|

Maqaal: Quusashada iyo Qalbijabka SNM.

Horaa loo yiri ” habar dhali weysay, aleelo ku waalatay”. Ka dib markii inta ka hartey jabhaddii snm ee ummadda Soomaaliyeed fadqlalaysay, ee maanta loo haysto inay dulmiyeen dadka Soomaaliyeed, siiba da’yartooda ku dhaqan hargaysa iyo Berbera, ee lagu akhriyo snm ama Snm-land, ayay hadda waxa soo waajihay wadhi aanay hore u maleysan.
Snm, marna cindigooda ma gelin, beenta iyo huuhaada ay la hoos gableeyaan wiilka yar ee Wallesh-ka u dhashay, laga soo doorto galbeedka UK, wax kastaba ha ku laaluusheene arrinkii waa soo dabago’ay (siilaanyow dhiciwaa).

Haddii aynnu dib ugu laabanno, wax magaratadii xag jirka ahayd ee snm haba ugu horreeyyeen Siilaanyo iyo Maygaag samatare, waxaa suura geli waayey beentii Ingrissku ku akhriyey markii ay wax ku soo tuurtuurayeen maatadooda, isla nmarkaasna u barakicinayeen Xarshin, dhoqoshay.
maanta, faysal Cali waraabe, oo ka tirsan denbiilayaasha u eedaysan ummadda Soomaaliyeed, kana mid ahaa maskax ku dhiiglayaashii naafeeyey nadaamka dawliga ah ee Soomaaliya, ilaa haddan u qaybiya da’yarta dulman sunta loo yaqaan S/land ama snm, ayaa aflabadii yeeray dorraad, markii uu arkay madax weynaha soomaaliya iyo Mareykanka oo wada shaqayn ku ballamay.

faysal cali Waraabe, oo inta badan lagu xanto inuu yahay SAFIIH, ama nin maskaxdiisu aaney juusto ahayn, ayaa ku hadaaqay ereyadan “aqoonsiga la aqoonsadey Soomaaliya, waxay dhabarjab ku tahay Soomaaliland”.  Faysal, isgoo ku abtirsanaya, isla markaasna ku hanweyn inuu Ingiriis gumaysto awowgii, ayuu naftiisa ku qanciyey, kala qoqob ummadda Soomaaliyeed ee ku wada noolayd edegga qura muddo hadda lagu qiyaaso laba kun oo sano (2000 sano).
wuxuu rabaa, in Ingiriiskii dusha ka rarey isaga iyo ahalka uu ku abtirsado, inuu ka dhigto qareen ugu dooda halla gooni yeel qabiilka ISAAQA, illeyn Ingiriis waa ogyahay inaan afarta qabiil ee kale islamarkaasna degta waqooyiga dalka inaanay ka ogolaanayn kala qoqobka ummaddayada iyo qoos qoosaynta macno darrada ah; waxaa nool raggii karbaashey Ingiriis una diiday inuu gaaleeyo dadka Soomaaliyeed, taas oo ahayd muhimdda kowaad ee gumaystaha, isla markaasna kala qoqobo dadka diintu walalaaysay.

Quusashada iyo qalbi jabka ku dhacay somaliland, waa mid aaney marnaba ka filanin xayndaabkooda,
Haddana, waxay ku sandullaysan yihiin, inay dib u qoraan, dhammaanba taariikhdi sunta loogu darey caruurtooda, sida waa layna xasuuqay, oo caruurtu marna isweydiin kari weysay maxaa naloo xasuuqay sabab?
Ugama jawaabi karaan su’aashaas qaaliga ah. Waxay ku abaabiyeen caruurta ay wax u dhigaan, inay wax ku ahaayeen Ingiriis, ayna tahay geed ka go’an soo celinta Ingiriis iyo danihiisii ahaa inuu dhusha ka raro, ama dulleysto illeyn waa gaale.

Snm, taariikh soo yaal ah bay u leedahay, iany gaal uun garabsadaan, oo waxaan xusuustaa, mid ka fidnoobay mujaahidiintii DARAAWIISHTA, bal fiirso erayadiisa “muslinnimo ninkaa kugu dhaqayn mu’minimo khaasa, GALL MAXASTA KUU DHAWRA OO AAD MAGANSATAA DHAAM”. Bal qubxigaa iyo faajirnimadaas heerka gaartey wax ka dhaha akhristow.

Gebogebada maqaalkeenna, waxaan u sheegaynaa, snm, sed bursi kaa xaaransan, Soomaalina waxaad ka tahay 2%, iimaanso wixii aad hesho.
Dekadaha oo ah kuwo federal ah iyo weliba garoomada diyaaradaha, waxaa dhisay, kuna tacbay Muxammad siyaad Barre, hal bulukeeti maydan saaran, haddana inaad nidaam dawlo oo snm ahaan muhandistaan waa mid kaa maqane, halagu hago snm ey, sidii horeba halyeeyada Soomaaliyeed kuu hagi jireen.

Eng. ibndariiq.

 

kU SOO DIR MAQAALKAAGA: Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23075

Posted by on Jan 25 2013. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

60 Comments for “Maqaal: Quusashada iyo Qalbijabka SNM.”

  1. Qudhmista aka Idoor wagashle. Hadaay sidan oo kale ugo soo bataan qolka waa lawada garana yaa dhibka haysta iyo waxay kasoo doonen qolka Darood hahahahahaha waa ciil baa ihaya ee iga saara… Khatumo iyo dhalin yaro please yaanan laga neefin idoor wagashle ee neeftu ku dhagan tahay kkkkkk Allah haday nuclear hayaan dhulbahante ku ridi lahaayeen

  2. Sabiilland waa dad maandooriye waalay Insanity
    Habeenka iyo maalinta kala aqoon
    Waxaa la yidhi qof aalan walaalkii baa u miyir qaba
    Soomaalida xil baa ka saaran idor waayo hadee caadi ah maaha
    Hadii ay caadi yihiin 22 years been looma sheegen waxay dhihi lahayen
    Xagaanu u soconaa ? asalkayagu muxuu yahay?
    ma waxanu diidney dawlad militery mise ummadda soomaaliyed ?
    Qofka garashada leh wuu xisaabtama waxbuu isweydiiya
    Kadib axaa usoo baxa waxa runta ah Fact.
    Idor A Lot of Little Lies !
    Khatumo for the Sake of One Big Truth kkkkkk.

    Midnimada Soomaaliya aa Sandulle ilaa 1960 reer kabixi kara majiro.

    For the sake of our beloved country Somalia and Khatumo state.

  3. Sabiilland waa dad maandooriye waalay Insanity
    Habeenka iyo maalinta kala aqoon
    Waxaa la yidhi qof aalan walaalkii baa u miyir qaba
    Soomaalida xil baa ka saaran idor waayo hadee caadi ah maaha
    Hadii ay caadi yihiin 22 years been looma sheegen waxay dhihi lahayen
    Xagaanu u soconaa ? asalkayagu muxuu yahay?
    ma waxanu diidney dawlad militery mise ummadda soomaaliyed ?
    Qofka garashada leh wuu xisaabtama waxbuu isweydiiya
    Kadib axaa usoo baxa axa runta ah Fact.
    Idor A Lot of Little Lies !
    Khatumo for the Sake of One Big Truth kkkkkk.

    Midnimada Soomaaliya aa Sandulle ilaa 1960 reer kabixi kara majiro.

    For the sake of our beloved country Somalia and Khatumo state.

  4. Ubax

    Maxaad tidhi ? Ciidamada amisom !!!!!!!!????
    Wallaahay inaabti waxaan ku idhaahaba garan maayo …..

  5. Kalshale
    Kkkkkkkkkk
    Miyaad baqday ? Illayn xaqiiqada waad ogtahaye waad isyeelyeelaysaaye….

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ILAAHAYAW kuwa aan daacadda ahayn jebi…..Aamiin

  6. waxaan soo ogadaay dadka yar eee kastuumo ee meshan wax ku qora inay yahiin .. nuur axmed ,, naleyee axmed ,, ugadha ,, waa inta yar ee kastuumo kusii hadhay k.k.kk. laakiin ragii raga ahaa sida BS , JS , BARKADA , galin hore ayay iskaga huleleeb ahahaha markaa inta halkan commentska cuskanaysanaa wa intas yar ee wali niggiskii kastuumo soo xidhan k.k.k.k.k. idoor liqa ugu danbeyoo waakii siibay niggiskaas kastuumo bill kahor ahahahahahaha

    viva mahad canbashe
    viva xaglatoosiye
    viva somaliland

  7. war ileen belo idoorku ma janay modeen webka khaatumo oo ay sas u soo buuxsameen kkkkkkk intaa waxey radinyaan waa sir iyo maxa laydn lahaa kkkk
    yaahuuya 21 sano ee riyadii wey beenowdee maxad diyaarsateen?
    ciidamadii amison oo calankii blue sidaa u soo socda hargeeysee << xarshin maad u sii guurtaan kkkkkkk qax iyo dhimasho wey idiin soo soctaa hadeydaan si degdega calankii blue u taagin oo isku soo dhibin kkkkk jacyliyaa jabka idoor viv khaatumo kheyr guuleyso weligaa

  8. mire maxaad isu habaari mise aqoon xumo ayey kaa tahay ilayn waad ogtahay in aadan xaq ku socone miyaanay ka wanaagsanayn in aad tidhaahdi ilaahow tolkay xaqa gamidda aad leedahay garansii oo xumaanta ka qabo

    midda aad leedahay haddii aanu dhulbahante xasuuqayno waxaanu xasuuqi lahayn maalintii dawladii dhacday waa riyo waayo maalintaas ayaanu maanta ka xoog badnayn isna raacsanayn marka maalintaasna waxba nagamaad qaadeen maanta waxba qaadi maysaan ee intaad runta isu sheegtaan dib isugu noqda

  9. Hadal muj: kuluc baa dhameeyey
    Isaaq haddii uu xasuuq iyo dhul balaadhsi doonayo wuu haystay jaanis uu wax ku xassuuqo mar aan wixii la xassuuqo cidi iswayddiinayn …..oo uu cali khaliifba sheegay , laakiin maanta cid taa noo ogi way yartahay….dunidan ALLAH leh , siduu doonana ka yeela iyada iyo wixii ku noolba isagaana og siddii wax u dheceen iyo ciddii xaq darada iyo dulmiga wadday , jasaagiisana wuu marin doonaa if iyo aakhiraba ……aniguna waxaan leeyahay ILAAHAYAW guusha sii kii daacad ah , kii aan ahyna jebi …….Aamiin jebi

  10. dagaal ka commentsku fari kama qodna ee halawado 24hours

  11. Habro gus jeclo sanadkan 2013 argagax iyo jaheareer ayuu ugu bilaabmay kkkkkkkkk yaaba is gaadhay.
    Walee idinkoo Soomaaliyeey Toosoo Theatre kii Muqdisho ka qaadaya ayaa la arki doonaa This Summer marka waxa aad tabanaysaan aad ka sheegataan shirka London ee uu guroomin doono Madaxweyne Xasanka Somalia iyo David Camoron ka ingiriiska aad caabudaan.

    Qeyladiinaan sugayaa iyo siilyaanyo ayaa na khiyaamreyey oo xamar naga tuuray kkkkkk

    Viva Khaatumo
    Viva USA

  12. keligii duul
    caawa waad cadha hadashay waxaa kuu wanaagsanaa inaad is yar adkayso laakiin waxaad muujisay in lagu ciilay horaa loo yidhi nin cunaha la qabtay ama xaar ama dhuus doodiina waad ku fashilantay, la yaabna ma lihid oo awoowyadaba waxay ku dhinteen ciil sidii mid waliba u lahaa isaaq ayaa i ciilay oo dhulkaygii qaaday adna waxaan hubaa inaad ku dhimanayso sidaad isaaq ugu ciil qabto, xamarta aad ku ordaysana waxaa kaaga horeeya qaar isaaq ah oo iyaga cad nin qiimo leh meel la isaga dhigay oo kaaga sharaf badan adiguna waa taad arkeysey garaadada dhuloos meeshay la fadhiisiyey, odaygii siyaasadda aad u igmatayna hadalkiisa waa taad maqlaysay inuu ku yidhi waxba soo wayney.

  13. ali macaac war dhulbahante iyo warsangeli iyagaa iska kaa xiga oo dhul iyo dhalashaba ka dhaxaysaa ee ha ku dhex waalane waxaad ku doodo ama qabsato meesha la imow inta habraha idoor isu jiran way isaga dhowyihin waana siciid harti iyo maxamud harti just like muse abokor iyo maxamed abokor oo kale ee caqli caruurta meesha kala bax

  14. google chrome iyo bal waagacusub is ku eega halkay isla mareen bal adba waa warkaan rabay

  15. http://www.youtube.com/watch?v=vxxdnh_g7xo&feature=youtu.be
    waarbal ila eega waxa kala haysta cali uraaye iyo xasan biyoole kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wuu afuufay meeday kastuumo bal eega halka lalamaray wareer

  16. anigu waxaan axmed siilaanyo kula talinayaa in uu maanta xilka gudoomiyaha golaha wakiilada loo dhiibo nin kasoo jeeda beesha warsangeli. se sheegashada kastuumo ee sanaag bari meesha uga baxdo.

    waa la ogyahay cida sanaag leh waa warsengeli. kolkaa maanta warsengeli waxba ayaka inooma dhaxeeyaan saasi darteed beeshaasi si ay somaliland ugu soo guryo noqoto waa in yadana la siiyaa xilkaasi oo la hagaajiyaa oo saami mug leh la siiyaa.

    taasi waa mid qalbiga si xun u kala jari doonta sheegsheegadashadii cali biijo ee sanaag bari. sanaag dhulbahante ma dego ee waxaa dega barigeeda iyo badhtamaheeda beesha warsengeli halka galbeedna ay degaan isaaq. taasina meesha ayay ka saaraysaa kooxda kastuumo sheegashadoodii maamul ku sheega maaadaama aanay heli doonin waxay u socdeen ee ah goosasho.

    mida kale xukuumada xasan guurguurte waxaan leeyahay haduu xushmad siin waayo go’aanka shacabka somaliland anagu maanta waanu aragnaa puntland inay ku doodayso in caasimada muqdisho laga raro. kolkaa waxaan ugu hanbabaynaa haduu xasan guurguurte dhagaysan waayo go’aanka shacabka somaliland dee bad baad ka dhacaysaa. ama adiga ayuu faroole kugu afgambi caasimada muqdisho ee somalia. ama aniga ayaad ii yeeli tayda si aad muqdisho u haysato.

  17. Kulucow
    ragu wuu dagaalamaa waana kala adkaadaa taariikhdana waxaan u malaynayaa inay kaa maqan tahay shaqaynwayday waxaad 23years aad ku hadaaqayseen hadaad istiraahdeen waxaad waxkuhelaysaan boob iyo beena not home
    armay ku qurux badnayd intaad gabdhihiina gaalada aqoonsiga kaga raadinayseen dhulbahantana xabada wax kaga raadinayseen inaydaan ciidan soo dirine gabdhaha xagayaga u soo dirtaan anagaaba geyaan ehe.
    dhulbahante waxaad kaga badsan lahaydeen sidaas iyo walaalow

  18. kuluc
    adigoo iga raaliya waxaan kaa codsanayaa inaadan waqtiga naga lumin, hadaan hadalka inyar kugu taago, saaxiib qoraalkaagu waa matag iyo shuban aad dooneyso inaad caawoo dhan iska nac naclayso, wax micno ah oo la taaban karona maleh.

    saaxiib aan kuu yara jilciyee waqtigii dhulbahante iyo idoor wada hadli lahaayeen waa dhamaaday idinkaana halkaas gaadh siiyey, waadna la socotaa.mana garanyo waxa nacnacda noocaana kaa keenay. ku adkayso sheekadiinii ahayd xuduudahaan soo xidhayaa, yuhuudaana i aqoonsatay.dhulbahantena ka dhig in aad xasuuqdo iyo in aad u taliso.

    laakiin anigoo ku hadlaya magaca daraawiishta reer khaatumo waxaan kuugu soo gaabinayaa murti hore oo ah ( kulucow naago gus jilicsan diide ana hadal jilicsan diidey). in other words, adigaa nabadii geed dheer saaray, wax kastoo inaga dhexeeyeyna adaa masaxay. nacana idinkaa na tusay. hadaba anaga hanala sheekeysan ee siilaanyo iyo (narcissistic worriors) kiina la sheekeyso.

    ugu dambayn xabadaad inoo go’aamisaa inaga dhexeysa. baryadana inaga daa oo adkayso
    waan ka warhayaa waxa kuleeylka kaakeenaye.
    hadalkan waxaa kaa keenay waa aqoonsigii mareekanku aqoonsaday soomaaliya.waad naxsantahay oo qallad baa madaxa kaaga dhacday sow maaha
    saaxiib bowdyaha isku xeji buuryadaa lagaa goynayaaye. ogow kulucow dhibaatada maanta idin haysata inaad idinku gacmihiina ku kasbateen. maantana cid aan naftiina ahayn ha cambaaraynina.

    waxaan idinku nacnay wax yaabaha hoos ku qoran ee akhriso oo markaad iska deysaan la xidhiidha DR cali khaliif galaydh iyo madaxweynayaasha khaatumo

    1- dhiiga dhulbahante ee aad xalaashateen
    2- dhulka dhulbahante ee horgaladu idinku hayaan kabaxa
    3- gaala jacaylka iyo futa ruxa
    4- yuhuud ku faanka iyo muslim nacaybka
    5- gabdhaha aad gaalada uga fataalaysaan idinkoo aqoonsi raadisa
    6- soomaali nacaybka iyo keligoosasha idin madax martay
    7- joojiya cayda diinta, nebiga, iyo ilaahayba.
    8- ogolaada in dhulbahante idin hogaamiyo oo meel walba isagu idin metelo
    9- joojiya qaadka iyo waalida
    10- bilaaba salaada iyo soonka ilaahayna u toobadkeena

    tobonkaa qodob hadaa la timaadaan waan wada hadli karaa. hadii kale waalida iyo jilayca diidney ee nadaaya

    ilaahow nacafi

    kkk kkk

    khaatumo ggggggggggggggggggguuuuuuuuuulllllllllll

  19. Halbeeg

    Adigu gabayga waad ku fashilantay
    Gabaygu qaafiyad buuleeyahay
    Wuxuu ku socday xarafka C adna waxaad u booda xarafka S kuluc baaba ku dhaamoo inkastuu wax isku qasay hadana waxa uu ku dedAalay in uu C dii kasii wada

    Markaa adookale waatii abwaan aadan carab ahaa

    Ma bedelo ninkii gabay yaqaan
    Xaraf bilownaaye
    Hadba beeydka kii hore maruu
    Budulka raacaaye
    Beeyd kaabka waa lagu yaqaan
    Booda dheerada e
    Hayeeshee adaa barad noqdoon
    Kula boqoolsiine
    Bada uga talaab alifku
    Waa baadi doon xumo e

    Markaa xarafkii C da ayaa kugu adkaatay

    Markaa totaly gabaygu waa kaa xidhan yaha
    Soo baro qaafiyadda gabayga

  20. Kuluc
    Budliye ayaa ku dhahay intaan ku dhihi lahaay,waxaan kuu raacin lahaay hadaanu banaan baxeeyno soomaali kale tageero kama rabno anaga iskufilan kkk, qof walbe xaq wuxuu u leeyahay wixii uu rabo in loo daayo dhulbahante khatumo state in loo daayo,somaliland dhulkeeda in loo daayo .

  21. Somalilander

    Dee adiga waxaanba lagugula wadi karin baaba jira

    Odaygaagii ina cambaashe uunbaad lasoo shirtegaysaa,
    tira badanaa waxa uu ku dhadhansiyay,
    waxani macaanayn kabadane

    Kolay mid baan ogahoo hablaha burco nooga yimaada inbadan waa nooduceeyaan,
    adna malaa cambaashahan uun afku kaaxadayo waa duco sida u jeeda,

  22. kuluc ana aan u gabyo kkk
    Isaaqbaa i ciqaabay
    Islaambanan ahayn
    Arligaa igu qiiqay
    Adeerkey sayidkii iyo
    Siyaadbanan arkeyn
    Sodonkii odayee
    Midba suurad lahaayee
    Subaxba sida ZAAD( wa farimaha la iskugu diro mobile adigoo qof lacag u diray
    Saf intey u galaan
    Anaa soorya hayee
    Safkan aan ku jiree
    Soofoow ina keeen
    Adna seef hinjiyoof
    Siilaanyo u tagoo
    Sool waa adiga
    Puntland waa socotay
    Sadna nooma aha
    Surunkeenu walee
    Siilaanyooy adigaan
    Sidii reer safariin
    ama reer suduc dheer
    ama reer susun dheer
    Sodonbaanu nahoo
    Sir weynbaanu sidnaa
    Adna sooryada qaar
    Sifihiini isaaq
    sad bursiiyo dheef
    inataasaanu rabnaa
    afartaa dheh saruur

    Arinkeeni ahaaa
    Ciidaankaa qarankee
    Quwadiisa an yaabney
    Adeeroow naga qaad
    Qalad baanu galnee

    Afartii caliyee
    mid cumaamadanyee
    cimrigii abidkii
    albaabkaa galistiisa(waa siyasada)
    ina uu ku adkaaday
    iska aaday maraykan
    isna waanu wadnaaa

    wakaa

  23. budliso

    k.k.k.k.k waar ileeyn habartan oo kelh .. mataasaad u taqanaa xadalad iyo dhex gal k.k.k.k.k naa iska amus aamusnaantaad ku wacantahaye k.k.k.k iskawado gabay jacburkaagaa iyo cantaro baqashtadaa waa halkii daahir rayale hadii kale afkaan jabin !! kk.k.k.k.k.k.k.k.k..k

    viva mahad canbashe
    viva xaglatsooie
    viva somaliland

  24. kkkkkkkkkkkkkk waar kulu
    sow abwaan ayaad ahayd sowdigan budliye af lo’aadle kala baxay.

  25. Kuluc iyo ruun

    Inkastoo aanan jeclayn in aan idinka kala dhex galo
    Waxaan rabaa si hufan oo aan turxaan lahayn in aan inyar kuluc u fahan siiyo
    ,

    Horta waxna waa xaqiiq waxna waa iska asaraar iyo dood,

    Hadaynu xagga xaqiiqada u dha qaaqno,

    Waxaa jira in aad idin ku dorateen somaliland iyo in aynu gooni isu taagno iyo wax aanu anaga somaliweyn ku doonaynay,

    Horta waxa aanu anagu arrintan uga soo horjeednaa
    ,

    1 kaama ogolin waxa aad adba diiday

    Shalaybaad jamhadaysey oo aad kibir oloshay oo iyadaan dalka iyo dawladda iyo dadkaba lagaa xigin aad booday oo banaanka u baxday Oo aad tiri meel la igaga badan yahay majoogayo,

    waxaad ka carartay ayaad adna maanta rabtaa in, aan kaa yeelo

    2 maxaan wax kugula qaybsadaa hadda ayaanba arkaa qaabka aad wax u maamulaysee ma berri oo aynu citiraaf hellay baad cadaalad garanaysaa,

    Bal orod oo dib ugu noqo waxa aad wasiirada iyo axsaabta ugu yeedho isaaq mooyee in cidkale meesha wax ku hayso,
    gudabiirsay ayaa ugu dhowaayoo isna xisbigiisii ayaad cirro iyo haryoonis ku bedeshay,
    Daba qoodhigii idin la joogay ayaa hadda quus idika taagan waa maqlaysey cali sandule waxa ka baxayay,

    Markaa sxb tani waxa ay tahay nin raga na waa og yahay nacasna loo sheegi maayo
    ,

    Dhulbahante somaliweeyn kama tamaasulayo waayo taasay ugu badisaa wax kastaba haka helee qabaailka soomaali ayuu kala qabaa,
    Waana ku sharfan yahay

    Iidoorna dhulbahante la,aantii dawlad noqon maayo,

    markaa xadhig baynu kala jiidanaynaa oo labada dhinac kala haysanaaye keena lajiido hala arko ,

  26. odoyasha gorofley ee degmada xudun ee gobolka sool ee somaliland ayaa eedayn kulu dusha uga tuuray mamulka somaliland , iyagoo shegay in xasuuq ba an u geyteen dad shacab ah oo reer guuraa ah !!!
    ______________________________________________________________-

    oday warsame geesood oo kamid ahaa odayasha deegaanka degmada xudun ayaa shegay inanay khaatumona aqoon k.k.k.k. somaliland na aqoon k.k.k.k
    mamulka silanyana xasuuq iyo bood buu kula kacay shacabkii iyo reer guuraagii
    hakan ka dhagayso k.k.k.k.k.k.k.k

    idoor liqe

    toloow dadkaan ya u maqan ??

    hawd iyo nugaal

    toloow dadkaan yaa u maqan ???

    budliye

    tolow dadkaan yaa u maqan ??

    waar fadhiga ka kacaaa ama googorahada iyo dulaca xidha ……

    ama gabaygii ahaa gambii gambo cad qadaa !!!

    k.k.k.k.k.k.k.k.k.kk.

    viva mahad canbaashe
    viva xaglatoosiiye
    viva somaliland

  27. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  28. kuluc

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    habarta budliso soow diga afka jabiyay sidii daahir rayaael odhon jirray afkaan jabin k.k.k.k.k.k.k.k.kk.k.k.k.k.k.kk.

  29. ruun

    mahadsanid first ma iisheegi kartaa dhulka la balaadhsaday gobolkuu ku yaal hadaad kalshaale u jeedo waa tii la xaliyey cali geri iyo barkadba dhul way isku qabsadeen waa reer guuraa iyo dabeecadii dhul kale ma garanaysaa ?

    mida kale mamul si toosa oo qayaxan qabiil ugu dhisan oonba laga xishoonayn xamarbaa jirta 4.5 aduunka meelay ka jirto sheeg? welibaa dad baa nus laga dhigay.

    hargeisa iyo xamar hadii lays barbardhigana waxaan ogahay in xamar abgaal dego oo somalida joogta oo dhan abgaal guryahoodii ka qaaday. laakiin atleast hargeisa isaaq oo dhan u simanyahay somali kale oo ama hanti lagaga dhcay ama lagu cunsurideeyeyna aysan jirin anigu kolay aanan arag waxan kaloo ogahay in dhulbahante aad looga ixtiraamo hargeisa more than aniga oo durriyada ah.

    there is only two ways oo idiin banaan waqooyi iyi koonfur wax ka dhexeeyaa waa yacyacood bil xaqiiqatan mana jirto meel dawlada somaliland dhubahante inuu dhulkiisa dhisto ugu diiday hadaydaan xamar jeclayn maad halkiinaba iska joogtaan weliba cintribution ayey dawlada somaliland bixisaa oo intii itaalkeeda ah idinm qadisi xamar weli kartoon buskuda oo dhulbagante looga sii diray sheeko iyo shaahid maad aragtay ?

    xoogaga dhuloos ee nala jooga garab iyo gaashaanbay naga helaan meel baanu ku wada dhimanayaa wixiu aanu haynaabu kala qayb sanaa , miisanad aad u balaadhan ayaanu ku bixinaa hawlahooda laascaanood tusaaale ahaan iska daa dakhli dawlada dhexe ka qadee yadaaba loogu daraa 2% cashuurta gobol kasta oo somaliland ka mida kasoo baxda aadbaan ugu qanci lahaa hadaad i tusto meel reer koonfur idiinku hiiliyey daaroodna alle haka dhigee weli cid halgankiina taageero dhaqaale iyo mid militery ku bixisay ma jirtaa. dhowr jeer ood mudaharadayseena waxaan islahaa somalay garab ka helayaan laakiin dhuloosba uma dhamayn kkkkkk. its like reer laascaanood oo somaliland jiritaankeeda u mudaharaada iidoorna daawaanayaan oonay danba kalahayn.
    mise tolaw idinkaa gaar isu soocda si aad keligiin ugu faantaan anagaa somaliland karbaashnay.

    hadii wada hadal dawlada lala galo oo dhulbahante systemka si fiican u dhexgalo oo nabadu soo noqotana waxweynbaa iska bedelaya role ka dhulbahante kaga jiro somaliland. laakiin hadaad xamar raacdaan sidaanu ku yeelnaaba adage hadiiba aad raacdaan dib u noqosho ma jirto colaaduna halkay maanta taagantahay way kasii w

  30. KkkkkkkkkkkkkkKkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Funy.com

  31. Kuluc

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waad dedaashay laakiin kayga ma gaadho

  32. budliye

    ma gabyo laakiin in cidwaliba jikaarka kula taqaan uunbaan kuugu muujinayaa hal sadar

    ingiriis baan ciqaabay iyo
    sayidkaan caano siiyey
    siyaadbaa i calmaday oon sodon
    sano difaacay caqli kuu noqonmaysee hays curyaamin walaal.

    galaydhbaa na curyaanshay
    xaglaa caydhii naga boobay
    majeerteenteen nooma miciinin
    caqli kuu noqonmaysee
    hays canaanan walaal

    hawiyaan cod ka dooni
    caloolay la cantuugi
    sakiinbaa ii codeeyey
    saadaa xildhibaana
    qoslaayaa colka keeni
    ciirsi kuu noqon maysee
    ha cadhoonin walaal

    inkastood cadhooto
    xumadaadu cirka gaadho
    ama caydha ku dhamayso
    qoob ka ciyaarka kastuumo
    marna cayda faroole puntlandbaa i cidlaysay
    idoorbaa i cadaabay calaacal ku boydo.
    waa cibaara allee ma jinbaa ka cayuumay
    hays cadaadin walaal.

    calankeena degayn ilaa uu ciida dhamaan
    ilaa yoocada gaadho, ciidankeenu sadqeeyo cidaan landta cisayn car waa ninka waabsha.

    jacburkii kuluc

    kuluc all rights reserved do not copy!

  33. Liishaan
    midkaad qabatiin u xiira, mid looga aaro lama weeynaayo,

  34. Kuluc
    si fiican baad u hadashay somaliland waxaan ku nacnay dhulbalaarsiga, waxaan u aragnaa maamul beeleed intaas baan uga carareeynaa, xamar jeceel gooni ah uma qabno danta dhulkeena ayaa ku jirta khatumo inaan dhisano oo xamar ku xirano halka hargeysa ku xiran laheeyn,maamulkiina waa maamul beeleed marka dowlad inaad sheegataan ma ahan ,dowlad maamul loodhanyahay oo lagu kalsoonyahay ayaa la dhahaa ,

  35. dable
    saxiib salaan sare mar alla marka jiilaalku soo yar kululaado ayuunbay ciidanka qaranka soo shiidayaan waa aad soo arrad beesheen iminka se waa lagu fahmey ninkii la qabto waa loo xiirayaa.

  36. Intaad u damaashaadayso hadal aflaga yidhi dhulkaa gii ayaa lagaa haystaa hadaad ragtihiin soo dhacsada maantana burca waaxaa lakeenay maxaabiis tiinii markii xagla toosiye soo daayey ayaa gaajo u baqtiyeen markaasay hadana intaywax soo tuurtuureen ayey sidoodii isisoo dhiibaan ilayn waxay ubarteen hilibkii iyo dharkii jeelka dawladu s.land ugu keeni jirtee markaasaad ka hadlaysaan waxaanjirin waar idin baranay sida xoolahaan laydinsii qaqabanayaa

  37. hawdiyo nugaal
    budliye
    jannada gusjecel
    calaacal looma baahna last gance ayaad haysataan ka hor intaan la gaadhin bisha mey 7da wixii ka danbeeya waa la kala baxayaa waxan inoo ballan ah idinkoo laaska iyo buuhoodle ka qaada somaliland allow dhawr. dhuuxa hadalkii cali kastuumo.

  38. Ingiriis baa I calmaday iyo
    Cadan baa layga sooray iyo
    Yuhuud baa I casuuntay
    Caqli kuu noqon maysee
    Hays curyaamin walaal,

    Siilaanyaa cudur keenay
    Daahir baa na curyaanshey
    Khaatumaa na cidlaaysey
    Caqli kuu noqon maysee
    Hays canaanan walaal,,

    Mahiigaan cod ka dooni
    Gabadh aan cad la tuuriyo
    Foolxumaan lagu caayin
    In uu gaal la caweyo
    Saq dhexe gaal la cayaaro
    Waa cibaaro aduune
    Citiraafna ma keentee
    Caqli kuu noqon maysee
    Ha cadhoonin walaal,

    Inkastaad is cambuurto
    Goonidaa u carceerto
    Cuqdad raagtay ku hayso
    Inay dawlad carbeed iyo
    Shisheeyuhu ku cizeeyo
    Ictiraaf lagu siiyo
    Waa waxaan cidi yeelin
    Ee intaad caasi garowdaan
    Tolkiin aad ka carrowdaan
    Caqli kuu noqon maysee
    Hays canbuujin walaal,

    Daraawiishta cadhootay
    Carrigeeda nugaal iyo
    Illaa hawdka carweeftay
    Cadceed soobaxa waaga
    Illaa fiidka cawayska
    In dhexdeeda cayaartoo
    Hurdo aad ku cassayso
    Waa inaad cirka leefto
    Ee intaan ceebi ku raacin
    Faysal uusan cabaadin
    Siilaanyo aadan canaanan
    Way dhaqaaqday cadhoonin
    Cagta tiiri walaal

    Abwaan budliye

  39. Ingiriis baa I calmaday iyo
    Cadan baa layga sooray iyo
    Yuhuud baa I casuuntay
    Caqli kuu noqon maysee
    Hays curyaamin walaal,

    Siilaanyaa cudur keenay
    Daahir baa na curyaanshey
    Khaatumaa na cidlaaysey
    Caqli kuu noqon maysee
    Hays canaanan walaal,,

    Mahiigaan cod ka dooni
    Gabadh aan cad la tuuriyo
    Foolxumaan lagu caayin
    In uu gaal la caweyo
    Saq dhexe gaal la cayaaro
    Waa cibaaro aduune
    Citiraafna ma keentee
    Caqli kuu noqon maysee
    Ha cadhoonin walaal,

    Inkastaad is cambuurto
    Goonidaa u carceerto
    Cuqdad raagtay ku hayso
    Inay dawlad carbeed iyo
    Shisheeyuhu ku cizeeyo
    Ictiraaf lagu siiyo
    Waa waxaan cidi yeelin
    Ee intaad caasi garowdaan
    Tolkiin aad ka carrowdaan
    Caqli kuu noqon maysee
    Hays canbuujin walaal,

    Daraawiishta cadhootay
    Carrigeeda nugaal iyo
    Illaa hawdka carweeftay
    Cadceed soobaxa waaga
    Illaa fiidka cawayska
    In dhexdeeda cayaartoo
    Hurdo aad ku cassayso
    Waa inaad cirka leefto
    Ee intaan ceebi ku raacin
    Faysal uusan cabaadin
    Siilaanyo aadan canaanan
    Way dhaqaaqday cadhoonin
    Cagta tiiri walaal

  40. waxa fiican in xaqiiqda aan laga dulboodin oo caadifad yar oo maalmo ah aan loo burburin aayatiinka iyo masiirka beesha dhulbahante

    anagu isaaq ahaan hadaanu dhulkayaga ku koobnaano oo somali maxamed oo dhan debeda isaga saarno uba malaynmaayo in laga hadli.lahaa somaliland ma go,ayaa mise ma go,ayso. waa hubaal in caqabadaha na hortaagan ay u weynyihiin qadiyada dhulbahante iyo dawlad la,aanta koonfurta ka jirta. maxaanu hadaba dhulbahante ka rabnaa ?

    cidwalba waa ogtahay in dhulbahante iyo isaaq ay dad aad isugu dhaw yihiin oo qarniyaal col iyo nabadba ahaa waxaanu aaminsanay in wadajirjeenu uu abuuri karo qaran ka miisaanweyn mid anaga noo gaara, waxaanu idiin daba soconaa maaha damaaci dhulkiina iyo maalkiina aanu ku rabno ee waa muxubo iyo tolniimo aanu idinla rabno waxaanu naftayada lajecelnahay.

    hadaanu boob usucono waxaabay noo sahlanaan lahayd markaynu kala qaybsanahay een nina wixii laga dhaco loo celinayn. waxaani somali oo dhan kaga duwanahay waxaanu nahay cida keliya ee dadkay wax ka dhexaynjireen ee colaada abaarta iyo barwaaqadaba wadaagi jireen u yeedhay xili lays uusxabaalayey ilaa iyo hadana anaga mooyee cid dir iyo daarood sandulle isugu haysaa ma jirtaa jifi kastaaba somalia tuulay calan sudhatay cidna ma tidhaa waar sidani midnimo maahee ka daaya halka aanu anagu kun dagaal u galnay isku haynta beelaha somaliland.

    waxaa muhiimad gaara noogu fadhida midnimada beelaha somaliland hadii laba dal.loo kala go ,ayo iyo hadii kaleba. intii itaalkayo ahna waanu difaacaynaa common interest tiga ka dhexeeya beelaha somaliland oo mararka qaar khasab noqonaysa in dhiig badan ku daato.

    waxaan kula taliyaa nimanka dhulbahante ee kasoo horjeeda xukuumada in ay dagaalka joojiyaan oo ay labada dawladoodba waydiiyaan waxay dhulbahante u hayaan waxaan ku kalsoonahay in dawlada somaliland ay jawaab aad ku qanacdaan idin siin doonto halkay adkaan doonto inaad xukuumada xamar ka talisa ka heshaan wax damaanad qaadaya mustaqbal wanaagsan iyo wada noolaansho iyo waxwada wadaag dhexmara idinka iyo beelaha koonfurta hadii ayba noqoto in aad somalia ku hadhaan.

    anagu waxaanu idiin haynaa waxwada lahaansho aan qolona gaar u lahayn khayraadka dalka isla markaana dhamaan beelaha somaliland oo dhan one central government u taliso.

    waxaanu idinku casuumaynaa in dastuurka dalkeena laga saaro haday ku jiraan qodobo ina kala fogaynayaa ama xuquuq gaara cid gaara siinayaa waxaanu ogolnahay in dhulnahante si gaara afti looga qaado markay maraan process ka dawladu ugu talo gashay mana jirayso horgal kastuumaawi kuu doone ha ahaadii khasbaya rabitaanka dadka dhulbahante only dhulbahante people will devide their destiny.

    yeynaan aad isu nicin aadna isaga hubiya geediga meeshaad damacsantihiin inaad ku furtaan, xaalkiinu yuu noqon kud ka guur oo qanjo u guur. ha u caashaqina xamar si aad anaga noogu cadiigsataan ee ka baadha dantiina oo haday dantiinu ku jirto ku qanciya dhulbahante weyne. midna xasuusnaada cid credit idinku siinaysa sayidkaanu xanbaarnay iyo siyaadbaanu difaacnay ma jirto meel walba waxa kuu raacayaa waa maxaad taqaan iyo maxaad haysataa waxa lagugu qiimaynayaa waa waxaad hada tahay.

  41. Asc erey awoowgeybay iga soo gaadhay oo waa nin ku neceb nabad ugu baaq, ereyna aabahaybaan ka maqlay oo waa cadawgaaga subag iyo saliid sanka kaga shub haduu sakimiwayana sadqee. Ana waxaan leeyahay beebeegii tukaraq dhuulos sida adhi la mayracayo madaxa ka marayey waa jooga alla rag beebe eryanayaa sidio cawsha Kala yaac ayaan maqli jirey kuye waaryahe lugaha maqaadi karee odey dhuloos oo reer miyi ahi waar bahalka alamtara inagaga akhri kkkk kuye ma aqaan kkkk kkkkkkk

  42. Hargaiysaawi

    Hadaaya ayay shahaada ku waalataa
    Loool
    Ma idoor baa shahaada yaqaan waaba ingiriis dhashiise

  43. Habro Gus jeclo jab weyn ayaa soo food saaray sanadkan 2013 waxaana ugu sii weynaa aqoonsigii USA siisay Somalia markii ugu horeysay 21 sano iyo hadalkii Hillary Clinton ku tidhi midnimada iyo wadajirka Somalia waa muqadas kkkkkk

    Ingiriis cade vs USA I will side with The USA!!

    Viva Khaatumo State
    Viva United States

  44. Aar gantaal

    Dul jileeca waa lagu yaqaan
    Duulka aan nahaye
    Dulmi fale in loo naxaa
    Ma aha dawgeede
    Dabinbay dhigaayaan iyaba
    Aanan kuu tudhine
    Dalow inay kuguridaan
    Waa dir dhaqankeede
    Mar hadaan iyaba diir naxayn
    Kuna daweynaynin
    Maxaa adigaa daa kuugu wacan
    Dibir lax weeyaane

    Hadii guriga dulin kaaga baxo
    Waa dar xuma weyne
    Doc kalaad uguurtaba tashigu
    Waa dan kuu imane
    Derisnimo ninkii doonayaa
    Wax ma daakhilo e
    Nin dadkaaga dabar gooynayaa
    Malaha. Dood soore
    derejiyo hasiin reer isxaaq
    Malaha doorkaase

  45. budliye

    halkana heestii ku soo tuur
    adaa gaariyiyo hadraawigii eedaday dhashayba ka hees wacane

  46. aargantaal

    NIMAAN TAADA DOONAYN TIISANA HA MEEL MARIN

  47. dagaalkii dhamaaye
    yaa isaaq iyo dhulahante adkaaday
    ninkii wuxuu dalbaday waayaa laga adkaaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  48. @Keligii Duul lol

    Walee haddii maanta SNM laygu duray waxbaan qaribay baan u malaynayaa.

    Inaadeer waan ogahay waxy damacsan yihiin. Anigu mar qudh ah SNM uma khayr miidhin. Waxaan idhi yaynaan u dhaqmin sidooda. Wax yaan la xaqirin. Taasi iyagay caado u tahay. Reer SSC xaqiraad taariikhdooda kuma jirto. Waa rag colaad yaqaan wada noolaanshana yaqaan.

    Dhulkaag difaac. Buufi Habraha yimid. Laakiin xaqiraada iska daa. Don’t be like them. You are SSC, show them how to behave both in peace and in war!

  49. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Aargantaal

    Harshin oo ina ilay ku sugayo iyo bustihii yaraa ee iskawaran hadaanan dhiman walee mar waa is arkayaan ma habartan naasaha dhaadheer ee liishaan baa iga celinaysa kkkkkkkk waar armayba habarta siilaanyo liishaanta tahay amina berigii xamar baan aqaanaye odaygu snm ta galay

  50. Walaahi waa yaab ha wadhlayso reerkii dhuloos ay dawakheen waxa lagu gartaa warka iyo maqaalka meesha lagu qoro ayey kala garan waayeen. Kkkkkkkkkkkk

  51. More

    Inaadeer mida keliya ee aan iri waxay ahayd, inay 2% ka badan yihiin. Marka meelo badan la eegana in ay reer Koonfur badan dhaqan dhaamaan. That is all i said.

    Laakiin inaga teenu yaynaan u dhaqmin sidooda. Waxa inaga dhaxeeya waa gardardooda. Iyagaa ina gardaraystay. Maanta ninkii Xudun, Laas Caanood, Yagoori, Kalshaale ku dhintaa waa mujaahid. Wuxuu la dagaalamayaa dad qabyaalad sixirtay oo muslin tafaraaruqii ka shaqaynaya. Markaynu buufino oo wadanka ka saarno inaga howsheenii waa dhamaatay. Iyaga isu daa iyagaa marka riyadu ku soo oodanto Dulcad mar kale isu diraya’e.

  52. adeer isaaq laba arimood waa ku mideysanyahay
    1) in shacabka dhulbahante lagumaado dagaal asal tiridana inay sameeyaan waa wax ay habeenkiina ku seexdaan maalintiina ku soo toosaan, caruurtoodana ku canqariyaan sida yuhuudu ugu beerto caruurtooda nacatbka carabta.

    2) boobka dhulka dhulbahante waa ku mideysanyihii, waxayna go aansadeen gumaadka shacabka ka dib hadii xitaa wax yar soo hadhaan in la barakiciyo oo xagaa iyoapuntland loo dhaadhiciyo.

    laakiin dhulbahante waa fahansanyahay snm iyo cawaankeeda. dhulbahantena waa isdifaacayaa. sida isaaq noola dhaqmona waa ula dhaqmaynaa.

    hadaba aar gantaalaow adeer anaga snm ha noo saqirin ee waxaad qarinayso soo daa saaxiib.

  53. @hawdiyonugaal,

    Inaadeer waa ku salaamay. Horta ha la cafiyo anigu ma oran. Waxa keliya oo aan iri waxay ahayd yaan xaqoodi la haqirin. Haddii aad samaysid iyagoo kale ayaad noqonaysaa FANACUUDI BILLAAH

    Horta ma ogtahay aragtida reer SNM, inay iyagu Soomaali ugu wacan yihiin? Iyagaa ugu geesisan, ugu wadanisan, ugu aqoon badan, ugu taajirsan ugu..ugu..waxaad doontid geli.

    Weligii nin reer SNM ah ka maqli maysid isagoo qof kale wanaag u qiraya. Waa caado ay leeyihiin. Weligood ka maqli maysid gabayaa, ama nin kartimeed kale oo cid kale ah iyagoo xaqiisa siinaya. Waa caado ay leeyihiin. Bal adigu i fiirso.

    Maalin dhowayd baa nin ii soo diray qoraal ku qoran website ay leeyihiin (I never ever click their pages..never) wuxuu ka hadlayaa mid ka mid ah wejiya xunta heesta magaceedii hadda waa iga maqan yahaye. Waxay ugu yeereen ma taqaan?

    “Fanaanadii QARNIGA” sarajoogaan qosol ka dhacay. Qof Soomaali ku heesa oo aanan weligay maqlin iyadoo heesaysa bay ugu yeereen FANAANADII QARNIGA

  54. U diyaar garooba calankii barakaysnaa ee buluuga ahaa ayaa khayriyada hargaysa iyo burco lagataagayaaye,

    nagana soo dejiya maradan khadadka kala noocnooca ah aad marmariseen,
    madaxweyne xasan shiikh oo saraakiil maraykan ahi la socdaan ayaa booqasho ku imaanayee weftida hala soo dhoweeyo,

    ilkacastii bowdyaha casaydna wargeliya in uu weekan bahalku lacag fiican u gaynayo

    Waayo madax weynaha wefti badan ayaa la socda shacbkana kolay ilaa week waa u qudbadaynayaan diincaygana hala yareeyo,

    Qaadkana yareeya qof murqaansani wax ma dhegaystee,

    Reer xamarku waxay yiraahdaan yakhee adiga ilaahay ka cabso nooh diincayga dhaaf,

  55. aargantaal

    waad khaldantahay inaadeer 1960 yaanu isaaq cafinay oo gaaladay noo soo raaceen xalay dhalay laga noqday dhulkeeniina la yidhi waa inaga dhexeeyaa
    maanta cafis danbe oo dhacayaa ma jiro oo wala ah karbaash baa laysu qorayaa shilimaadka faalsada ahaa iyo daaraha la dhistay toona jirimaayaan take my word bro

  56. “Gaal dil gartiisana sii” bay Soomaalidu tiraahdaa. Horta Isaq 2% kama aha Soomaali ee taa iska daaya. Sida SNMta ha u dhaqmina oo cuqdad yaydaan idin gelin. Weligiin meeshaad ka soo jeedaan cuqdad ehel umaydaan ahayn. Tan kale, reer SNM, reer Koonfuka hoose waa ka dhaqan wacan yihiin. Taas anigaa iri oo ka imid Koonfur.

    Arinta inaga iyo SNM inoo dhaxaysa waxaa weeye gardaradooda oo aan dheg iyo dhaban fujino. Maaha in wax ay leeyihiin u diidno, xaqdaro reerkeenu asal weligii uma yeela, xaqiisa oo la dhacana weligii kama aamusin. Hadda waxaa muuqata in labadiiba inagu soo fidayaan. Taa aan ka digtoonaano. Quraanjada Habraha ah ee wadanka soo gaartay ha la buufiyo.

    Reer Khaatumo guul!

    • isuga aan shaah u soo karsadee marka SNM la Karbaashayo jecliyee ,

      • Ibnudariiqoow, SNM dariiqii saxa ahaa baad u sheegtay laakiin ama ha yeelaan ama ha diideen waa ku khasban yahiin horaan waxaan u maqlay MANA …..WARNA I RAAC SNM Soomaali uun bay is nacsiiyeen ee inaan cidi Ictiraafayn way ogaayeen, Cafis danbe waana tuke canbaar leh, Nooloow inaadeer

Leave a Reply

Recently Commented

  • khaatumk1st: Awoodi waa tan ummad midaysan. Guul reer Khaatumo dhagar adayg iyo midnimo kasoo qaada wixii...
  • geesiga: horufadhi.com magacyada dadka iyo go,aankooda waa in ay soo raaciyaan saxiixoodana si aan u rumaysano inay...
  • geesiga: guuto koowaad baa hada ka dagaalamaysa taleex kkkkkk viva somaliland
  • Layla: Caaqil hoolif waa in horgalada waxuusha laga illaiya iney wax yeelan kol hore waa tii cali sandule 2 xabadood...
  • Layla: Marka saad itoobiya butada u gasheen lool Hayaag ba idin dhama oo geesiyal ah dhulkad ka carartena ayay dib u...