ma dagaal 15 min ah ayay wadaan .waar dhulkan ciidan qaran ayaa jooga
    tuurtuurkiinana waxba kama oga adeer haydaalilnina intan in kabadana hays

    ceebaynina dhulbahantena ha ceebaynina dhulbahante reer wax tuur tuura maaha
    waa nreer ninkay u badheedhaan toos u wajaha dagaal cadaanana ku qaada duhur cad .

    kastuumo waxay wadaa waa qawda i maqashii dibna u yaac waar reerku waa reer sharaf leh sidaana uma dagaalamaane ha bahdilina
    ee dadkiina dhinac ka raaca kuwan aad la dagaalamaysaana waa dhulbahante
    nin dhulkisii jooga oo dawladiisii ka tirsan waxba ka qaadi mauysaan

    hadawakhina kastuumooy7 idinku iska tunta
    xafladaha badiya fooxa badsada dagaalkan iyo waxana iska daaya

  52. mr xaashi dheere

    soka hargiesawi soo galiyo vidoeyada halkan ,

    mida labaad magaceyga kaliya ayaad xustay , waxay aheyd inaad dadka si jeneral ah ula hadashid , loooool

    WAAN SOO DHAWEYNAAYAA FAKARKASTA OO SALIIM AH ,

    BY IDOOR LIQE ,

  53. Digniin lama ogola linkiyada aad halkan soo dhigaysaan ee Vides-ka ama linki kale, fadlan joojiya, gaar ahaan iidoorliqe. Fadlan ka waantooba inaad linki soo dhigtaan, ku ekoow fekerkaaga.

    Maamulka.,

  54. Ubax Nacfi oo Xalay ruxday sanad guuradii Khaatumo ee Holland heestii SOO CAYAAR wow caadi maaha calanka weyn ee Khaatumo State ee background ka darbiga sudhan ayaa sii qurxiyay

    Ilaa iyo iminka jaaliyadda Holland ayaa hogaamineysa wacdaraha kuwii kale wali lama soo wada galin

    Viva Khaatumo State allow dhowr

  55. Waa wareey waar reer Londonow this is not fair kkkkk madaxdii qaranka Khaatumo iyo fanaaniintii oo dhan ayaa sawiradan hordhaca ah ka muuqda jaaliyadihii kale waad bililiqeysateen kkk just kaftan

    Video ga Ayaan sugayaa London iyo khudbadihii iyo suugaantii halkaas ka dhacday.

    Khaatumo State allow dhowr aamiin

Leave a Reply

Recently Commented

  • hargaysawi: Somaliland oo soo saartay Digniin ay ugu quus-goynayso Dad ay ku tilmaantay Qas-wadayaal iyo kooxo Nabad...
  • hargaysawi: War saxafadeed kasoo baxay was as rada arimaha dibada somaliland.
  • Hakiimd: Walee Inta Cali Khaliif nool yahay reerku waa dhaqan yahay laakiin maalintii meesha ka baxo baynu is weydiin...
  • Layla: !!!!!! kii is dhiiboow , waa dhibkuu yaa l!!!!!!!! !!!!!! adaa dhoofee, dhulku waa nagi !!!!!!!!!! !!!!!!...
  • ali: aniga waxay illa tahay khaatumo wax wayn oo sidaasi u buuran maahan laakiin hadii ciidanka qaranka dagaal lagu...