|

Dhagayso:Ciidamo culus oo Dowlada Soomaliya ah oo Maanta tobabar Muqdisho looga furay iyo Wasiiro ka Qayb galay Furintaankii Tababarka,{Sawiro}.

Ciidamo ka tirsan Kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa maanta tababar looga furay Magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku baranayaan sidii ay amaanka u sugi lahaayeen.Ciidamaddani oo tiradoodu gaarayso 60 ayaa waxaa la filayaa inay kaalin wayn ka qaadan doonaan sugida amaanka guud ee Magalada Muqdisho
Waxaa Furitaankii Tababarka hadalo ka jeediyay Wasiir ku xigeenka Arimaha iyo Amaanka Qaranka Taliyaha Ciidamadda Booliska Soomaaliya iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho.

DHAGAYSO HALKAN RIIX DHAGAYSO

 

A Somali government soldier, trained by the EUTM team, poses with a stun grenade as he waits with other graduates for their passing out ceremony at Bihanga army training camp

Somali government soldiers trained by the EUTM team march during their passing out ceremony at Bihanga army training camp

2 0K

4 0k

5 0k

6 0k

7 0k

8 0k

11 0k

9 0k

10 0k

12 ok

Daalacatey :1

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23646

Posted by on Feb 3 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Dhagayso:Ciidamo culus oo Dowlada Soomaliya ah oo Maanta tobabar Muqdisho looga furay iyo Wasiiro ka Qayb galay Furintaankii Tababarka,{Sawiro}.”

  1. Ciidamadan waxaa Somali ah boqolkiiba 15-20% inta kale waa ciidamada Uganda, dhaqaalahana waxay kubaxda magaca Somali! Allow sahal amuuraha

  2. wiil maxamuud salebaan

    Doqoneey
    Ciidmadani waa ciidamo beesha hawiye umana socdaan inay isaaq ladagalamaan somali ma hawiye kaliya utaqana hal nin oo dhulbahante malagu tababaray miyadan adigu somali ahayn weliba si idhalaan ah utagersaneen dawlada gurguurte maxaa ka qadiyey mashariicda dawladu ku bixineso dadka kale ee eu ugu deeqday somalia in lagu tababaro mooryanta xamar

  3. kuwani waa ciidamada sida raha u booda ee qaranka somaliya waana first face kii HARGIESA IYO BURCO lagu qaban lahaaa .ahahahahahahahahahahahah
    AMISOM loo soo dirimaayo hargiesa wayo waxaa jooga bajaq badan oo ilkacas ah markaa waxaa dhicikarta in ay rape sameeyaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdirashid Ali: Cajiib! Talac talac iidoor waxba tari waxaan is weydiinayey halkaa cunto ma taalee, ma majaha,...
  • Fallaag: Horufadhi sowtii kasoo horjeeday shirkan ee ku tilmaamtay shirqool kkkkkkkkkkkkkkkkk
  • Sadex adinle: Kuluc Isimadaani waxay aqbaleen gogoshii bilaa kharshka ahayd ee mada wayne gaas uu ku baaqay waxayna...
  • Hawshaada Wado: Kuluc Cidi haddii ay bitch tahay , hooyo ayaa ah bitch saa iyadaa heeri ku timid Mudug Joogtay...
  • kuluc: qodobka labaad waa la yidhiye bal ninkii dhaqaalihin inuu dhashay ma la iswaydiiyey? shirkii kastuumo u gaarka...