Suldaankii Beesha Ugaadh Saleebaan oo meel shaarac ah lagu toogtay magaalada Boosaso.
Waxaa maanta si badheedh ah loogu diley magaalada Boosaaso Allaah ha u naxariitsee Suldaan Muuse Faarax Muuse, oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, odey jufiyeedna u ahaa beesha ugaadh Saleebaan ee beesha Majeerteen. Ninkan Suldaanka ah ayaa dilkiisu wuxuu ahaa md qorshaysan oo ay gaysteen dad tuutaha maleeshiyaadka Faroole labisnaa, kuwaasoo si naxariis daro ah u diley. Suldaankan ayaa ahaa nin aad u dhawrsoon isla markaana lagu yaqaanay xishood iyo qunyar soconimo ku aadan arimaha siyaasada.
Dilka Suldaanka ayaa si weyn looga argagaxey, waxaana uu noqonayaa Suldaankii labaad oo lagu dilo magaalada Bosaso kaas oo aan la soo qaban cidda dishey, iyada oo dilalka qorsheysan ee loo geysto dadka Birimageydada ah ay soo badaneyeen muddooyinkii danbe ayaa waxaa aad u yaraa dadka loo soo qabtey in ay ka danbeeyeen dilalakaas, Shacabka Boosaaso ayaa dareen badan ka qaba cida dishay ninkaas Madaxdhaqameedka ahaa.
Dhawaan ayaa warbixin ka soo baxday Ururka midowga Afrika lagu sheegay in amaandaradii koonfurtu abaartay maamulada Garoowe iyo Hargaysa, kuwaasoo dano hoose oo isku mid ah ka lahaa inaysan koonfurtu degen, balse waxaa cad xataa inaysan sugi karin amaanka dadka biru magayda ah ee ay ugu horeeyaan Madaxdhaqameedku.
Horufadhi.com iyo shaqaaleheedu waxay tacsi u dirayaan qoyska uu ka geeriyoodey Suldaanku iyo guud ahaan beeshiisii Ugaadh Saleebaan, Allaah ha u naxariisto dadkiisii iyo eheladiina Zamir iyo iimaan ha kasiiyo……..Aamiin………..Aamin.
Horufadhi.com@gmail.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23565



bal u fiirsada ka shifaada meesha ka dhacday siillaanyo wuxuu damcay in uu askariga derajada u xidho waana u xidhi kari waayey xanuunka iyo dada haysa daraadeed sadex goor ayuu ku dilaamay oo askariga cuskaday kaba xunta la socotay ayaa qamaamay si ay u qabtaan ama uga qadaan oo cidkale u bixiso laakiin uma suura gelin ee askarta ayaa lagu yidhi nin kastow adigu xidho ninka caynkaas ah ayaa u taliya oo ay doonayaa in ay siyada aduunka la jaan qadaan hurdaayow hurdaayow hadhgalay weeye ka toos
Ilaahay ha’u naxariisto
ssuldaanka ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo qoyskuu ka dhintayana samir iyo iimaan alla haka siiyo.
mr faroole uun baa lagu tuhmayaa ugaadh saleebaana waa inay faroole qudhgooyaan
haday aarsan waayaan rag maaha
iidoor waar naagihiina ka ceshad homeless yurub kayimaada ee maalin walba hargays ku rimiya 20 naagood hal nin kaliya is ku xishooda intaad khaatumo mash quul santihiin
Jinaabadi ssc walahay way udhamatay kuwii khaa tuf waar haday go’een iminkay gebigoodabu biladay noqden ninkii midka mida khaa tuf keena waala dalacsinay tolo xagay galayaan ka isku shegaya dhere podhe hadaad modayso inuu ingris wax igala tagay oogow halkad maanta dagantahay wax ku geeyay reer isaaq kamida magaratay jahilow see waaba dawlad gacanta ku haaday
ilaahay swt haw naxariisto suldaanka, gacan ka xaq daran baa dishee maalintii alle u qorayna wuu dhintay.sacadaadu markay tagan tahay wixii sabab lagaga dhigaba khalaf baad odhan.
kstuumadu idinku dhegtay waar wuxu maanay ngs xidhan? xishood daranaa dharkooda shaygii ugu hooseeyey ayay debada soo dhigayaan , horta hargaysa waaba ma xishooto kkkkkk magacaa inaad iska dhigtay ahayd waayo waa meel xumaanta saldhig u ah allahu manajayna.
hargeysaawi
kuwan saaxiib adigaa ku filaday naftiiba ka saartay halkaa uga hay waa cawaan oo ilaa shaabuug kulul lala dhaco ma miyirsadaane balkii dhareere power waxa ka soconaya eeg innagu ma caytannee runta ayuun baynu tusnaa markaasay wada suuxaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hargeisaawi good job.
Sabiil land,
Porno waa ku waydeen aqoonsi
ingiriis loo jaqo aqoonsi waa ku raadisen
kaniisad la baryo waa ku weydeen aqoonsi
xabashi loo fataalo waa ku weydeen aqoon
Marka sakiin liqa waxad ku qasban tihin
Jamhuuriyada Soomaaliya waa sundulle.
Maraykan,Europe,Afica iyo aduunka oodhan
waxaa la isku raacay hal mid aan idiin shoogo waa
Somalia sovereignty and territorial integrity must be respected !
koley jaahilin baa tihin inta marka afsoomaali loo bedelo waa
Madaxbananida iyo soohdimaha Somaliya waa lama taabtan !
For the sake of Khatumo state and Somalia.
Hadee cida pintland shirqoolka wax ku disha
waa la yaqaan waa faroole-afbalaq
isago khaarajiya qofka ka hadla danta ummada iyo musuqmasuqa Afbalaq.
khaatumo seeg .
waar kuwan wa u dhamaatay imika saldhigii todobaad oo wada bilad doona
ayaa laga hayaa oo raba bilado inay ku qaataan kastuumo inta yaree ka hadhay
walaahi waxa lasheegayay rag yidhi karaash baanu caawa keenaynaa isagoo keenaysan ee na fasaxa aan bilada qaadanee
oo dirqi lagu hayaa
reer kastuumo way u dhamaatay . imika dadnimoba looma eegayo waxa lagu leeyay ciidankii qaranka kastuumo biladay u haystaan
allow sahal umuuraha
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
khiyaaligaa ku jir janaabo ssc inkasatoo imika 15 mirirna iska dayseen sidii
loo daabulay ee mandheera loo geeyay afartii kastuumo xudun ka joogtay
lakiin imika ragbaa bilado raba sidii hore maaha .
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Ilaahay ha u naxariisto marxuunka gacan ka xaqdaran baa dishay.
Sidoo kale ilaahay ha u naxariisto jabhadii snm ee reer habro gus jeclo oo ayaduna bishan ku geeriyootay hargeysa iyo gurigii Morgan kadib markuu odaygii beenta u sheegi jirey ee ingiriis cade ka tagay sadex dalqadoodna ku furay una sheegay in ay dadkooda dhinac ka raacaan
Viva Khaatumo State
kastuumo way diin dhamaatay waa laydinku bilad qaadanayaa waxii ka danbeeya maanata
way soo dhamaatay dagaal 15 mirir ah oo danbe
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=QwL6RBRYkQ4