Daawo jawaabtii Buuhoodle siisay Faroole iyo banaanbixii maanta{To Video}.
Shucuubta reer Buuhoodle ayaa muujiyey in midnimada Soomaaliya ay ku xidhan tahay shacabka Khaatumo, isla markaana aysan faraha ugu jirin ninka aan Fiyoobeyn ee maamula Garoowe.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23602



Cada gabayga waayadan matirin caynkii maansadae
carabkayga waataan ka jaray cod iyo luuqdiise
cabashiyo hadaan qaylo iman cid uma juuqeene
bal aan curiyo caawadan tixay cugatay laabtaydu
cunsurnimadu ruuxay gashiyo caadiftiyo haybtu
isba cudurka qayb buu ka yahay cunaya jiidhkaaga
cawar iyo dijaal faysal cali wanaag lagala caalwaaye
Caalmadow dhurwaa iyo wixii calan cas soo doogay
cidiyaha kuwii dhiiga daray cowlo iyo suufi
cawar iyo iblays faysal cali wanaag lagala caalwaaye
Citiraafka iyo go idii markii caalam hor istaagay, ee
ceeb layidhi lana canbaareeyay caadada waraabaa
shabahay dhurwaa cunaya neef wayd ah
Cakis hadalka mooye ninnay caado wacan seegtay
caynkiisa kaan noqon ninkaa caasi ugu yeedha
ciiddiyo xabaalaha ninkaa cagaf ku faadh faadha
caku shacabka kaan garan cadowga hoos jooga
Canbaruudka kii xumi dushuu camadh ku yeeshaaye
cayayaanka wow nugulyihiyo cudurka qaarkiise
caku shacabka kaan garan cadowga hoos jooga
Caqli badan garaadiyo nimaan boqor cisaynaynin
caqiidada islaamkiyo nimuun gubaya ceelkiisa
waayeel la caayiyo caasi nabad diidan, waa
cudurka waayadan isaaq caadi ugu faafay
Colaad iyo xumaan kuwaa culaya dhiisheeda
Cajirada kuwii goosan jiray caaraddiyo naaska
Wax caqiidadooddii kharibay caasi iyo fooxle
Caku shacabka kaan garan cadowga hoos jooga
Hanbalyadii Somalida aduunka udireen dadweynaha magaalada Buuhoodle
iyo dhirbaaxada siyaasaded ee ku dhacday jamhadaka dhiigyacabka siil aanyo.
Halkan ka daalaco runta Hiiraan link.
http://hiiraan.com/news/2013/Feb/wararka_maanta2-20751.htm
sool boy
mayee kastuumo waa indhasheel iyo afartan kaloo kola xudun sidaa usoo yaaca kola dhankaa taleex u yaaca
ilaa xalayna saldhiga todobaad oo al mujaahid mahad canbaashe ayaa laga hayaa
oo leh i fasaxa anaa keenay iyagoo keenaysan sida awrta
meshiiba kastuumo way ka baxday waxa ciidankii u ula muuqdaanba waa bilad
markaa allow sahal umuuraha
hargeysawi
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
khatumo waxay noqotay libaxii gelijery jeexi la odhan jirey cuunxanbaro
ee udhawa tulada xidhxidh
kastuumo oo toos loogu digay . waxa ku soosocdana loo sheegay
iyo almujaahid xaglotoosiye oo ka qaybgalay darajo bixintii
daawo kastuumooy dadkii washeega badnaaa
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=ZO01PCMJinA#!
Diyaarado Aan La Aqoonsan Oo 24-Kii Saacadood Ee U Dambeeyey Joog Hoose Ku Gaaf-wareegayey Buuralayda Saaxil Iyo Dareemo Ku Abuurmay Dadka Deegaankaa
Sheekh, February 1, 2013 (Haatuf) – Diyaarado dhawr nooc ah oo la sheegay inay yihiin kuwa Milatari, isla markaana aan hayb-tooda dalka isla leh iyo ujeedadooda midna aan la garanaynin ayaa 24-kii saacadood ee ugu dambeeyey joog hoose ku gaafwareegayey deegaanada buuralayda gobolka Saaxil. Sida dad ku sugan deegaankaasi ay Wargeyska Haatuf u sheegeen inay guuxooda iyo soo noqnoqashadoodu cabsi badan ku abuurgtay dadka deegaanka.
Sidoo kale Diyaaradahan aan ujeedadooda la aqoonin ayaa meelaha ay aadka u gaaf-wareegayeen ilaa shalay duhurkii ilaa xalay waxa ka mid ah deegaanada degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil oo ay wakhtiyo aad iskugu dhawdhaw ku soo noqnoqonayeen, isla markaana aanay jirin cid ka warqabta sababta dhabta ah diyaaradahaasi oo aan looga baranin inay dul Duulaan deegaankaasi.
Sidoo kale masuuliyiin xukuumadda ka tirsan oo ka hawlgala degmadda Sheekh ayaa Wargeyska Haatuf u xaqiijiyey in Diyaaradahaas aan la garanayn meesha laga leeyahay oo loo badaniyaa inay yihiin kuwo ay leeyihiin sirdoonka dalalka reer galbeedka gaar ahaan dalka Britain oo isagu dhawaan soo saaray Warbixin ka dhan ah Amniga Somaliland, isla markaana xusay inay ka cabsi qabaan in weeraro is-miidamin ah muwaadiniintooda lagula beegsado gudaha Somaliland.
Dhinaca kale wararka deegaankaas laga helayo ayaa sidoo kale sheegaya in diyaaradahaas la garan waayey ay ka tirsan yihiin Shirkado kuwa shidaalka sahamiya ah, isla markaana deegaankaas ka baadhaya shidaal iyo qaybaha kala duwan ee Macdanta. Si kasta ha ahaatee xukuumadda Somaliland ayaan iyadu ilaa hada ka hadlin diyaaradahaa la sheegay inay gaaf-wareegayaan buuralayda gobolka Saaxil, kuna guuldaraysatay inay cabsida ka saarto bulshadda deegaankaas ee shakiga badan ay ku abuureen diyaaradahaasi.
Source wargeyska haatuf hargiesa somaliya
Salaaaaaaaam:
Shirka bisha May London lagu qabanayo in Somaliland ka qeyb gasho daayoo soo hadal qaad kiisa ayaaba xaaraan maqdaca.
1) Sababta uu xaaraan ku noqdey waxa weeye, shirka mawduuciisu maaha Somalia iyo Somaliland baa kuwada hadlaya ee waxa weeye shir Somalia loo qabanayo.
2) Waxa gudoominaya madaxweynaha Somalia iyo raisal wasaaraha ingiriiska. Kol haduu Hassan gudoominayo goaa’n kiisana isaga iska le oo wax Somaliland u yaalaa ma jirto. Hadii uu Silaanyo iyo wasiirka arimaha dibadu ay isku dayaan na waa (traitors ) khayimiin. Xukunka ku waajibana qof caqli lihi wuu garanayaa.
Silaanyo ha ogaado shicibkii uu ku tuntey in ay tooseen oo aan laga yeeli doonin Somaliland in uu keligii u tashado. Maantaba waataa lagu baaqay talo qaran waana laga shirayaa hadey dowladu ka soo qeyb geleyso iyo hadii kaleba. Waxa aan mar naba shaki lahayn in aan Silaanyo dalka aannu ka talin ee dad gaari ay meesha ku ilaashadaan oo dahabshiil ka mid yahay, wasiirka duulista iyo hawada, Xirsi iyo qaar kale oo badan.
Silaanyo qudbadii shalay kumuu soo darin shirkaa London oo dadku ay aad u daneynayeen halka uu ka taaganyey. Silaanyo waqtiga aad dalkan sii xukumi kartaa waa mudo yar oo kooban oo hadaad term kan dhameysato adaa ku bura sida wixii ka danbeeya laguguma aamini karo Somaliland.
Xirsi inan yar baa Text message igu ceydey buu ku xidhey, wasiirka duulistu lacag xaaraan ah oo sanad guranayey buu yidhi iminka ii xalaaleeye, arimahaa ayaa nagaga kaa filan silaanyow maamul xumidaada iyo tac baan nimadaada.
Silaanyo shicibku wuu ku soo jeestey, aduunkana madaxweyne shicib kiisu ku soo jeestaan maba sii raago. London na maxkamad baa u taal. Sidii faqashtii ayuu silaanyo Nairobi dalaq odhan doonaa aakhirka.
Source baligubudle media !!!
ruun
inabti waxaasi waa jacaylka aanu idiin qabno wax kale maaha .
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waxaa wax lagu qoslo ah ninkan Rabiada qaba ee Ina cali waraabe siduu Faroole u karbaashey kkkkkkkkkkkkkk laba gobol oo xunxun buu marna dhinac ula cararayaa ee yuu na soo sheegan buu yiri kkkkkkkkkkkkkk
Dhabayacadu jacaylkay iidoor u qabaan iyo siday iidoorku u yasaan waa wax lala yaabo, meel xil leh Allah idin dhig waa dad daciif ah!!!
Hargeysaawi Kkkkkkkkkkkkk rer khaatumo libaax duurga laga raadinayo miyaa waan qoslay runtii aqoonsigii hadaad weysee maad isga samirtaan .
askarigii soo qabta dhoocil yar oo kastuumo ah waxuu yehelayaa bilad geesinimo
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
bilada waxa bixinaya taliyayaasha ciidanka qaranka somaliland
qudhaanjooy ku quuuso
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=FDdp3JUxKu4
Oo Mr indhosheel sidii uu cashada uga cararay wali ma buuhoodluu joogaa?
Wallee naftu waa macaan..qaarbaa igu lahaa xafiis ku yaalla laascanood oo
Deegaanka ilaaliya ayaa dacwad u haysta indhosheel..waxayna ku eedaynayaan
Habeenkii uu baxsadka ahaa ayuu dhir badan sii jajabiyay oo aad wax u yeelay inta u dhaxaysa widhwidh iyo buuhoodle
AKHRI: Dowladaha UK iyo SOMALIA oo wadajir usoo saaray agendaha shirka London May ka dhici doona cadeeyeyna in iidoorland kamid boqon doonto maamulada Somalia kajira beesha caalamkuna qorshe cusub u dejin doonto dhamaan maamulada dalka kanira kkkkkkk no more isaqia dreamland
Hoos ka akhriso warbixinta oo English ku qoran
http://xa.yimg.com/kq/groups/10162866/656666611/name/RICU%20Talking%20Points%20Somalia%20Conference%20Jan%202013.pdf
ILA QOSOL
iidoorland oo ka jawaabtay hadalkii majeerteeniya kuna tidhi ha isku kaaya dhajinina kkkkkkkk ceebey tacaal futoole maxaa ku dhacay DAAWO HOOS
http://youtu.be/I7OUx-_rPGo
Kkkkkkkkkkkkk walee Buuhoodle wax baa ka dhacay madaxweyne Indhosheel muxuu yiri hadalkii Faroole wax kasoo qaad maleh oo waa dameer ciyay oo kale shaydaankaana laga naaraa marka dameer ciyo kkkkkkkkkkk
Ilmo bureeqa ayaga aabahood bay waseen uu iminka bishan February mushahar kii NGO yadii baxay ka bixin jireen lama hayo waxayna ku khasban yihiin by march in ay qaranka Soomaaliya mucaawimo degdeg ah weydiistaan ileen ingiriis cadihii biilli jiray majoogee kkkkk
Viva Khaatumo State
Hawd Iyo nugaal
Maxaad la heyd Ayaan tii dhaweyd busy baa. Aheye dhumay waxaro Ayaad ku raaci jirtay what does mean that ?????????.
reer buuhoodlow iska saara budhcad badeeda garoowe ka yimi ashabaabkana iska ilaasha yaan argagixisada laydinku darine
Somaliland terrorism zone !!!!!!!!,
Amarkii alshabaab Ahmed godane WALalkii ahahahahahahahaha ,
Reerkii idoor ilee argagaxiso ayey isku badaleen ilee adeerkood Ingriis run ayuu sheegay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,
Hargeisa-(Qaran-news)-Ciidamada Amniga iyo Sirdoonka Somaliland (Intellegence unit) ayaa maanta Jimcihii gacanta ku dhigay ilaa Lix qof oo lagu xidhiidhinaayo inay ka tirsanyihiin ama xidhiidh dhow la leeyihiin Kooxda Alshabaab.
Sida ilahaasi sheegeen dadka la qabqabtay ayaa waxaa ka mid ah Nin ay walaalo yihiin Amiirka Kooxda Alshabab Axmed Cabdi Godane, ninkaas oo xoguhu sheegayaan in beryahan Sirdoonka Somaliland ku dabajiray balse ugu danbayn Duhurkii lagu qabtay badhtamaha magaalada Hargeysa.
Sidoo kale dadka la qabqabtay Maanta waxaa ku jira laba nin oo laga shakiyey inay xidhiidh dhow la leeyihiin kooxda Alshabaab oo la qabtay maray ka soo baxeen Masaajid ku yaala badhtamaha suuqa weyn ee Hargeysa.
Ku darsoo waxaa isla maanta Kantaroolka Bariga Hargeysa isna lagu qabtay qof kale oo looga tuhunsan yahay inuu ka tirsan yahay Alshabaab.
Tu kale waxaa magaalada Berbera Maanta lagu qabtay Qof isna la sheegay inuu awel hore ka tirsanaan jiray kooxda Alshabaab balse shaqo ka helay hayada Sirdoonka Somaliland hase yeeshee aakhirkii dib ugu biiray Alshabaab.
Warar iyagana naga soo gaadhaya magaalada Burco ayaa sheegaaya in maanta halkaas ciidamada Amniga Somaliland ku qabteen nin looga shakisan yahay inuu haystay walxaha qarxa ama laysku qarxiyo kaas oo la sheegay inuu ku jiro gacanta ciidamada Booliiska.
Dhinaca kale Taliyaha ciidanka Sirdoonka Somaliland Jaamac Maxamed Bootaan oo maanta u anbabaxay dalka Itoobiya ayaa xogaha Qarannews heshay tibaxayaan inuu xilkii ka qaadey Taliyahii Sirdoonka Gobolka Hargeysa Muxsin Aw-cali.
Taliyaha Sirdoonka Somaliland ayaa xoguhu sheegayaan inuu maanta u dhoofay dalka Itoobiya si uu halkaas kulamo khaasa ugula yeesho Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Ingiriiska si ay u siiyaan xogo dheerada oo ku saabsan tuhunada iyo xogihii sababay digniintii ay u jeediyeen muwadiniintooda ku sugan Somaliland.
Isku soo wada duuboo waxaa isa soo taraaya xogaha u garaabaaya digniintii dawlada Britain u jeedisay muwaadiniinteeda ku sugan Somaliland iyo kuwa quudaraynaayey inay u socdaalanba,waxaana taas xoojinaaya in durbaba isla maanta oo qudha ugu yaraan lix qof oo lagu xidhiidhinaayo kooxda Alshabaab lagu qabtay gudaha Somaliland.
Qarannews
Hargeisa somaliya
Ali
Vietnam haye khiyaali . Ma riwaayadii Ayaad wali wadaa mar hadii Adeerka Ingriis ku dhahay argagaxiso Ayaad tahay !!!!!,
Mujrim macnahaa macnayare walaahay baan cidina kuu fahmayn mujrim.mida kale reer buhoodle I salute them waa dad jira oo daacad ah oo soomalinada iyo dhulbahante nimaduba ku weyn tahay guul iyo gobanimo walaahay way iga qosliyeen muxuu yidhi taariikh doodu waa maantay dileen cadceed iyo kabtan faalso.mujaahidiintooduna waa lixle iyo labaale Allah kariim.bal idinku soomaalaayqiyaaso kuwayaguna waa Imacil mire iyo adan carab you be the charge
Madaxweynaha Somaliland oo markii ugu horreysay Ciidamada kala duwan ee Somaliland siiyay Darajooyin
abti, Feberaayo 02, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo ayaa markii ugu horaysay ciidamadda Somaliland ee kala duwan siiyey darajooyin, waxaanay noqonaysaa muddo 22 sanno ka dib inay somaliland qaybiso darajooyinka ciidanka, kuwaas oo ku qaadan doona mushaharkoodda, isla markaana miisaaniyadda sanadkan lagu daray in mushaharka lagu siiyo sarkaal waliba darajadda uu sito.
Madaxweynaha ayaa ka qaybgallay sanadguuraddii 19aad ee aasaaskii ciidanka Milatariga Somaliland oo ku beegan 2 Ferbraayo, waxaanu madaxweynuhu sheegay inuu noqdo madaxweynihi u horeeyey ee bixiya darajooyinka ciidamadda oo tan iyo markii la aasaasay ciidankaasi 2 febraayo 1994 kii la siiyo darajooyinkoodda.
Ciidamada darajooyinka loo tallay ayaa ka kala socda ciidanka Milatariga, ciidanka Booliska, ciidanka Asluubta iyo Ciidanka Badda, waxaanu madaxweynuhu darajada ku tollay 12 ka sarkaal ee ugu sareeya oo ah Taliyeyaasha qaybaha kala duwan ee ciidamada iyo ku xigeenaddoodda, kuwaas oo kala ah Taliyaha ciidanka Milatariga Ismaaciil Shaqalle oo laga dhigay darajadda Sareeye Gaas, Taliyaha ciidanka Booliska Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa la siiyey darajadda Sareeye Guuto, Taliyaha Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Xiirane ayaa laga dhigay darajada sareeye Guuto, Taliyaha Ilaalinta Xeebaha Axmed Cismaan Axmed ayaa lagu tollay Sareeye Guuto, Abaan-duuleyaasha koowaad iyo labaad ee Ciidanka Milatariga iyo Taliye ku xigeenadda Booliska ayaa la siiyey darajooyinka Sareeye Guuto, Taliye ku xigeenadda Aslaabtu ayaa la gaadhsiiyey Gaashaalle sare.
Munaasibadan loogu dabaaldegayey aasaaskii Ciidanka Milatariga Somaliland ayaa waxa ka soo qaybgalay shirgudoonadda labadda gole, wasiiro, wakiilka Itoobiya u fadhiya Somaliland iyo marti sharaf kale oo badan, waxaany maanta ka duwanayd xafladihii hore ee ay ciidanku qabsan jiray maadaama oo ay tahay markii ugu horaysay oo darajooyin kala yeeshaan ciidanku, taas oo farxad badani ka muuqatay ciidanka kala duwan ee munaasibadda ka soo qaybgalay.
Saraakiisha kala duwan ee la dalacsiiyey ayaa noqonaya shan kun oo sarkaal oo ka tiran qaybaha kala duwan ee ciidanka, waxaanay xisbiga kulmiye u noqoysaa guul weyn oo uu ku faano mar haddii ay arrintaasi u suurtogashay maadaama oo xukuumadihii ka horeeyey aanay suurtogalin, inkastoo ay marar badan isku dayeen inay darajooyinkaasi siiyaan ciidanka, waxaase nasiib u helay xukuumaddan uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne Axmed Siillaanyo.
Sidoo kale, waxa ciidankan ku jiro saraakiil dhallinyaro ah oo kuuliyadaha ciidamadda ee Itoobiya waxbarasho jaamacadeed ka soo qaatay, kuwaas oo iyagu nasiib u helay in aqoontoodda ku helaan darajooyinkaasi ciidanka la siiyey.
Si kastaba ha ahaateem, darajooyinka ciidanka ee maanta la bixiyey ayaa shacabka reer Somaliland aad usoo dhoweeyeen maadaama oo mooralka ciidanka kor u qaadayso.
Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland
isaaq nacayb ka idin haya car ku hela midnimo somaliweyn. waxaan dhaar ku galnay in dhulbahante bixin doono xumaanahaasi.
waxaan madaxweyne siilaanyo leenahay dastuurka kol hadaad furtay ood rabto in aad wadanka u samayso madaxweyne ku xigeen labaad waa inaad madaxweyne ku xigaankaasi labaad aad siisaa beesha warsengeli.
warsengeli waa inaad u roonaataa. dhulbahante waa wadkiisa hadii aanu guul gaadhno waa guuri doonaa. waxaana inaga balan ah sidii vietnam ka dhacday inaanu madhin doono cidkasta oo dhulbahante ku abtirsanaysa.
xaytahay dadkaan qubka mooska dabada ooga jiraa
reer buuhoodle guulaysta waa gobgobi dhashay