Belgium: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Soomaali Midnimo wax ku tahay, cidkastana Faa’ido ugu jirto horumarka dawladdisu gaadhay,{Waraysi xiiso badan}.
Madaxweynaha Soomaliya ayaa caawa BBCda uga waramay guulaha siyaasadeed dawladdiisu ka soo hoysay arimaha debeda, wuxuuna aad uga waramay midnimada SOomaaliya, Xasan ayaa su’aal laga weydiiyey hadalkii Siilaanyo ee ahaa Somalia kama midnihin ku sheegay in aqoonsiga dawladda Soomaaliyeed ay maamulada oo dhan dan u tahay, isla markaana aysan jirin cid gaar u leh ama gobol ama qabiil. Wuxuu sheegay in midnimo wax lagu gaadhi waayey aan lagu gaadhi doonin kooxaysi.
Hadaba halkan ka dhagayso waraysiga xiisaha badan ee Madaxwyenaha.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23399



Waa Guul usoo hoyatey ummada jecel MIDNIMADA Somalia
Waana Haraati ama darbo ku dhacday jamhadii somalida neceb midnimada snm
Ummadda reer Khatumo state waxay mudan yihiin bogaadin,Wadajir Solidarity
Weydiin jaale idor.
Waa adigan liitee
hadba gees u liicee
marba laan cuskanayee
leexadu kusidatee
maxaa luray naftaadii kkkkkk !
jaale idor wuxuu qaaday heestii
Wareer aan dhamaanbaa ilaa 1988 dhexda iigu maranoow
kii horaa i dhaaawacay ( talo xumadii snm )
kana waygu dhaafee ehehehe lol
For the sake of Khatumo
Somalia is one Nation.
Waan salaamayaa inta samaha iyo somalinimada jecel especially intay khaatumaysan.inta kale waxaan leeyahay face the reality oo dadkiina dhinac ka raaca riwaayadii aad isku maaweelin jirteen way soo dhamaatay.
Dhulos wali waxaan umaleenayaa in suursuur yoodaan war ninkaan waa ninka yiri waxii dhacey halo iloowo darood harti laga dhacey hala iloobo, jubooyinka anaa xukumo, lakiin tiir ka kaliya ee darood hadeer ah waa puntland oo aan marna ogalaaney in xamar laga xukumo.
Dhulos suursuuro wali kamo baxayaan waabo funny war ninkaan suu ugu celcelinaayo madaxweyne siiraanyo ma maqashid. alow sahal amuuraha mabo is oga. Puntland waxaan aheen in aanan waxbo ku noqon kareen hawiye xamar joogo waxbo kuumo taraayo asaabo mashruuc kaadhigaaanaayo oo leh cadowgaaga madaxweyne madaxweyne siraayo oo markaas yuu madaxweyne u yahay kkkk. NGO waligiis NGO iyo ceer kamo baxo.
suldaan
saxiib waxaan ku moodayey qof si cilmiyeysan u doodi kara mase tihid maad qabsan deegaankan maalin gelinkeedna ma joogi kartid ee wiilal dhulbahante ah ayaad baad ku siisaa balse kuwaa laftooda fekerka kala go’a waad ku kala duwanaydeen marka laga reebo ninkii dhintay ee FAGADHE iyo BASHE MAXAMED CADE oo ah 2da shakhsi ee aaminsan fekerkaa.
shalay dadkii hargaysa ku niyad jabay ee ka hadlayey waxay la haayeen erey 31daa sanno dafirsanayeen oo ah ilaahay baa na aqoonsan .
ilaahay ka sokow aqoonsigaagu gacanta hartuu ku jiraa waxa aan kaala hadlay iyo su’aalahaanku waydiiyey midna kamaad jawaabin.
hadaad sidaa aad u hadlayso ku socotana an other 31 yrs of muraaradilaac u diyaar garow ma fahmi kartaa dhulkan anagaa leh can u understand that?.
Dadka dagan hargaysa iyo burco uma arko inay yihin dad cadiya wallahay waayo 22 sano ayaa been lagu waday walina waa loshegaya war dadku miyey wada murqansanyihin mise waa walanyihin miyeyna qusanayn hadii aderkod ingriskina hoy argagixiso ku tilmamay
Howdiyonugaal
Horta sida aad u fakartay qaloocbaa kujira,haddii aan soo koobo S/land 1991kii ayay fursad u heshay inay dib gooni isugutaagto..waxaa kasoo wareegtay22sano
su,aashu waxay tahay maxaa isbadalay mudadaas?labo qodob aan ka jawaabo
1-siyaasadda dibadda oo uu ugu wayn yahay aqoonsiga maxaa ku dhacay? aad ayay u dadaaleen runtii madaxdii soo martay S/land lkn mid ayaa lugu xujayn jiray oo ah horta koonfur hadegto wadankii oo dhinac ka gubanaya dhinaca kale lama aqoonsan karo waana arrin gar ah..waana sida saxda ahayd ee nahortaagnayd ee aadiga iyo P/land toona waxba nagamaydaan hortaagnayn taas idinka ayuunbaa isu camiray..22sano kadib ayaa dawladdii sh shariif la,arkay wax dawlad u,eg kadibna dawladihii nugu xujayn jiray koonfuri hadegto ayaa isukaaya balamiyay oo yidhi wadahadla…wuuna socdaa processku isagoo u dhexeeya Somalia iyo S/land
intaasi waa S arrimaha dibadda
2-horumarka S/land cidi kaaga sheekayn mayso sida dhaqaalaha,ciidamada,arrimaha bulshada oo taa ku fogaan maayo..waana ta kugu xanbaartay in aad tamar u waydo dhulkii aad sheeganaysay oo laga taago salanka J S/land markaa sxb waligaa hanoqon afkanoole ee wax muuqda qabso
Hagaag .
Excellence president I ever seen Hassan sheikh Mohamud .
Somalidu dhamaantood siday rabaan wax noqonmayaan . Waxaan RABNAA Shan wasiir oo MATALa dhamaan 18 gobol ee somaliya . Hadad maanta wasiir weyday Bari qabiil kale Ayaa waayi DOONA so be tolerance !!!!!!!!!!!!!
Madaxweynuhu short time Wuxuu la Kulmay . UNITED STATE OF AMERICA . UNITED NATION. EUROPEAN UNION . LOWER HOUSE OF CONGRESS. AFRICAN UNION. ARAB LEAGUE.
Somalidu Hadey iska waayaan Maslaxa siyaasada si kale ayey u fakaraan. Taasina waa wali jaahilnimo Iyo biseylka siyaasada oo ku yar . !!!!!!!!
Ugu danbeyntii madaxweyne na hogaami oo focuska Saar RE -BUILD ( dib u dhis )
WABILAAHI towfiiq ,
Suldaan
waad ku mahadsan tahay talada laakiin bini-adamku waxay leeyihiin hadaf (goals)
mudo hadda laga joogo 31 sanadood ayaad u qalab qaadateen inaad idinka iyo dadka gobolku idin kala dhexeeyaba somali ka goysaan nasiib wanaag xaggiina waxaa burburay dawladii dhexe iyadoo weliba aad nasiib u yeelateen inaad markaa ahaydeen reerka keliya ee markaa wax meel u yaaleen maamul 1991 kii yaad gooni isu taag ku dhawaaqday anagoo aad u kala daadsan waxay nagu qaadatay 7 sanno in aanu maamul samayno kaaga u eg isna hortaaga qadiyadaada dhinac kalaad ka wareegtay oo itoobiya iyo inaad informer u noqoto hayadaha sirdoonka ee reer galbeedkaad bilowday dhulbahante iyo lascanoodna aad ku sheegto xero argagaxiso taasoo kuu suurta gelisay in laguu burburiyo maamulkaan kugu karbaashay ee puntland laascaanoodna lagugu wareejiyo, rag talo kama dhamaatee NSUM, SSC, KHAATUMO intaasiba waxay is hortaageen in qadiyadaadu aanay maraba suuroobin.
dee waad aragtaa maanta meeshaad taagantahay squire one dawlad somaliyeed cagaha loo taagay. marka su,aashu waan ogahay in aan ku ciilee miyaadan waxba fahmin ? Aaway waxaad iibinaysay muddadaa 31 sanno ah
ninkii halkaa ku dhigaad wax ka sheegi kartaa ? toos
Habarhargaysa
adigu wax macno leh oo lagaaga jawaabo meesha kuma qortid ee waa cantaro baqash ama sida kuluc , somalilander, suldaan iyo kuwa kale wax soo kordhi ama wakhtigaaga waa khasaare macna kale yeelo
Hargaysa gus jeclo
Kkkkkkkk miskiin been loo sheegay baad tahay Xamar waxaa u shaqo tagay iidoor badan oo Soomaaliweyn ah waxaana waliba ay u badnaayeen habro Gus jeclo sida Jaamac Oday oo iminka laga dhigay wasiir ku xigeenka gudaha boqorkii habar Gus jeclo ee siilaanyo gacantiisa ku sameeyey isna wuu joogaa foosiyana qaranka ayay u shaqeysaa wayna ka tanaasushay Soomaali diidnimadii
Waxaana loo soo dhaweeyey oo loo magacaabay in habro Gus jeclo lagu kala qeybiyo caalamkana sidaa loogu sheego oo la dhaho wataas wasaarad khaarajiga naag iidooraa haysa iwm kkkkk ma adaa fahmayba.
Reer Khaatumo ayaga Soomaalidiid ma aheyn markaa dadkooda iyo qarankooda ayey gees ka raaceen
Hargaysawi
Adigu awal ma habar gus jeclaad aheyd?? Kkkk waxaan ku moodayay arab daan dhagaxii siilyaanyo ku xasuuqay xaafadoodii Hargeysa
Magaca habar gus jeclo waxaa bixiyay reer Cayn anagu jifida Buuhoodle degta ayaan u dirnaa habar gus jeclo ayagaa ka adag oo habeynkii lagu seexiyaa ilaa tuulada qorulugud ayay xitaa kusoo karbaashaan kkkkkk markaa magacaas anaga reer Sool ah horta maanan bixin
Viva Khaatumo State
waxaa nagu filan in khaatumo ay iskeed u tagtay xamar iyadoo midnimo soomaaliyeed rabta halka snm iyadoo seetaysan oo khasban ay hamar yuururto ta kale xamar joogideeda cidna uma daba fadhino oo waxaanu aaminsanahay inaanba cidi naga xigin oo aanu haqayaga go get it u qaadanayno
Madaxweyne xassan sheekh maxamuud waraysigii BBC-da wuxuu yidhi “Somaliland waan wada-hadli doona, waxay ku qancaana waanu kuwada heshiin doonaa”…………… Mansha’allah……….. waa hadal lagu diirsan karo.
Thank you Mr. President Xassan sh. maxamuud.
Suldaan
Kkkkkk miskiin baad tahay adigii baa ingiriis cade qaxay ka ooyaya ee maxaadba ku hadli oo kuu furan?
Hadii iidoor dhul Dhulbahante xoog ku qabsan karo labadii baraagood ee Kalshaale ayaad horta ku qabsan laheydeen halaagii Kalshaale idinkoo waliba xitaa samaroon wata wixii idinka qabsaday waa historic oo xitaa 2 abaabduule kusheeg oo Jidhif ku jiro ayaa lagu casilay markii seeftu idin leeftay.
Laascaanoodan aad sheegeyso xoog kumaadan qabsan taariikhda iyo isxambaarka lagugu keenay dib u jaleec 2007 kii hal xabo kamay dhicin Khaatumo State na ma jirin markaa bal horta intaadan wax iska soo qorin hubso maantase waa 2013 Khaatumo State ayaana dhalatay sida aan wadkeyga u hubo ayaan u hubaa in Sool aad qori caaradiis uga bixi doonto sidii gobolka Cayn ba aad uga huleeshay taasi waa biyo kama dhibcaan taariikhduna maanta uun maaha.
Adigu aqoonsi ku sheegii iyo qixii ingiriis cade iyo aqoonsigii USA ee Somalia ka waran?? Baryahan telefishinadii iyo idaacadihii caacdiinaa qabsatee
Viva Khaatumo State
Viva USA and UK KKKKKKK
Hargeysawi
Kkkkkk waar anigu sidiina habro gus jeclo ma ihi Soomaalidiid qarankana waan taageersanahay taageersanaana doonaa madaxweynahana sidoo kale laakiin taasi kama dhigna in aan la dhaliili karin ama la sixi karin badawyahow.
Takale Xamar anaga nagu xuuxin meysid waanuna jecelnahay caasimada qaranka maantana walaahay Hawiye ka sokow reerka fadhiga looga kacaa waa reer Khaatumo oo xitaa airport ka Xamar boorsooyinkaaga lama baadhayo hadii aad Khaatumo sheegatid kkkkkk markaa taas ogow.
Intaad ka sheekaynaysaan hebel baa sidaa yidhi iyo britain baa halkan maraysay
macno,idiinma malaha flimkaasi..waa in aad barataan in idinku aad wax qabsataan..waxan oo hadal ah waxaa idiin dhaama idinkoo isku daya in aad xudun ama widhwidh xoraysaan..bal Laasku haydiin danbeeye
mida kale odaygii aad lahaydeen waa noo madaxwayne sowkan gaajo iyo busaarad ka cabanaya…war sideebaad u kaftamaysaan garaadadiinii oo
labo tuulo soo dhaafi waayay? warbal intaad ku mashquulsan tihiin hargaysa iyo
S/land gudihiiniibaa Uray ee bal u fiirsada
janada scc
inader mayla aragtay kaartada cusub markii ingriis yidhi dadkaygu ha ka baxeen s/land ayaa wiil h/jeclo ahi isku qarxiyey villa soomaaliya waa cry hard ay snm mar kale al shabaab u isticmaashay in hargaysa laga jeesto oo la yidhaahdo xamar daawada iyadaa al shabaab joogaaye harawsi.com
Hargeysawi
Kkkkkk caawa ilmo habro gus jeclo adaa ka jooga oo waa wada muraaro dilaac adigana iminka markaan ku baafiyay baad is tidhi xoogaa iska baadh baadh kkkkkk miskiin halkan iskaga nafis ileen sheekadii kale ee aqoonsi raadisku soconweydee ingiriis cadihii aad caabudi jirteena USA ayaa ugu hanjabtay hadii aynan ka qixin Hargeysa iyo Burco in balaayo ka raaci doonto oo sidii Baghdad London half la gubi doono kkkkkkkk
Hada tolow yaa maryo aloolkii snm mushahar koodii bixin doona ileen waataasoo NGO yadii bixin jirey faaruqiyeen xafiisyadoodiina u rarteen xamar kkkk
Viva Khaatumo State
Kkkkkkkkk waxbaa ku dhacay ilmo bureeqo
Hargeysawi, SabiilLander, kuluco iyo xertii reer bureeqa afkaa juuqda gabay malaha waxay ku maqan yihiin Soviet Union in ay ku hadashaan ingiriis cade kkk
Viva Khaatumo State
Janada SSC
KKKKKKKKK
Muxuu yidhi soviet union
ana kuwo baryootamayaan arkayey oo siilanyo cayaya oo leh bal muu xaqsoor wixiisa naga siiyo waxaasoo dhan hasan ciisaa inoo gaytay iyo kuwo leh waar waxaan ingiriis ma odhan karee cadaan xayraamiin ah baa laaluush la siiyo ka been sheegaya
NINA
mid la mid ah inaadeer
inaadeer Dhulbahante waxaa uu ku guulaystay inuu midoobo meela uga soo wada jeesto cadowgooda iyo inaanay ilaawin wixii loo gaytay sidii 1960kii iyo xuduudaha oo ah geedka saynta leh ilaa farhareeri dhinaca kalena labida ilaa yoocada waana lagu canqarinayaa wiil iyo gabadhba
Hawdiyonugaal iyo NINA
SALAAN KHAATUMEYSAN BAAN HAWADA IDIIN SOO MARINAYAA
Maanta HCTV mar aan daawanayay oo barnaamij ay ka sameeyeen qixii ingiriis cade ku baxay wiigan ayaa mid la wareysanayaa wuxuu yidhi walaahay mar hadii ingiriis inaga cararay oo ina nacay dee Soviet Union aan inaguna ku badalano kkkkkkkkkkkk waa dad konteenar ku jiray 21 sano Soviet Union in uu waa hore dhacay calankoodii miyeynan ogeyn?!?!?! Kkkkkkk ilmo bureeqo
Viva Khaatumo State
hawdiyonugaal &janadassc
waad salaamantihiin salaan darwiish
war arintii jabhadii snm hada dhamaatay dhulbahante waxaa u yaal in ay jiilalka soo socda ku beeraan degaankooda inay aad u ilaashadaan waayo agendaha isaaq ee hada la joojiyey waa agendahii yahuuda oo kale waa in caruueta dhulbahante caanaha loogu daro in isaaq damacsan yahay degaankooda oo ay ku mintidaan ilaalintiisa
Janada
Salaan khaatumaysan inaadeer
madaxwaynaha ha caayin shaqo fiican buu hayaaye
Mujaahid Cali Gurey ninka ay snm tu ugu yeedho oo maanta siilyaanyo ku tufay sheegeyna in wax amniya aysan ka jirin meeshaas laguna kala yaacay ingiriisna ku saxan yahay go’aanka ay ku qaxeen
http://burcoonline.com/view.php?id=8566
Hoos ka akhri waxa ay ka qortay warbaahin snm go’aankii UK iyo sida ay ugu abuurtay walwal iyo argagax madaama ingiriis cade iyo Europe iyo haayadihiiba xamaantoodii qaateen dibna usoo noqonayn sidaasna siilyaanyo iyo xertiisu ku mushahar La’aan doonaan kkkkkkkkkkkk
http://qarannews.com/2013/01/xukuumada-maailnta-ka-talisa-somaliland-iyo-beenta-ay-dadka-ku-maweelisdo/
Abbi
Kkkkkkk Xasan Xuulo waa duli nijaas ah hadalkiisana wali makala cada oo runta uma sheegin snm balse waxaan filayaa in uu la sugayo shirka London.
Viva Khaatumo State
Viva somaliweyn
Viva culusow calasow muxuu yidhi inta inay midysaa badan
Waa hadalkii cali khaliif galaydh fucking copy cat
Viva khaatumo
Tartiib tartiib baa loosoo xero galinayaa reer sabiil land
Rehabilitation centres na waa loo furaya
Hospitaalada waalidana ama dhimirkana waa la kordhinayaa
Maadaama ay dib usoo noqonayaan
Ethoppia iyo kenya na waxaa laga hadlayaa inay qaadka dhimaan
Intay miyirsanayaan reer sabiil land