Deg Deg ah Shir waynihii Beeshs Jaamac Siyaad oo ka Furmay Magaalada Dandan ee Gobolka Cayn Daawo Sawirrad.
Shirwaynihii Beesha Jaamac Siyaad ayaa maanta si toos ah uga Furmay magaalada Dan-Dan oo ka tirsan Gobolka Cayn.
Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay qayabaha kala Duwan ee Beeshaasi oo ka kala yimi Gobollada Sool iyo Cayn.
Masuuliyiinta halkaasi ka hadlayaa waxay sheegeen in ay ugu faraxsanb yihiin Furitaanka Shiran Beesha Jaamac siyaad.
Shirkan maanta Furmay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Garaadka Guud ee beesha Jaamac Siyaad Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.
Dhamaan Bulshada Deeganada Khaaatumo State Ayaa Siwayn Ugu Dhursugaya Qodobada Taariikhiga ah ee Kasoo Bixi Doona Shirwaynaha Maanta Ufurmay Beesha Jaamac Siyaad.
Halkan Hoose ka daawo Sawirada oo Dhan
Wadani Buuhoodle Somalia.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23631



































Guuleed
Si fiican Ayaan u garanayaa laangadhe , habeenkii Wuxuu ku dhuftay daasad caano boodhe ee kuwii lagu fdhiisan jiray ,
Waxaan xasuustaa garoonkii abdi Bille Ayaa Wuxuu taageeri jiray koox star la dhaho markaas ayuu odhan jiray kubadi waa dhule star baanu nahay kkkkkkkkkkkkkkkk, war nin xaraabo ah ayuu ahaa ,
Warninyahow hadaba magaalada SOMALILAND Ayaa joogtee Puntland Ayaa noo dhaantay!!!!!,
Idoorliqi inaadeer puntland taa xumi meesha ha dhaafte daa walaahay dhibta ay ku hayen magalda
Idoorliqi maya cali bare xoogaa baan ujira waan ka durugsanahay in badan, war nin yahaw habeenka waan joogay askarta puntland meesha XAQA soo gashay Laangadhe cali dhaharki habaarka qabay ee naalaye axmad baa daasad afka kaga dhuftay askarigi dabadeedna waatay xabada inagu bilaaben ina caydiid habeenka furi maayo buu yiri xaq aladiid oo habar qabay baa yiri anaa furaya dee wixii la ogaa baa ka dhacay waa tii dhaawaca meesha laga uruuriyay
Haaa waxaan ciyaaraha ka dawan jiray XAQA AMA Mowlid , Laakiin xaafadahayga waxaa loo SAMEYEY meel ciyaaraha laga daawado Sida nin la odhan jiray GARE oo Tuulo qodax u dhawaa Iyo nin la dhaho ina Waan Waan ,
WALigay Hal habeen Ayaan CIYAAR ka daawaday ina Caydiid , oo waxaad u dhowdahay ceelkii Cali barre Iyo geedkii doqon Ma waaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,
WAligaa Mowlid XAQA habeenka jimcaha ah Ma aaday oo dhalada dhexe fadhiisatay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,
Ciyaaraha waxaan taageeraa Manchester United , hadad ka wadid kooxihii laascanood ka jiray waxaan taageeri jiray kooxda haaruunta , bisha cas , togsool ,
Ma joogtay habeenkii Mowlid XAQA la weeraray Puntland ee magaalada roondadu ka jirtay,??????????, Aniga habeenkaas faro cidiyo leh Ayaan ku baxsaday !!!!!
Idoorliqi walahay waan kuu sheegaya gurigayaga maruun laakiin si cilmiyaysan baan kuugu sheegaya bal dadka meeshan soo gala inay wada reer xamar yihiin aan hubiyokkkkkkk
Dhalin yaradi ciyaaraha ku daawan jirtay ina caydiid miyad ahayd mise xaq aladiid baad ka daawan jirtay inigu inta badan ina caydiid carab laawe baan ka daawan jiray mise ciyaarahaba isku maydaan fiicnayn bal kooxdaad taageeri jirtay ii soo baas
Guuleed
Dib Ayaad u guratay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,
Waa runtaa meesha WAAD ku cusub tahay markaa wakhti Ayaan ku siinayaa lkn waxaad xasuusnataa dad meeshan soo galaa 80% reer koonfur oo waxay laascanood ka yaqanaan Ayaaba iska yar !!!!!
Inaader thanks xaalka waakaa gudoomay, war nin yahaw gurigayaga si fudud baan albaabkisa kuugu sheegi kara laakiin meeshan ku cusbahaye bal horta aan layara qabsado kkk waase isfahmi doona si xeeladaysan baynu labada albaab isugu baasayna maruun shir looma wada uun siyee
Guuleed
Sxb arintaas xaal Ayaan ka bixiyey , gabdhaha naaleye Ahmed waa Tolkey ah xaqiiqdii waa dad gob ah , arintaas mar kale xaal Ayaan ka bxiiyey Aniga kuwaas Ayaanba Aqanaa lkn reer xamar hawiye Iyo mudulood iska dhal ah Ma aqaaani !!!!!!,
Indr Horta laaska WAAD kala taqanaa waa runtaa labada xafadood ee Aan sheegay midhaa 15 minutes waa loo kala socda dhiif Iyo masjadul Huda, waxaan u badnaa oo Aan deganaa dhinaca masjadul Huda ,
Lkn si fiican Ayaan u kala Aqanaa guud ahaan laascanood oo dhan ,
Waxaad dhahday laamiga guryaha ku yaala Ayaan deganaa Ma waaad ka wadaa gooolada ,??? Mise guryaha laamiga ku taxan , xaafada aad degenyd magaceeda Iyo hadad I tilmaamikartid guriinu meeshuu ku yaalay ?????,
War horta idoorliqaw reerka ugaasyada waa reer sharafleh oo qabiilka dhulbahante waa reerka ugu afka gaaban laakiin adigu mindha waxad rabta in reerka wax laga sheego. hada waxan kaala hadlaya baad ku noqotay gabdhaha naalaye axmad maxa meesha keenay ninka aad is haysaan ku eekow ama hooyadi cay ama isaga cay waa wax labadina idiin dhaxeya anigu sxb waxan dagana laamiga guryaha kuyaal magaaladana aadban u jeclahay qofka yiraahda waan ku dhashayna dadka waa iiga sokeeya si gaara baan u tixgaliya marka adigu laba xaafadood oo aad ukala fog baad sheegtay inaad labada daganayd dhiif iyo masjidul huda aad bay ukala durug san yihiin marka bal diiradaydu inay ku soo qabato labada guri ee aad sheegtay reerku keebu dagana?
@ idoor liqe
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,aarmuu waligiiba arag laascanood hada yahay wiilkeenii,oo xamar kukorey,bahasha hoos udhig
Samatar
Indr WALAhay waxaan la yaabay reer xamar mudulood hawiye ah oo Ila murmaya anigoo laascanood ku dhashay oo ku Koray , oo malcaamad Iyo school ka bilaabay laascanood !!!!!!,
Dadka reer xamarka ah laascanood waxaan u naqanaa dad caqli Ciyaal ah oo Sida caruurta u dhaqma , kuwo isagoo kale Ayaa laaska Nagu Iman jiray bal ka waran haduu reer xamar laascanood aad ku dhalatay kugula murmo AMA ku sheegto beel aad taqaanid oo uu ku faaniyo waa wax afka qalaad lagu dhaho unprecedented ( waxaan waligeed dhicin)
@ idoor liqe
indr isdaji inankana kahadh,hedee isdaaya labadiinuba dhuloos ayaad tihiini
Doqon from xudun
Hooyadadii mudulood ee hawiye xagay odayga ay beenta ka sheegtay isku barteen,??????
Dumarka aad sheegayo ee aad leedahay WAAD caydaa Ma adigoo hawiye mudulood ah Ayaa iga celinayaa ??????,
Kuwii naaleye Ahmed ee laascanood joogay Ayaan la baaashali jiray saawaba kuwo uu reer xamar website comments ku difaacayo !!!!!!!!! /////////////////////////////:::::::::://::////////:::::::::
Doqon from xudun
Waxaan weydiiyey war bal wadiga sheegta naaleye Ahmed ee WAligaa Ma Aragtay laasacanood ??? Wuxuu igu dhahay barigii dowladii somaliya Ayaa anigoo arday ah transit laascanood ku DHEXMARAY , kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,
Taasi waxay ku tuseyaaa inuu yahay hawiye mudulood ah , miyuusan magaalada qaraabo ku la heyn ??? Transit waa qof safar ah oo Aan CID ka Aqoon ,
Bal sheeg Hadad laascanood guryo ku leedihiin ???,
Anigu laascanood waxaan ku leenahay Shan guri labo guri oo dhisan oo ku kala yaala xaafada dhiif oo guri ku leenahay , xaafada madareemin oo guri ku leenahay waliba cenre magaalada waliba Waan ku tilmaami Wuxuu ka soo horjeedaa masjidka alhuda oo ah masaajid ka ugu Weyn laascanood , sadexdaa boos oo Aan dhisneyn yaguna waxay ku yaalaan Beerta Cabdi badhi Iyo hotel guuleed waqooyiga laascanood ,
Buuhoodle sidoo kale Ma soo koobikaro Hadaan kow ka bilaabo !!!
Bal adigu is cadee mudulood hawiye ah Ayaad tahay reer xamar foqol reer xamar , WALAhay noocaagaas reer xamarka ah laascanood waa lagu kufsadaa Sida naagaha ,
Reer xamar inuu Ila muro waa haawayaha qurbaha !!!!!!!!!!’n
Doqon from xudun
War doqonyahow xoola ah Anigu waxaan ku dhashay dhumay oo LAASCANOOD 25km galbeedka kaga begaan . Fariid Waa taqanaa nacasna loo sheegimaayo, taas intaas u dhaafimaayo.
Waxaa hooyaday mardanbe hadad wax ka sheegtid waxaan caayi islaantii mudulood ee ku dhashay ee ku xaartay , sidee wax uga sheegikartaa hooyaday oo ah reer Hagar ah oo ka sii ah Caraale cigaal walahay in afka lagaga kaaji naagyahow Nagu dhalay ee reer xamarka ah , garanwaa Ayaad tahay ,
Walahay reer xamar ila hadla HORUfadhi ayaa iigu horeysa walahay waan ka fanaaa. Waxaan u Aqanaa dad caqli ciyaal ah ,
Wuxuu hore qabiiladooda u weydiiyey keligiiduul wuxuuna keligiiduul ugu soo kooban war nin Dhulbahante ah Ayaan ahey sidoo kale Buuhoodle ayuu weydiiyey oo yaad ka tahay reer Hagar ayuu dhahay sina Waa u juuqi waayey,
War Waa reer xamar xun walahay lama hadleen hadaan moodayo reer xamar mudulood Iska dhal ah ,
Anigu naaleye Ahmed LAASCANOOD waan ku aqaanay waxay yihiina waan Aqanaa nin ka badan Adiga oo reer xamar ah ,
Hadaba hooyadadii mudulood ee ku tidhi Dhulbahante Ayaad tahay ayaa laga rabaa proof , ??????!
Waligaa Maad Arag dhul Dhulbahante leeyahay sidee baad nagula murmikartaa adigoo mudulood hawiye ah , hooyada anakaa wasnee naagyahow Nagu dhalay ,
Call your girls to suck my dick !!!!!!!!
Bismilah,
Beesha Jaamac siyaad ee Dhulbahante
waa reer loo hanweyn yahay dhinac kasta deegaanka Khatumo
Jaamac siyaad maaha dad hadeer la baranayo
Geesinimadoda,aqoontoda,ilbaxnimadoda fog,tol jacaylkoda
Waxaa la yidhi fule xantii ma mooga.
Dhaliil aan dhulbahante oodhan lahayn majirto oo u gaar ah reerka
Lakin shirkan waxaa laga filayaa inay kaso baxan soo celinta Milgaha
iyo Karaamadii uu laha Dhulbahante oo ah mid gacmaheena ku jirta
Maahmaah Gacmo wadajir bay wax ku qabtaan
majiro reer dhulbahante ah oo ka maarma walaalahoda Dhulbahante
Sidaa darteed waxaa jira yididiilo badan soo celinta dhulkeena maqan
oo ugu horayso magaalo madaxda Laascoonod ilaa xadka Lebida
Taasna uma baahna hawl badan waxa keliya u baahan tahay in la arko
Cudud midaysan oo Dhulbahante oo leh hal maamul hal ujeedo One Vision
Nasiib wanaag maanta majirto cid ina odhanaysa
ma waxaa raacsan tahay majeerten mise maamulka idor.
Jan 2012 waxaynu xarunta Taleex ku yagleelnay mamulka Khatumo state
oo ah aayo katashiga dadka dega gobolada Sool Sanaag iyo Cayn
Waxan aaminsanahay in shirka Dandan lagu taageero
1 Midnimada Soomaaliya inay tahay lama taabtaan Single country.
2 in beesha Jaamac siyaad si buuxda u taageerto maamulka deegaanka Khatumo bi,idnilahi.
3 in isku mid loo arko cadowga snm iyo horgalada u adeega beesha hargeysa.
4 in isku mid loo arko sidoo kale kuwa u adeega beesha majeerten garowe
5 in laga shaqeeyo midnimada iyo wadajirka Dhulbahante Solidarity.
6 in la iska cafiyo wixii Gef ah oo dhacay lana furo xaashi cusub.
Wabilahi towfiiq.
Guuleed
Inadeer, Bakhti liqe Dhulbahante maaha, markaan ul ku dhuftoba Ugaadhyahan buu isku qaadaa kkkkkkkkkkkk waa miskiin aan la garanayn waxuu yahay, intuu meesha baadhay buu wax ugaasyadii ah ka waayey, markaasuu yidhi Xassan Ugaas baan ahay, maalin horaan ku idhi war bal abtirso oo xasan ugaas yaad ka tahay, intuu Ugaas ka bilaabay buu kur u socday, Shirshoore, Siciid Harti, markuu marayey buu yiri Harti Daarood Ismaciil kkkkkkkkkkkkkkk bal adigu hadaad reer Laascanood isla tihiin ciduu yahay ka soo saar, anigu waa siduu sheegay Xamar baan ku koray, Arinka hooyaduna cay maaha ee waa xaqiiq, ninkan 12 ciyaal ah bay walaalo yihiin oo kala aabe ah, dee maanigaa Suudaanta keenay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Bakhti liqe
Hada ka dib cayda inaga daa oo bal aynu sida ragga u kaftano, gabdhahan aad caayasona iska daa, iyo qabiilka dhan ee aadan gaadhayn aad caayasid, sidii raga iila kaftan aan sidaadii marba kaaga oohiyee kkkkkkkkkkkkkkkk Stomme Vieze Dolle Hond….intaana waa Homework, go google it!!!!!!
Guuleed
Anigaa reer LAASCANOOD ah walahay lix sano ka hor ayaa LAASCANOOD iigu danbeysay , war reer Laaska jabahiirtii Miyaad tahay ????????. I miss walahay LAASCANOOD sxb .
Dadkan sxb meesha soo galaa Waa dadkii reer xamarka ahaa oo markii ay dowladii dhacday qurabaha u yaacay . Markaa inagu waxaan nahay dadkii LAASCANOOD ku dhashay oo aan waligood koonfur tagin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, caasimada somaliya ee la sheego Aniga waxaan kaga kalsoonahan LAASCANOOD CITY
MARKAA SXB HADAD REER LAASKA TAHAY BAL XAAFADA AAD DEGANEYD IYO MEELIHII XARUNTAADA AHEYD EE LAGAA HELI JIRAY SOO SHEEG ???????????? .
Idoorliqi@ sxb waan kaa qaday, adiyo ssc citazan from xudun laba nin oo ilmaadera baad tihin saad doontan isla yeela idinkay idin taala laakiin waxad ku kala duwan tihiin adigu markuu kula hadlaba qabiil dhan baad afka ku dhufanaysa taasna anigu waa garan la ahay waxa kugu kalifay, ninka sidiisa u karbaash laakiin qabiilo caygu waa inala fogaanaya wax faaido ahna meeshan ku soo kordhin maayo isna waxan leeyaha oo aan ku arkay qoraalkisa hooyo cay farabadan isna qof dumara oo waliba hooyo ah inuu wax ka sheego waa khalad xaqna uma laha waa inuu adiga kugu tufa lakiin hooyo laga yeeli maayo, aniguna waxan idin oran laha isaaqland kan meesha kabuuxa wada karbasha. )war horta waxan ku waydiyay meeshan daraawiishta soo gasha wax laascaanodiye maku jiran mise ragu waa ragii markay dawladu dhacday wadanka ka baxay bal wax dhalinti laascanoda soo baafi kkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
war kii ssc citizen from xudun
muxuu iskaga dhicin waayey hargiesawi mise tolow reer xamarnimada ayuu ku arkay ahahahahahahahahahahahahahahaha damn .
xalay waan maqnaaye hadaan joogi lahaa sidiisii ayaan sutida u qaban lahaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
guuleed
sxb waan ku salaamay adigaa ah dadkii la yaqaanay ee dhoodi iyo nugaal dhex luegyn jiray ee wiilka yar ee hargiesawi situda u qabo kan ssc citizen from xudun isagu waa reer xamar waxba ma kala yaqaano . markaa saas ayaan kugu boorinayaa .
hawshu saas ha u socoto
Hargaysa@ adeer gabaygan aad soo qortay nin dhulbahante ah baa tiriyay tolkiina raba inuu guubaabiyo si isaaqland dhulka darawiishta ee barakaysan looga xoreeyo, dhulbahantena waa mid waxba adeer hakala gurin hal cadaw buuna leeyahay kaasina waa adiga, in taad dhulka sii joogi lahyd wax yar baa ka hadhay. xuunshada baa layiri xuunshoy goormaad wax ogaata markaasay tiri marka nabar igu dhaco midna igu soo socdo, adigu maanta xuunshadas baad lamid tahay waayo isaaqland maanta xaalkoodu meeshu marayo hadad ogaan lahayd meeshan kamad nacnaclaysen, waxadna ogata hargaysada xun marka ciidamada dawladu ku habsadan isaaq dabacayuun HABAR AWAL uun buu usoo gabyi lahaye cidana ARAB gabay kuma khasaraysen kkk
allaha guuleeyo shirka aaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiin
hawadhlayso
islaanta hooyo waa in ay ku ganaaxdo saa reer abtigaa baad magaca hawadhlayso u soo qaadataye waa reer abtinimo siyaasadaysan taasi kkkk
Shirkaa waxan u rajaynaya in wax wanaagsan ka soo baxan. waxana ku talin laha in shirkaa waqti la siiyo beeshuna aad isu turxaan bixiso inta badan shirarka ay beelaha darawiishtu qabsadan dagdag badan baa kamuuqda kan waxan filaya inuu ka duwanado ku wii hore guul iyo gobonimo
NINA
long time
wallahi waa inaan Hooyadda kugu dacweeyo oo dhaho , dee hooyo gabadh reer qoriley ah aya meel aan ka maro la’ ahay , dee hooyana waa reer saxdheer oo waa gabadh reer garad cali ah oo waa madaxdii kama daba hadli kartid iga wallee waxaysan bil ay webka kaa raystayso kugu xukumayn kkk NINA abti salan sare
Budliye
inabti dee colaad maan muujine , waxaan sheegay meesha in lagu dhan yahay
dhanka kale guul ayaan u rajeeyey iyo wax khayr leh inay ka soo baxaan , tan ugu dambaysana waxan talo ku soo jeediyey in JS dhan isu raaco haday doonaan garaadka xaggaa iyo somali-landta haba ka soo ansixiyeenne kkk inleen 2 maamul oo kale waa ka ansax san yahaye
NINA
Salaan sare inader
Oo ninkani ma reer gaalkacayoodbaa
Waxaan islahaa waa habar jeclo shirka ka naxday
Waxaan la yaabanahay nimankii majeerteen masaasaa u dambeeysey
Walaahay xagga colaada iga iyo snm ta inaadan kala garanayn
Ninkii faysal yalaxowna dee afwaliijje jawaabta uu siiyay waad maqashay
Shirkan waxaa lagu saxeexayaa ka bixitaanka iidoor ee magaalada laascaanood
hawadhlayso
inabti maxaad gaalkacyo ka soo maqashay oo reerka aad shirkooda uga hor dhacysaa
p/land markay intan ka waynayd ayna ka ifafaalo roonayd bay reerkaasi u gambiyeen e alaaba waa maantoo faroole snm raadkeedii riyada ahaa uu is yidhi cusko e
reerka ilaahay shirkooda ha la gacan qabto aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Ha wadhlayso
Kkkkkkkk
Abti dee horta dadku jinacduulaan maaha oo marqudha wado lama wada mari karo
Lkiin hadaan la is indha tirayn reer ku waa khaatumo dhalad ah ee hadaad hjeclo tahay dee derisnimo iyo xididnimo ayaa inaga dhexaysa lakiin kala maamul baynu nahay markaa dimuqraadiyadda hala ilaasho
War Budliye
Wallee 3 Maamul-ba meesha waa ku dhan yihiin, kkk war sow kan Caaqil Cabdi bille waaba afhayeenkii puntland-ne kk mise laandheeraha sharcigu ma qabto allow wax khayr ka soo saar , lkn waxaan leeyahay JS abtiyaal dhan uun iskugu bayra illeen sidan siba maahee
Waa hagaag
Bismi laahi raxmaani raxiim
Waxaan halkan ka salaamayaa tolweynaha reer khaatumo ee aan ku kulanno si maalinle ah webka http://www.horufadhi.com
Waxaan kale oo salaamayaa dhamaanba shaqaalaha horu fadhi
Hadii aan u soo laabto daraawiishta ay ugu horeeyaan
Hawd iyo nugaal
Ssc citizen from xudun
Inaadeertay. Nina
Mr iidoor liqe
Abwaan keligii duul
Mr buuhoodle
Mr kalshaale
Janada ssc
Nuura
Iyo weliba daraawiishta aanan halkan ku xusun
Ogaysiis
Waxaa bilaabmay shirkii beesha jaamacsiyaad
Oo indhoweydba la sugaya
Shirku wuxuu soconyaa ilaa week
Wax dhulbahante weyne ku diirsado ayaa laga sugayaa
Garaadkii iyo caaqiladii iyo wax garadkii laguma kala maqna marka laga reebo dadka ay sandareeradu qaaday
Walaalayaal arrinta dhulbahante maanta reer aan dareensanayn iyo shakhsi ay ka qarsoon tahay ma jiro
Insha alaah waa inoo hagaagaysaa. Yaan la welwelin
Xasuusin
Odayaashu waxa ay ka maqlayay iyagoo leh shirku maaha shir siyaasadeed
Markaa dadka qaar baa jecel in mediyaha markiiba wax laga cadeeyo hadalka waa la maldahayaa si aan ta shuush loogu furin waa arrin siyaasadaysan markaa saa haloola socdo
Guul iyo gobonimo khaatumo state
mansha alaah alaha waa jaamaac siyaadkii mahad canbaashe ka dhashay iyo gesiyadii kale ahahahahaha .. waxaan ku garatay in rerkani somaliland sanyahiin … baburta ay wataan waa wada somaliland plates numebrkoodu ahahahahahahaha
viva mahad canbaashe
viva somaliland
maasha alaah. ishii bugtay ku bikaacso
waxaan hambalyo u dirayaa beelweynta dhulbahante ee js. waxaan kaloo mahad celin u dirayaa dhamaan dadkii shirkaan qaban qaabadiisa la haa
insha allaah shirkaan waxaan ka rajaynayaa in ay ka soo baxaan qodobo wax ku oola oo dhulbahante mideyn kara isla markaana sabab u noqda in jihaadkiyo xorayntu bilowdaan.
alaahu akbar alaahu akbar
ilaah baa weyn oo waaxida
Guul iyo khayr ayaan u rajaynaynaa Shirka Dandan ee Beesha Jaamac Siyaad
Illahayna Khaatumadda iyo Taladda Teeda wanaagsan ha waafajiyo , Lkn
mid ogaadda inta dhulbahante xaalkiisu taas yahay Jaamac Siyaad inuu ka soo baxo halka uu ku daaban yahay ha sugina sababo badan oo jira
Hargeysaay
KKKKKKKK Allah Kareem, naa waxan aad qoraysid waa nacnacdii Bakhti liqaad soo coppy-garaysan….waana wax aad loogu qoslo, hadalkaagana isdhaaf badan baa ka muuqda, adigu arab daan dhagax baad tahay ee kuwii ku lahaa ee habar jeclo ii soo dir, kuwaasaa xoogaa isku kay dhererin karee, adigu Trash baad tahay, trashkana lama sheekaysto ee orod Bakhti liqe qosal gariirka ula tag isagaa Habraha Arab daan dhagaxa ka helee KKKKKKKKKKKKK Filty foqal filty……
Ta kale maleeshiyadii Siilyaanyo baa darajo loo xiray baad 4 cisho ka seexan wayday oo halkan ku soo qoraysaa, maxay taasi aniga iga bedelaysaa, waa dugaagii oo biro garbaha lagaga dhejiyey uune iska naso kkkkkkkkkkk Allah Kareen…..war meeshan dad badan oo IQ 40 ah wata baa meeshan soo gala, bal mar uun wax macno leh soo qor, af qadhmuun waaxid!!!!!
SIIGO-Citizen from Xudun
Ugaadhyahan Iyo Doqonimada iyo fulaynimada dalkisii oo uu soo baneeyey
hadalkan manaa idhi nin dhulbahante ah ayaa yidhi
39.Ka Dhaqaaq Ugaadhyahan , halkuu dhaadanaan jiraye.
40.Ka dhamaade Dhoodi iyo intay dhab u lahaayeen.
41.Dibna uma dhugtaanbaa la yidhi , maatadaa dhacane.
42.Hubka ay dhex jiifaan ka badan, maalkay dhaqayaane.
43.Hadba kooda dhiidhiya ayaa lagu dhalaashaaye.
44.Dhaandhaankii lagu sheegijiray , baygu soo dhacaye.
45.Maskaxdoodu Dhoon hoose, waa fulay dhamaantoode.
47.Dhagartaada kii qabay ayaad dheehataa waliye.
48.Dhabayaco ma soo hiilisiyo, waa Dhankaa maqane.
49.Balaan Dhawrno dhuumashada ugaadh Dhaxalka ay reebto
SIIGO-Citizen from Xudun
adigu ugaadhyahan fulay ah ayaad tahay dhulbahantena iskuma kaa aamino maalitay dhacdo afarta tikniko da ah waad la carartaa adoon xabad ridin
af aad arab ku caydaa maysagaaba kugu yaal
inan yaroo jaamac siyaadaa ku roorsada sida naag dhoocil ahe
afaad arab kula hadashaaba makugu yaal
SIIGO-Citizen from Xudun
meeday xorayntii laaska
meeday jihaadkii
meeday digniintii kama danbaysta ahayd
meeday xudun habeen lagu ladimaayo
horta wuu kugu jiraa iska saar yaa ……….idoorcashaqsanaa kuu buuxin melaa banaan
Maansha Allah, Allah haydin guuleeyo toloow, go’aamo wax ku ool ah baa laydinka fadhiyaa, midnimadana ha la ilaaliyo!!!
Hargeysaay
Horta adigu goormaad seexataa???? naa yuu madaxa dhiig kaaga furmine iska seexo, 48kii saacadood ee ugu dambaysey Horufadhi baad ka dhex qalaadeyesey, Allah Kareem….naa iidoor dhexdiisana Arab daan Dhagax baad tahay, oo midgaan baad qoran tahay ee afka qadhmuun meesha kala bax… takale waxan macna yaraanta ah aad xarxariiqaysid ma in ay cid macna u samaynaysaad u qaadatay????? naa isla yaab oo orod maydho oo naga hor dhaqaaq duli foqal duli!!!!
reer tolkay waxaan idinleeyahay guulaysta waxaan kaloo leeyahay kanaxoow nafta waa ayadoo hada shirku furmay ooaan go aano lagasoosaarin wali ayaa waxaa welwel fadhiyi la iidoorkii
Ciidamadan waxay diyaar u yihiin in ay soo qabtaan Corneyl Mahad cambaashe death or live !!!!!!!!!!!! Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,
Garaad Jaamac
Caaqil hoolif
Caaqil Abdi Bille Jaamac
Way Salman yihiin !!!!!