|

Caasimada Khaatumo State ee Taleex oo xaflad soo dhaweyn Aqoonsiga Maraykanka ah lagu qabtay,{Dhagayso}.

Magaalada xarunta u ah maamulka Khaatumo State ee u taagan midnimada qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka soo qaybgalay boqolaal qof oo tageersan habka wada shaqaynayd ee dhexmaray dawladaha Soomaaliya iyo Maraykanka.

Shucuubtani sidoo kale waxay soo dhaweyeen doorashadii dhawaan ka dhacday Muqdisho ee lagu doortay gudoomiyaha haweenka qaranka Soomaaliyeed Ubax Tahliil Warsame., sidoo kale waxay hambalyeynayaan madaxda Khaatumo iyo kuwa qaranka.

HALKAN KA DHAGAYSO.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23596

Posted by on Feb 2 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

7 Comments for “Caasimada Khaatumo State ee Taleex oo xaflad soo dhaweyn Aqoonsiga Maraykanka ah lagu qabtay,{Dhagayso}.”

  1. Mashalah Khaatumo Guuleysatay kanaxow nafta waa

  2. tolow mahad ma wuxuu u mudaharaadayaa gabadhii buulo xaawo uun laga taageeray war labada dumar ah ee booska ku dagaalamayaa labaduba waa hawiye lkn anagu ta nala siyaasada ah baanu taageernay dee xorbaanuna u nahay ina tahliil baanu dantayada ka dhex aragnay and that is it

  3. Dhulbahante bal inay dhoohan yihiin xataa waxay u kala hiilinayaan laba naagood oo jagada isku haysta, bal maxaa dhexgeliyey?,goormayse somaliyi dooratay gudoomiyaha ururka haweenka soomaaliyeed?,Miyaanay la mid ahayn tii aqalka hoosta looga soo xidhay gudigii Olombiga soomaaliyeed,kaasna maad u mudaharaadaan hadaad wax kasta u mudaharaadaysaan?.

  4. Waar wali yaa isgaadhayba waa la doogiye yaan la dacaroon viva khaatumo

  5. guul khaatumo state horumar ayay gaarsiisay gobolada sool sanag iyo cayn

  6. Khaatumo waa shaqaynaysaa waa intaa oo loogasii dhawado guul iyo gobonimo. Laakiin Ubax tahliishuna maxay ahayd magabadh reer khaatumo ah baa loooooooo

  7. reer khaatumo state jiira oo jooga,

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • Qorrog: Ok. Horufadhi immika waxay buunbunisaa Mudane Cali Khaliif Galaydh waanu u qalmaa oo waa oday wax bartay oo...
  • Kuluc: Warbaahinta kastuumo waa dadaalaysaa dhaliisha halaga daayo, anigu gaar ahaan horufadhi uunbaan akhristaayoo...
  • Qorrog: Waar horta heedhaah iskullka Daarood cadaalada ku bartaa halkuu ku yaal aanu caruurat uga dignee ileen...
  • U.STATE.OF. H: War Mooryaankaan Muu Iska Tanaasulo Haduu Kashaqeeynayay Nabada Shacabka Jubooyinka IGAD U Ku Faani...
  • NINA: hadii jubaland la burburinayo maamul gobaleedada kale ee soomaaliya ka jirana ma la burburinayaa weeye suaashu?