Comments on: NO to Somaliland’s Blackmail to the London Conference By, Osman Hassan.

By: DHeere Power
Somalia is one Nation known as Somalia federal republic.

We have one language,one religion,one ethnic and zo on thus

There is NO somaliland government on the earth !

one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland are small group

most of them are war criminals belonging to snm terrorrist.

People of Khatumo state in the north of Somalia will never accept secessionist.

also people from Awdal state of northwest Somalia has rejected the secessionist

Somalia sovereignty and territorial integrity must be respected.

Wabilahi towfiq.

By: Kuluc
@ osman hassan

“On the other hand, if the secessionists are

claiming that “Somaliland” is more than one

clan-based, and that the other clans and

their regions, such as Khatumo, are part of

it through the freely expressed will of their

people, and not because they are under

occupation, then that claim has to be put

to the test and the only way it can be done

at the London conference is for these

regions and clans to send their true

representatives.”

do not forget siilaanyo is elected by all somaliland clans   he and those he apoints are the true representatives of somaliland people.  remember xaglotoosiye was your  master just few months back he was your ayutullah khumayni and now you are calling him stool. man governments are talking not clans   eather you stand behind siilaanyo or hassan sheekh .

By: Kuluc
doroliqe

hadii aad rabtid inaad wax badan ka  ogaatid dulmadoobe halkan ka eeg iyo meelo kale  en.m.wikipedia.org/wiki/Dul_Madoba  ,

By: Kuluc
doroliqe

maanta laylisbaan kuu dirayaa si maskaxdaadu u kobocdo, layliska ka hor cashar baan kuu dhigayaa kooban  oo taariikha.

bishii sideedaad sanadkii 1913 waxa kurta dulmadoobe ee   ku dhaw tuulada ina-afmadoobe  ka dhacay dagaal qadhaadh oo dhex maray  ciidamada daraawiishta oo  laba kun oo nin ka badnaa  sitayna hub fara badan   iyo ciidamada qaranka somaliland (camel corps)  xiligaa loo yiqiin  ahaana tiro boqol iyo dhowra laakiin hub casriya sitay.  sarkaalka guutadaa hogaaminayey waxa la odhan jiray richard corfiel    wuxuuna doonayey in daraawiishta oo berigii faro baas xoolaha dadka deegaankaa ku hayey dhicina jiray geelasha  ummada laga qabto.  dagaalkiibaa qarxay waxaana nasiib daro halkaa dhegta dhiiga loogu daray dhamaan guutadii corfiel oo wada somali ahaa iyo isaga laftiisii.  sidoo kale waxa isla dagaalkaas lagu xabaalay 400 oo daraawiisha.  dagaalkaa waxa guulaystay daraawiishta  dawladii  somaliland  ka talinaysayna waxay dib ugu guurtay sheekh halkiibaanay ka socotay dhaca daraawiishtu ummada togdheer degan ku hayeen.

laylis

imisa gaalbuu dilay sayidku cimrigiis intuu dagaalamayey?

maxay iska mid yihiin daraawiishtii iyo alshabaabka maantu ma la odhan karaa godane isna xornimuu u dagaalamayaa iyo diin islaam ?

kugu badinmaayee labadaa su,aalood jawaabtooda cilmi baadhis ku samee.

By: Idoor liqe
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale ayaa dhawrkii bilood ee u dambeeyey raajicis ugu jiray sidii ay xukuumada Xasan Sheekh Maxamuud ee Somalia ugu magacaabi lahayd

Hargeisa (BurcoOnline) 17.01.2013 Wasiirkii hore ee Warfaafinta Boobe Yuusuf

Ducaale ayaa dhawrkii bilood ee u dambeeyey raajicis ugu jiray sidii ay xukuumada Xasan Sheekh Maxamuud ee Somalia ugu magacaabi lahayd safiirkeeda u fadhiya Djibouti ama Addis Ababa.

Siday ilo xogogaal ah oo ku dhawdhaw Madaxtooyada Somalia ay Haatuf u sheegeen, Mr Boobe waxa uu xilka safiirnimada ah uu markii hore waydiistay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ay labadooduba u wada shaqayn jireen mashruucii “Mujtamaca Dagaaladu Kala Faquuqeen-War-Torn Society” kaas oo hada magaciisa loo yaqaan Interpeace.

Hase yeeshee Mr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu Boobe u sheegay inuu waafaqsan yahay magacaabistiisa, balse aanu arintaasi u gacan dhaafi karayn wasiirkiisa arrimaha dibada Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan. Ilo u dhuundaloola arintan ayaa waxa ay Haatuf u xaqiijiyeen in Boobe markii dambe uu telefoonka kula xidhiidhay Foosiya mar ay dhawaan booqasho ku joogtay magaalada London, balse ay magacaabistiisa ku xidhay inuu marka hore Xamar yimaado.

Boobe oo xilka wasiirka warfaafinta Somaliland loo magacaabay 14/3/2012, lagana qaaday xilkaasi 28/8/2012, ayaa mudadaas dabadeed inta la og yahay mar kaliya oo uu Djibouti gaadhay dalka dibada uga baxay. Waxa xusid mudan in Boobe qoraalkiisa taxanaha ah ee ku saabsan Sirdoonka Somaliland ee ku soo baxa qaar ka mid ah wargeysyada dalka, ninka qarsoon ee reer Somalia ee uu xiganayaa uu yahay Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo intii aan loo dooran xilka uu hadda hayo ay isaga iyo Boobe wada kulmi jireen marka uu Hargeysa booqashada ku yimaado.

By: kalshale
isaaq waxay nagu noqdeen sidii islaantii inta lala guursaday hinaastay ee intay daba rogotay oo googaradii madaxa ku laalatay oo labadeeda doolood marba mid tuujisay ku dhufatay hacalfan waxan oo nimco ah ayuu arki waayey oo ka tegey haatan arintaa aan kor ku soo xusay isaaq ayaa maanta ku jira oo marba intay badhida dool tuujiyaan ayey odhanayaan dhulbahantow abtiyaal maxaad nooga tegaysaan miyeydaan arkayn waxan oo nimco ah war waxaan idin leeyahay ma cunaa la idinka yidhi

By: sool boy
hargaysawi

la ogaayoo cawaraland lacagi ku yedho

la ogaayoo cawaraland hore u socon weydey

la ogaayoo cawaraland dhulbahante weydey

la ogaayoo cawaraland aqoonsi weydy

la ogaayoo cawaraland xududki benow

By: Waddani-1969
Kkkkk war waxan aad page-ka ku qoratay ma ayaydaa oo indhala ay aa kuugu sheekaysay intaad buug iyo qalin la’dulfadhiisatay aarfeker qof wayn ayaad tahaye aduunka maysoo mari wadan laba formerle laba m/weynele 2mucaawimo ka hela hayaada lacagta aduunka  rashia ayaa taa laga diiday 1844 markaa hadii aadan siyaasad wax ba ka aqoon aabahaa iyo awowga na ku marin habaa binayaan iyago garanaya ayay wax ay somaliland la jecelyihiin kuu sheegeen sorry dauble sorry hadiii ay runta kuu sheegaan waad qalbi jabi lahayd. Ha isku ceebayn meelahan oo kale

By: hargaysawi
la ogaayoo kastuumo soo badheedhi wayday.

la ogaayoo kastuumo dagaal 15 mirir ka badan kari wayday

la ogaayoo kastuumo waa hadhkood ka carar

la ogaayoo kastuumo waxa ka baqdaan mahad canbaashe

la ogaayoo laaska dadkiilahaa ayaa jooga j/s iyo b/h waxa kale hush hush

la ogaayoo jihaad beena kastuumo m,eel gaadhsiinwaa

la ogaayoo digniin kama danbaysa kastuumo dhaafi waa hadalkeedu

la ogaayoo cali biijo oomaalin walba la fadhiya tv yada baryo

la ogaayoo kastuumo wax wax samynkara maaha

By: Idoor liqe
Caawa Saqdii Dhexe ayaa waxa Weerar Lagu qaaday Xeryaha Maleeshiyaadka Siilaanyo Ee ku sugana Mgaalada Laascaanood. weerarkan ayaa waxa uu Gilgilay Guudahaan magaalada laascaanood waxa markiiba is qabsaday buuqa Dadwaynha Ee ku Nool Magaalada Laascaanood.

Dagaalkan Ayaa waxa uu socday Mudo Saacad Ku dhow Dhamaan waxa Soo Toosay Shacabkii Gudaha Magaalada Joogay Oo ku toosay Madaafiicda Ku Hoobanaysa Xeryaha Maleeshiyaadka SNM,

Ee marin Habaabinta Ku jooga Laacaanood. Dagaalkan ayaa waxa uu ku soosiqay bariga Magaalada Gaar Ahaan Meesha Lagu Magacaabo Oo Dogooye,

Waxa aan dib idiinku soo sheegi Doonaa Dagaalkaas iyo khasaaraha uu dhaliyay Hadiirabi Idmo  Saacadaha Fooda ingu soohaya

Boocame source ,