Banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo hadalkii daciifnimada ahaa ee Faroole oo Buuhoodle ka dhacay,{SAWIRO}.
Waxaa Maanta magaalada buuhoodle kadhacay isu soo bax balaadha oo ay isu gu soo baxeen bulshaweynta kudhaqan magaalada buuhoodle sida culimo awdiinta waxgardaka ururada haweenka iyo madax katirsan maamulka khaatumo oo uu hormuud ka ahaa madaxweynaha maamulka khaatumo maxamed yuusuf jamac (indho sheel)
isu soo baxan ayaa waxaa lagu canbaaraynayey hadal kasoo yeedhay oday Faroole
Hadalkaas Oo Ahaa In Maamulda Snm Iyo Ssdf Aygalayaan Hishiis Ayna dhici Karto Haday Is afgartaan Hesiiskan Hoose Ee Aywada Leeyihiin inay meel kasoo wada jeesanayaan islana Go,ayaan Go,aana kaqaadanayaan dawlada faderaalka .
hadalkan ayaa waxaa si kulul uga jawaabay madaxweynaha maamulka khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (indhasheel)
isaga oo sheegay madaxweynuhu in uusan Faroole matalin Umada Kunool putland Shacabka Reer Putlana Ay Yihiin dad Jecel midnimada somaliya .
sidoo kale waxa uu madxweynahu maah maah usoo qaatay Dameerku Markuu Ciyo dadku Shaydaanka Ayey Iska Naaraan Hadalka Faroolana Waxa Uu Udhigan Yahay Dameer Ciyey Waxaana Ugu Baaqayaa Shacabka Uu Usheeganayo Madxweynaha Inay SHaydaanka Kanaaartaan Dameerkaa Ciyey .e1`
Dhanka Kale Waxaa madasha Kahadlay Agaasimaha Wasaarada Arimha Gudaha Ee Maamulka Khaatumo Maxamud Sh Cumar Isaga Oo Guubaabiyey Shacabka Reer Putland Inay Iska Qabtaan Waxii Nabdgalyadooda Wax udhimaya
Bye.C/casiis AAdan Jaamac
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23554

























Ashabaab iyo budhcad badeeda sheekadoodii waa dhamaatay waxaa la cadeeyey in guud ahaanba ganacsiga biyaha xawaaladaha iyo wershadaha yaryar iyo weliba isgaarsiinta s.land iyo p.land inay leeyihiin ashabaab waxaa koo la cadeeyeyey inay maamuladaa madaxdeeda ka buuxaan
middeeda kale maashallaah gabdhaheenu qurxoonaa runtii way wada iftiimayaan jin iyo muuqaal qurxoon ayay leeyihiin…horaa loo ogaa dumarka dhulbahante inay qruxda caan ku yihiin iyaga iyo ogaadeenkaba markaan saas leeyahay runtii gabdhaha soomaliyeed makala dhacaan dhanka quruxda balse guud ahaan ayaan uhadlayaa
hadalkii faroole ee shalay si khaldan ayaa loo turjumay madaxwaynuhu wuxuu kawaday yacni somaliland srta gal ma noqonayso inay harti kala qaybiso oo ayqayb khasab ku goosato ee ama waanu wada goosanaynaa ama somalia ayaanu kwada jiraynaa..haddi ay dhacdo in lawada goosto hartina 4 ano ayuu madaxwaynaha noqonayaa isaaqna afar sano wabillaahi tawfiiq
mujaahid ta la baxday anigu garan maayo waxaad ku jahaado ma shimbirahaad ku jahaadaa? Mujaahid maaha magac qof waliba iskala Baxo waa magac dad gaar ahi leeyihiin sida dadka muslimiinta ah ee inta cadaw ku soo duulo naftooda iyo maalkooda diintooda ku dagalama qof kastoo muslima oo lagu xad-gudbo xaquuqdiisa iyo karamadiisa xoriyadiisa ku dagaalama.
Tuuladuna waa ta kaaga yeedhsiisey dhso waynoow qiiq ma kaa karay hadhi waydee Ma hagoogatay? xuduudka aad sheegaysana waa dalkayga hooyo. adoon baiyo ta midna garanayn hayska badhaacin.
Buuhoodle gefka meesha laga diido iyo idor wiiqa dheh !
Faroole-Doofaar waa tuug beenaale ah
pintland waa iyo SABIIL LAND waa jabhado cadow ah
wax inaga dhexeeya majiran
isku beel manihin,iskumaamul manihin isku deegaan manihin.
Balanteenu waa in aan afka xabad ka gelino haday soo xadgudbaan.
For the sake of Khatumo state os Somalia.
muda horaadkaas runti waan tagersanahay
Sabiil land 80% ,
Porno waa ku waydeen aqoonsi
ingiriis loo jaqo aqoonsi waa ku raadisen
kaniisad la baryo waa ku weydeen aqoonsi
xabashi loo fataalo waa ku weydeen aqoonsi kkkkkkk
Marka sakiin liqa waxad ku qasban tihin
Jamhuuriyada Soomaaliya waa sundulle.
Maraykan,Europe,Afica iyo aduunka oodhan
waxaa la isku raacay hal mid aan idiin shoogo waa
Somalia sovereignty and territorial integrity must be respected !
koley jaahilin baa tihin inta marka afsoomaali loo bedelo waa
Madaxbananida iyo soohdimaha Somaliya waa lama taabtan !
For the sake of Khatumo state and Somalia.
hargaysawi, adiga iyo cawaanta kalee kula midee meesha rafanaya naa guunaaska kala baxa meesha danihiina iyo hawlihiina idinka kaga baylahay dano reero kale ka taliyoo ku foofa afaaro laydiin dirsan sida tuuga ha daba taagnaaninee, mida kale dadku midiba meel ayuu ku qaybsan yahay yaa ku yidhi Badaan shaqadaada ahayn gal? maad hargahaaga caloola qufkaaga ku egaatid kkkkkkkkk hiliblayaashiina computer baa kawaanka u yaal waanba nacay cmkii markay cid waliba soo gashee tidhi ha lay dhagaysto subxaanallaah.video yaroo odayga boqol jirkee cimrigiisa jaahil nimada iyo cawaan nimada ku sogootiyey ku jiro aad marba soo dhufato waxba kuu sheegi maayee meelayso naftaada oo ka seexo meecha ciidan qaran bay baratay qaranku fta xumaa ilayn bahasha khajilaad la’aanta la yidhaahdaa wax ka foolxumi ma jiraan inna lillahi waa inna ilayhi raajicuun.
waar kuwan wa u dhamaatay imika saldhigii todobaad oo wada bilad doona
ayaa laga hayaa oo raba bilado inay ku qaataan kastuumo inta yaree ka hadhay
walaahi waxa lasheegayay rag yidhi karaash baanu caawa keenaynaa isagoo keenaysan ee na fasaxa aan bilada qaadanee
oo dirqi lagu hayaa
reer kastuumo way u dhamaatay . imika dadnimoba looma eegayo waxa lagu leeyay ciidankii qaranka kastuumo biladay u haystaan
allow sahal umuuraha
Waxaan ka yaabay Degmada Buuhoodle ee wada mudaharaadka ahi tolow ma Falastiintii Somaliland baana ilayn waxanu mudaharaad ka badane malin walba way mudaharaadayaan dadku cawaansanaa.
K.k.k.k.k.k.k faroole waa dameeciyey siilaanyona waa eey sararsita faysala waa qarandidii dayaxa 15 naadka ah intay aragtay tidhi bileey bilcaanood
Kkkkkk alla maxaa rag haysta, halkaa kawada.
Mid baase jirta oo aan in la ifiyo u baahan. Dadka qaar, oo xitaa kuwo daraawiish ahi ku jiraan, waxay sheegaan SL iyo PL baa dhulbahante baabuur ama hanti kale siisay. Ogaada, maamulada Garowe iyo Hargeysa, waxay rag ku yihiin waa hantidii QARANKA Somaliyed ooy isbaaro u dhigteen, ha ahaato dekedo, garoomo, iyo laamiyo; waana sida ay weligood raadinayeen, hadday u suurta gelaso, umaba suurta gelaso e.
Marka, hanti kasta oo naga soo gasha qolyahaa, ogaada, waa hantideennii isbaarada loo dhigtay oo la inagaga dhigayo in QABIIL ina siiyey. Oo abaal larabo in lay noogu sheegto!
Waxaase taa kadaran rag daraawiish sheeganaya oo maalin walba la soo taagan, PL baa ciidamo mushahar siisa iwm. Waar xaggee Garoowe oo aan ognahay hantida ay bixinayso ka keentay!!! Waa hantidii QARANKA Somaliyed ee aannu wax ku lahayn ee reero isbaarada u dhigteen.
NASIIB-WANAAG, cutub kaasu dhaqsuu u soo xirmayaa, QARAN kuna dhaqsuu hantidiisa ula soo noqonayaa. KUMEEL-GAAR dhammaa! Ku quuso quraanyo, waa halkii caruurtee baabah boowa yaal ama huunna-yaal.
buuhoodle miyaanay ahayn tuuladii yarayd ee xuduudka ku taalay ,laa wazna laa,wax miisaan ah kuma laha siyaasada somaliya
Waar ree khatumo somalinimo sagaashankii bay dhamaatee dadkiina dhinac ka raaca oo raadiya sidii dadkiina u dana. ree pl haday ayahooda ka tashadaan oo ay gartaan in ay saasi u dan tahay iyagay u taal ee tiina idin khusaysa ta somalinimadana imika iska daya sababtoo ah waa bab soo xidhmay
KELIDUUL
Sxb dee magaalada sadex reer Kaliya Ayaad siisay nagadaa sxb riwaayada hahahahahahahahahahahahahahahahahahahahah,
balshacabka reer buuhoodle daya sharafta ka muuqata. waxay ku raaxaysanayaan dalkoodii ay iidoor ka xaaraan tinimeeyeen.
laascaanoodna waa goblantay.
jaamacsiyaad, ugaadhyahan iyo baharsame waa gumoobeen
gabdhahooduna guur ma leh.
kelii duul
sxb soowdinkii shalay uun nalahaa waa yahuud iyo ingriis ahahahahahahah maantana waxaay maraysaa inaad nagushegtaan alqacida iyo alshabab amansha alaah .. maantabaanu ugu fiicanahay ood nagu shegteen islaam iyo alqaacida mansha alaah k.k.k.k. bal adiga uun yaan lagugu qarxine futada qarso k.k.k.k.k.k.k
viva mahad canbashe
viva somaliland
GOBOLKA SOOL MA GOBLANBAA?
Tashan waaye waa laguu talin
Waxaa lagu mashquulay,xintan qabyaaladeed
xukun doon indhala’ iyo u xusulduub xoolo lagu helo jid xaaraana taas oo noqotay hab nololeed lagu tartamo
halkii lagu tartami lahaa hindise caqli iyo cilmi ku dhisan, iyo horumar tacab-dhalin ku dhisan.tartanka noocaana oo ay horseedeen
hogaanka siyaasadu, markuu sii socdoba gobolku haadaan buu ku sii hoobanayaa ilaa uu ku wada dhoco oo uu halkaas ku xijaabto.
Waxaa dhici karta, in dal ama qayb ka mida dal ay goblami karto ama goblan noqoto.
Af Soomaaliga goblan waxaa lagu yidhaahdaah qofka aan ilaahay ku manaysan ama ugu deeqin, ama u idmin in uu caruur dhalo, siiba wiilal.
Dhaqankeena iyo hideheena waxaa ku cad in qofka noocaasa loo danqan jiray, weliba laga duceysan jiray iyadoo loo arkayey dhibane aan haysan wehel u ciidamiya ama daryeela marka darxumo iyo tabardaro ku timaado, ama aan haysan duriyad magaciisa iyo hantidiisa dhaxasha oo ka ilaalisa dabar go’a ama dhaxal wareega.
Haddaba marka arintu noqoto ummad, dal, ama gobol ay ummad qudhihi ku abtirsato, waxaa is weydiin mudan sida wadan ama gobol u goblami karo?
way jirtaa in aan dal ama gobol laga waayi karin wax dad aha oo ku nool dushiisa. waxaase laga waayi karaa wax yeesha wax tarka iyo sifooyinka kor ku xusan, ku waas oo ah sifooyinka lagu yaqaan oo loogu xisho duriyada dhabta ah ama dhasha suuban.
Dalka ama gobolka aan goblanka ahayn waa kan yeesha dad dantiisa u ciidamiya, daryeelkiisana u guntada marka dhibaato soo food-saartona, nafta dul dhiga difaaciisa iyo badbaadintiisa, wada jirna u ilaashada dhaxalka qaran ama hantida umadu wadaagto.
Dalka ama gobolka waaya wax intaas u qabta laaguma tilmaami karo gobol ama dal dad dhaxla leh, ee waxaa lagu tilmaami karaa gobol ama dal goblamay.
Haddaba gobolka sool dhab ahaan waxaan ku tilmaami karaa gobol maqaadiirtu dejisay ummad ama shacab goblan ah.
Waayo? umaada gobolkan degan waa mid ka goblantay inay dhasho geesi iyo garwadeen waddo toosan mariya iyo wax garad u heelan ilaalinta danta ummada, shacabka gobolka soolna farta ugu fiiqa, kuna booriya halka sharaftooda, dadnimadooda iyo jiritaankoodu guud ahaanba ku jirto.
Bal yara eeg qallada gobolka sool ku habsatay ee albaabada isugu dhufatay horumarkii, midnimadii iyo caasimadii iyo shacabkii waa la’aanta hormuud damiir iyo karti u yeesha gudashadada waajibaadka aan kor ku soo sheegay, sidaas ayuuna baylah ugu noqday burburinta nacab iyo maan-gaab is garabsanaya.
waxaan odhan lahaa gobolka sool waxaa u wanaagsanaan lahayd in aanu waxba dhalin oo goblan iska ahaado, intuu dhali lahaa habaar-qabe
hanaqa gooya iyo hooge doqon ah oo halkii uu horgalaha iyo habaarqabaha reerka ka qaban lahaa oohin iyo arag-xumo kula agyuurursada dadkuna ku maadsado.dadkii gobolka sool labadaas bay noqdeen.
Wiilka habaar qabaha ah ee horgalaha ahi waa damiir laawayaasha aan waxba ka xishoon ee dhulkoodii rag la mida u gees iyo gafuuray, shacabkoodana
hadh iyo habeen xabada dhuunta kaga haya, kuna murqaan gooya oohinta haweenka iyo caruurta ay dulmiyeen.
Qolada labaad ( wiilka doqonka) ah waa shacabka reer sool oo garan waaye inay meel uga soo wada jeensadaan, iskana qabtaan ama ugu yaraan ka daba hadhaan kuwaas ubadkooda aaya tiray, mustaqbalkoodiina god madow ku daguugey.
Shacabka gobolka waxaa lagu saqraamiyey beer-laxowsi qabiil oo hal nin ama koox yar oo dhagar-qabayaalihi dantooda gaaban ku fushanayaan waqti kooban, inta kalena ka dhiganayo xaabo uu dabka ku shito, isagoo ku beer-laxowsanaya tolnimo aan ka dhab ahayn.
Tolkuna isma weydiinayo waxay ka dheefayaan godobta ninkani gelinayo iyo weliba dadka uu ka faquuqayo.
Ugu dambayn, gobolkaan dhami ma wuxuu u goblamay oo ficii uga hadhay madaxana kur ugu qaadi la’yahay ku danaysiga aan sii jiri doonin ee ay ku fogaadeen dad yar oo aan berito awood u lahayn inay iyagu dhabarka u ritaan masuuliyada burburkii iyo dhibaatooyinka gobolkaan soo gaadhey 10 kii sanno ee ugu dambeeyey.
F.G
qoraalkaan dhamaan macnaha uu xambaarsanyahay waxaa ka masuula qoraha, horufadhina
wuxuu u soo gudbiyey sidii maqaalku ahaa.masuulna kama aha
maasha alaa, alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar
reer buuhoodle la aan tood dhulbahante waa gumoobi lahaa
ilaahow noo daa, ilaahow noodaa. oo noo barakee shacabkayaga
meesha lagu gumoobay waa laaska iyo xudun
kastuumo waa indha sheel iyo agaasime ku sheeg qaad qabax ah maamulka ay sheegayaan waa intaa oo aan midh sadexaad lahayn kkkkkkkk reer buuhoodle maxay ka faa,iideen kastuumo?
kuluc saaxiib idoor waa mayt socda, waxaa laydin ku daray liiska al-qaacida.
waxaana idin kor heehaabaysa diyaarada lagu hago remote controlka
markaa mayd hadlaya hore looma arage nacnacda jooji
idoorliqe
waxaan kuugu dharaan karaa in gadhigan uu indha shel wato uu siiyay madaxweeyne siilanyo ….. waad ogtahay labadii gadhi ee land criuserada ahaabaa ee ay lahayen laba garaad jamac inuu ahayeen qaar ay siisay madaxtooyada somaliland k.k.k.k.k.k.k.k.kk.
viva mahad canbashe
viva somaliland
Madaxweyne indhashel iyo reer buuhoodle mujaahidinta saa saa laydinka raba
woooooooooow oo reer buuhoodle illayn hoosta ayay puntland ka yihiin markaa qolada hugaaleedna waa somaliland iyaguna waa inay dhigaan isu soo bax ay ay hadalkaa ku taageerayaan
viva somaliland
Madaxweynaha khaatumo gaadhiga u ku socda xataa siilaanyo kuma socdo waa Toyota landcruiser four wheel driver ooof caleek !!!!!!!!
Guul khaatumo Iyo somaliya
Masha Allah buuhoodle ppl they are all lightskin
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk