|

Lascanod: Beesha Ugaadh Yahan Oo Bayaan Soo Saartay ( Go’aamo +Sawiro)

Waxaanu  Halkan Dhamaan AKhristayaasha  Sharafta Leh Ugu Soo Gudbinaynaa Sawirada iyo Bayaanka Ay Maanta Beelwaynta Ugaadhyahan Kasoo Saartay Gudaha magaaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Wuuxuna Bayaankani Imaanyaa Iyadoo Ciimda Maamulka Beesha Isaaq  (Somali land) Ay xasuuq iyo dhibaatooyin kagaysteen Deeganada SSC ee Maamulka Khaatumo.

Halkan Hoose Daawo Sawirada - DSC06596DSC06597DSC06598DSC06599DSC06600DSC06601DSC06604DSC06606DSC06609

Halkan Hoosana Ha Akhriso Bayaanka Beesha Ugaadh Yahan Ay kasoo saartay Gudaha Magaalada Lascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23109

Posted by on Jan 26 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

32 Comments for “Lascanod: Beesha Ugaadh Yahan Oo Bayaan Soo Saartay ( Go’aamo +Sawiro)”

  1. cawo kastuumo

    adna miyad cusubtahay ?? la qabso horta inbt ….. Waad Qaboobiye Qunyar Soosoco !!!!

    viva mahad canbashe
    viva xaglatoosiye
    viva somaliland

  2. Weli mahad laynaa walaahay waa ayaan darro qarnigan dad dhulkooda lahaysto oo weliba sii kaftamaya.
    Hadalka aynu joojino ilaa inta aanu dhulkeena soo ceshanayno odayaashan shirkooda laascaano wax uu sheegayo ma jiro. maxaa yeelay waaba lahaystaa.
    Muxuu tarayaaa waxay sheegaan.
    Adeer wax naga gumaysan oo naga liita ma jiro waa inaga waxa halkaa is dhigay oo jeeb iyo shilin noqday.
    Maantana waa ujeedaa wax lahaysto qarnigan oo qori lagu haysto ma jiro.
    Marka kaftan iyo hadal midna nooma furna haddaanu damiir leenahay

  3. SSC-Citizen from Xudun

    Waa niman geesiyiin ah, iidoor Wagaashle iyo dabaqoodhida waxay u sheegeen inaanay Lascanood dhul iidoor ahayn, dadka iska lihina ay aayaheeda ka tashan doonaan,Bal iidoor haday rag yihiin car ragaas ha la hadleen kkkkkkkkkkkkk Allah Kareem, Wallahi baabuurta laamiga maraysaa layskala degayaa, Dadkii Reermiyiga ahaa iyo gaadhigii iskarogada ahaa ee maleeshiyada iidoor qafaasheen maalinkii dhawayd ee Xudun dagaalku ka dhacay, 6 Habar Gus Jeclo ah iyo Gaadhigoodii baa loo soo afduubay oo magaalada Godaalo lagu hayaa…….Ha lays Barto, Giraantuna ha wareegto!!!!!!!!!!!!!
    dhawaana markuu shirka Jaamac Siyaad soo dhamaado waa in Maxamuud Garaad isu yimaadaa, tolkuna gacmaha isa saaraa, waxii dhacayna laga heshiiyaa, ka dibna xabada iidoor Wagaashle lagu wada jeediyaa, Allahu Akbar…isbedel weyn baa soo socda ee toloow ha loo wada diyaar garoobo!!!

    Khaatumo waa Khayr!!!

  4. kuluc
    dee intuu sanbuur idiin kacayba waxaad iska dhigteen yuhuudii america oo kale oo waxaad is tidhaahdeen dhaqaalaha isaaq gacantuu idiinku jiraa lkn dee reer sal fudud baa tihiinoo waxaad is tidhaahdeen wixii yuhuudu 2000 oo sano ay soo samaynaysay 2 sano ku sameeya dee waa taa qiyaamihiinii la kiciyey ee sanbuurna sankii sii buurtay oo bararay oohin darteed mushkiladiina idinkoo afar habrood ah baad isu askariyayseen ood isu khalaawayseen hadaad xaafadaha isku caydhsataan

  5. kalshale
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk that is funny

  6. kalshaale

    abti miyaanad ogayn inay hargeisa ay isbedeshay oo imika biciide xaabaadadeeda iyo caanahaheedaba keeno kkkkk ninka bisad madaw magacayaga ku dul qora hargeisa dhexdeeda waa nin caleentiisu cadaatay faana maaha.

    waxa dhamaan dhuloos hargeisa jooga raga damiinka ka ah saw anaga maaha nin daadku hoos marayo oo aan waxba ogayn baad shaw ahayd ugaadhyahan baanu taaganahay xirsi haka xanaajinina adna hargeisa oo caaqilkii guud ahna madaxa land tu fadhiyaad leedahay bisidaa laydinku dul qoray kkkkkk.

  7. nina ninkii aan suaasha waydiiyey ka jawaabi waa hase yeeshe inaga reerka waxaa inoogu danbaysay iyaga oo dawaco ah marka goortay bisad madow noqdeen maynaan maqal waxase laga yabaa in dawacadii xayawaan magaalo noqotay bisad madow isu bedeshay hadaan la sixrin

    wakhtiyadii aanay dadku isugeli jirin gaar ahaan waqooyi iyo koonfur ayaa waxaa soo baxday sheeko la leeyahay koonfur waa laysku sixraa oo raga dameero iyo dibi ayaa laga dhigayaa iyada oo sheekadaasi jirto

    ayaa mid isaaq ahi dhaqaajiyey oo koonfur aaday ninka faarax la odhan jiray wax sheegaya ayaa la waayey maalintii danbe ayaa la yidhi war ninkii raq iyo ruux hala raadiyo niman baa gaadhi la saaray oo lagu yidhi ninkii soo raadiya nimankii markii jowhar meel ka sokaysa marayeen ayaa gaadhiigii ka jabay iyaga oo iska fadhiya meel ay ah ayaa waxaa ku soo baxay nin dibi wata mid ragii ka mid ah ayaa yidhi war waa maxay dibiga kelidiis ahi ee aan lo.da la socon markaas baa mid kale yidhi dee malaa waa faraax oo dibi laga dhigay dibigiina markii uu hadalkii maqlay ayuu intuu istaagay ciyey markaasay hal mar ku wada dhufteen walaahay waa isaga eeg kkkkkkkkkkkkkkk markaan magaciisa sheegay ayuu ina fahmaye kkkkkkkkkkkkkkkkk haatan HJ hargeysa farsamaysay

  8. laascaanood ay joogaan baa la haastaah hadal maxuu sheegayaah waa gumoobeen dhulbahate midgo midgo dhaleen waar wadana maro gashadah sidan dhimashadaa dhaanteeh nin caruurtiisii iyo naagtiisii la haasto aakhirana cadaab dayuus

    • cali besteen anigu hadii aan nuuraxmed ahay iyo hadii kaleba wax kagalay majiraan adigu afka dabaysha kaqarso ugadhyahan waa daad jira odarawiish ah akhiradoda iyo cadabtoda mxaa ka quseya.{ilahay ha kudaweyo hadii dulbahantee xanunsanaya aad tahay} hadii isaaq aad tahayna darwiishto in ay magaca somalilaan kuilosiso ku bisharyso.

  9. waa doqontii nuur ahmed malaah

    • naa amus fadarad yahay afka greena leh maday kabaqayan naaya inaan caytamo waa necbahay lakin aado midhanbaa afka kala hayaa naa waxa laska ku hadhay waxba kama geelin lagabyahay h j uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuf kuwasabaa dad noqday naa ciidkale iska dayee isaaqba ku yasaaa ado hj ah shut your green mouth

  10. waa baaq doqmeed waa fulay nimoh u dheehantahay doqon naf maleh

  11. waa cabsi aay baqayaan ugaadhyahanka laascaanood ku ah in lagu laayoh laascaanood hadii dagaalka xudun sii soc doh waa cabsi soo wajahaday hadhaaga ugaadhyahan ee laascaanood ku ahadhay waa hadal cabsi ah baaqaasi waana arin aay ka dan beesoh somaliand hadii kale sidii ina cabdi timir baa madax laadinaka tooganayaah waayo waxca aad ku garanaasaa inaay cabsi tahay maxaa keenay labada ciidan ee ku herdamay xudun waa inaay joojiyaan maay yiraadaan ciidanka idoor ee xaqdarada ku yimi ha ka baxaan aa doqon ugaadhyan oo cabsanay meelxili alla idin dhig waxu fulay sanaah

    • hayee besteen o adiga mxaa kagalay odayasha dantodaa iyo hawlohoda ka hadlayaa.. AWELBA BESTEEN BAAD AHAYD WAX TIRSYA HADALKAGU MALEH. UGADHYAHAN IN U ISAAQ MEEL ISKAMARYO AYU GOANSADAY DALKISANA WAA KU SHAHIDAYA O WAA UODAYAYNAYA MARKA LOBAHADO ADIGU BESTEEN DANTA AAD LEDAHAY KAHADAL SII MASAYRSAN BAAD UHADLAYSAA besteen KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK AFKA KAQARSO HAWADAA NAYAA WAAX LITAA O TAMARTEEDII MASAYR GELISEY ADIGA JIREE.

  12. waxaan u maleeyey inay soo saari doonaan go’aamo xoraynta ka hadlaya

    maantana far baa maydh la’ee ha fadhiyo geelo.
    jug jug meeshaada joog
    weligeen waxaynu ku jireeynaa caashaa marya eegtay oo gar basaar ka xaday

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. war ma falaashii baa weli meesha ka siilaanyeeynaya. falaashu maalmahan ma miryir qabaan oo yuhuudiina aqoonsanweydey, soomaali nacaybkii baa ku kacsan oo ay dhiikar iyo kansar ka qaadeen. war ilaahay u toobad keena intaad dad ilaahay nacay aqoonsi ka dooneysa. kkkkk

    ala idoor futa rux iyo futa waraari badanaa kkkkk

  14. kalshale
    oo inader ma sheekadii dameeradii no faroole ayay ku daydeen bisadaha madmadawna shaydaankaa isku matalaa la yidhiye shar gudban shaydaana xijaaban weeye h/j

  15. kuluc
    xirsi trooli guriga morgan haduu ka baxo waa is qariyaa si aan loo garan markaa sidee laaska wuxuu yidhaahdo looga dhegaysan war mashruucii NGO gu dhamaa laaskana ragii lahaa baa waaga cusub la jaanqaaday ku mashquul burco iyo dhoqoshay

  16. Siilaanyo Oo london laga mamnuucay xadhigna looga diyaariyey odaygaa asaasaqa ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. kuluc nimankii isaaq ee aad isku reerka ahaydeen ee reer hargeysa waxaa la yidhi wixii magaalada hargeysa bisad madow joogtay intay soo qabteen ayaa waxay ku qoreen Hj kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk intay rinji cas ku buufiyeen arintaas maxaa ka jira

  18. go,aan aan xirsi toorile ka farxin hadii laascaanood odayaal kasoo saaraan hadaba ogaada khasaaraha ka dhaca kama masuul nihin, laascaanood magaalo odayaal ka taliyaan maaha haday shiraana waa inay dawlada u guulwadeeyaan iyo maamulka gobolka dantooda ku jidha.

  19. nabadda ha la taageero ugaadhyahankkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk oo meeday jihaadkii uu cali kastuumo iclaamiyey miyay kaga baxeen.

  20. habartan sitaa somalididka iyaadaba isu jaawabees oo isu heesasa viva khaatuumo viva dhulbahante iskuna duubnaada cadowgu yaanuun daaldalool idiika heli

  21. Somalilander waad asiibtay kkkkkkkkkkk waa odayal talo aanay la go’in

  22. Kkkkkkk yaab. Waar kuwan doqomada ah ma citiraafkiibaa naga soo galay adeer dee meesha dad baa arrimahooda ka tashanayee camal yeesha oo weliba tan hargaisaawi labaxday waxaan u malaynayaa mid reer khaatumo ah ayaa biyaha kaga xanaaqay khaatumo uun bay ku qarweysaa

  23. Gudoomiyaha Gobolka Sool Xaaji Jeenoyare u dacwooda isagaa gobolka ma’suul ka ahe.

  24. inkastoo loobaaqoo ….

    oo loo sheego barwaaqoo ,….

    dadbay meli bugtaa .. bugtaa ..

    aan baranee nookala baadho bayaan u cadee ….

    bayaan u cadeeyee waa booli cunaha badawga iyo tuuga …

    ugaadha aan layno miyay ka bukaan …..

    barkadka aan gumayno miyay ka bukaan .. ..

    baharar same .. nolooshada miyay ka bukaan ..

    jamaacsiyaadk horumarkooda miyay ka bukaan .. ..

    baahida naleeyee miyay ka bukaan …..

    nuur axmed ku waxan boodhka ku aasnay bafinayaan k.k.k waakastuumee

    kaynaga badhayaa haynaga baxo …

    kastumoo doonayaa haynaga baxo ….

    hayagaa cali biijo waalaay haynaga baxaan …

    loomana baahnee haynaga baxaan ….

    waxa heestaas qadayaa JS and BS . kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    viva mahad canbashe
    viva xaglatoosiye
    viva somaliland

  25. Aniga waxay ila tahay ugaadhyahan shir kan ka weyn ha yeesho jaamac siyaadna bishan 1deeda rayuu dandan uga bilaabmayaa kadibna shir gmaxamuud garaad ah ha la qabto labada reerba haka tanaasulaan maamulada dhinacyada meel dhexe oo khaatumaysanna tala ha fadhiisiyo

    Guuuul iyo gobonimo khaatumo state

  26. war kagan haragsagaro maxa kagalay ina jeeni yare iyo ina canbeshe maa abahaba dhalay do you know inay niman dhulooza yihin war afka ciida kaa qarso oo danahaga ka hadaal dhulooz waa dhulooz waxba hala jeclaysan adiigba geed aad qabsato wayeyey markasad intaa naaf kadhigan iam so sorry

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • SSC-Citizen from Xudun: WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO W Noolaada reer Buuhoodle, SNM Qashinka ha lagu daro, hana la...
  • Asiya: maalilnta qashinka gobalada sool sanaag iyo cayn khaatumo state of Somalia. Tagbiir
  • Putland girl: Shaqo wanaagsan reer buhoodle 18 may malinta nadaafada sifacan xashiishka magalooyinka halooga guro...
  • mohamuud: ciwaanka iska sax waxaad ka dhigtaa 18ka may maalinta qashin gurka khaatumostate
  • liishaan: reer buuhoodle hanbalyo sida fiican ee aad isu abaabusheen una xusteen maalinta qaranimadeenna wax yar oo...