|

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo qudbad muhiim ah kaga hadlay Asbaabaha Waasiciya Arzaaqda,{Dhagayso}.

 

 

HALKAN KA DHAGAYSO QUDBADA SHEEKHA.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23081

Posted by on Jan 25 2013. Filed under Diinta, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo qudbad muhiim ah kaga hadlay Asbaabaha Waasiciya Arzaaqda,{Dhagayso}.”

  1. Khaalid diridhaba

    Sheikh Mohamed Abdi Umul Wuxuu ka mid yahay sheikhda ugu Caansan bariga Africa gaar ahaan kenya siiba Nairobi , Wuxuu diinta ku soo bartay dalka Ethiopia gaar ahaan gobolka Ogaden , waxaan rajenyaa adiguna sidaas oo kale inaad u leexatid xaga diinta Alle madaama diridhaba Iyo guud ahaan gobolka Ogaden diinta si Fican looga Barto !!,

    Wabilaahi towfiiq

  2. masha allah allaha ka ajarsiyo shekhul-shiyuukh,waa siduu ilahay ugu talagalay insanka kayi oo sheekhu inooo bayaanshay yaase iidor ka dhaadhicin iminkay odhan wa shekh darod ah,odhana mayan wa shekh islam ah ee wuxunbay odhan wa shekh darode yeynan ka dhagaysan,balse waxay ku dambeyan la adhki done wahalkii alaha u naxariste saleban dahir afqarshe.

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Anisa: Nina abaayo kaftanku waa furanyahy wax iswaydiintuna waa furantahy ee hayga xumaan abaayo walahi bilahi...
  • M.H.Buraleh: Virus la dhaho Somali Nacayb baa haleelay beesha degta 1/2 Togdheer iyo 1/2 Waqooyi Galbeed ee Waqooyiga...
  • hargaysawi: waakan jawaabtii somaliland ugu talo gashay xasan culusow gurguurte ha ogaado somaliland inaanu kusoo...
  • idoor liqe: bal si fiican U DAAWADA markuu horgale xaabsade odhanaya khaatumo dhaqaalo ma haysto , qof baa odhanaya...
  • duurgal.com: odaygu jeebkiisuu ka hadlay ee maskaxdiisa kama hadlin reer laascaanood jawab fiican bay siiyeen wuxuu...