|

Jawaab ku socota Isir Ibraahim Sacmaal, oo ku jahawareertay taariikhada magaca Khaatumo, kuna qortay warbahainta SNM By, Sucaad C/Casiis.

 Ascwr dhamaantiin
 Baro  taariikhda magaca khaatumo state of Somali meesha uu ka yimi
 waxaan halkan  ugu soo gudbinayaa  adiga iyo inta  rabta  inay wax ka ogaato  halka uu ka yimi  magaca khaatumo State Of Somalia  cashar taariikhi ah  maadaama  aad si aqoon daro ah  uga hadashay  taariikhda iyo magaca Khaatumo
Xasuuso  Golkhaatumo   , kala baro halgamayaashii qaranimadaada , Daraawiisheed, soo Xasuuso Taleex,  soo Xasuuso  1950 gii , markii beelweeynta Isaaq  yiraahdeen Ingiriisku 10 sano danbe ha nala sii joogo oo yaanaan xornimo helin.
Hadaba  goobtii ay ku shireen dhulbahante, Warsangeli, Ciise iyo Gudabiirsi, ee ay  isaaqu u bixiyeen Isuboodada, Goobtaas magaceeda waxuu ahaa Golkhaatumo  oo ku taala xarunta  halganka  qaranimo Soomaaliyeed ee ay Daraawiishi kuu bislaysay.
 Shirkaasina waxuu ahaa Khaatumo 1 , khaatum 2, 3 iyo 4, na adaaba joogay oo waa  doraad shalay iyo manta, markaa hadii aad ku dhalatay tuulada Reydab khaatumo waanu naqaanaa iyada iyo cida  degtaba, Laftigoodana waanu ognahay inay khaatumaysan yahiin, Adigana waa ku soo dhoweeynaynaa  waana ku Abbaaninaynaa sidii aaanu odayadiinii  shalay Buuhoodle noogu yimi  u soo dhoweeynay  ka dibna ay Khaatumo Galkacyo u geeysay Diyaaradna uga saartay  Muqdishana ay sidaa ku tageen oo ay Destuurka wax ka sameeyeen oo ay qaybta Garxejis ee Baarlamaanka u soo xulleen waxaas oo dhan oo Abbaanin ihina waxay dhaleen Fowsiya Yuusuf Xaaji  Qabile . Markaa la soco  Golkhaatumo iyo shirkii khaatumo 1, ee 1950 ee dhacay inuu ka horeeyey, bixinta magaca  Reydab khatumo
 Reydabtaas tuulada noqotayna, waxaa la degay  oo loo bixiyey magca Reydab Khaatumo 1962, waxaana lagu heshiisiiyey oo loogo hilbo kariyey  laba beelood oo reeraha meesha dega ah.
Markaa  hadaad is ilowsiinaysay  ama mugdi kaaga jiray khaatumo state, magaca ay wadataa  waa magacii   aad la baxdeen  idinkoo ka soo qishay  ama ka soo dheegtay  magacaa taariikhiga ah ee Golkhaatumo,ee uu  shirkii halkaa ka dhacay hogaaminayey  Garaad Jaama Garaad Cali allaha u naxariistee , dhinaca warsangalina Garaad maxamuud Cali Shire, iyo oday dhaqameedyadii Ciise iyo Gudabiirsi ee kala ahaa  , Garaad Maax Dugsiiye iyo Oday Dixood  oo beesha Ciise reer Geedi  ka sii ahaa.
 Hadaba wax la musuqmaasuqo yaa ab iyo isir u leh gabadheey Sida hada waxa hargeeysa ka taagan ee Fawsiya adeerkeed Cabdisalaan aadan Qabile  yidhi annagoo Togdheer naal Murqaan taladii soo qaadnay,isagoo koopiyeeyey gabaygii Ismaaciil mire ee ahaa annaga taelex naal  jahaad taladii soo qaadnay iyo waxyaalo badan oo aanan halkan ku soo koobi karin  sida oo aad  bililaqaysateen  hadii ay jiraan su’aalo kale oo ku dhibay soo gudbi  jawaabtu  waa bilaash e
 mahadsanid
ASCWR
Sucaad Cabdicasiis
UK
Sucaad_a @yahoo.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=22748

Posted by on Jan 21 2013. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

53 Comments for “Jawaab ku socota Isir Ibraahim Sacmaal, oo ku jahawareertay taariikhada magaca Khaatumo, kuna qortay warbahainta SNM By, Sucaad C/Casiis.”

  1. kkkkkkkk kastuumasdan magaca 1932 jiray ku leh 62kii bal eega waar miyeydaan maqal ROOBKII HELAY RAYDAB KHAATUMO EEY LAGUMA REEYAAN WUU NA KALA RARAY. ax yaa qaraami xaggay kastuumo ku nooleyd gebiga daarood oo dhan ayaa wada koobiga isaaq ahe bal u fiirso

    puntland waxay koobigareysay somaliland
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. phone sex baan maqli jiray , laakiin text sex waa ii kow………kkkkkkkkkkkkkkk

    bartaa ka haya………….kkkkkkkkkkkk

  3. nina inaadeer macaan amuu jaafaajuglahaasi garka wadne gabadhaa reerood ku gooyaa oo mag lays waydiiyaa waase oraydh oo yaraanbaa lagu tabaraa galbeedka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. tolow meeday janada ssc iyo khabarkii farxada badnaa ee ay inoo soo siday

  5. hawdiyonugaal
    indr oday baan garanayaa cali sawdhe la yidhaahdo oo oo weli doob isagaynu ku midaaminaynaa kkkkkk waxaa la yidhi isaga qudhiisa hooyadii heerin bay ahayd foolxun oo aabihii yidhi timahaheeda uun baa jilicsanaa kkkkkkk

  6. kaa iidoorliqaan lahaa ha idin xilfurto haba iska foolxumaatee waa gabadh xirsi cismaana isagiina kasoo bood oo diid tolow waa yartee oday reeraha ah oo cuquba ku qaata yaa sheega
    waar yaa baadida jaafaajugle ku yaboohay reer magaal ma istaahishee

  7. Ladan,

    Caano waa miyaan ku dhahaa kkkkkk
    qoftan sawirkeeda arkay waa hot dadkaygii lol

  8. @ Isir Ibraahim m. Sacmaal,

    Marka aad arin ka faalonaysid waxaa haboon inaad soo raacisid
    Email kaaga si wixii warcelin ah lagugu soo gudbiyo
    taas waxay sahlaysa inad hesho warbixino qeexan waxyalaha mugdiga kaga jiro.
    markaa sidaa ulasoco oo u garo gabadhyahay.

    Welcome to maamulka Khatumo.

  9. markii aqoonsi la waayey ayaa gabadhii u horaysay caawa biiriijka magaalada ugu dheer ee hareysa dhexmara ka booday/ waxa kale oo la sheegaya in qolyaha aqoon raadisku madax maray ay iyana hada biriijka kayuu u galeen hase yeeshe askarta ayaa hortaagan oo cel celinaysa

  10. war gabadhii khaatumaysnayd ee soo socotay maxaa sidaas loogu galay gabadhu waxay rabtay in ay magaca ku soo haasaawe tagto waayo sawirkeedii ayey soo raacisay

  11. @ Kuluc

    Reer Khaatumoow hadday Idoorku Khaatumo u soo mususuqayaan maad daysaan ha inagu soo biireene ileen toodii baa fashil ku dhamaataye…. Sawtay odhan jireen ( Kastuumo) oo ay kari waayi jireen? Goormaa afkoodu sidaa u Karay magaca Khaatumo KKKK Reer Khaatumo nimanka Idoor way soo quusteene Soo dhaweeya awalba inagaa Koonfur iyo Xamar gaynaye…

    Kulahaa anagaa Khaatumo nalaga dhacay iyo Waa Copy right KKKKK War soo dhawaada Cali Khaliif wuxuu ogaa inaad Fududihiin oo aad Mar uun Khaatumo soo martiyi doontaa. …

    • kkkkkkkkkkkk, Gantaal , loool , waa runtaaye goormay khaatumo kareen.
      waa la soo hoobanayaa soto scalo, inyar suga iyagoo leh , berdo khaatumo aynu ku wada shirnaa xigtee

  12. Isir Ibraahim,

    Waxay maqashay Dhulbhante sifican wax u dhaba lol
    Waa film ay rabto inay nagula saaxuiibto
    Anaa aqaan naagaha H.yoonis markay muraad leeyihin lol
    koley gabadh soomaaliyed baa tahay waxba naga waayi maysid isdeji.
    Tuulada Raydab khatumo 1962 iyana way bareen !

  13. Kuluco iyo dhamaan reer habro gus jeclo waa la idin salaamay

    Ictiraafkii isaaqiya xaguu marayaa??? Kkkkkkkkkkkkkkkkk waxaan maqlay mareykanka ayaa wiigan idin ictiraafaya!!! Kkkk

    Viva Khaatumo
    Viva USA

  14. Kuluc
    horta sxb wali matagin dhulkeena mana,arag runtii waxaan dhashay muqdisho
    Waanan ku talo jiraa in aan tago dhawaan..insha-alla dhulkeenuna wuu inagu filan yahay map ahaan…ee containarka ay dadku sheegaan waxba kama jiraan koonfur ayaa ku 22 ee inaga maaha sxb

  15. soolboy

    ma meel aan isaaq looga cararinbaa jirta ogaadeenka awaaraanu ku haysanaa iyo dhagaxbuur awaare already waabaanu cidhiidhsanay oo half ciidagalaa le adna gashaamo oo cududa habaryoonis boqol sano deganayd baad ka hadlaysaa. ogaadeenku waa daaroodka abid dhul aanu ka qaadnay dib nooga qaaday “doqonkii ogaadeen doolo laga qaad” nasiib daro doolo maanta ma degenin oo ogaadeenkaa maanta degan. history is written by victors

  16. Idoor liqe
    maxaad sidii foodleeyda igu hadashaa ,ma guri dhoocilo ayaad ku soo kortay waa adiga markasta dad aan kula hadlin afka lagala .islamo 80 jir ah maxaad ku keentay hada dhocilyahay waalan .

  17. iidoor
    dee hadaad magaca jeclaateen 10 khaatumo samaysta kkkk hada kahorna waxay ka masayreen ssc oo intay kayse cabdi yuusuf u yeedheen yiraahdeen ssc labax oo xisbi furo kkkk walee khaatumo laga baqay .xafladihii sanadguurada khaatumo ayaa weli madaxooda kasoo guuxaysa hhhh habar iidoora baa lagu furay filimkii iisaar khaatumadan wayba nawareerisaye alla maxaa shuban kasocda habrihii iidoor. jigjiga daarood baa lehe xagaad kasoo geli waa lagu raafayaaye

  18. kuluc

    oo waaxaan ku weydiyey gashamo ma isaaq leh mise ogaaden ba uga durkay ????

  19. Kuluc

    Abti sheeko marfash jaad soconmayso ,!!!!!!

  20. suldaan

    kkkkk somaliland inaguma filna waxa xusid mudan in nin reer caynaanshe ah mustawaqaha ethiopia ii sameeyey berigaan ethiopia tegayey waxaanan qorshaynayaa in isla ninkii passportiga ethiopiana ii sameeyo beri dhaw. durkin igama ahee faa.iido iyo sharafbaan u arkaa xisaabtana ku darso in dhulbahantaha iyo habarjeclada ethiopia oo dhan ay gaashaamo hoostagaan adiga laftaada ayaan qiyaasayaa inaad degmadaa balaadhan ee gaashaamo meel kamida aad ku dhalatay. xaafad aynu jigjiga ka degno ayeynu u baahanahay illeen containarkan 24 hours ku jiri karimaynee kkkkkkk.

  21. kuluc

    waa oday dhamaday oo gowsuhu jarafmen waba yabay waxan idhi maxa habar walba baray

  22. Ruun

    Inaabti kuma fogeynayo lkn waxaa fiican qofkasta WUXUUU yaqaano inuu ka sheekoyo adigoo guriceel ku dhashay kismaayona ku Koray inaad ka hadashid gol khaatumo waa wax adag kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

    Ruun inaabti adiga Kaliya Ma aha waxaa Jira islaamo Halkan wax ku Qora oo iyaguba ku Koray muqdisho lkn waxay adiga Kaga xogogaalsan yihiin xaga taariikhda madaama 80 jir Madaxa la sii Galayaan !!!!!!

    Aniga waxaan la Yabaa siday website fadhi ku dirir ula soo doontaan iyagoo ku Jira xiligii ay cibaadeysan la hayeeen !!!!!!!!!!!!!

  23. waar saw badawbaad tahay magaalo kasta looma hoydo cida ugu hantida badan ee waxa loo hoydaa cida ugu dibjirka badan markaan hotelka ka baxo saw xayraamiinta khaati iska taagi maayo anba hotel weyn oo habarjeclo leedahay hargeisa waan ku seexin karaa waase inaan inaan ciidagle kugu daraa markaad tamashlaynayso hadaan ku idhaa sanbuurbaa amaankaaga sugaya saw beencad maaha kkkkkkkkkk.

  24. kuluc

    dee abti caqligaga ayaad hadashay oo layab melihid

  25. Kuluc

    Sxb marka aad leedahay reercaynaanshe1% ayaa aragtay S/land miyaad amaanaysaa mise waad durkinaysaa?..mida kale magaranayo cid reer S/land ah
    oo aan degin kililka qabiil walba wuu ku jiraa guhadaha ethiopia habaloo kala badnaadee..dee reer caynaanshana dadkaas ayuunbuu lamid yahay aad waan kuu
    salaamaya dee hawadaynu kawada soconaa inta badan..

  26. Kuluc

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Abti qowada labaad ee laascanood Ayaan nahay bal u fiirso dukaamada magaalada ugu Weyn Iyo waliba guryaha ku yaala faras magaalada soo reerkaas aad sheeyasid Ma leh , war abti magaalada Bari NIMAN Ayaa xaraan ku Haystay kuwiina waan soo afmeernay , guryahaas Iyo dukadaas waa Weyn magaalada kumaan la haneyn Hadaan reerkii magaalada kibirka ku Haystay Maalin cad laamiga caydhsan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Abti bal hotelka magaalada ugu qaalisan reerkaad maageyso Ayaa leh , xagaad seexan markaa ???? Kkkkkkkkkkkkkkkkkkl waliba waxay leeyihiin wardiyayaal Sida raha u booda qofkii xataa dhagax soo tuura qorta Ayaa la soo qaban ilee hotelku Wuxuu ka sameysan yahay dhalo !!!!!!!!!!

  27. idoliqe

    abti waa bisha shanaad baan baxayaa meelna kumaan odhan bishanbaan tegayaa. niman jaamax siyaad ah oo australua kasoo baxaya xiligaan tegayo hadaad hayso igu soo xidh meesha ugaasyo marti ugu noqon maayo oo kuffurtu billahi horaan uga dhaartay inaan laangaab magan u noqdee. dhulbahantuhu qolooyinkooda tunka yar yar ma ixtiraanaan hadaan nin qolo yar oo dhulbahante ah u hoydo laascaanood aniga iyo isaga in maydkayaga lays dulsaaraan ka baqayaa cadho ka dhalata sababtaan laangaabka maganta ugu noqday.

    abti nin habarjeclo ah oo sebankan jooga inuu wanted yahay waad ogtehee oo ilaalo adag baan u baahanee adigu laangaabaad tahee (saw ugaasyada kama mid tihid) staff adag igu xidh oo meesha intaan ku jaarabuutaynayo igu ilaaliya markaan tegayana isii dhaafiya

  28. Hawd Iyo nugaal

    Kkkkkkkkkkkkkkkk WALAhay maalintay soo qortay ayaan Arkay qoraalka Iyo sawirkeeda WALAhay taasi cidlo Kama qaateen markaan sawirkeeda sii eegay waxaan is dhahay tolow Ma ciisaa si bay u ILKO dhaadheereyd kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

  29. Idoor liqe
    kkkkkkkkk konfurta iyo waqooyiga waa iskumid maxaad xadka iigu sameeynee wad iga qoslisay

  30. Iidoorliqe
    gabadha sawirkeeda maaragtay bal hadhwanaag ka eeg oo igu soo war celi kkkkkkkkkk

  31. Waar gabadhaa hala soo dhaweeyo maydaan garane

  32. nina

    reer guutaale niman la yidhaa oo reer caynaanshe qolo la yidhaa oo habaryoonisa ka tirsan maba ictiraafsana meel moholin ka weyn inay jirto. 1% wax ka yar ayaana weligood arkay somaliland kkkkk . moholin waa tuulada ay degaan oo ku taal kililka shanaad ee ethiopia suldaanbaa reer caynaanshe ah oo arinkaa inoo xaqiijinaya kkkkkkk. gabadhu tolaw ma reer caynaanshaa ?

    tuulada aad sheegtay ee kastuumo loo bixiyey kkkkk waabay dhici kartaa oo horeba mid DUBUR kkkk la yidhaahaanu u lahayne xagay ku taal duburtu kastuumo lagu asturo waabay u baahnayd kkkkkkkkkk shaw aduunyada wax laga maarmaa ma jirto.

  33. Ruun

    Inaabti dee adiga dhinaca koonfurta Iyo jubaland Ayaad qaabilsan tahay , ee xaduudkaga ha soo dhaafin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, macnaha waqooyiga waxba Kama taqaanid kkkkkkkkkkkkkkk,

  34. 1960 kii ka hor iidoor khaatumo …….oo iidoor xiligaa ma muslim buu ahaa mise ingiriis kkkkkkkkkkkkk

  35. War abti kuluc miyaadan hooyada gaadhin sodigii yidhi 14 bisha kkkkkkkkkkkk

    War abti kuluc dee markaad marfashka jaadka fadhisatid Ayaad comments noo soo qortaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Maalin horena waxaad tidhi uni Ayaan lecture ka jeedinayaa kkkkkkkkkkkkkkkkk war abti sidan hadad ku sii socotid WAAD ku Walan kkkkkkkkkkkkkkk,

  36. Idoorku copy-ka waa lagu yaqaanay, raybad khatumo …GOL khatumo ayeey ka copiyeeyeen in la ogeen ayeey umaleyeen kkkkkk islaantii idoor markey khatumo state oo hawada mareysa aragtay ayeey ka maseertay waanala copiyey kulahaa yaa ku copiyey adingaa dadka copiyey maskiinyahay kkkk sucaad runtaa u sheegtay nolaaw

  37. kuluc
    kkk hada waxaanu ogaanay meel la magac baxday kastuumo oo isaaqu dego loooool we are even gabadha garxejisna waa in aad taariikhda u dhigtaan oo u sheegtaa in the great dhulbahante clan leeyahay meelo badan oo khaatumo loogu yeedho lagaba yaabaa in gabadhu magaalada ugu wayn ee ay aragtay tahay gaashaamo oo is tidhi dunidu halkaasay ku dhamaataaye kkkk

  38. suldaan google in waad heli taariikhda meeshaa in1962 loo bixiyey magacaa iyadoo garxejis qoray ta kale saw ma jiraan magaalooyin badan oo aduunka iyo soomaaliyaba ah oo isu magacyo dhaw ma kuu tiriyaa inta magaalo ee kalabaydh la yiraahdo ee ka jira soomaaliya adeerkiis take it easy gol khaatumo waa meel jirta in ka badan 100 sano

  39. arintaa maxkamad halaysula daadego cali khaliif waa nin copy right farabadan ku xadgudbay magacan khaatumo macnihiisa cidi iskuma hayso laakiin hadii tuuladaas gabadhu ku dhalatay aanay cidi uga horayn kastuumo la baxa oo tuulada magaceeda haloo daayo ama dee maxkamad caalamiya oo dhexdhexaada halaysla koro.

    waanigii maalin horena halkan ka sheegayey in cali khaliif uu isticmaalay erayo ku jira maqaal uu qoray aqoonyahan cabdilaahi spanish la yidhaahaa oo uu qoraagu kaga hadlayey siday u dhaqanto shinbir koonfurta yurub ku nool oo cuckuu la yidhaahdo. dabcan qoraagu qudhiisa ayaaba dhulbahante ah shinbirtuu ka hadlayeyna cali khaliif buu ula jeeday. hadaba cali khaliif ayaa wixii qoraagu ku sifeeyey isaga u isticmaalay si kale isagoon xusin magaca qoraaga uu sheekadiisa soo xigtay, aan xitaa odhan ninbaa sidaa yidhi laakiin wuxu inooga dhigay wax uu isagu hada ummada u sheegayo.

    • @ Kuluc

      Reer Khaatumoow hadday Idoorku Khaatumo u soo mususuqayaan maad daysaan ha inagu soo biireene ileen toodii baa fashil ku dhamaataye…. Sawtay odhan jireen ( Kastuumo) oo ay kari waayi jireen? Goormaa afkoodu sidaa u Karay magaca Khaatumo KKKK Reer Khaatumo nimanka Idoor way soo quusteene Soo dhaweeya awalba inagaa Koonfur iyo Xamar gaynaye…

      Kulahaa anagaa Khaatumo nalaga dhacay iyo Waa Copy right KKKKK War soo dhawaada Cali Khaliif wuxuu ogaa inaad Fududihiin oo aad Mar uun Khaatumo soo martiyi doontaa. …

  40. Nina
    Horta ma,aha taariikh laqarin karo..balqiyaas meesha 1941kii lahayd dugsi hoose
    oo dadkii macalinka ka ahaa joogaan .ayay xaajiyo sucaad kuleedahay waxay magaalo noqotay 1962 kii waa majaajilo aan caadi ahayn runtii..tolow miyaanay
    oo dhagaysan heesihii qaraamiga ahaa..ee walaalaha hargaysa qaadi jireen waxaa
    kamid ahaa sidan:roobkii helay reydab khaatumo laguma reeyaan wuu nakala raray:M suleyman tubeec Yaa ka mid ahaa raggii qaadi jiray markii danbe
    Markaa gabadhan sucaad hanooga dayso magaalada ciyaarta

  41. raydab khatumo ..

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    wax ba ka dhacay !!

  42. Sucaaday afku kuma go’inaadeer ana soo waday walee taariikhdaa ee waad iiga hor martay looool. Isaaq maxay taariikh ka yaqaanin….

  43. suldaan
    sucaad been ma sheegin qoraalka inta badan magaca khaatumo inuu gol khaatumo oo 50 gii ahayd meel jirta oo magacaa leh oo laascaanood u dhaw inuu ka yimi bay sheegtay waana taariikh run waana sheegtay in raydab khaatumo la degay 1962 xagaad beenta ku aragtay

  44. Qofka taariikhdan soo malmaluuqay qof miyirqaba uma eka..
    Sababtoo ah reydab khaatumo waxay ku taalaa xuduudka ethiopia
    iyo S/land…aabahay ayaa wuxuu ku dhashay tuulo u dhaxaysa oodwayne
    iyo khaatumo oo layidhaaho gudubi 1958 waxayna ahayd tuulo hoostagta
    khaatumo.adeerkay oo gaadhi Ford watana sanadihii 1941 ilaa 1968 wuxuu ka

    dhex shaqayn jiray burco khaatumo.laanmulaaxo.duruqsi.labisagaalo.hargaysa.berbera waliba waxay lahayd xiligaas primary school..sidaa ulasoco 1962 kulahaa

  45. Dameeru dhaan raacday baan maqli jiray !!!!!!

  46. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Looool@

  47. sucaad ishaad ka riday oo ileen magaca khaatumo xataa waa la qishay mar hore riydab khaatumadaa maba ogayn ihope in sucaad tahay gabadhayadii webkan horu fadhi ku xidhnayd hadaad iyadii tahay inaadeer good job halkaa ka hay hadii aadan ahayn sucaadaasna good job sidaad u soo gudbisay macluumada inader liibaaaan khaatumo guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

    • Alla Sucaadeey nooloow cadawgaa jaban , hadaad aragto idoor is yeel yeelaya waa marka xaalku ku murugsan yahay , mida kale waxaan aad uga helay Odayada buuhoodle yimi ee la sii tahriibiyey sida aad ugu cadaysay. ka dibna Ay sidaas fowsiya ku timi , ilowshiinyo maaha waxoodo waa indho adayg

  48. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Ahahahahahahahahahahahahaha
    Ahahahahahahahabahahhahahahah

    Waa GAbadh GAbadh u jawaabtay YAAN comments la qorin ha leysku daayo labada gabdhood ,

    Tolow Sucaad Ma tii Halkan wax ku qori jirtayba oo dhiigu ku kacay kkkkkkkkkkkkkkkk, Alla alakariim !!!!

Leave a Reply

Recently Commented

  • hargaysawi: Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Imisaa lalahaa hays ceebaynina kastuumo waxba ma dufaaci karaysee…...
  • khabiir: Walee dhulbahante kuwa sheegta oo halkaan kahadla in aysan damiir laheyn. Majeerteen ayey kahadlaan oo cay...
  • ali: our main objective wuxuu ahaa in shirka khaatumo 3 lakala daadiyo oo aanu xoogaa kala daadsanaan ku keeno dadka...
  • liishaan: yarkii futooy waa gus xaguu u cararayyy..
  • Matan: garaad jaama garaad ismaaciil plan B ayuu tijaabinayaa hadii aay Qorshe A ee Khaatumo shaqeynayn. maamulka...