Boocame oo Olole lixaadleh laga bilaabay,{Dhagayso}.
Magaalada boocame ee gSool waxaa si xawli ah uga socda arimo nadaafdeed o dadku iskood u qabsanayaan, dhawaan ayaa koox maamulka garoowe ahi xafisyo ka furteen oo sheegeen inay wax qabanayaan balse taas waxaa diiday dadka.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23592



War waa ugaasyadi iyo magaaladii beeraha badnayd boocame caadi maaha anoo yar baan waatagay dalaga ka soo baxa waxa loo iib geeya magalooyinka waa wayn ee laaska iyo garowe