|

Diyaaradaha Droneska Oo Dul Heehaabaya Hawada Goboladda Waqooyi Ee Soomaaliya

Dad weynaha ku dhaqan magaalada Hargaysa ee caasimada labaad ee soomaaliya ayaa sheegay in shantii habeen ee la soo dhaafay ay diyaaradaha aan cidi wadin ee loo yaqaano Droneska oo ay badiba isticmaalaan dalalka reer galbeedku lagu arkay, iyagoo dul maraya hawada sare ee magaalada Hargaysa.

drones

Dad yow kala duwan oo ku kala nool daafaha magaalada Hargaysa ayaa xaqiijiyey inay ku dul arkayeen hawada sare ee Hargaysa diyaarado guuxooda iyo dayankoodaba laga maqlaayey oo xilliga gabal dhaca bilaabayey inay ku soo noq noqdaan hawada, iyagoo joog dhex ku duulaya.
Diyaaradahani oo ay dadku ku tilmaameen in muuqoodu u egyahay nooca aan cidi wadin ee loo yaqaano Droneska ayaa sidoo kale lagu arkay magaalooyinka Ber-bera iyo weliba xarunta gobolka Togdheer ee Burco oo ay sidani oo kale diyaaradahani u dul marayeen.

Dronesku Maxay Qabtaan?

Diyaaradaha Droneska loo yaqaano (unmanned aerial vehicle) waa diyaarado aan cidi wadin oo badiba lagu wado hagaha loo yaqaano (Remot Control), diyaaradahani ayaa muddo toban sannadood ah waxaa si weyn u isticmaala dalalka maraykanka, ingiriiska, faransiiska, shiinaha iyo ruushka.

Qaabka Ay U Qaadaan Diyaaradha Dronesku Macluumaadka Dhulka Sensoring

Qaabka Ay U Qaadaan Diyaaradaha Dronesku Macluumaadka Dhulka Sensoring.

Dalka maraykanka oo aad u isticmaala diyaaradahani loo yaqaano Droneska ama UAV ayaa waxaa u isticmaala dalalka Afghanistan iyo Pakistan oo uu ku khaarajiyo kooxaha mayalka adag ee ku jira shabakadda Alqaacida.

Waxay sidoo kale in muddo ahba u isticmaalaan dalalka waqooyiga Afrika, Suuriya iyo weliba dalka Soomaaliya oo ay kula socdaan xaaladaha ka jira inay yihiin qaar khatar ku ah ammaanka dalalkooda. Qalabka electromegnetic Spectrum Sensors ee ku xidhan diyaaradaha Droneska ee wax basaasa.

Diyaaradahani waxaa saaran qalab loo yaqaano (Electromagnetic Spectrum Sensors) oo ah bikaacyo iskugu jira sawir qaadayaal iyo weliba qalab kale oo lagu dhagaysan karo jabaqda iyo codka telefoonadda lagu dheegi karo ama lagu soo qaadi karo xogta macluumaadyada kombiyuuterka (Decoding and encoding the digital and analog data).

Qallabka Electromegnetic Spectrum Sensors Ee Ku Xidhan diyaaradaha Droneska Ee Wax Basaasa

Taasi oo macnaheedu tahay marka keliya ee diyaaradani ay goob dul marto waxay si rasmi ah u qaadan karta macluumaadka cod, isgaadhsiin iyo weliba macluumaadyada la iskugu gudbinayo internetka, waxaana la sheega inay marka qudha ay qaadan karto macluumaad dhan 200,000 oo xog jabaqeed ama qoraaleed ah.

Hadiiba ay dhab tahay in diyaaradaha dul maraayey hawada magaalooyinkani ay yihiin Droneska ingiriiska iyo maraykanka waxaa suurtagal ah inay xogta ay ka ogaadeen deegaanada maamulka SNM u isticmaaleen qalabkani ESS ee ku xidhan diyaaradaha droneska oo wax basaasa.

Diyaaradaha Droneska Oo Dul Heehabi Jiray Hawada Soomaaliya

Diyaaradahani ayaa sida laga war qabo in muddo ahba waxay si joogta ah u dul maraan hawada magaalada Muqdisho iyo weliba gobolada kale ee dalka Soomaaliya, iyagoo ku dul wareegi jiray goobaha kooxaha xagjirka ah ee Alshabaab ay ka taliyaan balse arrintani ayaa ah mid SNM ku cusub sababtoo ah waxaa loo aanaynaa in ururka al-shabaab ay fan gareeyaan iyagu.
Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Horufadhi News Media

horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23238

Posted by on Jan 28 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

22 Comments for “Diyaaradaha Droneska Oo Dul Heehaabaya Hawada Goboladda Waqooyi Ee Soomaaliya”

  1. suldaano,

    Falaari gilgilasho kaagama fuqdo waa maahmaah.
    Xooluhu iyagaa qodaxda isku sii fogeeya !
    talo xumadii 1988 guryihiina ku gubteen baa weli kusocotan Jar-iskaxoor kkkk
    waxaa tihiin dad iska qaban xumaata oo isku raaca beenta.
    Qof waalan waxaa u miyirqaba walaalkii.
    Soomaali oodhan baa idinla yaaban garasho xumadiina.
    Gaaladii aad hoos cararijirten baa xitaa idin nacday oo runta idiin sheegtay
    SOMALIA WAA SINGLE NATION DAL QUDHA WAQOOYI IYO KOONFUR !

  2. ingriis cade
    ingriis cade
    ingriis cade
    ingriis cade

    === :) :) ===

  3. Warbal wax muuqda mar,uun meesha keena oo run ah…kaliya waxaa dhacay in uu ingiriisku u digay muwaadiniintiisa wayna dhacdaa oo wadamo badanbaa hadda kahor looga digay xitaa kenya,bakistan,barma..hana isku hawlina wax laba dawladood dhexmaray ee isku daya in aad widhwidh xoraysaan iyo
    M/dhaqameedkiina laba tuulo dhex wareega in aad ka naxdaan

  4. Cagtii joogsan weydaa marbay ceeb la kulantaa …. Abwaan. Adan carab aun.
    what goes around comes around lol
    idor oo qamadigii iyo galaydii laga joojiyey
    Eebow aysan nacunin Yahuu.

  5. Hargeisa and Burao both Northwest of Somalia are home of Al qaida terrorist.
    These terror leader Godane and his commanders from his clan isaq
    Have bases in clan enclave region AKA somaliland or Northwest of Somalia.
    This is a big threat to the stability of whole Somalia and the horn of Africa nations.
    Thus USA government,Ethiopia,Somali government,Amisom should Bomb drone.
    For the sake of peaceful and democratic nation of Somalia.

  6. Söm?l?l?ndêr

    Sxb Anigu Ma wado diyaaradaha droneska . Aan wax yar oo faahfaahina ka siiyo diyaaradaha droneska Ah,

    Drones Waa diyaarad aan cidi wadin oo Lagu hago remote control , waxay ku soo caan baxeen buuraha torabora ee Afghanistan oo ah meelo BUURO Iyo bohola ah oo malitariga mareykanku galinkarin waxaana loo adeegsaday drones ,

    Abti aaad Ayaan uga xumahay maanta in drones leynii adeegsado kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, diyaarahadan waxaa leh UNITED STATE OF AMERICA XARUNTA AY KA SOO DUULAYAAN WAA DALKA JABOUTI,

    Abti dee kii gaal la odhan jiray sanadkan 2013 Waa idin karbaashay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, hadad gaalada sidii Darawiishta u caydhsan la heydeen maanta drones la idinma adeegsadeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

    Advice (waano) gaal Danbe ha soo dhaweysanina isku diin Iyo isku DHAQAN Ma tihid waana buuryo qab kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, hodho hodho walee reer Hargiesa Ayaan gaal iska deyn anaaba iska hadlaya !!! Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  7. intaad ka sheekaynayso gaalaa hargaysa ka baxday sowtan faroole la wareegay gobolki cayn

  8. mida kale ayaa mihii yaraayee aanu doorashadu nayara khal khalisay maanta waa lawada ilaa wayaa waxaa loo guntanayaa waa somaliland allaw dhawr taas ayaa dhamaan gayiga somaliland oo dhan ka socota ilaa laascaanood caawa

  9. SSC-Citizen from Xudun

    War Diyaaradaha Droneska la yiraahdaa waxaan maqlay, Wasiirka Beenta iyo Madadaalada Somalidiidka ayay raadinayaan ee arinkaa maxaa ka jira kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Wallee been dambe kuma shaqaysataan iyo dal madax banaan baanu nahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk horta waa inay Xamar aqoonsi u raadsadaan si Maamul goboleed loogu aqoonsado kkkkkkkkkkkkkk

    Khaatumo waa Khayr!!

  10. War yaadhaheen dhulbahantoow abtiyaal ilayn ingriska caanahisa wadnala jaqi jirtene oo malinkasta gaadhiyal lacag ayad xagina so aadee wad nala qabtan waxi dhacaba

  11. ASC.
    Madaxweyne Xasan & wasiirka kowaad Saacid waxay i soo xusuusiyeen Aden Cabdulle Cuthmaan (AUN) & C/saaq X. Xuseen, waxayna ku fiicnaan lahayd in Saacid laga dhigo madaxweyne Xasane w/kowaad sababta oo ah waxaa afmiishaarsan Xasan (afmishaarnimadu waa siduu u fasiray abwaanka wayn oo wadaniga ah CALI SUGULLE).WBT

  12. Habartii hargaiysaawi
    Waxay qorto ayay garan la,dahay kaftankii baa ka xidhmay
    Aduunkii oo dabada u jeediyay ayay la jaahwareersantahay
    Diyaaradaa dul heehaabaya
    Ingiriis cade oo airportka boorsooyinkiisa jiidanaya ayaa umuuqda
    Siilaanyoo juuqlaga la,yahay ayay is weydiinaysaa waxa aamusiyyay
    Khaatumoo xoogaysatay ayaa dhiikar ku kicisay
    M clhi cumar oo cidla gaardinaya ayaa cadho ka haysaa
    Ciisahan iyo gudabiirsayga maayarka isku haysta ayay ka muraara dilaacsantahay
    Geeljire xirsi toorile oo habrihii jeelka ku guraya ayaa fajiciso ku reebtay
    Madaxweynaha somaliya xasan shiikh oo aan bilo kursiga ku fadhiyin oo aduunkii ku soo ooday bay la yaaban tahay
    Aqoonyahankii iidoor oo xaalkoodu noqday aqoon,la,aan aan aduunka wax ka dhaadhicin karin ayaa wareershey

    KKkkkkKkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Bal aan dhowrro

  13. war maxaad tiraahdeen drone baa dul hoganaysa kkkk imisaanu lahayn war cagta dhiga waxaani nagama soconayaane. mar hadii aabahood ingiriisna caydhiyey dee muxuu kaga tegey 80% waxay qabaan aidhise ..xabadda khatumostate xanuun badanaa dee waa kaas adeerkiin ingiriis ogaadey in hargaysa daraawiishi ugu imanayso maxaa dhigay manacasbaa ..waxba snm hais yeelyeelina waa la ogyahay in dagaal socdo maalin kastana dhaco dhibaato weynina ina dhextaale …..shuban biyood baa ku dhacay snm iyo taageerayaashoodiiba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. kkkkkkkkkkkkkkk

    axmed karaash oo cadeeyay in lacagaha dadka ssc laga gurro ay g6 isbaaro u dhigatay ! amarna ku bixiyay inlacaga single mother F** lagasoo ururiyo isaga hostagto k.k.k.k
    _______________________________________________________________

    {talex net } axmed cilmi cismaan oo kamid ah raga shegta inuu yahay madaxweynasha kastuumo ayaa maanta aflabadii yeeladhay cadeeyayna in la khiyaameyay qurba joogtii ssc ee dhulbahante k.k.k.k

    axmed karaash waxa uu cadeeyay in lacagaha dadka masaakiinta ah laga ururiyo dhulkiibaa lagu xoraynayaa in isbaaro u dhigtan niman iyagu iskood isku magaacaabaay G6 k.k.k.k.ama G11 layidhaahdo xaqiiqdi se ah G1 AHAHAH

    axmed waxa uu amar ku bixiyay maanta laga bilabo inaan nimankaa wax lacag ah loo shu doonin k.k.k.k si isaga si toos ah loogu diiro … layaab malaha in axmed kraash mulkiilayasha kastuumo eedoodaa tilmamo .. taasoo in badan taleex media farta ku fiiqaysay k.k.k waxa se is waydiin mudan axmed ma isagaa dadka jeebkooda xukuma k.k.k see u yidhahdaa aniga halaysoo shubo k.k.kk.k.k.k.k.k. no more single mother been loosheego
    no more kastuumo
    no more xorayn
    no more calacal
    no more tawawaac
    no more oohin

    viva collonel mahad canbaashe
    viva somaliland

  15. Wax cusub meesha kama jiran hawlgalkii amison aya bilambay konfur waala xorayey hadana waqtigaynu suganay ayan lagadhay markii argagixisa laga xorayna hargaysa iyo burco waxa dhamin ciidamadii qalabka siday ee somalia iyo walalahodi amison sarkisha cidamada somalia hogaminaya waxa ugu horayn dona almujahid General maxamed sicid xirsi morgan

  16. @ siilander Waxaasu ma Qosol gariir baa KKK Wuxuu yidhi GIX GIX GIX Awalba tol Ingriis baa idinku hadhsanaa isna waa kaas idinka Baxay tolow yaa HABRIHII DUMAALAYA??? Dee waxay ila tahay hadday yeelaanba (DARAAWIISHTU HA ISKA SHASHAFAYSTAAN) inta ugu ladan ee ay ka dhex helaan hambada Gaalkii Ingiiska ah!
    LAAKIIN SHURUUD WAXAA U AH HADDII AY APROVE GAREEYAAN HABLAHA DARAAWIISHTU!!!!! Haday diidaanse halkooda loo dhaafi maayo!!!

    Mar dhaw baad arkaysaan Idoorka oo in leh Waar abtiyaaloow wixii yaraa socon waayoo madhalays buu noqdaye dhan uun inoo dhaqaajiya

  17. waa sidaan rabay, mar i door meel uun wax ha ka yimaadeen

    ha aha aha aha aha aha aha si aan u qoslaan garan la ahay

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. budliso

    soow maad arrag sida uu ingriisku u qeexaay pabka somaliland and somalia iyo disputed area oo uu ka dhigay meel puntland and somaliland isku haystaan k.k.k. kastuumo xagee ku sheeegay .. mase yaqanaa waxa kastuumo la dhaho ahahaha aniga ri’dayda hargeisa joogta ayaa la dhahaa khatumo walaahi bena kuu sheegi maayee waa ri’ bilaa geeso ah nooca loo yaqaano seenyo aham sony ahahahahahahahahahahaha

    viva mahad canmbaashe ]
    viva somaliland }

  19. Arrinta ay idoorkii u qaadan waayeen
    Markay arkeen maapka ingiriisku sida uu shaxda qariirada wadanka somaliya u dhigay
    Wuxuu soo qoray qaybtii somaliland
    Qaybtii khaatumo state
    qaybtii pintland
    Qaybtii koonfureed

    Markaa webseedyada oo ay ugu horrayso ramaasnews.com ka fiirsha oohintooda

  20. Waar hayaay hargaisa bahala galeem.com

    KkkkkkkkkkkkkkkKkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Habarjeclo gaagaab futaxun
    Qoodhay iyo xeraday riyadii iidoor meelbay ku habsatay eesh calaa muwaadiniin soomaaliyeed

    Odayga siilaanyo jagadiisu waa banaanka
    Gudoomiyaha golaha guurtida somaliyeed
    Hadaan sikale u dhigana
    Gudoomiyaha isku xidhka waqooyiga iyo koonfurta soomaaliya

    Faysal cali waraabe isaga waxaaba la yeegay in uu ayaamahanba dactir ku waday faaryaamadii ama nijaaradii uu muqdisho ku haaystey eesh calaa barawaani

  21. kkkkkkkkkkkkkkkk toloow ma idoor liqee ayaa wada
    ahahahahahahahahahaha
    esha calaa riwaayaad … funny .com

    viva mahad canbashe
    viva somaliland

  22. baga idoorland imisay dad rayiidah xaaquuqeen

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • xaqdoon: waryaahee war Ciidan kasta oo yimaadaa ma koonfur buu degeyaa ? meeday qaybtii Waqooyiga burco iyo Hargeysa...
  • khadar p/ander wiil mudug: guuleyso baan leenahay gen; fartaag waa muwaadin ka dhiidhiyey ceebta saacid iyo barre...
  • U.STATE.OF. H: Alow Dhawr Dawlada Somaliya Wanaaga Ay Ku Talaabsatayna Waan Ugu Habal Yeynayaa Maasha Allaah Waxaa Ka...
  • U.STATE.OF. H: Ahmed Hiiraan Waligeed Xorbay Ahayd Waxaan Umaley Inaadan Garanayn Hiran OO Meel Kale Aad Ku Qaldeysid...
  • NINA: madaxwayne xassan culusow waa nin NGO systen wax ku helay yacnii dadka soomaaliyeed gaajadooduu ku lacagaystay...