Comments on: Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Jaaliyada Reer Khaatumo Ee Ku Dhaqan Wadanka Imaaraadka Carabta

By: Waddani-1969
Waxaa illaahay dartii uma mulimii nta ah loo waydiinayaaa cidii baxi nlahay dhul balaadhan & lacag oo lagu furi doono cilaaj loogu talagalay umada xaga dhimirka laga hayo ee reeer somaliland ingiriisku u bixiyey fadlan ugu hagaaji wixii aad alle dartiis ibixinayso x-dahabshiil ee gobolada w/galbeed hargaysa , togdheer iyo degmada berbera. Ama acounka siilaanyo425001 .sidaaa iyo kaalmo wacann

By: Waddani-1969
Sool iyo sanaag iyo cayn sarareheedii waan idin salaamee sanad guuro wacan iyo guuuuul.

Takale waxaan farayaa

dhalinyarada reer khaatumo idoor  sidii david cameroon priministerk a Uk ugu iyo caalamka oo idil ugu dheheen ictiraafkiina somali udon ta weliba way diista dadka reer darwiiish qaasatan dhulbante way  sidaa awgeed ka daaya yaysan idi nku qumbacane kkkkkkkkkkkkkk.

By: fardojaan
hawd iyo nugaal inadeer cabdale cagalule waa gudoomiyaha

jaaliyada khaatumo ee london

halyey  oday cabdilahi darood isaguna waa gudoomiyaha jaaliyada

Uk

By: fardojaan
hawd iyo nugaal inadeer cabdale cagalule waa gudoomiya

jaaliyada khaatumo ee london

halyey  oday cabdilahi darood isaguna waa gudoomiyada jaaliyada

ee Uk

By: Nuura
liishaan, kkkkk horta ayaamahan calool qushqushkii wuu idinku batay, oo waxaan ku waydiiyey idinkaba idinkoo nabad ku daaqaya saw siilaanyo daasad idiinma garaacin dabeetana lugtaad qaadaanba idin lama go’do kkkkkkkkkkkk

Maxaad  reer khaatumo oon dulmi iyo daandaansi

Midna aan ku socon ula yaabi dee ciyaarahu hidahooda weeyaan

Gayigooda wacana waagii cadaadaba way u curataa khaatumo

Taladay gorfeeyaan hawlahooda abaabulan,xaq bay u leeyihiin

kartidooda weeyee yaanay ku darayayn ee darintaada jiif maxaad uga masuugi ood uga xanuunsan.

By: keligiiduul
sowdigii igalayee

igu ridey gantaalaha

gunuunucu muxuuyahay

sowdigii gartaadii

garan waayey maandhow

mahadaad wax gocatoo

geesaha yar eegtoo

garan weydey waxa dhacay

gudcurkiyo cadadu waa

laba aan is gelin oo

gelin wada negaanino

waa sida gedeenaa

gobanimo u dirirkaa

dalka gaadhka ka hayoo

libin gaadha abidkiis

soomaali gebigeed

geestay ahaatoba

gaadh baan ka wada qaban

gaar ahaana khaatumo

goonyaha nugaaleed

geesiga cadhaysani

cadowga waa gelaayaa

goortii ilaah qoray

geesaha wow dhigaaya

goblan waa bidaayaa

waa gaadhi libidiyo

caynaba geeseheedaa

daraawiish gedeysani

mar uun waa ku gubayaan

haadku waa gablaynoo

waa gigi jidhkaagoo

xabaal baad gelaysaa

adiguna gun iyo baar

inan gumeed garaadli i

goosashiyo waxaan jirin

madaxa uu ka galayoo

geeri loo qorsheeyo

gaala raaca jeceloo

Gunter bischose u taliyoo

yuhuud inuu u galo raba

hooyadii garaacoo

gabdhihiisa iibshoo

diintiis galaaftoo

aan garan ilaahii

garab maray salaadii

malaaiguhuna goosteen

naar inay geshaano

gunta lagu cidhiidhshoo

la gubaayo abidkiis

khaatumo garaadiyo

geesiyaalo weeyaan

wada gaadhe taladii

inay gacal haadaan

gobanimada raadshaan

guushiyo xoreeyntana

geesaha nugaaleed

calan waa gilgilayaan

gob la orod mash xaradliyo

farduhu waa gurdamayaan

gugu waa da’aayaa

goray way dhalaysaa

nirguhu waa gunuunici

gaawaha waa la culayaa

gaajadu waabaxaysaa

gedigeed nugaal godan

guud ahaana soomaal

nabad baa la gelayaa

waa gabay idoor

By: liishaan
miyaydaan xafladaha dhamaynaynba kastuumo maalin walba miyay dhalataa kkkkkkkkkkkkkkkkk waa reerkii oo ciyaar loo tumay mar qudha joojin maayaan.

By: hawdiyonugaal
Mr Omar

Ma cabdalle cagalulaa gudoomiye jaaliyadaa ka ah

By: sool boy
mire

fadhi ku dirirka inogu cesha hasawihi   hure walanwal  iyo canbaro

oo lagu luqeyo

adunbaan waxdhaadine

xiliyadan is dhalan rogey

dhibtan ka ilaasha

iwm

By: OMAR
AAD BAAN UGA XUMAHAY IN SHACABWEENAHA KHAATUMO EE EMIRATKA EE KA DIBADHACAN SANADGURADI MAMULKAYAGA EE KHATUMO KHEIR.

LAKIN NEVERTHELESS WE HOPE YOU GUYS HAVE A GREAT TIME LIKE WE DID IN LONDON HEEY VIVA KHATUMO WANA MAMUL JIRA OO AAN DIB WALIGI USONOQONEEN.