|

Wariyaasha Deegaanada Khaatumo State oo Tacsi u diraya Eheladii Uu Ka Baxay Marxuun Xasan Daahir Af-qudhac

Dhamaan wariyaasha ka hawl gala warbaahinta ka jirta deegaanada Sool, Sanaag, iyo Cayn waxay tacsi tiiraanyo leh u diraya eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay allaha ha u naxariistee marxuun Xasan Daahir Af-qudhac oo hore u soo noqday madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, hadaba wariyaashani ayaa waxa ay illaahay uga baryayaan inuu marxuunka naxariistii jano ka waraabiyo samir iyo iimaana uu alle ka siiyo qoyskii, qaraabadii, asxaabtii, iyo umdda soomaaliyeed oo la dhihi karo waxa uu ahaa qof si wada jir ah uga baxay.

Tacsidani ayaa waxaa diraya wariyaashani kala ah:-

1. Gudoomiyaha ururka suxufiyiin KHAJA Saleebaan Maxamuud Xaashi
2. Jaamac Cali Jidaal
3. Axmed Cali Faarax
4. Faysal Jaamac Aadan
5. C/raxmaan Jaamac Xaashi (C/raxmaan Wadani)
6. Faysal Axmed Kaarshe
7. Maxamed Shaqale Cashuur
8. Assad Caadaani Ibraahim.
9. Axmed C/qaadir Jabaan (Axmed Darwiish)
10. Cali Axmed Yuusuf (Cali Hadhiye)
11. Khadar Cawl Ismaaciil
12. Axmed Maxamed Nadiif
13. Maxamed Cali Bile
14. Xasme Xasan Geele
15. C/kariin Olol
16. Maxamuud Saleebaan Iidle
17. C/qani Makhtal Hay dayn
18. Maxamed Cismaan C/nuur
19. C/casiis Aadan Jaamac
20. C/rashiid Kaye Cawil (Meeraa)
20. C/qani Goox
21. Cadnaan Saalax Maxamed
22. Malyuun Axmed Xasan
23. Cali Cismaan Yuusuf (Cali Dhagjar)
24. C/nuur Maxamed Maxamuud (C/ Ciro)
25. Yuusuf Cabdi Xasan (Yuusuf Dheere)

26. C/Wahaab Maxamed Cabdi

27. Yaasiin C/Raxmaan Axmed

28. A  Risaaq Hindi.

29. Ahmed Laari.

30. Igarre Yaasin Xaaji

Dhamaan wariyaashani oo ku sugan gudaha dalka iyo debadiisa waxay tacsi tiiraanyo leh u diraya eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay allaha ha u naxariistee marxuun Xasan Daahir Af-qudhac waxa ay illaahay uga baryayaan wariyaashani marxuunka inuu naxariistii jano ka waraabiyo samir iyo iimaana uu alle ka siiyo qoyskii, qaraabadii, asxaabtii uu ka baxay. Aamiin Aamiin Aamiin…..

Short URL: http://horufadhi.com/?p=22947

Posted by on Jan 23 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Wariyaasha Deegaanada Khaatumo State oo Tacsi u diraya Eheladii Uu Ka Baxay Marxuun Xasan Daahir Af-qudhac”

  1. Horufadhi

    Ninkaas listiga wariyaasha ha ku darina ee ha laga Tuuro , Bari horena waxaad soo qorteen ina Hassan geerash oo hargesawi weynaaday ah , ha la digtoonaado wariyaasha horgalyaasha ah taariikhda Baal madow ayey ka galeen !!!!, xaladu markay sidan oo kale tahay waa marka la ogaado nin rageedka Iyo calooshiis u shaqeystaha !!!!!!!,

    Waxaa Jira wariyaaal shaqooyinkoodii uga tagey inyasan taageerin horgale al haji jeeni Yare , kuwaa jeelal u galay ,!!!!!!!

  2. Tacsi taas la mid Ayaan u dirayaa ilaahay ha u naxariisto Hassan Daahir Mohamud (afqudhac)

    Wariyaasha khaatumo state way salaamay yihiin marka laga reebo Abdirahman Cali Ducaale oo horgale Wariye ah horn cable tv ayuu wararka lascanood uga diraa , Aniga waxaan laaska ku arki jiray isagoo nin shacab ah oo miskiin ah, waanba yaabay maalintaan ku Arkay horn cable tv , YouTube hadad ku Qortid laascanood isagaa laga soo boodaya oo leh ciidamada police ka jamuuriyada Somaliland Iyo odaygii Cali Qase oo isaguna jibaysan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, !!!!

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • liishaan: reer buuhoodle hanbalyo sida fiican ee aad isu abaabusheen una xusteen maalinta qaranimadeenna wax yar oo...
  • liishaan: kkkkkkkkkkkkkkkkkk oo illayn meeshuba kudaafad ayay ahayd markii hore xus aan hore loo arag ayaad u...
  • Fallaag: War maxaa cabaad ka baxaya iidoorkii kkkkk Buuhoodle haday maqlaan xaar iyo kaadi bay sii daynayan Kuluc...
  • Hala-Waasho: Reer buuhoodle noolaada waa dad dhiigleh, xooga calankii Qaranka Somaliland aya ka maqan maahaane, sida...
  • Kuluc: ciidankeena qaranka faqash ma moodaa looool http://www.youtube.com/watch?v =BmfEcaY8dz8&feature=yo...