|

Daawo Buraan Bur Cajiiba iyo Xafaladii Nairobi (Video)

Horufadhi.com- waxaanu Halkan idiinku Soo Gudbinaynaa Buraan Buraan bur Qiimo wayn Xambaarsan kaas oo qayb ka Ahaa dabaaldegii Gelinkii Danbe ee Maanta ka dhacay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya Looguna Dabaal degayay Sanad guurada Khaatumo State Of Somalia.

? Xudunta Lascaano, Boocame iyo Xargaga ? Xubinta Buuhoodle iyo Xaysimiyo Taleex ?

((Halkan Ka Daawo Top Video))

Horufadhi News Online

Short URL: http://horufadhi.com/?p=22798

Posted by on Jan 21 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo Buraan Bur Cajiiba iyo Xafaladii Nairobi (Video)”

  1. mansha allah walal jizakallahu khayran jiiro joog amin hanbaaaaaaaaaaalyo khaatumo

  2. ABSOLUTELY AFKAAGA CAANO LAGU QABAY WAA NOOCII 100 HALAAD LAGA BIXIN JIRAY ,KKKKKKKKKKKKKKK

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • geesiga: soomaali waa in ay u gurmataa reeraha ma dhibaanka ah ee gaadhaya sodonka qof ee loo haysto lacagta intaa...
  • geesiga: cali khaliif galayr waa in laga eryaa baarlamaanka iyo muqdisho dhexdeeda
  • bulshaawi: kkkkkkkkkkkkkkkkkk waar dee idinkaa yaqaanna waa reer hebele dawladu caaqil iyo boqor wixii sharciga...
  • Darwiishbest: Beenta iyo mala awaalka aad iska dhaadhicisay meelaasi la aad.
  • wadaad yare: @Warsame Madaxweynaha gabagiisi miyaad haddana rabtaa inaad ka xaddo oo waad u quuri la,dahey?kkkk Maba...