Gabadh reer Khaatumo ah oo maaso u tiraysay Horgalada SNM iyo SSDF ,{Akhriso xigmad}.
Nimankaa caloolaha jirdacan sida caraafiida,
Dhiigiicashiirada kuwaa kucayilee naaxay
Cimrigoodiyoo tegey kuwaa ceebta ku idlaystay,
Nimankaas cadiban een ogayn meesha lagaciilay,
Calafraadi mooyiye kuwaan ceeba kaxishoonin,
Camalkoodi nimankaas kadhigay shay caqligu diido,
Ciidoodi nimankaas uqaban cadowga laynaaya ,
Kuwa hooyadaa soo Ciqaab cadow kayeelaaya ,
Cadaan iyo madoow uumiyihii dulkan cujaabshay,
Nimankaas caruurahooda gadi ciyaalkooda ,
Cunto meesha ay taal ragaas carar kugaadhaaya ,
Nimankaas sidii carmal aroos cidakaloow guuray ,
Caadada kuwaa ay utahay ceebta lagafaano ,
Cadow kaabayaashaas dhibane ciilay ehelkooda ,
Ciidooda nimankaas laqaban cadowga laynaaya
Hortoodaa caruurtiyo hablaha laguciqaabaaye,
Calafkiina Eebaa qoroo soocayimay waaye,
Hadaad cararto ama orodid oo caynwalba uroorto
Inaad calafka soo biirsatood caadil laqorshayso waacalaacashoo timoleh iyo caaro awr dhaliye !!
Halyey Nadalo nimankii cunayeen bixinin ceesaanta ….
Iyo kuwii caruuraha kudilay Kaare cararaaya…..
Ninka calaf u doontoow Walee ciil adaa qaba’e !!!!!!!
Cirro ceeb u dhimataa kutaal caadilkay Magane …..
Ceeb calala xidhan weeye iyo caariyaan hadhine …..
Ciil iyo waxay nagudileen caaro joogta ahe ”’……
Casiisoow dhamaantood dil ama caynadan udoori.…….
Calaqii lasiinjiray idlee Caadaqaataha …………….
Khaatumo haday cagadhigtoo Ciil kabaxaynaaye .
Ciidankiina waakaas laqoroo ciidda kor u dhaafye !!!
Maryacalasta Cagta marinayaan caadil waa Marage……
Caraafay degaanoo isaaq calaf mahaystaane ,
Baatroolkibaa iicakiran caadil mahadiiye ,
Cadaankaa dalxiis noogu iman ciidakhaatumo’ e ,
Carigii historigaan ileen caanka ku ahayne ……
Cadowgana cashuurtaan kaguri caynadii beriye ,
Caynabiyo Qorilugud beribaa ciidan loodiriye..
Cisho aan fogayn insha Allaah waa la sooceline ……..
Iidoor Calkiyo buurahaa lagu Ceshiimayne …..
Cisigii Dhulbahantuhu lahaa waa soo Cedceed baxay’e
Habrahana cashuurtaan kaguri caadil idamkiise.
Horufadhi Online iyo dhamaan hawl wadaanadeeni halgamayaasha ah aad baan idin salamaaya.
Aasiya Xuseen.
Britaion.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=22998



Dheere power
Sadex lugoodle dheh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,
Xagaa Nugaasha weliba Sanaag barri ayaa waxaa jirey nin cidaha ah
wuxuu qabay naag h.jeclo ah saa maalin baa waxaa reerka booqday dumar meeshuna waa tuulo naagtii h.jeclo oo wiil yar ay dhashay u qubaynaysa dumarkii baa la kaftamay oo yidhi naa wiilka yar alaab weyna maxaa ka laadlaada lol
naagtii h,jeclo ba tidhi hadaad arki lahayden aabihii jaamac dheere waad yaabi lahayden waa gacantaas oo kale sowkan Dalbahaas ii yeelay maaha kkkkkkkkk
marka h,jecladu waa fudud yihin maleh self-control isma ilaalin karan.
Because they are chicken head.
Waar sheekoba sheeko ayay keentaaye
Mid hjeclo ah ayaa waxaa ku dhacday bidaar xun,
oo ilaa qadaadka dambe gaadhay,
markaasuu wuxuu tegay rayiisle ama tima jare,
markaasbuu yiri waaryee meesha bidaartu I joogto maaragtaa, markaasuuyiri rayiislihii. haa xoogaa timo ah ayaa xagga dambe ka muuqda,
Bidaarle , markaasuuyiri adna intaa kale xiir ilaahaybaa saa u galay ee meesha aan wax isla dhigno aan aragnee
maasha allaah ilahay cimrigaga hadhereyo
walahay reerku hiridhiti bay uleyinhiin xigmada rag iyo dumarba
ssc
qolo HJ ah oo la yara xanto ayaa damcay nin reerkooda ah oo denbi galay in ay soo qabtaan markii ay ninkii cabaar eryayeen oo ay qaban kari waayeen ayaa ayaa nin ragii ka mid ah ku yidhi war haystaage xabada aan dul marino nin odayd ah oo talo qabeen ah oo raga ku jiray baa ku yidhi war kadaaya reerkooda oo dhami waa wada meherkahorays oo xabadda cirka loo ridaa way doonanaysaa markaas baa lagu yidhi war waanu dulmarinaynaa ka bacdina wuu baqayaa oo wuu istaagayaa markaasu odaygii ku yidhi warka daaya waa laga diiday markii cabaar la eryey ayaa mid is yidhi dulmari mise qadaadka intay ka gashay ayey labada indhood dibada dhigtay markaasu ku yidhi maxaan idin lahaa haatan malayshiyada kaba xuntu ma nimankii baa ku jira waa maxay xabada lagu ridaaba labay dilaysaaye
Xudun jab weyn ayaa kaga dhacay snm oo xitaa wargeysyadii snm ay qirteen wiigan kaliya waxaa kaga bakhtiyay snm jiidaha Laascaanood iyo Xudun ilaa 43 suuf alool.
Dhaawacana waa tiro beeley niyad jab iyo baqdin weyn ayaa soo food saartay maalin kasta ciidankeena hub cusub iyo saanad iyo taageero lixaad leh ayuu helaa dhulkuna waa dhulkeenii markaa how galadu wey sii socon doonaan mana istaagi doonaan ilaa calanka Khaatumo laga taago Lana soo xidho xuduudii Labida Gaatama.
Viva Khaatumo State
Viva Jubbaland
Viva Somalia
kkkk iidoor barnamijkisa waa uu soo afjarmay reer khatuma waxba yaan lala doodin mareykanka ayaa soo afjaray kkkk xaduna waa lagu jibiyay meydkoda ayaa bananka labarxay kkkk
Mmmmm tolow yey Iska dhiseysaaa oo Nagu Cusub kkkkkkkkkkkkkkkkkk,
Bal cirka soo guji aan ku eegno meeshaas gaadhide !!!!! ,
Habaarka Uun Iska Yaree sidii cajuusad , Aniga wanigii ku sheegay inaan dib waxba ku odhaneyn , waayo khatartii aan maalintii hore galay Ayaan ogaa ,
Salaada heyga jabin !!!!!!!!.
Bal aan wada xidhiidhnee soo dhawoow Wiil Iyo caano gabadh Iyo caano ?nsha Allah kkkkkkkkkkkkkkkkkk!!!!
hhhh maxaan soo qoraa markaan wax soo qoraba sawdiga sida tom and jerry afka na jabsanaya. sawtaan ku idhi maxaa lagaa habaaraa adaaba habaar qabee muxuu yahay habarkaad sheegayso calaa kuli xaal webku haku deeqo oo hay soo qaadin hadaad yeeli waydo wax baa salagle oo samada meeraya.
Nuura
Adigu intaana Ma soo qorikariweyday , balaayo kula habaar badnaatay . Kkkkkkkkkkkkkkkkkk. Caku dumarka qaarkood !!!! Yaa Isku kala bixiya Uun !!!!!! Loooool@
Nuura
Adigu intaana Ma soo qorikariweyday , balaayo kula habaar badnaatay . Kkkkkkkkkkkkkkkkkk. Caku dumarka qaarkood !!!!
Iidoor liqe.
Mujaahid adaan arage meelabadan ayaan marxuunka uga tacsiyeeyay waliba Aniga waxaan sxb dhaw nahay taliyihiisi istaafka ,ifisso oo jifi hoosana ay ahaayeen
hawdiyonugaal
waar xudun meedaay .. bal ka sheekee xudun halkay maraysaa iyo dagaalkii 15 daqiidood ma ku xorayseen xudun ??
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
viva mahad canbaashe
viva xaglatoosiye
viva somaliland
Maasha allaaaaaaah Gabadhaa Mansadeeda sida rasmiga ah u tabatay Caada-qaatayaasha ilaahay haku canfaco horgalayaasha dadkoodii iyo dalkoodiba ku diirtay nolosha.
lkn inaadereey ninkii nool baa hadalku galaaye horgalayashaasi niyad maskax iyo muuqba way dhinteen.
sabiilander
maxaad markay jiq idinku noqoto aad u dhuumataa dugaag baad tahay ma la socotaa meesha somaliland marayso
http://www.cadceed.com/2013/01/hayadaha-qaramada-midoobay-ee-ku-sugan-hargeysa-oo-bilaabay-inay-dhokumentiyadooda-ka-saaraan-magacii-somaliland.html
ma agabaybaa .. dal ii xoreeyn !!
ma maansaa …. madfac ii noqon !!
na buraanbur baa baaaruuuud ii noqon !!
ma gabay baa .. guluf ii noqon !!
ma dhuusaa ri’ ii qali !!
k.k.k.k.k.k.k.k.k.kk.k..
viva mahad canbaashe
viva xaglatoosiye
viva somaliland
/ assiya walaahay waa abwaaned weyn maansha alaah gabeygan waaba murtidi ali dhuux 2 baa la oran karaa asiyo afmaal waa loo baahan yahay lakin uma leyn maayo inay horgaladu gabay ku waantoobayan waayo kii jaamac kadiye bay kaga waan toobi lahaayen haday wax maqlayan marka dhan haduu dagaal kaaga furan yahay waxaa fiican dhanka kale inaa
afkaga cano lagu qabey walee waa ruunteed hoorgaladana wey naa ceebeyee toolow may magacayaga noo daayan o idoor sheegtaan dadkayagi qaar bacad bey joogan qarna beeref bey joogan somalida reer waliba duulkoodi beey dhiisten weyna kunoqdeen baal daya waaxa anaga nahaysata maaliinta khaatuumo xooraays dhuulkaa dadka kaa deega ana ugu hooreeya qofkastao reer khaatuumo ah waaxa losheegaya inayan waxa baa kaa haran raaga baacadka taagan e xaabadu ku soocoto viva khaatuumo
Garoowe
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, jiida hore Ayaan joogaa hadalkii waa dhamaaday , WAAD ogtahay laascanood warer lagu qaaday waxaan fadhinaa meel laascanood 5 km u jirta magaceedu waa sir milatari kkkkkkkkk lkn Hal habeen gudaha hood ayey xoogaga khaatumo ee Sida raha u booda magaalada gacanta ku dhigayaan , nin isAAQ ah Ayaa laascanood ku dhimanayaa oo xabad ka ridaya WALAhay in maydkiisa laamiga la jiidi , kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk!
Tacsidii madaxweyne ku xigeenkii Puntland hadaan Daahir kuguma Arag u ducee !!!!
xigmadaan tolow ma taliyaha guuta koowaad ee sareeya guute NINA bay kasoo maaxatay aad baan kuusalaamayaa sareeya goote halkaa kasii wad halganka inkastoo raga intii badnaa kici la yahay sida dhareere bower iyo rag uu kujiro jacba maleh kuwaasi laakiin ragbadan baa tagay oo jiida hore jira sidaan umalaynayo oo uu ugu horeeyo mujaahid IIDOOR LIQE