Video: Abwaan Cali Maaweel iyo Wacdaruhuu ka dhigay Xafladii Nairobi
Abwaan Cali Maaweel oo Kamida Abwanaada Ruugcaadaga ee kasoo Jeeda Deeganada khaatumo State Ayaa Shalay Munaasibadii Dabaal dega Khaatumo State wuxuu ka mirayey Gabay Dhinacyo badan taabanaya.
Kaas Oo Isugu Jiray Dar daaran ku Aadan Bulshada khaatumo State iyo waliba Sidoo kale Arimo Laxidhiidha Qaylo dhaantii ka yeedhay Maamulka Hargeisa markuu Socday Shirwaynhii Khaatumo 2.
((Halkan Daawo Wacdaraha & Abwaan Cali))
Short URL: http://horufadhi.com/?p=22895



xafladu waa heer sare
to murjiim war amus adiiga doqon ah bilaa adeebyohow afkaga edeeb uu yeel runta ku dhiibtee maxad karabtaa mujahiidka reer khaatumo
waa maxay ooyayahani waar maxaa nacas dunida jooga
Waa Gabay qiiro leh thanks awoow
Muxuu dhahay lkn ugaasyada daqaafka ah intaan dabaqa saarayey what does mean that ????? Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk loool@