Agaasimaha Warfaafinta Khaatumo State oo la magacaabay,{Nuqul}.
Warqad kasoo Baxday Xafiiska Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Khaatumo State Of Somalia Ayaa Waxaa Lagu ShaaciyeyAgaasimaha Waaxda Warfaahinta Ee Wasarada Arimaha Bulshada Dawlad Goboleedka Khaatumo State Of Somalia.
Magacaabista Agaasimaha Waaxda Warfaahinta ee Wasaarada Arimaha Bulshada Ayaa Timi kadib Markii uu Madaxwaynuhu Lasameeyay Wadatishiyo Qoto Dheer Masuuliyiinka Maamulka khaatumo State of Somalia.
Maxamuud Maxamed Xasan (Boocame) Ayaa Loo magacaabay Inuu Yahay Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ee Wasarada Arimaha Bulshada Khaatumo State.
Ururka Saxafiyiinka Khaatumo ee (KHAJA) Ayaa Dhankooda Soo Dhoweeyay Digreetadan Kasoo Baxday Xafiiska Madaxwaynaha Laguna Magacaabay Agaasimaha Waaxda Warfaahinta ee Wasaarada Arimaha Bulshada Khaatumo State.
Horufadhi.com@gmail.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23442




Maxamuud Boocame waa jaalahay brother.
Waxaan leeyahay Hambalyo Congratulations.
Brother waxaa kuu yaal shaqo u baahan Diyaargarow you should be prepared for it.
Baraarujin,feejignaan iyo abaabul sare.
Good luck man.
For the sake of Khatumo state.
Kuluc k k k k k k k k k k k k k k k k manta magaci saxda ahaa ayad soqortaye i’mean siil-laand look your writting
Kkkkkk siilland iyo pintland waa magacyada saxda ah , kuluc mar mar runta ayuu sheegaa.
Kuluc
r u ok today? why did u right siil-land?bcz siil u can fine every where
not only our country..u wanna change our holi-name? I’m gonna to give u
yellow card nd take man!!
somaliland intee in le’eg bay sii nooland kartaa Mar haddii cilaaqaadkii ingiriis ka gfoostay
Kuluc
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kuluc
Abti waa ogahay mingaste Iyo Ethiopia waa cadowga somaliya waana hubaa 100% inaad ka heshay saanad militari .
Laakiin xaga dhaqaalaha snmta waxaa ka taageeray dumarka isAAQ ee carabaha jaariyadaha ka ahaa waxaan maqlay waliba cent cent ayey daasado ku ururin jireen.
Mida labaad waxaan la Kulmay nin isAAQ Iyo Oromo mix ah abti macnaha isku dhex jir Wuxuu ii sheegay inuu ka mid ah afartii injirta lahaa ee snm Wuxuu lugta iga tusay inuu baasuke kaga dhacay wuxuuna ii sheegay in siilaanyo horjooge u ahaa . Sidoo kale Wuxuu dhahay burco ilaa ceerigaabo Ayaan lugeyn jirnay ilee baabuurta waxaa arkaya diyaaradaha qaranka jamuuriyada somaliya waliba nooca loo yaqaano hunter ( wax ugaadhsada)
Abti barigaa si xun Ayaa leynii cadaabay balse waxay aheyd lagama maarmaan !!!!!
Hambalyo ayaan leeyahay xilka loo magacaabay Maxamuud Boocame oo runtii ah nin khibrad weyn u leh arimaha warfaafinta waana hubaa inuu xilkaas si wanaagsan u gudan doono.
Viva Khaatumo State
idoliqe
abti sucuudiga berigaa dhagaxbaa la jebinjiray waa markii shiidaalku qarxay oo shaqo noockastaa taalay dhismayaal jidad iyo guryo iyo hudheelo u badnayd ragaana u dhoofi jiray dumarku mabay joogin ama aadbay ugu yaraayeen, snm waxay taakulo ka heli jirtay raga isaaq kuwooda carabta jooga ama hantida dalka ku dhex lahaa, sidoo kale snm waxy taageero balaadhan ka heli jirtay dawladii mujaahid mingiste.
snm waxay ku guulaysatay first inay isaaq midayso may jirin isaaq isaaq qori ku fiiqay intii halganku socday, second snm waxay dhaqdhaqaajisay beelaha koonfurta waxa tusaale kuugu filan in 50% golaha dhexe ee snm ay ahaayeen non isaaq waad dhegaysataan filayaa khudabada salaad cali jeele wuxu ka tirsananaa golaha dhexe ee snm. snm waxay ahayd jabhada keloiya ee siyaad barre oo xooguu lahaa ilaahay uun ogaa la dagaalamaysay from 85 ilaa 90s waayo siyaad barre wuu jebiyey ssdf cabdullaahina waxa la xidhay 85 majeerteena waa isdhiibay markii danbe yagaaba faqash laga dhigay oo hargeisa lagu daabuli jiray.
wakhtigan aynu hada joognaa aadbuu uga duwanyahay xiliga snm waayo hada kasttumo dawlad la ictiraafsanyahay lama dagaalmayo keliya hadii ay dhulbahnate isu keento, oo dhulbahnate hunguribaa kala eryee waxay kariso laga wada dhergo pintland iyo siil land toona ismay daan aragteen hada dhulbahnate aan naba jeclyanbaa noo nacamleeya becuase of dano dhaqaale kastuumo hanala dhigdhigo oo jeebka ha furto dalkana hala dhiso iimaaka alla ka qaadkan cali khaliifna wixiina kula xisaabtama halkuu mariyo.
Kuluc
War abti barigii hore si nin Weyn Ayaad u hadli jirtay Laakiin hada sidii adeerkaa Ingriis Cade kugu sheegay argagaxiso WAAD isku dhexyaacday kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkk. Waxaan aad qortay waxaa qori jiray ciyaalka ah street kids Sida hargeisawi . Söm?l?l?ndêr . Liishaan etc .
Isma la heyn Ingriis Cade Ayaa argagaxiso idinku sheegaya idinkoo la ogaa sidaad ugu soo dhaweyseen berbera xiligii gumeysiga,
Mida labaad abti kuluc EEG dee xiligii jabhada snmta la aasaasay wixii funded gareeyey waxay aheyeen dumarka isAAQ ee jaariyadaha ka ahaa cadan Yemen Iyo Riyadh Saudi Arabia !! Was it right ?????.
Madaxweyne ahaan intii aan xafiiska joogay waxaan qaaday talaabooyin badan waxaan garaacay albaabo badan, waxaana iga go’an in aan geed dheer iyo geed gaabanba u fuulo sidii aan dalkan aqoonsi iyo madax-banaani u gaadhsiin lahaa, si aan yoolkaa u xaqiijiya diyaar u ahay inaan hor fadhiisto cid kasta, talaabo kasta oo arintaa lagu gaadhi karana waxaan diyaar u ahay inaan qaado.
Waxaanan ogsoonahay in xilka koowaad aniga iga saaranyahay balse Ictiraafku ma aha wax aniga gacantayda ku jira ee waa wax gacan kale inagaga xidhan, Qarankan waxaan usoo maray halgan dheer, waxaan usoo sabray wakhti dheer, waxaan u dhaartay dantiisa, waxaanan u hurayaa wax kasta oo suurtagal ah, waxaan idin waydiisanayaa taageeradiina. Waxaanad ku kalsoonaataan waayo aragnimadayda iyo aqoontayda siyasadeed in aanay maanta xaajo iseegayn, in aan qofna iga jeclayn in dalkan iyo dadkiisu wax noqdaan.
ururka saxafiyiiyinta kastuumo oo isna la baxay KHAJIL almacnaw ma khajilaan ama qajilaan hadba sidaad u taqaan kkkkkkkkk. kastuumo waan u hanbalyeynayaa wiilkaa yar ee ay shaqada noo siisay waa balanqaadkii kulmiye in shaqo la,aanta dalka ka jirta hoos loo dhigo maadaama aanay dawladu dadka wada shaqaysiin karina waxa waajiba in organizationada iyo shirkadaha kala duwan dhalinyarta shaqo siiyaan,
kasttumo waa organization ku tiirsan lacag si joogto ah looga qalin-shubateeyo haweenka dhulbahante ee qurbaha waana nasiib darro in ilaa iyo hada aanay cidina shaqo ka helin mashruuca kastuumo waxa hubaala in tvga qaranka jamhuuriyada somaliland ka ka hawl wadeeno badanyahay dhamaan kastuumo oo dhan marka la isu geeyo macaal 3dooda ceesaamood ee cali khaliif candha saabtay. haweenka dhulbahnate ee lacagntan bixiyaa waa inay kula xisaabtamaan cali khaliif halkay lacagtan marto
hadii aad lacagta u bixisaan in dhulbahnate gacantiisa biyo kaga dhergo oo laga maarmo ku tiirsanaanta waxaad ku sheegtaan ”maamulada hareeraha” then waa in waxad bixinaysaan lagu abuuraa shaqooyin iyo mashaariic ku dhaw ama ka badan inta ”maamulada hareeruhu” dhulkiina ka hirgeliyaan. last night siilaanyo markuu hadlayey wuxu ku dhawaaqay in uu one million dollar ku bixinayo mashaariicda horumarineed ee laga hirgelinayo sool iyo sanaag bari halka uu buuhoodlelna ku bixinayo half a million dollar, that means in kumanaan dhulbahnate ah SOMALILAND DALKAYGA qaadi doonaan kkkkkkkkkk.
Mudane madaxweyne hadii XILKII ka dhamaaday sidee wax u soo magacaabikartaa sharciyan ????!!!,
Darwiish Sare, Mahmoud Boocame waxaan leenahay soo dhawoow, hawshaas Allah ha kuu fududeeyo!!!!
Khaatumo waa Khayr!!!
Waa soo dhaweynaynaa Moxamuud. Waa Darwiish soo halgamay waana arin aad loogu farxo. Hambalyo ayaanu leenahay Moxamuud waa howl culus laakiin waa hubaal in Moxamuud ka soo bixi doono.