Video:Dawladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo heshiis dhinacyo badan leh kala saxeexday.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Caasimadda dalka Biljimka isla markaana ah Xarunta Midowga Yurub ayaa kulamo la qaatey madaxda Midowga Yurub.
Madaxweyne Xassan ayaa ugu horeyn la kulmey Madaxweynaha Kommishanka Yurub Herman van Rompuy.
Labada masuul ayaa ka wada hadley (i) Dib u soo nooleynta dhaqaalaha Soomaaliya (ii) Dib u heshiisiinta beelaha (iii) iyo waxa Dowladda ay dadka Soomaaliyeed ka faa’iidayaan: adeega bulshada, Amni macne leh iyo xornimo qof ahaaneed.
Safarka Madaxweynaha Soomaaliya ku joogo Midowga Yurub ayaa ah kii u horeeyey, waxaana uu la saxiixdey Midowga Yurub xiriir cusub taariikhi ah kaas oo u badan hormarinta Soomaaliya, Madaxweynaha Guddiga Midowga Yurub Mr. Herman ayaa sheegay in ay fulinayaan heshiiska cusub ee ay Soomaaliya la saxiixdeen, Herman ayaa mar ay saxaafadda si wada jir ah ula hadlayeen isaga iyo Madaxweyaha Soomaaliya Mr. Maxamuud sheegay in Midowga Yurub 5 sano ee ud anbesyey ay ku bixiyeen Soomaaliya 517 Miyan oo Euro taas oo gashey hormarinta, Maamulka, Amniga, Soo celinta sharciga, waxbarashada iyo dhaq-dhaqaaqa dhaqaalaha.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dalku u baahan yaay in uu horey u socdo kana soo kabsado dhibaatooyinkii gaarey, “Soomaaliya maanta waxay taagan tahay halkii Yurub taagneys 1945 markii uu dhamaadey dagaalkii labaad ee Aduunkunku, waxkasta Soomaaliya waxay ka taagan tahay ZERO, keligaya awood uma lihin in aan wax qabano, waxaan u baahanahay waa taageero caalami ah oo Midowga Yurub u horeeyo ayuu yiri Madaxweyne Xassan. “Waxaan u baahanahay qorshe la mid ah Marshall Plan kaas oo Maraykanku dib ugu dhisey dalal badan oo Midowga Yurub ka mid ah dagaalkii labaad kadib”.
HALKAN KA DAAWO VIDEO TOOS AH.
madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub Catherine Ashton oo faahaahin ka bixisey booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ee xarunta Midowga Yurub, Ashton ayaa sheegtey in Soomaaliya marxalad cusub ay gashey isla markaana xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub ay sabab u tahay horumarka isbedelka laga gaarey Soomaaliya, kaas oo Midowga urub ay dhaqaale ku bixiyeen.
Ashton ayaa sheegtey in la qaban doono shir ku saabsan Soomaaliya kaas oo ka dhacaaya xarunta Midowga Yurub ee Brussels, waxaana looga hadlaaya hormarinta Soomaaliya, Ashton ma sheegin maalinta rasmi ah ee shirkaasi dhacayo.

European Commission President Jose Manuel Barroso (M) iyo Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud/ January 30, 2013 (AFP, Georges Gobet)
Madaxweynaha ayaa sidoo kale kulan la qaatey Guddoomiyaha Komishanka Midowga Yurub José Manuel Barroso , waxaana Barroso uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Soomaaliya xarunta Midowga Yurub, labada masuul ayaa ka wada hadley sidii Midowga Yurub u ballarin lahaayeen deeqaha ay siiyaan Soomaaliya taas oo weli Midowga Yurub marsiiyo hay’addaha gar-gaarka.
Waxaan isku waafqaney anaga (EU) iyo Madaxweynaha Soomaaliya in la xoojiyo xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo EU, ayuu yiri Madaxa Komishanka Midowga Yurub Jose Manuel Barroso, “Waxaan aaminsanahay in uu jirto xaqiiqo laasim ah in horey loo socdo”
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalinta berri ah (Khamiis) ka hadli doona Baarlamaanka Midowga Yurub waxaana uu ka jeedin doonaa khudbad, sidoo kale madaxweynaha ayaa kulan la qaadan doona Guddoomiyaha Baarlamaanka Midowga Yurub Martin Schulz.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa tan iyo markii la soo dhisey Xukuumadda uu hoggaamiyo raysalwasaare Saacid ku jirey safaro kala geddisan, Safarka labaad ee waddamada Midowga Yurub ayuu Madaxweynuhu ku tegayaa dalka Ingriiska, inkasta oo Xukuumadda David Cameron aysan ka hadlin booqashada Madaxweynaha isla markaana ay ku jiraan qaban-qaabada shir ay wada guddoomin doonaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo David Cameron oo bisha May ka dhacaaya London, kaas oo looga hadlaayo hormarinta dalka Soomaaliya iyo wixii ka qabsoomey shirkii hore ee London 2012.
Jadwalka Madaxweynah ee London ayaa ilaa iminka laga ogyahay in Maalinta Jimcada ah ee 4/2/2013 uu khudbad ka jeedinayo Aqalka Cilmi-baarista iyo diraasaadka ee Chatham-house magaalada London.
Horufadhi.com@gmail.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23387



dheere dhareer leh ….
haduuba waso adiga siidhawale ayaa katahay ama referee ?? mise macal qabad bad ahaydba ??? bal wax qorna waad isleedahay oo comments dhiibo … waxaad qoraysanaa waad aragtaa …. waar sidii nin weeyn uhadal !!!
viva mahad canbaashe
viva somaliland
Reer duloobey oday dooro leh baa loogu dowgalay
Siil-yaanyo waa duq towbada seegay Alcoholic 87 yrs old, Bukaansocod,
Xog:islaantii Amino weris london waxaa dhakhdaa kasara wiil Naalaye axmed
oo biraha qaada dhowaan waxay u iibisey baabuur cusub ferrari 180.000 pound
waa lacagtii loogu talogalay in lagu dhiso takhtar dadka qaadku waalay insanity !
Waar camaasiirtan reer sabiil land maxaa shaqa la aan haysa meeshay iska soo buuxiyeen waa nala hadla waa qolyaha marfashyada iyo mukhbaaradaha fadhiya fadhi ku dirir.com in loo jawaabo ma istaahilaan mother fuckers
Waar siil yaale waa asaasaq waliba qaba dementia wasiira ku sheega ma kala yaqaano walaahay wuu isku khaldaa.kaasaa u caqli ah alah liiteene reer daba cayuun
Waar indha adakaa wali way hadlayaa.reer sabiil land all the doord rshut
horumarka somalilandmiyaa ka bugtaan
bilicga hargeysa miyaa ka bugtaan
ciidanka qaranka miyaa ka bugtaan
kornaylada qooqan miyaa ka bugtaan
waddooyinak hagaagsan miyaa ka bugtaan
beeraha baxaaya miyaa ka bugtaan
kastuumada saqiirtay miyaa ka bugtaan
indha sheelka la xidhay miyaa ka bugtaan
wasiirnimada xaglo miyaa ka bugtaan.
midawga yurub wuxuu dawladda soomaaliya ugu baaqay lacag lagu quudiyo dadka bara kacayaasha ah markaa kastuumo waxay raajicinaysaa inay ka mid noqoto kuwaas la quudinayo meel walba waxay la taagantahay somaliland ayaa na bara kicisay dhankaa iyo kismaayona waxaa laga furay dhawr kaam oo kuwii kenya u yaacay la doonayo inay ku soo noqdaan oo halkaa lagu quudiyo, odaygii cali kastuumona minnasota ayuu ka calaacalayaa wuxu yidhi waxba dhisan kari weynee aynu xeryahaa iska gallo allah kariim,
viva somaliland
Maasha allah waa guul usoo hoyatay ummada Soomaaliyed midnimada jecel !
Waxayna adhaxda ka jebisay jamhada hargeysa Sabiil land kkkkkkkkkkkkkk
Xiligii ingiriisku gumaysan jirey waqooyi ayaa mid Idor wuxuu gabay kusheeg
ku amaanay gaalkii dusha ka raran jirey markuu Darawiishta la dagaalamayey
kii idorka ahaa baa yidhi
INGIRIISKII CADAAYOW WAANU KU CAASHAQNAYE
XAGEE KAA DHUNKADAA !
GAALKII BAA INUU LA YAABAY DUCUFNIMADIISA KU YIDHI
KISS MY ASS AND SUCK MY DICK kkkkkkkkkkkkk
Marka idor waa reerka soomaalida ugu gumaysiga jecel !
Hadeer waxaa ku dhacay filanwaa
waxay isweydiinayan ninkii aanu kabaha u qaadi jirney
cuntada u karin jirney u fataali jirney
Muxuu sidaa noogu galay uhuhuhuhu Baroor kkkkkkkk
For the sake of Khatumo state Guuuul amin.
Kastuumo maxaa faa’iido ugu jirta taageerada aduunka rr Dowlada Irir Samaale ee Wacaysle hogaaminayo ee fadhigeedu yahay Moqdishu . Walee Kastumo way dawakhsantahay oo waxa dantu ugu jirta ma yaqanaan.
maasha alaa madaxweyne xasan aad buu u dedaalayaa. ilaahay waxaan uga baryaya inuu madax weynahaan sharkiisana na dhaafiyo khayrkiisana soomaaliya u soo duwo. ilaahayna tuso wadani nimada iyo waxa u fiican wadankoo dhan.
culusow idoorkii meel walba waa ka soo xidhay, walee waa wiil xariifa. halkaas ka wad ilaa ay isa soo dhiibaan how jixin jixin.