|

Garaad c/nuur cali awdeer iyo Waf culus oo uu hogaaminayo oo lagu soo dhaaweyey xagardheer waqoyi bari kenya

ggggJaaliyada dhulbahante ee xagardheer waqooyibariKenyaoo xaflad soo dhaweyn iyo hanbalyo ah u qabtay

garaad cabdinuurcaliawdeer

Oo ah garaadka dhulbahante ee jubooyinka iyo wafti uu hogaaminayo oo ka soo kicitimay magaladaNairobioo lagu

Caleema saaray 23/12/2012 iyado garaadka iyo waftigiisu ayaa safarku soo mareen  magalada garisa ee xarunta gobolka

WaqooyibariKenyaayaa waxay malinimadii shalay soo gaadheen xagardheer halkaas oo dhamaan waxgaradka iyo

Cuqaasha,hooyooyinka iyo dhalinyarada beesha dhulbahante si weyn ugu soo dhaweeyeen

Sidoo kale waxaa xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay xerada xagardheer

iyadoo uu garaadku ugu danbayntii

Shir allbaabadu u xidhanyihiin la qaatay jaaliyada dhulbahante ee xagardheer sidii looga tashan Lahaa deegaano

dhulbahante dago oo deegaamayn laga samaynayo iyo xaalada maamul u samaynta maamulka jubaland

Oo dhawaan la filayo in uu ka furmo kismaanyo

dhamaan dadweynihii halkaas ka soo qayb galay ayaa garaadka

Ugu duceeyey in xilkaa loo igmagaday ILLAHAY  u fududeeyo uguna hanbalyeye xilka loo doortay maadaama

Uu yahay garaad cusub iyagoo geestooda sheegay inay si mugleh ula shaqayn doonaan garaadka cusub

Ugu danbayn waxaa duco ku soo khatimay garaadka oo ka warbixiyey in safarkiisu uu ahaa mid is barasho iyo

Wada tashi beesha uu garaadka u yahay oo uuna aad ugu faraxsanyahay soodhaweynta loo sameeyey

 

Isku soo wada duuboo garaad cabdinuur ayaa noqonaya garaadkii dhulbahante ee ugu horeeyey ee soo gaadha xeryahani

Dhadhaab oo ay ku dhaqan yihiin dad aad u badan oo ka soo jeeda beesha dhulbahante oo qaxoonti ku ayaa mudo dheer.

 

 

Maxamud c/tuulo

Xagardheerkenya

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23089

Posted by on Jan 26 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

43 Comments for “Garaad c/nuur cali awdeer iyo Waf culus oo uu hogaaminayo oo lagu soo dhaaweyey xagardheer waqoyi bari kenya”

  1. Idoor liqe ok wanku fahmay awow

  2. Buhodle

    Awoow dabeecad Ayaan leeyahay oo ah waxa hadii afka leyga sheego waa laga yabaa inaan ilaawo balse Hadaan gacanta ku qoro Ma ilaawo , so I saved it in the my brain !!!! So that u don’t have to worry about it !! ,hopefully you have understood my words !!!

  3. Idoor liqe k k k k k k k k k k k k k k k k k awow yayna mardanbe kulasiban waa intaas ayaa lagu dhaha madax weynahagu magaciye

  4. Buhodle

    Awoow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk awoow way Ila siibatay , hadal halmaan kuma jiro waa sidaad sheegtay madaxweyne cabdinuur cilmi qaaje biindhe , looooool@

  5. Idoor liqe oo awow waxad ledahay nimanku waana ilmader waana xidid mansha allah nimanka ayey raban inay majertenka halkan kujira awow madaxwaynaha khaatuma magacisa iska waa abdinuur cilmi qaaje biindhe quuje maha awow k k k k k k k k k k k

  6. Samatar

    Alla yaa cisik sidaas weeye lkn indhasheel XILKII waa ka dhamaaday ee hada waxaa madaxweyne ah abdi Nuur Ahmed quuje biindhe kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

    Viva biindhe
    Viva Ahmed Madoobe
    Viva ………… Lkn Puntland hada madaxweyne Ma leh ,kkkkkkkkkkkkkkkkkkk marka madaxweyne cusub la doorto Ayaan ku soo dareynaa kkkkkk

  7. viva axmed madoobe
    viva indhadheel
    viva cabdiraxmaan faroole

  8. @ walaalaha,kablalax
    bahasha hoos inoogu dhiga dhamaan puntland khaatumo iyo jubbaland inakaa leh

  9. Buhodle

    Awoow ku darsoo UGAASKA Iyo garaadku waa isku SEEDI , UGAASKU Wuxuu qABAA islaan Qayaad ah , !!!

  10. Kan munafaqa ah ee garowe halayska ilaliyo munafaqnimadi majerten lagu yaqanay ayu halkan lasogalay war haduu hadal ku galayo waxan ku uri ugaas baqow iyo garadkani maha dadlaysku xuxin karo waa garad iyo ugaskisi mesha munaqnimada ladhaf kawaran ader farole afbalaq ee tulada garowe madaxa kalaso jeday sida maska

  11. @ idoorliqe
    aniga landuba waa tolkey ee waxaan arkaa inaad muran iyo khilaaf aad jeceshihiin

  12. Samatar

    Ha U bixin kuwaan waxaan munaafaq nimo iyo gunuunuc caata ah ahayn mayaqaanane waxa jubooyinka ka jirana wax laga waydiinahayaa ma jirtee mideedakale waxaa layiri soomaalidu ninkii ay ariga Kala quusatay geela U dirsataa

  13. Garowe

    Talada UGAASKA Ayaa la RACayaa garaadkuna taas waa Aaminsan yahay , khaatumo state waxay la mid tahay maamulada wadanka ka Jira Sida Somaliland Iyo Puntland , ugaaskuna waa ugaas somaliyeed waa inuu ka shaqeeya midnada Iyo isku keenida UMADA somaliyeed ee ku nool koonfurta somaliya Iyo guud ahaanba somaliya ,

  14. Nina indr aamin ilahay ha unaxiris muj. Khaatumo kashahiday

  15. Hartinimadii ku fashilantay ex puntland maka shaqeyn kartaa Jubbaland 2013ka??!!
    Waa MAYA jawaabtu markaa majeerteenow waxba marka xaalku idinku haku wareegaalysanina reer hebele bal idinkoo majeerteen ah wax ka qabsada maamulka cusub ee loo dhisayo Jubbaland anaguna anagoo Dhulbahante ah ayaan Daarood kaa kale dhinac ka raacaynaa.

    Ugaas Baqow iyo Garaad kana maaha labo qof oo la isku soofeyn karo labadooduba dhinac bay wax u wada wadaan.

    Viva Khaatumo State
    Viva Jubbaland State
    Viva United States

  16. Samatar

    Adigu bal hartigu ha WAda hadlee Maad naga yara baxdid adoo Raali ah !!! Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. @ garowe
    dhuloos iyagoo kacararaya,walaalahood majeerteen,ayey isaaq horgale unoqdeen,imikana waxay rabaan iney yamyam iyo qadaadweyn horgale unoqdaan

  18. Garaadkan gacan ku rimiska ah xataa inuu Marti ku noqdo shirka yaan laga ogolaan waayo Cali munaafaq baa ka dhex guuxaya Kaliya waa inuu ugaaska uga dambeeyaa oo shacab Edeb leh ahaadaa

  19. @ idoor liqe
    waar hartiga waamo waa mid waxaana ladhahaa,harti group,ee ma khilaafkii iyo horgalnimo ayaad rabtaaan

  20. @ nina
    meesha waamo dhamaan hartigu waa mid waxaana ladhahaa harti group,ee anigu waxaan kabaqayaa inaad meeshaas khilaaf kakicisaan waayo,qaar ayaa horgale unoqon hawiye

  21. Garoowe

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Dhinacksta calyada ha seydhin !!!’

    Horta ma Aaminsan tahay UGAASKU inuu yahay UGAASKA Beelweynta Hartiga koonfurta somaliya ?????????????

  22. samatar
    dhulbahantaha waamo waa halbawlaha hartiga jubooyinka dad la qarin karo maaha maga hartina la’aantood waxba ma aha taas si fiican u ogow

  23. Idoor liqe k k k k k k k k k k k k k k k k awow fartasi maxay latagantahay talow?

  24. ilaahay haw naxariisto dhamaan mujaahidiintii iyo shuhadaagii ku geeriyooday dagaalda ka dhacay dhamaan degaanada khaatumo khaasatan shuhadaadii ku geeriyooday dagaalkii maanta maalinteedii ka dhacay buuhoodle ilaahay janadii fardawsa ha ka waraabiyo qabriyadoodana waasic hawga dhigo aamiin yaa rabal caalamiin

  25. @ nina
    dhuloss waxaan khilaaf iyo qaylo ahayn mahayaan,majeerteen ayaa dhaama

  26. Qoodhay iyo xerday inuusan magacu magac daarood ahayne ugaaska magaca halaga badalo

    Buhodle

    Munaafaqnimo laba maaha waa qol yihiina meel toban qoys idonka degen tahay oo isim lagu ogaa mid kale kadaba istaadhay waa yaan intaa yari heshiin arinkana waannu ognahay cida kadambaysa feedha diinlaa feedha kaga jidha

  27. @ nina iyo garowe
    meesha dhulbahante yimaado khilaaf kamabaxdo,waa in laga ilaaliyaa dhuloos meesha waayo waa dad khilaaf imaanli i kasameysan

  28. mj waa xisaabtamay arinta jubooyinka wuxuu arkay inuusan harti nimo waxba kaga helayn markaa wuxuu fiilada ku xirtay absame isagoo aan hartigii kale ee dhulbahante ku jiray aan tix gelin ama kala tashan artaan taasaana keentay in dhulbahante garaad samaysto oo arintiisa ka tashado hartinimana markaa ka dib wax ku raadsado ugaas baqow waa ugaaska hartiga jubooyinka oo aad moodo in ayaamahan mj ay ula dhaqmaan siday ula dhaqmeen reer khaatumo sinaaryooga mj waa isku mid saa ha la ogaado
    hadii jubooyinka uu mj kaga badan yahay dhulbahantaha ugaas baqaw ma ahaadeern ugaaska hartiga taas aan ogaano sidaa darteed waa in dhulbahantaha waamo uu qaraarka iyo masiirka beesha uu xor u yahay oo uusan u daba fadhiisan mj wuxuu rabo

  29. Buhodle

    Awoow ha u bixin waxaas , Laakiin far Ayaa ii taagan ??????.

  30. Akhyarta dhulbahante ee halkan kujirta waxan ogaysinaya inay manta oo ah 26/01/2013 ayku begantahay malintii ay cali khalif iyo madaxdii khatumo ay yimaden buhodle ee ay idorku buhodle kusoyacen isla markana ay kuhalagsamen malintana waxa inaga shahiday niman waxku ol ahaa fadlan usoo duceya in dadkay kabex ilahay samar iyo iman kasiyo iyo janadi ayey kujirane

  31. garoowe
    dhulbahntaha waamo waxay isku siyaasad iyo fikir yihiin dhulbahantaha khaatumo garaadkana waxaad u daba dhigatay siyaasadii harti caato ee fashilantay ayuusan matalayn waxaad garaadka u caydhsanaysaana waa inaadan ka maarmin kismaayo iyo kisteeda ilaah baa ku baday suaal?hadaadse harti ga jubooyinka aad ku kalsoontihiin maxaad absame kaartadiisa u daba safateen mise harti ahaan baan mj wax kaga helayn jubooyinka oo waa in uu geed uu ku kor noolaado uu helo

  32. k.k.k.k.k war waxu magacyo xumaa . maxay ugaas baqoow k.k.k dadkaasaa la leyahay isku soomali baad wada tahiin k.k.k waxaasi wa waxaan qori caradii ugu goostay gestayda iyo geeshkayga k.k.k.k shit .. baaqoow imisaa baaqi ku ah k.k.k.k.k.k

    viva mahad canbaashe
    viva xaglatoosiye
    viva somaliland

  33. Garowe munaafaqadii laydinku yaqanay ayad nalasoo dhexgashay miya war boskagama banana meshan ugas xurmadle baqow iyo garadkana waa wada socdan waa ugaas iyo garadkiseye munafada nala dhaaf

  34. dhulbahantaha waamo ama jubooyinka laguma duufsan karo tsunamigii harti loogu yeedhi jiray ee dhicisoobay dhulbahantaha waamo horta waa inay iskood u muuqdaan ah oo isu nidaamiyaan ma aha inay si indho la’a u daba saftaan qorshe dano gaar ah laga leeyahay ka dibna la jaanqaadaan wixii dantoodu ku jirto dhulbahantaha waamo iyo khaatumona xidhiidh adag bay leeyihiin waana isku aragti

  35. Idoor liqe horta awow ayama dhawayd waa is dhaafnay intad yara khaldantay ayan ana kugu talax tagaye iga rali ahow shekadan garadkana garadka iyo ugasku isku kalin maha ugas baqow halkuu joga logu tagaya taladuna isagay ka go’da marka sida ula soco awow

  36. Garoowe

    Mudane arintaas aad tidhi Waan ka aamusay waayo dhinacna Ma taageeri Karo waa kugu dhumay oo ka dhimay !!!!!!

    Maahmaahdan aad tidhi Mudane Horta Aniga reer koonfur Ma ihi ee inaabtidey RUUN Ayaa reer kismaayo ah guriceelna ku dhalatay markaa macnaha maahmaahdada Ruun Ayaan ka sugayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk looooool@

  37. iidoor liqe

    waxaan la soo mad madoobeeyay wax jubooyinka ka shaqaynaya ma aha meesha ugaas ka guud ee beelaha hartiga ayaa laga yaqaanaa waana ugaas baqow marka mudane waxba haka wis wisin kani isagaa iska daalayee meesha uu ku siijeedo waxaa layiraahdaa kismaayo iyo kisteedo iyo tubaaka shiid shiidkeeda
    hawareegtee hawaraabin

  38. Budliye Iyo buhodle

    Arinta ha la dajiyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
    ……………………………………………………………………………………………………………………

    Garaadka Koonfureed Ee Beesha Dhulbahante Iyo ugaaska Guud Ee Beelaha Harti Heshiis iyo wada Shaqayn Kuwada Dhawaaqay(Daawo Sawiro )
    Kulan balaadhan ay isugu yimaadeen odayaal iyo wax garad ayaa waxaa ka soo qayb galay ugaaska guud ee koonfurta soomaaliya ugaas guyow ugaas xuseen baqow iyio garaadka koonfureen garaad cabdi nuur cali awdeer waxaan ay ka wada hadlayeen sidii loo dar dargalin lahaa hawlaha saaran labadan mas uul.

    Dhanka kale ugaaska iyo garaadka ayaa waxaa baryihii u danbeeyay taagneed khilaaf aan wayneen kaasoo ay keenay markii la doortay garaadka koonfureed garaad cabdinuur cali awdeer oo ugaas baqow yara diidanaa in uu ka soo qayb galo xafladii caleemo saarka ayaa hada waxaa la soo afmeerad wixii u dhaxeeyay garaadka iyo ugaaska .

    Ayagoona labadoodaba ay hoosta ka xariikheen heshiis taariikh ah kaasoo ay isla qaateen wada shaqayn iyo cadaalad la doonayo in lagu dhaqo umada ay waajibaadka u hayaan ee reer koonfureen .

    Waxaaan ku lanka lagu wada hadashiinayay ugaaska iyo garaadka xaadir ahaa odayaal dhaqameed siyaasiyiin suldaano ka socda jaaliyada USA iyo sidoo Kale dhalinyarada jecel wanaaga iyo midnimada soomaaliyeed.

    Kulankan ayaa ku soo dhamaaday wanaag iyo heshiis qurux badan waxaan ugaaska guud uu ku soo afmeeray duco isagoona soo dhaweeyay garaadka cusub ee koonfureen sheegayna in uu la shaqayn doono .

    Dhanka kale garaadka koonfureen ayaa isaguna shegay in ugaaska uu kala tashan doono wax waliba oo ka soo kordha koonfurta soomaaliya siiba jubooyinka iyo dadka ku nool ay mas uulka ka yihiin ,

    Source nugaalmedia .

  39. Idoor liqe ugaaskii meesha lagama qaadine isdaji isagu waa ugaaska guud ee harti shirka mamul usamaynta juboyinka kalinta isamada harti isaga hogaminaya

  40. Iidoor liqe
    DEe inader wax walba maaha ina laga hinaasee nagadaa bahasha
    Ugaas baqow iyo odayadii hore meesha u joogayba
    Iyagaa garaadka soo dhisay
    Waana laga maarmi wAayoo xoojin bay u baagatay

    Waxaan leeyahay garaad hawl badan baa kuutaala
    Arrimaha jubooyinka dhulbahante wxuu ka ahaa reeraha wax laga weydiiyo waayadanse waxbaa is bedelay,
    markaa waxaa la rabaa garaadku in uu hawsha isku duba rido isagoo la kaashanaya ugaas baqow iyo odayaasha iyo wax garadka kale ee reer jubaland,
    duco ayaanu kugu. Og nahay garaad

  41. Qayad waa beesha ugu badan dhulbahantaha daga juboyinka garad sodhawow

  42. Shalay dhalataye xamaro sheeko dheeraa!!!!! , Arimaha jubooyinka waa lagaga xogogaalsan yahay ee u kaadi oo ku dabafeyl dadkii meesha ka talin jiray. !!!!!!!!

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • suldaan: Axmed Ma kula tahay in S/land cay kagabaxayso laascaanood..Hmmmmmmm ilaahay ragbuu idinka dhigaye cudud...
  • Kuluc: Yagu wax kuxumeeya ayey isleeyihiin waxaanse ka baqayaa in aqalkasta iyo goobkastoo nabad diid joogo qashinka...
  • Kuluc: Bal beenta ninkaa weyn ee saanbuuse eega 170 dollar meel teleohone lagu isticmaalaa ma jirto aduunka...
  • axmed: FUCK SOMALILAND.
  • axmed: KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK...