Comments on: Deg Deg ah Shir waynihii Beeshs Jaamac Siyaad oo ka Furmay Magaalada Dandan ee Gobolka Cayn Daawo Sawirrad.

By: Idoor liqe
Guuleed

Si fiican Ayaan u garanayaa laangadhe , habeenkii Wuxuu ku dhuftay daasad caano boodhe ee kuwii lagu fdhiisan jiray ,

Waxaan xasuustaa garoonkii abdi Bille Ayaa Wuxuu taageeri jiray koox star la dhaho markaas ayuu odhan jiray kubadi waa dhule star baanu nahay kkkkkkkkkkkkkkkk, war nin xaraabo ah ayuu ahaa ,

Warninyahow hadaba magaalada SOMALILAND Ayaa joogtee Puntland Ayaa noo dhaantay!!!!!,

By: Guuleed
Idoorliqi inaadeer puntland taa xumi meesha ha dhaafte daa walaahay dhibta ay ku hayen magalda

By: Guuleed
Idoorliqi maya cali bare xoogaa baan ujira waan ka durugsanahay in badan, war nin yahaw habeenka waan joogay askarta puntland meesha XAQA soo gashay Laangadhe cali dhaharki habaarka qabay ee naalaye axmad baa daasad afka kaga dhuftay askarigi dabadeedna waatay xabada inagu bilaaben ina caydiid habeenka furi maayo buu yiri xaq aladiid oo habar qabay baa yiri anaa furaya dee wixii la ogaa baa ka dhacay waa tii dhaawaca meesha laga uruuriyay

By: Idoor liqe
Haaa waxaan ciyaaraha ka dawan jiray XAQA AMA Mowlid , Laakiin xaafadahayga waxaa loo SAMEYEY meel ciyaaraha laga daawado Sida nin la odhan jiray GARE oo Tuulo qodax u dhawaa Iyo nin la dhaho ina Waan Waan ,

WALigay Hal habeen Ayaan CIYAAR ka daawaday ina Caydiid , oo waxaad u dhowdahay ceelkii Cali barre Iyo geedkii doqon Ma waaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

WAligaa Mowlid XAQA habeenka jimcaha ah Ma aaday oo dhalada dhexe fadhiisatay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

Ciyaaraha waxaan taageeraa Manchester United , hadad ka wadid kooxihii laascanood ka jiray waxaan taageeri jiray kooxda haaruunta , bisha cas , togsool ,

Ma joogtay habeenkii Mowlid XAQA la weeraray Puntland ee magaalada roondadu ka jirtay,??????????, Aniga habeenkaas faro cidiyo leh Ayaan ku baxsaday !!!!!

By: Guuleed
Idoorliqi walahay waan kuu sheegaya gurigayaga maruun laakiin si cilmiyaysan baan kuugu sheegaya bal dadka meeshan soo gala inay wada reer xamar yihiin aan hubiyokkkkkkk

By: Guuleed
Dhalin yaradi ciyaaraha ku daawan jirtay ina caydiid miyad ahayd mise xaq aladiid baad ka daawan jirtay inigu inta badan ina caydiid carab laawe baan ka daawan jiray mise ciyaarahaba isku maydaan fiicnayn bal kooxdaad taageeri jirtay ii soo baas

By: Idoor liqe
Guuleed

Dib Ayaad u guratay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

Waa runtaa meesha WAAD ku cusub tahay markaa wakhti Ayaan ku siinayaa lkn waxaad xasuusnataa dad meeshan soo galaa 80% reer koonfur oo waxay laascanood ka yaqanaan Ayaaba iska yar !!!!!

By: Guuleed
Inaader thanks xaalka waakaa gudoomay, war nin yahaw gurigayaga si fudud baan albaabkisa kuugu sheegi kara laakiin meeshan ku cusbahaye bal horta aan layara qabsado kkk waase isfahmi doona si xeeladaysan baynu labada albaab isugu baasayna maruun shir looma wada uun siyee

By: Idoor liqe
Guuleed

Sxb arintaas xaal Ayaan ka bixiyey , gabdhaha naaleye Ahmed waa Tolkey ah xaqiiqdii waa dad gob ah , arintaas mar kale xaal Ayaan ka bxiiyey Aniga kuwaas Ayaanba Aqanaa lkn reer xamar hawiye Iyo mudulood iska dhal ah Ma aqaaani !!!!!!,

Indr Horta laaska WAAD kala taqanaa waa runtaa labada xafadood ee Aan sheegay midhaa 15 minutes waa loo kala socda dhiif Iyo masjadul Huda, waxaan u badnaa oo Aan deganaa dhinaca masjadul Huda ,

Lkn si fiican Ayaan u kala Aqanaa guud ahaan laascanood oo dhan ,

Waxaad dhahday laamiga guryaha ku yaala Ayaan deganaa Ma waaad ka wadaa gooolada ,??? Mise guryaha laamiga ku taxan ,  xaafada aad degenyd magaceeda Iyo hadad I tilmaamikartid guriinu meeshuu ku yaalay ?????,

By: Guuleed
War horta idoorliqaw reerka ugaasyada waa reer sharafleh oo qabiilka dhulbahante waa reerka ugu afka gaaban laakiin adigu mindha waxad rabta in reerka wax laga sheego. hada waxan kaala hadlaya baad ku noqotay gabdhaha naalaye axmad maxa meesha keenay ninka aad is haysaan ku eekow ama hooyadi cay ama isaga cay waa wax labadina idiin dhaxeya anigu sxb waxan dagana laamiga guryaha kuyaal magaaladana aadban u jeclahay qofka yiraahda waan ku dhashayna dadka waa iiga sokeeya si gaara baan u tixgaliya marka adigu laba xaafadood oo aad ukala fog baad sheegtay inaad labada daganayd dhiif iyo masjidul huda aad bay ukala durug san yihiin marka bal diiradaydu inay ku soo qabato labada guri ee aad sheegtay reerku keebu dagana?