Deg Deg:- (Dhagayso) Banaan Bax Ka Dhan Ah Mas’uuliyiin Ka Socda Puntland Oo Buuhoodle Soo Gaadhay
Banaan baxani oo u dhacay si nabadgelyo ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyey dad kasoo horjeeda wafti ka socda maamulka Puntland oo maanta soo gaadhey magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.
Dadka dibad baxa dhigay ayaa guud ahaanba socod ku maray wadooyinka waa weyn ee magaalada Buuhoodle, iyagoona halkaasi ku gubey taayiro, waxa ayna ugu danbayn isugu tegeen garoonka kubadda cagta ee magaalada Buuhoodle iyagoo halkaasi ay hadal ka jeediyey qaar kamid ah qaban qaabiyayaashii banaan baxa iyo kasoo qayb galayaashii banaan baxani. Hadaba warbixin xasaasi ah oo aan ka diyaarinay banaan baxaasi halka ka dhagayso.
Halkan Ka Dhagayso
Iskusoo wada duuboo banaan baxani ay sameeyeen dad kasoo horjeeda wafti ka socda Puntland oo maanta soo gaadhey magaalada Buuhoodle ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan iyadoo aysan jirin wax rabshad ah oo banaan baxaasi ka dhashay.
Wariye Abdirahman Wadani
Email axmedyare1001@hotmail.com
Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Horufadhi News Media
Buuhoodle Soomaaliya
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23218



nuura
inaadeer sorry kama wadin aniga keligay waa inagoo dhan inader isku dhufays baynu nahay markasta
idoor liqe inaadeer hablaha caydooda iska daaya oo kaftanka iyo sheekada meesha ha inaga xumaynina rag baad tihiine haddii laydinku ciiro dulqaata
nina kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk halkaa iligna waa in lagaa ridaa hiil ma aha ee qoraalkani waa xusuus iyo kaftan oday isaaq ah ayaa islaantii uu qabay ilkihii ka wada daateen maalintii danbe ayey ku tidhi war ilkaha iisame markaasu ku yidhi naa sidan waxba laguuguma sameyn kare horta xabada kugu hadhay iska soo rid intay dhakhtarkii ilkaha u tagtay ayey xabadii iska soo riday markay mudo joogtay ayey hadana ku tidhi war miyaadan ilkaha iisamaynay ilayn iliggaygiina adiga ayaa iga ridaye kuyidhi hadaan ogahay marka iliga lagaa rido in aad sidan u dhunkasho wanaagsanaanayso beri hore ayaan kaa ridi lahaa kkkkkkkkkkkkkkkkk imnikana ilko kuu samayn maayo waayo haddii aan kuu sameeyo dhunkashadan baan mis garaynayaa marka viva ilko laanta
NINA, kkkkkk oo dee ma taada uun baa adaab xaquuqdii bani adamka ka yara boodayee kkkkkk maanad kaygaba arag siday sidii jiirkii reer miyiga xadhkaha ka jarjari jiray inay u suuxdo talow sidee qoralkeeda u masaxdaa xaqiiq haday awood u yeelan lahayd inay masaxdo way masixi lahayd , hada ka hor maraan miyi u tegay waxaan arkay xadhko yar yar oo la kidfay iyo islamihii reer miyiga oo calacalaya caku jiirkii baasaa baa xadhkihii googoyey kkkkkkkk waan yaabay maskaxdaan ka shaqaysiiyey ilayn idinkaba waakii buugaagta iyo waraaqaha idinka jarjari jiraye ilayn iyagiina xadhkahaa alle kaga saliday mucjizo.waliba magaalada guriga jiirka leh waa laga qaxaa.tanina waa jiir horufadhi galay in looga qaxo ayay doonaysaa lkn iyadaa la cadhinayaa hadaanba la akhrin ama la qiimayn yay maagi u jawaabiduna waa waxy rabto.
garowe ama gorayo ina camay naf kuuma hayo gobalada khaatumo cawimadii aad aduunka kaga qaadan jirtay ssc waa reer puntland ayuu maalinba in kaa soo ceshanayaa odaygu caqligiisuu qabaa kkkkkkkkkkkk ha moodin inuu naf kuu hayo haduuse naf kuu hayo maxaad ka heshay ma noo sheegi kartaa???.raga idin la khadhaabta xaqii goboladooda ee aad si mariseen ayay idinka soo matajinayaan lkn anaga isuiuma kaaya waali karaan taasu haku deeqdo miskiin yahoow markii la arkaba khuurada jiirka meesha la giririf lihi.
nuura
inader salaan sare inaadeer waa sidaad tidhi waa ignore.com ee waxaan rabaa in qofwalbaa ka sii talaabsado mindhaa waxay is tiri attention ku raadso inaad marba qof saloolato inader kalmadaan qoraba waa iga daba xariiqaysay ayaamahan mascagalay.com
Reer Buuhoodle Noolaada kabeeya waliba budh lugaha kaga jejebiya wixii midnimadiina wiiqaya.
NINA, kkkkkkkkkkkkkkkkk inaader waan ku salaamay iidoor liqe waa habar iidoora ayaan u malanyaa kuwaad garanaysee magacyada beenta ah ku galgalan jiray,marka inaadeero keligaa maahe anigaba hadaan in yar soo xariiqo sidii tuug wax xadaya ayay qoraalkayga daba tagan tahay oo moodaysaa inay wax ka helayso, uma malaynayo inuu nin dhulbahanta ah yahay ama ninba yahay waayo qoraalkeedu walaanu nin & wax u dhaw toona ugu ekayn waxaan ku odhan lahaa iska ignore garee iydaa daali doontee waa la yaabee lol.inay iidoor tahay waxaan ugu maleeyey iidoor wax ku saabsan soo qaadaba afkay ku goosan dhulbahanta meesha soo galana in badan hays dareensiin bay is leedahoo hadaad qof la yara hadasho istus nimo iyo isqor nimo ay ku soo jabtay bay cuskan ha sharfin oo ha magac dhabin sharaf ma lahee.aniga ila heshii bay igu tidhi naa uskud baan ku idhi maxaa lagu la heshiiyaa beriba meeshii baad ka miisiye badhaaciskaaga wado imisaanu ku cafinay.
dhamaan akhyaarta khaatumo ee halkan ku kulanta waad salaaman tihiin ilmadeerayaal bal eega qoraalka uu u qoray idor liqe garoowe hadaan khaldanahayna i qabta in dhawaydna dhagahadal noocaas ah ayuu igula daba jiray anigu waa iska reebi karaa oo waa caayi karaa lkn waxaan qaraar ku kaadhay in aan fikir dhiibasho uun ku ekaado oo aanan la wad wadin ku tiri ku teenta waxaan qoraalka u soo gudbinayaa si loo arko qaswadaha raba inuu badalo habka fikir dhiibashada ee meeshan
idor liqow
ka waran adoo biyaa lagu daadsadaa iyo waa islaan ta aad ila daba socoto anigoon kulaba haysan intaad iska dayso bal xaawisho inaad iska kay ilawdo maxaad islaan uga huntug huntug siin maandhaw waalid abaan kuu ehee iga xishood
idor liqe
in dhawaydba waad iga daba xarr xariiqaysaye eesh xikaayatak war islaan 100 sano jirta oo hal ilig ku hadhay baanahy haday ku raali geliso ee haysku kay daalin muraayad indhona waan xidhaa sidaan wax u qoro e kkkk
garoowe
adeerkay waa khaatumo buuhoodlena waa khaatumo waa niman faarax garaad ah waa faaraxuu odhan jiray maxamuud heshiin maayaan faroole waa quustay waa ogaaday in dhulbahntoo dhami heshiiyey hal hal oday waa raaci karaan dhib ma leh taasi maanta faroole waa og yahay in khaatumo ul iyo diirkeed tahay
Hadee majeedheen waa tol Gus iyo Gacan ha la isugu daro lol
Gefka meesha laga diido iyo gurigii Buuhoodle dheh !
Reer Buuhoodle Nijaasta katimi garowe iyo sunta ay wadan dhagax halagu dilo.
Faroole-afsabiile waa doofaar waalan meelna kama waabto kkkkkk
Pintland futadeeda ha ka difaacdo geesiyada H.Gidir Galmudug
sidii 1991 baa Beytari meelkasta looga guraya mardhow lol
maamulka Khatumo waa xoogaystey cidii soo doonata indhuhuu casaynaya.
For the sake of our Khatumo state Guuuuuuuuuuuul.
Waar buuhoodle
Horta waan ku salaamay
Waxaa la sheegayaa 60 daba qoodhi oo faroole soo kiraystay ayaa jooga buuhoodle see wax u jiraan ma marka xoogaaga lala cuno ayaa la eryayaa
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Fashilaad.com
Waar nimanka dhafoorka ka toogo cida ay doonaanba ha noqdeene
Hadiikale dee weli waa shaqaysanaynaaye maalinta aynu dheregno aan kala war hayno
Ssc men jaahil jaahil dhalay ayadtahay waxmicno leh soo qor ama iska aamu ina camay waala yaqanaye
Idoor liqe awow k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k awow dad waxma garato ah ayaa isimada iska caayaya mawqifkayguna waa iska cadyahay awow
Garoowe
Mudane karbaashkaaga Waan u bogay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lkn khaatumo waa maamul la mid ah Puntland Iyo Somaliland ee ka Jira Dalka somaliya , Laakiin hadad shakhsi gaar ah wax ka sheegaysid way ku furan tahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, HABARTII Halkan qiiro jabaanta ku xariiqi jirtay afkii baa juuqda Gabay kkkkkkkkkkk qiiro jabaan.com kkkkkkkkkkk Thanks garoowe fakerkaaga saliimka ah kkkkkkkkk loooool@ habartaas dhinackasta weerarku ha kaga socdo kkkkkkkkkkkkkkkkk
….,.,,…………………………………………….,,……………….,,,……………………………:::………….
garowe
January 28, 2013 – 1:55 pm
nina
camay waa halyaygaagi waa ismkaagi aflagaadadu waa xaaraam waanin muwaadila haduu mashruucii adeerkaa buuhoodle kaga awood roonaaday ma la ilhaamaynayaa caaqilku waxa uu ogyahay in ciidanka buuhoodle iyo hubka yaala uusan hal maalin shidalku shubi karin cali khaliif labaatan gaadhi oo kamida ma istaadhi karo adeerkaa taasaa keentay in uu yiraahdo hawareerina khaatumalayne kkk
Reply
Dr taxsiile faroole firdhiye afsabiil cadoowada uu dhulbahante u qabo ma yara uurka hoyadiis ajaajey ayuu kalasoo baxay mana naga harayo ilaa riyo dhaqato ka leyno mooyee viva khaatumo state
Buhodle
Awoow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, awoow buuhoodle waa khaatumo state . Sarakiisha Waan salaamayaa siiba Kuwa Caraale CIGAAL Abdifitaax kaysdiid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, buhodle arintaas Aad ka dhawaajisay jawaab waafi ah ka soo bixi !!!!!!!!!!!, mowqifkaaga siyaasadeed sheego ????? . Waanba dhididay markaan Arkay waxaad soo qortay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Dhulbahante wuu tashadaye yaan Lagu mashquulin, Hor galayaashana shaabuug halala dhaco, Viva khaatumo state , Futoole Down, Siilyaanyo Down
kuwa ku qarwaya ina camay waalayaqana raaskuu kayahay hagar waa buulo reer cigaal farax baa waxka dhigay oo magac uyelay cidlada
cidi kama soo xarayseen halyeyadii markay nolayeen ragii hawd ka talin jiray sida ina baydan iyo aadan carab isaga maqal laguma halayn jirin tolka uun buu isku diri yaqaan caqil nimadu maha sidan ee baalal aad ledahay kuduul dheha dumarka iyo carurta haysku dirine kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
faroole naag naag dhalay siyasad xume pintland majabno khaatumo state guul.
Salaan Sare waliba Khaatumaysan akhyaarey
Makhluuqa Eebbe Uumay, wuxuu ku kala duway , Midabka , luqadda, fekerka, tala-soo-jeedinta, tala-raacidda, jinsiga(Lab iyo dhadig), hab -dhaqanka, marka waxaa haboon in la fahmo in waxani ay yihiin wax iska dabiici ah oo illaa iyo Aaden iyo Xaawo soo taagnaa maalmo gudahoodna aan lagu badeli karin, tan kale iyada oo ehel la yahay oo wanaag qoyska lala wada jecel yahay ayaa qofba si wax u arkaa, waxaana dhici karta 2-da fikirba inay sax yihiin lkn kala haboon yihiin, xagga wakhtiga iyo daruufaha kugu xeeran. marka waxaan talo ku soo jeedin lahaa idinkuna haysnicina, qof ehel ah oo xushmad kaa mudan Isim, Caaqil, Aqooyahana ha caayina oo yaan maalin walba golle Soomali oo idil dhex fadhido lagu karaamo ridin
Talo soo jeedin Wiil gabadhi dhashay
Reply
Salaan Sare waliba Khaatumaysan akhyaarey
Makhluuqa Eebbe Uumay, wuxuu ku kala duway , Midabka , luqadda, fekerka, tala-soo-jeedinta, tala-raacidda, jinsiga(Lab iyo dhadig), hab -dhaqanka, marka waxaa haboon in la fahmo in waxani ay yihiin wax iska dabiici ah oo illaa iyo Aaden iyo Xaawo soo taagnaa maalmo gudahoodna aan lagu badeli karin, tan kale iyada oo ehel la yahay oo wanaag qoyska lala wada jecel yahay ayaa qofba si wax u arkaa, waxaana dhici karta 2-da fikirba inay sax yihiin lkn kala haboon yihiin, xagga wakhtiga iyo daruufaha kugu xeeran. marka waxaan talo ku soo jeedin lahaa idinkuna haynicina, qof ehel ah oo xushmad kaa mudan Isim, Caaqil, Aqooyahana ha caayina oo yaan maalin walba golle Soomali oo idil dhex fadhido lagu karaamo ridin
Talo soo jeedin Wiil gabadhi dhashay
Pintland hanagu daalin dheh ,horgalada pintland waa in laga hortagaa wax matarayaasha calooshood ushaqeeystayaasha ah.
Kaligiidulli duliyahaw duligu dhalay dhiladii kudhashay wase miyad isku yaacday adigu midgan midgan dhalay ayadtahay oogaraca is sheg makuu futada laga wasi jiray ayad tahay imisa haben aya futada laga wasay nin gurigisi haysta oo sharafleh ayad waxka shegaysa dhiladi kudhasay wase midganyahow midganku dhalay mesha ladhaf nacasnimada viva chief caqil maxamud xaaji cumar camay ninkii waxka shegay wallahay waxan u aqonsanaya garac midgana oo futada laga waso sida kaligii dulli
Caqil camay ilahay hadaye waa caqil laga tixgaliyo deganada dhulbahante gar ahan gobalka cay khaatumana waakasifiyey wallahay buhodle ciidamada qalabka sida ee buuhoodle waa ninka mushahargoda bixiya khaatumana mabixin karto 2 nin mushaharkod waa abandule dagaal difacii laascanod iyo kii buhodleba galintu kagalay waala ogaa indhosheelna wali waxa saaran cunaqabataytii aykuso rogen sarakisha naftoda hurayasha buhodle viva maxamud xaaji cumar camar halyey halyey dhalay
horufadhi
horgale derejaduu doono ha ahaadee waa isku mid saaxiib
war tan farduus ma dhulbahantaa garac ku inkiray meel walba way iskala haysaaye naa dhidhiibso oo isku qabo maxishootayahay
http://taleex.net/2013/01/27/axmed-karaash-oo-caddeeyey-in-lacagta-dhulbahante-laga-ururiyo-ay-g6-isbaaro-udhiagatay-amarna-ku-bixiyey-in-isaga-lacagta-si-toos-ah-loogu-diro-dhegeyso
Fardus dhilo gus maheshay wali iyo waxkuwasa halkan hagu habsamin guska heli mayside
Xusbiyada puntland hadaan dhulos kasoo qeeb galin walee waa loo yaabaa maxaa dhacey waxey noqon doonaan Kurish ama Afgaanistaan kkk. wait wait hadeer ayeeba yihiin
Dhulos waxey wax iska dhicin karaan oo kaliya waa maalinta puntland ay isku dhiibaan hadii kaleeto saas ayee ku jiraayaan kkkk
Kaligiiduul inan kula caytamo ayan dabcay caydanqorayna wanmasaxay wallahay waxan is uri waa indrkaa oo kugu khaldamaye hala khaldamin maxad igu cayday? Mabarikaynu is jidhnay ayad xususantahay? Hadad inta kadubaqayso waadku mahadsantahay lakin hadad sikale ii cayday iisheg aan waa jibkayga qaate oo aan iskagaa diface
waxaan aad uga xumahay in halkan laysku caayo . Waxan kaloo kuboorinaya . Faroole. Iyo xukuumadisa . Dadku waa rer khaatumo. Ama buuhodle ha joogen ama taleex. Hajoogene waxbay na aaminsan yihin waxna waa tabanayaan dagaalna waa ku furan yahay. Marka faroole. Iyo dhamaan shucubta pl ba waxaan ku boorinaya shacabka khaatumo. Iyo maamulkodu waa fogaaden meeshey gaarena maahan meel dawo leh halkaasna waxaa gaarsiiyey waa siyaasad xumada faroole. Iyo ciidan yarida ina cali shire. Marka faroole. 2way baa u banaan ani aragti ahaan. Waa hadu rabo. Inuu shucubta. Khaatumo. Cod iyo kalsooni. Kahelo. Koow inuu ciidanka . Meeelkaste u dhooban uu ku dareersho. Laascanod. Iyo dhamaan dhulka sool oo uu ka nadiifiyo snm iyo horgaladooda. 2. In uu khaatumo maamul ahaan u aqoonsado. Oo uu markaas wadahadal. Iyo heshis ay wada galaan labada maamul. Waxaa soo raaca waxan u arkaa faroole inuu dhulos. Iyo pl kusii kala fogeynayo runtina maahan waxaan aqbali karno hadaan ycakda gaarka ah wax u og
Caaqilada iyo isimada inla caayaa waa xaaran xurmadle chief caqil ninkii caya waa danbile anigu caaqil camay anigu kutageri mayo qabil nimo lakin wallahay wuxu kaqabtay inaysan khatumo kaqaban noolow caaqil camay
buhodle
saaxiib horgale waa horgale, qabiila maleh. horgalaha somaliland iyo horgalaha puntland waa in meel lagu wada gowracaa. kaana yeelimayno yaan lacayn
saaxiib ilaa maalintaad soo gashay webkaan jaamacsiyaad iyo ina cambaashaad caynasay cidina kuma odhan iska daaye. sidee wax u wadaa ma sheekadii waalida dhulbahantaad wadaa, ma wixii halka aan maanta joogno ina dhigay baa wadaa
caqligu futaduu kaaga jiraa nacas nacas dhalay
ninkan aad difaacaysaa waa oday xun oo horgale ah waxaana ku talin lahaa in la gowraco dhaantood horgalayaasha labada dhinac
ina camay haduu nebi kuu yahay dee xaabsade iyo ina cambaashe iyo fu aad adan cadena magac i soo bixi
i
nina
camay waa halyaygaagi waa ismkaagi aflagaadadu waa xaaraam waanin muwaadila haduu mashruucii adeerkaa buuhoodle kaga awood roonaaday ma la ilhaamaynayaa caaqilku waxa uu ogyahay in ciidanka buuhoodle iyo hubka yaala uusan hal maalin shidalku shubi karin cali khaliif labaatan gaadhi oo kamida ma istaadhi karo adeerkaa taasaa keentay in uu yiraahdo hawareerina khaatumalayne kkk
Aaheey, alla buufiyo mashruuca Garoowe oo allaga furto waxay guntiga ku wataan. Iyaa, deedna halla sii anba bixiyo. Xaalkuna waa goolaaftan ninkii nin dilaa waa nacas. Dawladda dhexe way dhaqaaqday, marka waxba maamullo sii dhimanaya yaan wax sidaasa laga soo qaadin. Abaayo Faadumo arrinku waa sidaa, baara-kuullo
nina
anaga waxaan nahay hanshuur bixiyayaal magaalooyinka puntland na intooda badan albaab aan canshuur lagaqaadin lama arko marka taa weeye tan wax lagu dhaqaajinjiray hadana ayadii oo gun iyo caarbixisay baa galainn hore ee lajaan qaada xisbiyada cusub no calaacal
nina
k.k.k. inaabt somaliland dheh …. snm waa dhamataay wakhtigeedii …… dalkaan ku xoraysanay snm k.k.k. hadeer waa tuurnay … dadkii lagu khuukhin jirayna waa somalilanderoobeen sida waroos .. dhuloos .. gudabiirsey and issa .. dhamaan qassab ban kaga dhignay bahasha in lawada yahay somaliland ….. markaasaan magacii snm si farsamaysan ugu bedelnay somaliland k.k.k.k.k.k ma fahantay inbt qaaliyeey ……… markaa somaliland uun yaanu uurku diidin snm way dhamatee ….. marka la doonoo se boodhkaa laga jaffayaa snm tiii k.k.kk. waa shabuug ama sibitoor marka laydin shabuugaynayoo uun lalasoo baxayoo k.k.k.k.k.kk. snm macnaheduu waa shabuugii daroodka loo haystay ahahahahahahahah
viva mahad canbashe ‘
viva xaglatsooiye
viva somaliland
tolow lacag dambe ma ku hadhay faroole oo uu camay ku aamusiyo maya baan filayaa oo dee waata dual trak policy gii hilfaha loo qaaday no more piracy money too af waa kane maay lagu aamee iyo abaar baa ka dhacday kkkkkkkkk
badwsanaa p/land snm raad ay hore u qaaday bay hada daba dhigteen war xisbiyo jacbur ah snm baa wax ku wayday faroolaa dadka ku mashquulinaya ayaamaha soo socda si looga hadho inta amisom p/land ka imanayso kkkkkkkkkkkk
xisbiga horseed oo xafiis kafurtay magaala madaxda g cayn ee puntland waa guul u soohoyatay dhamaan shacabmaynaha puntland gaar ahaan shacabka xalaasha ah reer buuhoodle iyo ciidamada qalabka side
viva puntland
viva buuhoodle
viva caaqil camay
viva ciidamada qalabka sida
viva xisbi xaakimka horseed
Sheekadan NINA ayaa dhamaysay waa dhamaatay dhulbahante in lagu baryo tago
argagaxisanimada iidoora anigu horaan u sheegay inay ashabaab aabe iyo hooyaba u yihiin maanta gaalo waa ogtahay ninkii iskudaya inuu dafirana walaahay xabsi iyo guwaatanaamabay ayuu ku danbaynayaa.
majeerteen iyo puntlandna maanta xaqiiqda way ogyihiin ninkii baaskatboolarka ahaa ee u dhashay Dalka saiir waan ka hayaa far uu kor u taago iyo NOT MY HOME
War indertay fadumo aya timid mesha wankusalamay fadumo iyo dhalinta kale ee khatumo ee golaha kujirta
mashruucii NGO ee degaanada khaatumo lagu qadhaaban jiray waa dhamaaday reer khaatumo iyo reer p/land ba dawlada muqdisho ayay hoos tagaan dhulbahantana la qaybin maayo dib dambe oo waa arkeen sharaf daradii ka raacday arintaas in nin khayrkood ahi hungureeyo oo uu ku shaqaysto
kkkkkkkkkkkkkkkkkk maxay Kooxda Khaatumo la waalanaysaa Buuhoodle waa Puntland waana qaranka soomaaiyeed ee Puntland markaa wareerka iska daaya hadii kale idinka ayaa meesha lay diinka saarayaa adeer caga dhigta hadii aad nolosha jeceshihiin…………. Viva Puntland Somalia
Viva Buuhoodle Puntland
eyda dugaaga dhalay ha laayo camiilada faroole uf waxan arko puntiladh ayaan u necebahjay
maxaad la muda haradaysaan walaydin talinyaaye dadyahaw ariga ah