|

Website Cusub oo loo sameeyay degaanadda khaatumo la xidhiidh www.daldoon.com?

 Hadii aanu nahay Bahdadda Shabakadda daldoon.com waxaan ugu bishaaraynaynaa dadweynaha degaanadda khaatumo in shabakadda daldoon.com idiin soo gudbin doonto wararka deegaanka barnaamijyo ku saabsan  arimaha bulshadda ayna kamid tahay caafimaadka waxbarashadda dhaqaalaha iyo dhamaan hormarinta deegaanadda khaatumo.
Shabakadda waxay idin soo gudbin doontaa wararkii ugu dambeeyay ee degaanadda khaatumo isalamraaka noqon doona maqal iyo muuqaal anaga oo xafiisyo ka furanay degaanadda laascaanood buuhoodle taleex boocame islamarkaana rajaynaya in degaano kalena xarumo ka samaysan doona
Shabakadda daldoon.com waxay la hadaf iyo ujeeddo tahay shabakadda degaanadda khaatumo kuwaas oo had iyo jeer u taagan midnimadda iyo hormarka khaatumo
wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh
daldoon9@hotmail.com
Horufadhi.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23575

Posted by on Feb 2 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Website Cusub oo loo sameeyay degaanadda khaatumo la xidhiidh www.daldoon.com?”

  1. horufadhi baa howlaha khaatumo ku filan ee hala maal geliyo. lacagta kuwa cusub lagu furayo isaga ha la siiyo.

  2. Waa soo dhawynayna haduu sida horufadhi oo kale maamulka khaatumo duulinayo in kastoo bahalahasi ay markii horoba inagu badnaayen heesaha khaatumo nala ogada looooooo

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • NINA: oday xaabsadoow jail keeper is always jail keeper laaska waxaad mooday jailkii ciidamada asluubta ee aad...
  • NINA: xaarside xabadi ku dishay inta mus yar oo duleed reer suuf aloolkii oo jeexjeexan uu sudhtay bay kaga jajabtay...
  • idoor liqe: QALCADII TALEEX IYO MAALINTA NADAAFADA . DAWANAYOOOW WAA DALKAAGII …………...
  • idoor liqe: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk...
  • xamdi: xaabsade xaabadi ku diiishay ilahay idaankiiye daamiir daarana viva khaatuumo jiir oo joog weeliga