Daawo. Shirweynihii Jaamac Siyaad uga furmay Dandan,{Video}.
Shirkii beesha Jaamac Syaad maanta uga furmay magaalada Dandan ee G/Cayn ayaa waxaa ka hadlay cuqaal, waxgarad iyo dadweyne kale oo dhamaantood ka hadlay ujeedada shirka iyo waxyaalaha ay doonayaan inuu ku biyo shubto.
Shacabka reer Khaatumo ayaa aad uga dhur sugaya go’aamada shirkaas saaka ka furmay deegaanka Dan dan, shirka waxaa gudoomiyanaya Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, waxaana ku sugan Cuqaasha beesha badankoodii kuwaasoo u fadhiya sidii ay go’aamo Masiiri ah u qaadan lahaayeen.
HALKAN KA DAAWO VIDEOGA SHIRKA.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23643



Bismilah,
Beesha Jaamac siyaad ee Dhulbahante
waa reer loo hanweyn yahay dhinac kasta deegaanka Khatumo
Shirkan waxaa laga filayaa inay kaso baxan soo celinta Milgaha
iyo Karaamadii uu laha reerka Jaamac siyaad
Gacmo wadajir bay wax ku qabtaan
majiro reer dhulbahante ah oo ka maarma walaalahoda Dhulbahante
Sidaa darteed waxaa jira yididiilo badan soo celinta dhulkeena maqan
oo ugu horayso magaalo madaxda Laascoonod ilaa xadka Lebida
Taasna uma baahna hawl badan waxa keliya u baahan tahay in la arko
Cudud midaysan oo Dhulbahante oo leh hal maamul hal ujeedo One Vision
Nasiib wanaag maanta majirto cid ina odhanaysa
ma waxaa raacsan tahay puntland majeerten mise maamulka isaqland snm.
Jan 2012 waxaynu xarunta Taleex ku yagleelnay mamulka Khatumo state
oo ah aayo-katashiga dadka dega gobolada Sool Sanaag iyo Cayn
Waxan aaminsanahay in shirka Dandan lagu taageero
1 Midnimada Soomaaliya inay tahay lama taabtaan Single country.
2 in beesha Jaamac siyaad si buuxda u taageerto maamulka deegaanka Khatumo bi,idnilahi.
3 in isku mid loo arko cadowga snm iyo horgalada u adeega beesha hargeysa.
4 in isku mid loo arko sidoo kale kuwa u adeega beesha majeerten garowe
5 in laga shaqeeyo midnimada iyo wadajirka Dhulbahante Solidarity.
6 in la iska cafiyo wixii Gef ah oo dhacay lana furo bog cusub.
Wabilahi towfiiq.
Sxb kay buuhoodle mu waadin xalaala oo khaatumaysan waxaan maanta aad ugu farxay sida qiimaha leh calankii af waliije loo gubay iyaga iyo iidoor isma dhaamaan markaa khaatumo ayaa inoo ballan ah
aad baan ugu faraxsanahay shirka beeshan dhulbahante gaar ahaan j/siyaad
waxaan u rajaynayaa guul iyo midnimo iyo weliba inay ka soo baxdo arrin khaatumaysan,ducadayduna way garabsocotaa
marba meesha wax marayaana waxaan ka codsanaynaa abwaan kelgiiduul inuu noo soo tebiyo
guuuuuuuuuuuuuul khaatumo
Muj. Budliye indr salanta wanka qaday mid lamida ayaan hawada kuu somariyey indr ma puntland ayad igu shegtay k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k k
BUDLIYE
February 3, 2013 – 6:45 pm
Bismi
Waxaan halkan ka slaamayaa
Mujaahid iidoor liqe
BUDLIYE
SXB MALAAGITU HA KU SALAANTO .
harta markahore waaa alle mahadii marhadii jjaamacsiyaad dhinac uun isku raacayo oo tashanayo lkn waxaa hubaal ah jaamac siyaad inaanu marna ka soo hadhaayn somaliland waayo maanta tuuladan ee ay ku shirayaaan labilood kahor waxay geeyey sanaaduuqddii idoorka maanta waxay lee yihiin waannu ku shiraynaaa wax caqliga galikara maaaha balse waxaaan eegaynaaa shirka wax ka soobaxa
anna waa idinka gudoomay sidoo kale salaanta
Dhamaantiin aad baad ugu mahad santihiin
Tol jira oo jooga noqda
Insha allaah guul baan u rajaynayaa dhamaanteenba
Budliye, inaadeero waanu kaa gudoonay dhamaan salaantaada qiimaha lahayd adna mid ka qaalisan naga hano, waanad mahadsan tahay aad iyo aad,beesha JS-na ilaahay shirkooda iyo muraadkooda haw fududeeyo hana u barakeeyo tala toosan iyo tawfiiqda ilaahay ha waafajiyo Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
budliye
inader salaanta waa kaa qaaday adna mid khaatumaysan naga gudoon ilaahay reerka halagarab galo shirka ay kaga tashanayaan arimahooda kii talo wacan oo taalo dheer saaranta ay ka soo baxdo ilaahay ha ka dhigo insha ALLAH
budliye waad mahadsan tahay beeshana shirka ay u fadhido khayr ayaanu u rajaynaanaa iyo in wax wanaagsani ka soo baxaan oo hirgala
Ha layga raali ahaado
Halka sare bismi laah
Weeye
budliye
waa hadal nin weyn. salaantana wa kaa gudoomay. adna mid la mida iga gudoon inaadeer
waadna ku mahadsantahay
horudhaca aad na siisay
Bismi
Waxaan halkan ka slaamayaa dhamaanba hawl wadeenada horufadhi.com
Waxaa kaloo salaamayaa dhamaanba akhyaarta reer khaatumo wiilal iyo habloba oo ay ugu horreeyaan
Mujaahid howd iyo nugaal
Mujaahid ssc citizen from xudun
Mujaahidad NINA
Mujaahid keligii duul
Mujaahid iidoor liqe
Mujaahidad janada ssc
Mujaahidad nuura
Mujaahid kalshaale
Mujaahid puntlander buuhoodle kkkkkk
Mujaahidad nuura
Waxaan leeyahay bushaaro
Reerkii jaamac siyaad shirkiisii waa bilaabmay
Waxaan filayaa waxaa kasoo baxaya war lagu diirsado
Insha alaah weyna ka soobaxayaan
Markaa horta haloo duceeyo tolka in ilaahay quluubtooda burcad isu mariyo
Waxaan filayaa waa reerka gudihiisa ugu khilaafka yar laakiin siyaasad baa dhex oroday
Hadeerna hawshu meel fiican bay marayasaa
Fiiro gaara ama xusuusin
Waxaan odayaasha ka maqlay mar aan dhegaysanayay iyagoo leh shirku waa shir dhaqan siyaasadna shuqul kumalaha markaa dadka qaar baa jecel in hadal qaawan oo dagaal ka turjumaya mediyaha laga siidaayo
Arrimahaasi waa dambeeyaan go aamada ayayna la socdaan yaan la degdegin
Waa idin salaamayaa mar labaad
Viva khaatumo
Viva somaliweyn
Viva inta wadaniyadu ku dheer tahay
viva mahad canbaashe
k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k
dhalinyaro beesha ha loo duceeyo in ilaahay quluubtooda, ficilkooda,iyo qoowlkooda is waafajiyo. kana dhiga kuwii dalkooda, diintooda iyo dadkoodu u aayo, una adeega mustaqbalka iyo danta guud ee dhulbahante.
aamiin ilaahow, aamiin ilaahow, aamiin ilaahow
maasha alaah. ishii bugtay ku bikaacso
waxaan hambalyo u dirayaa beelweynta dhulbahante ee js. waxaan kaloo mahad celin u dirayaa dhamaan dadkii shirkaan qaban qaabadiisa la haa
insha allaah shirkaan waxaan ka rajaynayaa in ay ka soo baxaan qodobo wax ku oola oo dhulbahante mideyn kara isla markaana sabab u noqda in jihaadkiyo xorayntu bilowdaan.
alaahu akbar alaahu akbar
ilaah baa weyn oo waaxida
Maansha Allah….Allah haydinku guuleeyo Toloow, midnimada ilaaliya!!!
horta dhuloos maisqabtaa,mise waa sida hj ileen wey isdhaleene