|

Gabadh yar oo Muslimad ah oo ka ilmeysiisay Kumanyaal Musliimiin ah ka dib markii ay Ku luqaysay Zurat Fajr,{Video}.

Gabadhan yar oo lagu magacaabo Zumeyya ayaa waxay maslax ay fadhiyaan kumanyaal haween Muslimiin ah ka akhriday Zurat Fajr, halkaasoo Qiraadeedii ay qushuuc gelisay guud ahaan haweenkii Muslimiinta ahaa. Cunugtan ayaa Allaah ku manaystay cod, waxaana dadeedu tahay qiyaastii shan sano.

 

HALKAN KA DAAWO VIDEOGA.

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=22242

Posted by on Jan 16 2013. Filed under Diinta, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Gabadh yar oo Muslimad ah oo ka ilmeysiisay Kumanyaal Musliimiin ah ka dib markii ay Ku luqaysay Zurat Fajr,{Video}.”

  1. Maansha allaah quraanku waa nuur,

  2. MASHA ALLAH ,
    ILAHAYOOW QURAANKA NOO FUDUDEE AAAAAAAMIN AAAAMIN AAAAAAMIN ,

  3. Maasha’Allaah Tabarakallaah
    ilaahay swt ha barakeeyo inantaa yar.

  4. mashaAllaah waa mid qlabigu ku qaboobayo suradan iyo gabadhanba ilaahoow diintan adaa soodajiyey aidgaana xafidaya ee markasta koryeel aameen,

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Wiil hoog.: kan waashay iyo hal dooraleh la baxay waxaan dhihi lahaa lacagta aad haysataan orda dadka hargaysa ee...
  • Kuluc: Way dhacdaa its oki .
  • Kuluc: wasiirka duulista somaliland go,aankuu gaadhay waa sax, qaramada midoobay oo yadu cunaqabatayn wax saartaa la...
  • suldaan: Walaahi ma cadhoon lkn waxaan diiday in wasmo lagu faano oo cay laga sameeyo..war nin aan ku daalaynin...
  • DHeere Power: suldaan, Hadaan naagaha idiin wasay maxaad rabtaa. Dee koleyba jamaican baa wasi lahaa anigaba xaq u...