|

Faallo: Go’aankii dawladda Maraykanka, waxaa afka ugu dhacay maamulada midnimo-diidka ah.

GUUSHA SOOMAALIWaxaa halkan faalo kooban inoogu soo diyaariyey tifetiraha shabakada Horufadhi, taasoo uu ku qaada dhigi doono dhirbaaxada ku dhacday maamulada riyo ku noolka ah iyo himilada shacabka Soomaaliyeed ee midnimada jecel.

Faallo: hawlaahoowgii Umadda Soomaaliyeed soo martay iyo dhibaatooyinkii la markiyey mudadii 21ka sano ahayd, waxay soo jiitantaba marba waxay lugaha kula siqaysay wejiyo cusub oo waa xun inta badan u ahaa umadda Soomaaliyeed, 1991kii waxaa burburtay dawladii awooda lahady ee isku haysay dadka iyo dalka Soomaaliyeed, taasoo halmar ay cagta mariyeen Canaaziir ka madhnaa boga wadaniyada iyo qadiyada guud ee bini’aadan ka duulo, hamigooduna uusan dhaafsiisnayn barakicin, dilid, kufsi iyo kala goyn qaranaka Soomaaliyeed.

Sanadkii 1992 wejikale oo aan farxad gelin Soomaalida ayaa yimid kaasoo ahaa hawlgalkii UNISOM ee ee Mararaynkanku horkacay, balse loo arkay mid dano gaar ahaaneed laga lahaa, Soomaaliduna aysan ku qancin, waxaa taas daba ordayey maamulo u dhismay qaab beeleedyo xukun hoosaad ah oo cuqdadi gundhida ugu jirto, uuna ugu horeeyey maamulkii lagu dhisay Boorame markiisii horena lagu unkay Burco, oo si jibaysan  , caadifaysan isla markaana ka baxsan wadaniyad iyo hadafguud loogu dur durshey Soomaalinimadii. Halakoowgii maamulada kale ee lagu deg degay, sida kii waqooyi bari ama Ex PL,  soo gelitaankii ciidamada Ethiopian ka ee gudaha Soomaaliya, dawladihii KMG ahaa, saxeexayaashii Mahiga badankoodu jeebka ugu jireen dhamaan waxay keeneen qawad ay umada Soomaaliyeed ka biyo diideen una arkeen inay ugu yaraan gudaha wax ku unkadaa.

Taasi waxay dhashay dawladda haatan jirta ee rasmiga ah, walow dhaliishu u badan tahay khibrad yaraanta madaxda dawladda hadana fursada ay heleen ayaa noqotay shacab daaley oo u baahan dabiibid deg deg ah iyo wax uun horkaca, arimahaas oo dhan waxay dhaleen bisayl wadaniyeed oo u badan dhanka Koonfurta oo markii hore aad loogu arkayey dad ku qamaamaya oo keliya dagaalada sokeeyo iyo dagaal oogayaal qabiil lagu badhi taarayo.

Af u dhaca goonigoosadka iyo guusha midnimo doonka.

Sida cad waxaa maanta marklae boodhka laga jafay dabaqabahada qaranka Soomaaliyeed, oo inta badan laga qasijirey debeda, hadalkii ka soo yeedhay xoghaya arimaha debeda ee Maraykanka Hilary Clinton, wuxuu ahaa mid beerka u dhaafay kooxaha ku ladnaa kala qoqobka Umada Soomaaliyeed oo ay koow iyo laba ka kala yihiin maamulada Faroole iyo Siilaanyo, kuwaasoo ka sokoow himilooyinkooda wiiqida dawlad adag oo Soomaali u dhalatay,  ku waayey barnaamij aan u bixiyey Naas nuujin, Marakankuna ugu yeedho Dual track , kaasoo dawladda Maraykanku gebi ahaanba baabisay, hadalkii Clinton aya ahaa sidan””” Siyaasadii dhinayada badan ee Dual trach{Naas nuujin}, waxay ku egtahay maanta, waxaan horay ugu dhaqaaqaynaa bilow cusub oo si dhow aan ula shaqaynayno dawladda,”’ ayey tidhi Clinton.

“The fact that we recognize a government there will allow us to do things through USAID that we have not been able to do before. The fact that we recognize them as a legitimate government will allow the World Bank and the IMF to do things that they would not have been able to do before. This is major and it is significant,”

”’Xaqaa’iqa aqoonsiga ee daladdu wuxuu noo ogolanayaa inaan waxkasta si toos ah u samenyno oo aan deeqaha Maraykanka u gudbino, taasoo horey aanan u sameyn jirin”’ Aqoonsiga aynu ku aqoonsanay ayaga inay yihiin dawlad sharci ah wuxuu u ogolanayaa bangiga aduunka iyo sanduuqa lacagta ee dunida IMF inay sameeyan waxyaalihii aysan horey u fulin jirin”’ tani waa talaabo weyn iyo horumar”, sidaas waxaa yidhi kaaliyaha xoghaya arimaha debeda e Maraykanka Johnnie Carson.

Arimahani oo dhan waxay quus geliyeen , kuwa ka soo horjeeda qaran Soomaaliyeed oo cagahiisa isku taaga, waxayna niyad sami iyo rajo buuxda daaha uga rogeen kuwa u taagan midnimada iyo qaranimada umada Soomaaliyeed, ee ay ugu horeeyaan shacabka reer Khaatumo State. Clinton waxay carrabka ku dhejisay in Maraykanku ilaalinayo , qaranimada, sharafta iyo midnimada umada Soomaaliyeed, taasina ay tahay lama taabtaan, aan la rux ruxi karin. Waxaana cad in dhirbaaxada maanta ay wajaheen kuwa ku naaloonayey in Soomaali sidan ahaanayso, weligood wel welkooda caawa laga dareemayo magaalooyinkooda, oo la sheegay in mukhaayadaha iyo marshafyada jaadka qaar badan laga waayey oo dhiigu ku kacay.

Gabo-gabo: Saameeynta dawlada Maraykanku dunida ku lee dahay waa mid iska cad, waxaana arimahani ay daaha ka qaadi doonaan oo dhabada u xaadhi doonaan, in dawladda Britain oo ayadu si indho la’aan ah u taageerta maamulka gooni goosadka ah ee Siilaanyo, isla markaana deeqah Soomaaliya oo dhan %60 siisa, ayna ku iibsadaan hub iyo rasaas ay kula dagaalaman dadka Soomaaliyeed dhexdooda inay dib uga fiirsan doonaan, isla markaana dhawaan ingiriisku fahmi doono in shacabka Soomaaliyeed og yihiin lugooyadiisa, waxaana dawladda Soomaaliyeed haatan xaq u lee dahay inay Britain weydiiso meelaha ay mariso deeqaha ay ugu talo gashay shacabka Soomaaliyeed.

Shacabka Soomaaliyeed waan ugu hambalyeynaynaa guusha siyaasadeed ee midnimadu udub dhexaadka u tahay ee la gaadhay.

Horufadhi editorial  Chief.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=22491

Posted by on Jan 18 2013. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

55 Comments for “Faallo: Go’aankii dawladda Maraykanka, waxaa afka ugu dhacay maamulada midnimo-diidka ah.”

  1. SSC-Citizen from Xudun

    Mire

    Waynu arki doonaa bal keena loo taliyo…..hadal badana dan baa dhaanta, awooda aad 20 sano oo aad maamul sheeganaysey Taleex iyo Buuhoodle ku qabsan weydey, maantana iyo berri toona ma haysid, laakiin riyada waan kuu ogolahay iyo faanka…labaduba waa dhaqan iidoor kkkkkkkkkkkkkkkkkk have nice day!!!

    Khaatumona ha noolaato!!

  2. Somalilander

    Kkkkkkkkkk

    Taliye …….igadaa hay xusuusine ….bal adigu ka sheekee nin khaatumo jeclaaday !!
    Waar yaa inanta eega reeba dadqalatada ….si aan yeeloba garan maayo , talaa igu caddaatay …..Mar marbaan is idhaahdaa tolow mayska noqotaa reer kaastumo si ay raali kaaga noqoto …….adiga halkaa ma kula galay jacaylka ruun ?

  3. mujj; mire

    aniga inabtiday ruun uun ii dhaaf .. inta kale ku durduri k.k.k.k.k.kk.k. laakiin gabartas ruun aadban iskugu dhernahay .. adiga waxaan kuu dhafaay nina k.k.k.k.k.k.k

    viva mahad canbashe
    viva somaliland

  4. mujj; mire

    aniga inabtiday ruub uun ii dhaaf .. inta kale ku durduri k.k.k.k.k.kk.k. laakiin gabartas ruun aadban iskugu dhernahay .. adiga waxaan kuu dhafaay nina k.k.k.k.k.k.k

    viva mahad canbashe
    viva somaliland

  5. Ruun

    Adiga wax walba waan kaa ogolahay …..you right i am wrong

  6. Mire
    waad riyooneysa somalilanda aad la ordeyso waxba nagama kelin waa mamul beeled aad dhisateen, khatumo state na dad baa dhistay kiina ku egaada ,dad aan idin rabin ha isgu xoqina .
    Viva khatumo state

  7. Idoorkaan waan ka yaabay maxey iskugu keen dhadhajinayaan, somaliland maxaa naga kalay waa maamul beelaha dir waqooyi isgu sheega sameeysteen, habka uu u sameysanyahay xita waa awood qeybsi belaha dirta waqooyi, sida madaxweynaha waa inuu noqdaa isaaq madaxweyne ku xigeen gudabiirsi wasiirada boqolkiiba 95 waa idoor inta soo hartayna waa gudabiirse iyo ciise,

  8. Ssc xudun

    Kkkkkkkkkk

    Dee sxb waad xanaaqday waamaxay caydu ……Kkkkkkkkkk
    Feel very free to hate me and my tribe ……laakiin anigaa kuu taliya if iyo aakhiraba ,weather you like or not …..anigaa halka aan doono ku dhigaya ,taladaadana wax layga waydiinyaa …..waxaan doonana kuu goynaya ……haddii aad diiddona mandheeraan qamandi iyo shaah madaw kaaga dheginayaa …..noo casiir ……Kkkkkkkkkk

    No kaastumo , no cali duufle

    Dhul aad xoraysaad ka hadlaysaaye , waxa inuu ballan ah markaan buuhoodle iyo taleex calanka barakaysan ee jumuhuuriyadda SOMALILAND ka taago …..adiga iyo kaastumuna qaxooti kaaga dhigo nayroobi iyo meel daran ……Kkkkkkkkkk

    Maxaad samayn kartaa ???? i cawri dee ….yaa miskiin waaxid

    Long life SOMALILAND and fuck you and your kaastumo

  9. kastuumo la ogayoo tuur tuur wax ka badan kari wayday

    waar ciidanka hurdada hakaga ciyaarina
    ama usoo badheedha hadh cad ama tur tuurka gunimadaa iska daaya

    adoo dhididsan baa loo ridaa dhamac rasaaseed.
    kaana miyaydaan maqal

    adoo dhuumanaya looma rido dhamac rassaaseed

    la ogayoo kustuumo waa nothing !!!!!!!!!!!!!!!!!

    maalin walba cirka iyo dhulkaa gubta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    maalin walba dagaal lagu hoobatay baa dhaca kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    maalin walba ama gambadhaa cir iyo dhul gubata ama xudun ama laaska kkkkkkkk

    dagaalow xaal qaado ….

    ciidanka qaranuna imika wuu bartay oo waxa layidhi markaysoo tuuraan waxay yidhaahdaan waar waa waxoodiiyarayde hurdada haka kicina waar hebelow kac saxiib dhawr xabadood kor ugu rid dib haw yaacaane

    dabadeena huradaday iska sii wataan lkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kastuumo waa kastuumo uun

  10. Mire

    Biritish somaliland ma aha dawlad somaaliyi samaysatay, mana aha dawlad jirtay oo ku dhalatay rabitaanka 5 qof oo somaliyeed, waxay ahayd maamul uu gumayste samaystay. 1960kii dawlad ka horeeysay oo somaliyeedna ninka sheegaa iga aqoon iyo waayoaragnimaba badan.
    marka haddii isaaq ingiriis yahay waa sheegan karaa maamulkaa gumaystaha .

    ingiriisna somaliya waxa uu u qabsaday in uu askartiisa cadan joogta hilibka dekadaa berbera uga raro. ujeedo kale oo uu somaliya u qabsaday ma jiro

  11. Ssc xudun
    inaadeer salaan khaatumaysan
    hayska ooyeen khiyaaligii iyo beentii dhamaatay maanta oo u danbaysay wasiiro ku sheeg isaaqa ayaa sacuudiga tegay oo caawimo waydiistay waxaana loosheegay in somaliya dawladi ka dhalatay taas uuna ay la shaqaynayaan waxay u baahan yihiin ay dawladooda ay u gudbistaan

    waxaan kaloo kuugu bishaaraynayaa in caawa xeryo maryacalastu ku lahayd buurta sayidka xaafadii khaarajiye la gubay si fiicana maryo calastaa loogu karbaashay

  12. SSC-Citizen from Xudun

    Mire

    beena kuu sheegi maayo ee, I DON’T FUCKING LIKE YOUR TRIBE!!! waxaad tihiin dad junky ah oo been ku nool, aduunkana inay ingiriis futada u leefaan ugu jecel..keleb waaxid!!!

  13. SSC-Citizen from Xudun

    Mire

    20 sano hadaad Somalidiid khasab igaga dhigi kari wayday, xagaad ka keeni awooda aad hada anigoo soo jeeda igu khasbaysid?????
    Nin waxa soo socda aan garan waxa joogana ma garto…..u diyaar garow anigoo hogaan kugu wada inaan muqdisho ku geeyo, Hargeysana Badhasaab u soo diro, End of the Story!!!!

  14. Ssc from xudun

    Horta kala saar nacaybka aad u qabto somaliland iyo waaqica taariikhda ah …
    Haddii ay waxan aad sooqorty kaa dhab tahay dee waxba ku wada hadli mayno oo ama waxaad nin aan cilmi lahayn ama waxaad beenawaas u badheedhay beenta …..

    Anyway…..aaminsanaw waxaad doonto arinto waa laba mid ….ama anigaa somaliland sanddulle kaaga dhigi ….ama kaastumaa guulaysan oo sidaa doontaan baanu yeeli …….end of the story ….

  15. SSC-Citizen from Xudun

    Mire

    Waxba kama jiraan riyadan aad isugu sheekaysaan ee 2 dawladood baa jirey, waxaana go’aan lagu gaarey in xoriyada Somalia la siiyo 1960, kadibna jun 26 1960 gobolada waqooyi baa xoroobay, july 1st 1960 na waxaa xoroobay koonfur Somalia, 2 dal oo somalia ahna taariikhda cidi kama hadlin, ee gobolada waqooyi iyo gobolada koonfureed baa mindhaa 2 dal kuula ekaaday… Somaliana weligeed mid bay ahayd, gumaysigii qaybiyeyna macnaheedu maaha in meeshan gumaysi ka taliyo hada, Fad ama ha Fadin, waa lagu fadsiin!!!!!!!!!!!!!!! gacmaha taag oo muqdisho hoos tag, meeshan wado kale oo kuu banaan ma jirto, PERIOD!!!!

  16. dagal aya ka dhacay lascanod xalay welina wax kasobaxay manan maqal dagalkan aya yimid marki ay ahayd saqdi dhexe halkas oo kabilabmey kantarolka bariga ee lascanod weliba gutada kamidka ah meleshiyadka CAWAROLAND ee fadhida buurta seyidka ee lascanod
    xalay waxaa nasootiyay diryanka madhafiicda iyo dhaqa rasasta sawaxankeda oo sitoosa lowada kamaqleyey abaaro 2:30 habenimo ee xalay

  17. Aar gantaalan

    Waan gartay ee bal tan eega jawaab , ilayn waxbaa la kala faa’iidaystaaye

    Horta dawladdii la odhan jiray …JUMHUURIYADDA DIMUQRAADIGA SOOMAALIYA ..miyaanay ka koobnayn laba dal oo isu tegay ….british somaliland iyo italian somaliland ?
    Mise taasi waa taariikh macmal ah oo aan jirin ?

    Haddii ay jirtay , dhulbahante xagguu ahaa labada dhinac ?

    Waiting 4 your answer

  18. Nina

    Inaadeer waad ku mahadsantahay. I hope you are right. Laakiin inaadeer labadaba waraysi labadaba waxaan ka maqlay “reer Waqooyi haday wax isku raacaan” IWM.
    Taas baa shaki i galisay. SNM in maanta lagala hadlo wax wada qaybsi waxay insult ku tahay waxay qof ku xasuuqeen inay khasab Soomaali kaga go’aan.

    Waan arki doonaa.

  19. dagal aya ka dhacay lascanod dagalkan aya yimid marki ay ahayd saqdi dhexe halkas oo kabilabmey kantarolka bariga ee lascanod weliba gutada kamidka ah Cawaraland ee fadhida buurta seyidka
    xalay waxaa nasootiyay diryanka madhafiic iyo dhaqa rasasta sawaxankeda kamaqleyney abaaro 2:30 habenimo

  20. Sheekada laascaacood maxaa war laga hayaa

  21. Waxbay dunida hormartay ka beddeshey siyaasadehedii 100 sano kahor ahaa.
    Iidoorku ha fahmaan berbera ciidan ingiriis oo cadan joogaa dhuxul ugama baahna.
    waataa hadda laga baayacaayo carab isba kor laga xukumoo dubai joogaa inuu gato. waxaanse yaabanahay maxay u sheegi doonaan garaabacunkii ku hadaaqi jirey dawlad baynu noqonaynaa iyo dibjirkii biirka ku cabbi jirey London iyo Canada.
    waa aan samayn baa u baryey. irinimana waa inaanay waxba ugu soo bixin oo dibigan feedhaha qaawane balcad laga soo qabtayna laxakameeyaa.

  22. SSC-Citizen from Xudun

    Caawa oo Madaafiic aan joogsanayn ka dhacayso Lascanood, magaaladana aan laga seexan, Horgale ina Cambaashe iyo Ciidamadiisa oo iidoor wagaash xabadii ku jeediyey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sheeko yaab leh baa socota!!!!

  23. oday miyi

    ishaad ka riday kastuumo

  24. Kastuumo maxaa faa’iido ugu jirta aqoonsiga Somalia ee iminka la aqoonsaday sida South Sudan oo kale?. Qofku hadaanu aqoonin waxa u dana iyo waxa u dhiba waa sida xayawaanka oo kale. Jamhuuriyda Fadaraalka Somalia ee uu hogaamiyo Xasan Sheikh uma aqoonsana wax jira Kastuumo Real Estate. taas badalkeeda wuxuu aqoonsanyahay Republic of Somaliland waxaanad dhowr jeer aad ka maqasheen isagoo Hambalyo iyo Bugaadin u diraya Somaliland, Waxaa kale oo uu sheegay in aanu cadaadis dublumasiyaded iyo mid kale toona ku hor joogsandoonin aqoonsi raadiska Somaliland.

    Hadal iyo dhamaan ama ha la aqoonsado dowlad Hawiye ama yaan la aqoonsane idinka maxaa dan idinku jirta? Ta labaadna Somaliland aqoonsiga dowlad Irir la aqoonsaday waa faa’iido weyn dhawaana waxaad maqli doontaan Somaliland oo la aqoonsaday.

    Somaliland anigaa iska leh difaacayana 4ever

  25. keligiiduul

    aamiin aamiin aamiin dhamaanteen ilaahay haynagu anfaco waa war wanaagsan

  26. qorshaha wadahadalada u dhaxeeya somaliland iyo somalia ayaa xasan sheekh maxamuud ku qasbaya inuu yidhaahdo ax juujuub lagu doonayaa maleh. waayo labada geesoodba waxay rabaan shirkaasi kama soo baxayo ee wax ka gedisan ayaa shirkaasi lagu wadaa inay kasoo baxaan.

    in somaliland noqoto maamul hoos taga united nationka sidoo kalena somalia noqoto dal hoos taga united nationka.

    labadeena waa nala simayaa sidii awal lakala ahaana waa naloo kala soorayaa. guushana way cadahay intaanu rabnayna waatan in somaliland iyo somalia la simo. viva somaliland republic

    inana kursi lamid ah kan somalia ayaa xagaasi united nationka nalaga siin donaa.

  27. Qofkii alle la doono khayr wuxuu fahan siiyaa diinta; waa xadiis
    marka diinta la fahansiiyana waxaa u suurta gelaysa inu guto oo si fiican ula yimaado muhiimadii loo abuuray,ee ahayd caabudida Alle,(c.n.k).marka la rabo in Alle(c.n.k) la caabuddo waxaa lagama maarmaan ah in si dhaba loo yaqaano Allaha la caabudayo, waxa uu rabo iyo sida uu u rabo in loola yimaado, si hadaba taas looga soo boxo ayaa waxaa lagama maarmaan ah in cilmi looleeyahay cibaadada iyo camalka layska doonayo, iyo sidoo kale habka la doonayo in loo sameeyo.
    hadaba barashada quraanka iyo tafsiirkiisa, axaadiista, sunada nebiga iyo cilmiga fiqiga waa lagama maar maan in uu qofku ka yaqaan in ku filan si ay suurto gal ugu noqoto inuu ilaahay u caabudo sida uu istaahilo ee uu xaqa u leeyahay.
    cilmiga fiqigu wuxuu ka midyahay cilmiyada la barto kuwa ugu fadliga iyo nafciga badan, waa cilmi sharafta iyo weynaanta uu leeyahay aan tilmaan lagu soo koobi karin. waa cilmiga lagu kala saari karo xalaasha iyo xaaraanta. waa cilmiga lagu ogaado waxa alle lagu caabudo iyo sida loogu caabudo. waa cilmiga lagu ogaado dhaqanka iyo macaamilada ka dhexeysa qofka iyo khalqiga(waxa alle abuuray) intiisa kale.
    cilmigani wuxuu u kala baxaa laba qaybood
    1- waa qayb qofkasta waajib ku ah oo aan laga yeelayn in uu qofku jaahil ka noqdo. qaybtaasi waxay la mid tahay quudka daruuriga ah, oo qof walba naftiisu u baahantahay, wax yaabaha ay waajibka tahay in qof waliba bartona waxaa ka mid ah
    Salaada iyo sida loola yimaado.
    soonka iyo sida loo soomo
    sakada iyo sida loo bixiyo haduu xoolo haysto
    xajka hadii uu ku waajibo waa markuu haysto xoolo ku filan
    iyo mucaamilada ka dhexeeysa qofka iyo dadka kale ee uu la dhaqmayo.
    intaas oo dhan waxaa ka sii horeeya inuu barto caqiidada saafiga ah oo uu ka baranayo wax kasta oo qofka laga rabo inuu rumeeyo, iyo weliba sida uu u rumeeynayo.
    wax barashaduna waa wax uu islaamku ka dhigay xaq uu qof kastaaba leeyahay
    uuna weliba waajibiyey,
    Rasuulka (n.n.k.h) oo weliba arintaas ka hadlayaana wuxuu yidhi;
    Daalbashada iyo raadsashada cilmiga sharciga ahi waa waajib saaran oo laga rabo
    qofkasta oo muslim ah.. qofkii isagoo awooda aan cilmiga ka baran intriisa quutul daruuriga ah waa ku dambaabayaa.
    2- waa qayb aan dadkoo dhan waajib ku ahayn, oo hadii muslimiinta qaarkood bartaan inta kale waajibaadku ka dhacayo.taasina waa in la helo qaar muslimiinta ka mid ah oo taqaqus buuxa u leh culuumta islaamka, sida xadiiska, tafsiirka, fiqiga iyo iwm. culimadaasi waa inay dadka baraan cilmigaas awoodna u leeyihiin inay shareecada kala soo dhexbaxaan masalooyinka cusub oo soo biiraya xukunkooda
    culumadaas aan soo sheegnay waxaa la mid ah in la helo dad sidoo kale cilmi balaadhan u leh cilmiyada aduunyada,sida dhaqaalaha sancada (sida tignoolajiyada sare oo hada caalamka hogaanka u haysa,cilmiga bulshada iyo wixii la mid ah, si ay awooda muslimiinta iyo haybada ay aduunka ku leeyihiin u sugaan , isla markaana ay caalamka u leexiyaan xaga cadaalada,nabada iyo nolosha wanaagsan, diinta islaamkana u meel mariyaan, sababtoo ah haddi aan taas la helin qofka daciifka ah, xag dhaqaaleed, xag awoodeed,xag cilmi ma uu meel marin karo diinta, naftiisa iyo sharaftiisana ma uu illaashan karo,sida waqtigaanba muslimiinta haysata.
    F.G. cilmiga wax tarkiisu waa ku camal fal iyo dabbaqid. haddii sidaas la waayo oo ruuxa cilmiga bartay wuxuu la mid noqonayaa aalad ama qalab cilmi laga buuxiyey, sida kumbuyuutarka. marka la fiiriyo xaga faa’iidada iyo cilmiga uu dadka u gudbiyo, isla markaana isagu uusan waxba ku dheefayn. sidoo kale wuxuu la mid noqonayaa shumaca ama kandhalka la shito oo dadka iftiinka siiya laakiin isagu naftiisa guba oo baabi’iya.
    hadaba walaalayaal waa inaan dhamaanteen baranaa cilmiga diiniga ah iyo kan dunyawiga ah isla markaana nafteenana ku anfacnaa. dadka kalena u faa iideeynaa.
    markaas baynu noqonaynaa adoomo ilaahay ka raaliyahay.
    casharkaan ilaahy haynagu anfaco dhamaanteen

  28. nina

    inbt .. bal heestan marmarkaad guriga joogtoo dhagayso …

    hibooy inabtaay ….
    haduu hilibkaygu ku yaal …
    ama uu haben qudhaa ..
    kaagalay hunguri ..
    haka amusiine ..
    nafta bas lahadloo ….
    haasaawi galab qudha …. lalaaa lalal…….

    markaad dhagaystano inbt i xasuuso k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k

    viva mahad canbashe
    viva somaliland

  29. nina

    meesha waxa ka hadlayaa waa hassan calasw iyo mrs clinton ee ma aha mr obaama.

    mida kale ilaahay kuma aqoonsan ee waxa ku aqoonsaday waa nin gaal ah waxaana ka wanaagsan adoo is aqoonsada oo naftaada aqoonsada adigu.

    aduunka aad leedahay wuu ku diidayna ima diidine waan ku noolahay

    waxaana ku odhan lahaa istaaqfurulayso oo ilaahay aqoonso isga ayaa aduunka ku keenay markuu rabana isaga ayaa ku celin kara

  30. nina

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi waan qoslay .. inna canbaashe waa ninka sugaayaa amar ah inuu taleex gadhoo oo ilaa yoocada socdo .. oo xadka sooo xidho ! magaratay inbt .. waxaan kuugu dharaan karaa inuu amar uun sugaayoo k.k.k.k.k.k.kk.k

    viva mahad canbaashe
    viva somaliland

  31. s/lander
    ina cambaashe kolay xassan sheekh iyo obama wuu daawanayaa maanta waana la socdaa in somaliya dawlad yeelatay anagu mudaanu u qabanay wiilkayagaa xorayni meesha ma jirayso ee waa ina cambaashoo xilka tolkii ku soo wareejiya kkkkkkkkkkkk

  32. maraykan haduu somalia aqoon sado idinkaa maxaa idiinka gallay ?? idinku soowdinka diidan dawlada somalia ee xasan sheekh maxamuud !! cajiib …. shalay bay cayayen ooy magac yo badan u bixinayeen .. .. shalay sowdinkii lahaa dawladu waa irir k.k.k.k.k iyo xasan xooloo iyo blah blah…. maydinka dhabaa awaay jubbaland ??
    aaway kastuuumo ??
    aaway xorayntii ??

    midna waan idinku darayaa .. marnaba ha u fadhiyina in maraykan intuu idiin yimaado .. lascanood idin xoraynaayoo.. iskaba da dawalada somalia k.k.k.k.

    viva somaliland

  33. reerka digil iyo mirifle ayaa waxay dhahaan war adi been ha sheegin runa ha sheegin waxaad sheegtana ha waayin hadalkaasi wuxuu u eg yahay qaabka ay beesha caalamku umal dhaqanto jabhada snm lkn hogaamiyayaasha snm iyagu been qaawan bay shacabka kula dhaqmaan ilaa caruurtodii rumaysatay beentaas

  34. geesiga
    anigu kumaa diidin dawladnimo aduunkaa kuu diidaya aduunka la hadal

  35. geesiga
    huuno ama dumar hala dawrasado ama kaniisad dawarsada waa laga soo gubay arimahaas iminka soomaaliya oo dawlad ah baa meesha maraysa oo wadanka oo dhami uu gacanteeda la rabaa inuu soo galo taasaana obama cadeeyey inuu kala shaqaynayo dawlada soomaaliya xassan sheekh iyo obamana 4 sano oo ay iskala shaqeeyaan bay haystaan labadooduba arintaa

  36. isaaq waa qabiil labaatan jeer ka badan ciise hadana waxaa la yidhaahdaa dawlada djabouti waa ciise iyo canfar.

    nina …somaaliland hal qabiil ha ahaato ama kun qabiil waa dad gaaraya ilaa 5milyan
    ilaahay mooyee cid is hor taagi kartaana ma jiro ,dawladan iminka muqdisho laga soo dhisayna aniga ayaa soo dhisay oo hadaan isaaq ku jirin maba jirteenba taana la soco. mida kale waxaad ogtaa british iyo maraykanba inay af qudha kuwada hadlaan oo ay yahiin dad isku mid ah

  37. wadaad yare mid buu taabtay ah in ay jiraan maamulo is barbarwada si gorgortan ah nidaamka federaalka iyo soo dhawaanshaha ama fogaanta snm

  38. nina

    horta snm waa soomaali national movement oo waxay ahaayeen jabhad u dagaalamaysay inay muqdisho xorayso. maantana waa soomaaliland oo waa ka goday muqdisho iyo soomaaliya. waana dal madaxbanaan.

    soomaaliya oo xamar oo keliya 23 sano xorayn kari wayday iman mayso mana awoodo inay timaado soomaaliland iska daaye xitaa puntland bayna xukumi kari.

    mida kale cali khaliif galayr oo 23 sano joogay qurbe iyo kuwa la midka ah ee dawarsda dumarka caydha qaata,haduu ka yimid boorame,saylac,iyo laasqorayba waxba kama qaadi karo soomaaliland ,puntland iyo soomaaliyaba

  39. marka danaha jabuuti iyo danaha itoobiya oo ah hogaamiyaha EGAD iyo AU da la eego iyo mujtamaca dawliga ahaan dhamaantood ma yeelayaa in qabiil soomaaliya ihi dawladnimo goosto taasi waa asaaska siyaasadaha u asaaska ah bahda caalamka lkn si qabow ayay u fulinayaan dantoodaa ingiriisku dalkiisu waa cut and paste mana taageerayo qadiyada snm oo waxay ka soo harjeedaa mabaadidiisa waase jiraan laba MP oo snm ta uga ololeeya barlamaanka ingiriiska kuwaasina waa da’a oo sanadkan ayay retirment gelayaan

  40. Budliye

    Mahadsanid saaxiib.

    Laakiin sheekooyinka aan ka maqlayo dadka qaar soo ma mooddid iney dadka qaar ka go,antahey ineysan dowladdu gaarinba meel xad la ah Somaliland?

    Intaan la xallin Somaliland waa in xal loo helo beelahaan koofurtaa oo aadka u didsan.

    Dadka Soomaaliyeed waa dad waxa isku xirayaa ka badanyihiin waxa kala geynaya. Laakiin haddana cillado badan ayaan leennahey.

  41. Wadaad yare waad fiican tahay fekerka saliimka ah

    Laakiin waxaan kugu kordhinayaa hal qodob
    Oo laga yaabo in puntland iyo somalilandba ay shuruud la,aan ku aqbalaan codsiga xasan shiikhg
    ,

    Muqdisho waa caasimadii dalka
    Marlabaad waa magaalo ganacsi
    Dhowrka sano ee soo socda hadii ay fursad nabad gelyo hesho waxaa dhici karta ganacsadayaasha ugu tunka weyn puntland iyo somaliland in ay muqdisho u wareegaan,

    Waxaa kale oo aan meesha ka madhnayn hay,adihii oo maamulada saldhig u ahaa oo xamar laga maamuli doono,

    Intaa waxaa dheer dawladda lafteeda oo siyaasada debada aad moodo in ay game aan caadi ahayn ka cayaaray,

    Waxaa sii dheer shacabka waqooyi dega oo aqlibiyadu aysan ka madhnayn somaliwyn.

    Intaas marka la isku soo xooriya waxaa miisaanku u dheeliyayaa xamar iyo xasan shiikh
    ,
    Haday taasi timaadana waxaa meesha yaranaysa culayskii wada hadalka, dawladda lafteeda ayaaba ismacaashaynaysa,

    waa hadii dawladu talaabo wax ku oola la timaado,

    Durba waxaa muuqda ifafaale wax isku bedeli karaan markaa arrinku ma sahlana

  42. aar gantaal
    inader anigu sidaan u fahmay cali khaliif markuu leeyahay waqooyi kama wado inuu waqooyi wax kula qaybsado snm ee wuxuu la hadlayaa gudabiisiga,ciise iyo warsangale oo ah waqooyi waa soo jiidasho siyaasadeed qabaailka kale ee soomaalida waqooyi ah yaa uga aamusaya in cali khaliif iyadoo snm xasuuq nagu hayso uu la soo shir tago snm baan wax la qaybsanayaa waqooyi ahaan taasi waa mustaxiil lkn sidaan u fahmay galydh wuxuu wadaa xulufaysi waqooyiga kale oo waa kii xataa ina samatarka reer boorame ayaamahan la hadlayey soo noolayn xisbigii USP ee dhulbahante,gudabiirsi iyo warsengeli ayaa la soo nooleynayaa iyo ciise oo isaguna ku jira xisaabta

  43. hees baa odhanaysay afqalaad aqoontu miyaa waxaan ula jeedaa reer snm ma luqad kale oon dadku la aqoon bay wax ku fahmaan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
    war meeshan lagama sheekaynayo qarnigii 19 aad markii old yurub ku soo hungowday 2 da america oo ay africa qaybsatay taa waa laga gudbay hada aduunka cusub ayay soomaaliya ka mid tahay USA oo hogaamisaana soomaaliya map kay soo saartay taas uun baana soconaysa snm waa jabhad xataa USA jabhado dawlada ka soo horjeedaa jira oo waa go’aynaa yidhaahda so what?? kuwaasaad la mid tihiin snm marka USA kuwaa ogolaato inay ka go’aan bay idinkana idiin ogolaan hada iyo war koobana dhalnteedka yareeya oo dadkiina soomaaliyeed docda ka raaca hadii kale degaankina dadkalaa laydinkula beerayaa si madax xanuunkiina looga raysto war lee ma la haynaa

  44. budliya

    marka hore nin waliba degaankiisa ha xaliyo oo wadanka ha yimaado.

    waxaan ula jeedaa muqdisho ilaa kismaayo dadkii hantida laga dhacay ha loo celiyo markaas wadanka waan ku soo noqonaynaa.

    tan labaadna kastuumo intay ku dabaal degayso qurbaha haku soo noqdaan gobaladooda iyo degaankooda oo ha caawiyaan shacabkooda

  45. koonfur ama dawlada soomaaliya waxaa u yaala shaqooyin badan oo ay horta ka xaliyaan caasimada muqdisho ilaa iyo kismaayo oo mudo gaaraysa dhawr iyo laabatan sano lagu dhacay dad iyo duunyoba ,sida guryo aad u tiro badan iyo beero aad u tiro badan iyo dumar badan oo xoog lagu qabo …….http://lasanod.com/details.php?num=8611

  46. Haddii la siiyo fursad ayaan ka wadey.

    Haba iga xanaaqeen walaalaheen Isaaq oon mararka qaar “Irir” isku nahaye annagu waxaan aamminsannahey in arrinta la xallin karo oo aysan meel weyn siyaasiyiinta arrintu ka jirine ay dad weynaha caadifadooda ku awr kacsanayaan ama ay mararka qaar kaba cabsanayaan.

    Tusaaleyaal

    Cabdi Raxmaan Tuur oo madaxweynihii ugu horreeyey ahaa.

    Ina Ibraahim Cigaal oo shirkii Cali Mahdi lagu doortey oo koowaad shir guddoomiya ka ahaa isaga iyo Cabdi Risaaq X.Xuseen.

    Markii danbena kii Carta Cabdi Qaasim u sheegey inuu diyaar yahey,laakiin dib danbe ka cabsadey inuu ku lumo fowdada Koofur.

    Fowsiyo iyo siyaasiyiinta kale.

    Bashiir Goth

    Intaasoo dhan iyo kale oo badan waxey muujinayaan in arrintaas xal loo heli karo. Waxaanan qabaa haddii sidii Koofurta Sudan la wada qaato sannado xukun wada jir ah dabeedna la yiraahdo referundum in midnimadu guuleysaneyso.

  47. War horta anigoo ah R/Koofur wax bartoodna ka og siyaasadda ka jirta Muqdisho haddaan idin dhex galo adinku isku muruxdee aan siyaasadda ka jirta Muqdisho idiinka bidhaamiyo wixii aniga garashadeydaa.

    Marka madaxda dowladdu leeyihiin “midnimadu qasab ma ahan” waa ka daacad oo qof kastaa wuu ogyahey inaan cidna la qasbi karin. Laakiin waxey rajo aan yareyn ka qabaan in haddii la siiyo shacabka Somaliland ay midnimadu dad badan oo aqlabiyad heleyso.

    Waxa ka jira Koofur iyo Waqooyi waa kaaf iyo kala dheeri sida aan ka arkey labada qolo aragtiyada ay kala aamminsanyihiin.

    Labada qolaba sidaan arko uma diyaarsana iney soo dabcaan wax ka badan wada hadal iyo af macaan. Umana maleynayo inuu Xasan Sheekh ku dhaco ama ay u suurto geleyso inuu qalinka ku duugo go,aan keenaya in Somaliland gooni isku taagto.

    Muxuu ka yeelayaa madaxweynuhu marka cadaadiska beesha caalamka?

    Waa very easy. Wuxuu leeyahey oo uga dabbaalanayaa inuu go,aan ceynkaas ah qaato inuu ku doodo “aniga dalkii Koofureed si buuxda uma wada xakumo, go,aan sidaas u culusna haddaan qaato dowladdeydaa ku bur bureysa. Sidaas darteed waa in la i sugo inta ay gacanteyda soo wada geleyso Koofuri”.

    Hadda Somaliland waxa dhab ahaan xudduudda tooskaa ula leh maba ahan Xasan Sheekhe waa Khaatumo iyo Puntland. Logic keenayaana ma jiro inuu dhul labo maamul ka sokeyso uu go,aan ka gaaro.

    Markii dowladdu ay tagto oo si buuxda gacanta ugu dhigto talada Koofurta oo dhanna markaas waxaa is baddalaya “the rules of the game”.

    Sida ii muuqata Somaliland waxaa kaliya oo gacan siin kara waa Daaroodkaan shakigu ka batey oo Xasan Sheekh u diida inuu gaaro xukunkiisu Garowe. Haddey sidaas diidaanna Somaliland iska daaye tan Koofureed ayaa qeybo sii kala noqoneysa.

    Sidaas weeye siyaasaddu waana sanooyin wada hadallo iyo maaweelaa ee ma jiro go,aan hadda la gaarayo. sirtaasna anigaa idiin qarxiyey.

  48. dhulbahantoow maxaa idinka galay isaaq hadduu somaali la midoobayo iyo haddii kale iyagay u taalaa meesha dantooda ay la aadayaan teenaa inoo taal yuhuuda ku darsada isaaqoow laakiin waxaa cad in aaydan taayada ka talinayn

  49. Ninkan geesiga labaxy

    Sxb warkaas ey baa cunay,
    20 sano ee aad sheegaysana waxaaba dhici karta in aad maxkamad caalamiya ku mudato,
    hegue,
    sababtoo ah somaliland waxay kow ka tahay waxa qarankii curyaamiyay,
    taasna booqashadii madax weynaha ayay soo afjarmatay,
    hadda ka dib u diyaar garooba isla xisaabtan iyo dalkeenii burburay oo aynu dib u dhisano,

    good by

  50. britishka ama wadanka ingiriisku hadba sida aad u taqaaniin waa wadanka ay ka timid fikirka dhulka soomaalidu degto qaybinteeda isgoo ka talo qaadanaya boqortooyadii xabashida shan meeloodna waa u kala qaybiyey.

    soomaalidii isku afka iyo diinta ahydna waa isku diray maantana USA ayaa maanta aduunka u taliya una xoog wayn (ILAAHAY KA SAKOW) dawlad la aqoonsanyahayna waa dowlad USA ay ictaraafto .oo waa run oo maanta way ictaraaftay soomaaliya.

    laakiin ha u qaadanina in ay soomaaliland ka soo hor jeesanayso waayo shacabka soomaaliland waa dad wax walba fahan san saaxiibna la ah ,etoobiya,uk iyo usa . dhawr iyo labaatan sanona haystay maamul dawladnimo oo iyagu samaysteen ilaahoodana la garab galeen .

    VIVA SOMALILAND

  51. Mr mire

    You are sleeping deeply, wake up please,

    1 madaxweynaha markii uu ka soo laabtay booqashadii jabuuti ethoipia iyo uganda,
    waa la waraystey waxa uuna aad u difaacay qaranimada iyo midnimada somaliya,
    watii uu la haa somalia waxay leedahaya 4 dekedood oo caalamiya,
    1 mudisho,
    2 kismayo,
    3 berbera,
    4 iyo bosaso,
    watuu lahAa dawladda hadda waxa ay gacanta ku haysaa dekeda muqdisho,
    kismayana hadda ayaanu qabanay oo shaqadeedii bilaabaynaa,
    berbera iyo bosasona waa hanti qaranoo kuwaa gacanta ku haya ayaanu kula xisaabtamaynaa,

    2- mr saacid waraysigii ugu dambeeyay isagu maba leexleexanba wuxuu yiri
    Walaalaha reer waqooyi iyaga ayay ahaayeen kuwii midnimada keena hadana iyaga ayaanu uga fadhinaa,
    wadahadalka yaguna wuxuu ku qotomaa midnimo ,taasi maaha waxaanu marraba ka laalaabanayno

    3-Mr jawaari shir jaraaid oo uu qabtay 4 cisho ka hor waxa uu sheegay in sanadkani yahay sanadkii, iscafinta,
    midnimada,
    horumarka,
    iyo barwAaqada,
    markaa walaalahayaga reer waqooyi ha iska ilaawaan gooni u goosadka iyo waxa ay maskaxda ku hayaan,

    Gabagabadii khaatumo

    Khaatumo, keliya maaha in ay hadda u ololaynayso midnimada ee waxay u soo qubtay dhiig mujaahidiin ka badan 20,000 oo daraawiish ah,

    markaa marwalba waa meesha ay ka unkanto amaba laga badbaadiyo qaranka somaliya

    Mire intaas jawaab ha kuugu filaato ,

  52. @ Mire

    Uma jawaabo marka faygar meesha laga dhigo badanaa. Laakiin Su’aal baad meesha dhigtay waan kaaga jawaabayaa.

    Waan ku raacsanahay midnimadu khasab maaha marka reerkiina la eego. Idinku
    saad rabtaan yeela. Midda aan dhacayn waxaa weeye inaad cid kale ku dirqidaan inay qaataan waxayna rabin. Hadaad idinku Soomaali ka maarataan by all means go for it. Laakiin reer Khaatumo waxay ka mid yihiin Somali Republic.

  53. Well,done, horufadhi,

    Waxaad kaloo horufadhi aad ilowdey ama aadan xogbadan kahayn,

    in odaygii siilaanyo laga dacweeyay ingiriiska oo nimankii arab ee uu quudhsaday ee uu laangaabka mooday ay qabsadeen 6 qareen oo heer caalami ah oo u dooda,

    waxaa dhacay 4 kulan oo muhiima kulanka shanaad waa kii u dambeeyay waana final stepkii waxaana loo jarayaa warant ama xadhig aan sahlanayn,

    waxaa la weydiiyay qareenadii ninku haduu madaxweyne yahay waaran ma loo jari karaa waxaa layari maya laakiin siilaanyo waa loo jarayaa because he is not president but he is tribe leader,

    kaaba qabiil,

    markaa tAasina waa guulkale la socda waxa ka dambeeya ee soo baxa ,

  54. Toban jeer bay xukuumadda soomaaliya oo uu ugu sareeyo m/wayne xasan sheekh cadaysay in aanay midnimadu qasab iyo jujuub ahayn , waxaa hadalkaa ku raacay wasiir saacid iyo wasiiro kale oo badan …… Ok
    Bal dawladdii soomaaliya mawqifkeedu waa kaase idinka maxay idinla tahay ?

    Idinku sawdinka leh waxaanu ka tirsanahay soomaaliya !!!! Markaa dawladdiina ma kala mawqif baa tihiin ? In yar oo faah faahinaa laydinka sugayaa …please

  55. Guushu reer Khaatumo kuma xidhna SNM waxay waydo ee waxaa asal u ah waxa Soomaaliya hesho. Soomaaliya maanta waxay heshay dowlad dhexe oo matasha Soomaalida meel kasta oo ay joogto magacuu doono ha isugu yeero’e.

    Reer SNM haday rabaan ha ku sii jireen riyadoodaa (Ama sidii waxgaradkoodu u dhigay container) iyaga ayay u taalaa.

    Reer Khaatumo arinkoodu weli dhulka uma dhicin. SNM goosashada marka laga quusto ka dib Plan B waxaa weeye “Northern” wax la yiraahdo.

    Cali Khaliif hadalkiisana waxaan ka dareemay inuu u yara jajaban yahay fikirkaa. Laakiin waa mid aanu yeeli doonin.

    Soomaalida dhibaatada ku dhex dhacday waa QABIIL ee juquraafi lug kuma laha. Maanta yaan xaggaa lala aadin. Weli ma maqasheen nin loo dilay meel uu ka yimid? Maya. Qabiil baan isu dilay. Wax reer Waqooyi la yiraahdo ma jirto. Federalism haddii la dhisanayo reer Khaatumo waa yaqaaniiin meesha dantu ku jirto.

    Qolo SNM bay wali hunguri kaga jiraa (After all these they still believe that fake “Dhaqan” ).
    Qolo Puntland by Harti kula socdaan.
    Qolo aan anigu ka mid ahay Koonfur baa ugxantaydii taalaa markaa Jubbaland iyo Koonfur baan ii muuqata.

    Sidee lagu maaraynayaa? Waa iyadoo lagu koobnaado Khaatumo. Malaha Warsangeli?
    Never with SNM

    And please can someone reming Proff. Cali Khaliff we are dead against his xodxodosho with SNM?

    Yes, maybe Gudarbiirsi or even Issa..never with SNM never!

Leave a Reply

Recently Commented

  • djama: Waar iidoor liqa miyay bakhtidaday ma arkee.mise keyshali bay xidhatay runtay ogtahay.
  • sOmalilander: k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k Waar dhulbahante hadagalamee beenta ka dayaa oo runta u shegaa...
  • sOmalilander: k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k
  • djama: Duurgal websitekan paltalkerka ahi yaanu been kuu sheegin.cadhadana iska yaree.
  • Abdi Khaatumo: Hawadhlayso leg iyo badhicune soo bixi doonee! Ciyaarina waa gelin dambe. Nin calooshisa u shaqaysta...