|

Faroole oo bahdil tii ugu Weyneyd Ku dhacday kadib markii hadal Kulul Hawada usoo mariyeen Siyaasiyiinta isaaq(Top Video)

Faysal Cali Waraabe oo ka mida siyaasiyiinta beesha Isaaq ayaa si isku kalsooni iyo dhiiranani ka muuqato u bahdiley hogaamiyaha beesha Majeerteen Faroole. Hadalkan ayaa imanaya kadib markuu horjooge Faroole ku faaney in iyaga (Majeerteen) iyo hogaamiyayaasha Beesha Isaaq uu wada hadal u socdo, ayna ka wada go’i doonaan soomaaliya, isagana dhowyihiin somalida kale.

Hadalkan ayaa dadka siyaasada soomaaliya u dhuundaloolaa markiiba la yaabeen, sababtoo ah waxey u warhayeen in beesha Isaaq aysan maraba wax ixtiraama iyo xushmada maraba u heyn horjoogayaasha SSDF oo had iyo goor aad isugu nab-naba, hase ahaatee maraba aysan beesha Isaaq aqbalin, iyadoo hadaladan oo kalena hore uga soo yeedheen hogaamiyahoodii hore C/laahi Yuusuf.

Hadalkan ayaa loo fasirtey in hogaamiya SSDF uu ku xumeynayey kuna bahdilayey beesha dhulbahante oo iyadu dhulkeedii iyo taladeediiba Majeerteen farta kasaartey 12kii sano ee ugu dambeysey, iyadoo SSDF-na kula gor-gortanta beesha Isaaq dhulka iyo dadka Dhulbahante ee iyagu isduleeyey.

HALKAN KADAAWO MUUQALKA

Faysal(Oday geeri Ba ay)

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23625

Posted by on Feb 3 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

39 Comments for “Faroole oo bahdil tii ugu Weyneyd Ku dhacday kadib markii hadal Kulul Hawada usoo mariyeen Siyaasiyiinta isaaq(Top Video)”

  1. Ha Wadhlayso,

    Gobanimo intaan ka hadlayey waxay ahayd in puntland iyo faroole ku fashilmeen
    maamulkii lagu aaminey dhinac kasta
    Dadka qaar baa dhahaan PL waxay raacday C,lahi yusuf.
    midakale dumarku waa iska jibaysan yihin hadalka uma fiirsadan
    hadee waxba haka soo qaadin lol.

  2. faroole siyaasadaa laga habaaray ma maanta ashabaab wax lagu darsadaa isaaq waa fashilan yihiin waana wareersanyihiin oo meel laga jiroba garanmaayaan muxuu kala shurkoobayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Hadh wadhleeyso

    faysal cali waraabe iyo isaaq ineey cadowkeyga yihiin waan ogahay, majerteen iyo faroole hadeey tollyihiin cadowkeyga snm oo jiritaanka dhulbahante neceb marna sxb lama noqdeen, Cadowkeyga cadowkiisa waa sxbkeey ayaad ku dhaqmeysaan majerteen sidaa u tihiin . Feysal cali waraabe gushiisa majecli jacda uu faroole ku dhajiyey ayaa kahelay hadalka ha’iigadin lol.

  4. Dee haddaa inabti macaan, maxaad innaga wareerinaysa
    haddiba aad faysal ha guulaysto leedahay, maxaad iska dhibaysa
    maad guushiisaas la qaybsatid, tan kale inabti maxaa Mj kuu gaystay
    oo aan Isaaq kuu gaysan , MJ waa dad aad ehel tihiin garabkii aad ka
    rabtayna aad ka wayday, lkn Isaaq dhulkaagii iyo jiritaankaagii ayuu kugu haystaa , kolkaa haddii faysal guul iyo taageero mudan yahay dee viva Faroolena iska dheh illeen dhib kuguma haysee

  5. asc dhamaan aqyaarta salaan kadib waxaan leeyahay hadalka sikale ayaad ufahanteen fahma waxa faroole kahadlay macnaha iyo waxa uuka xanaaqay ayaa ah faysal markuu leeyahay soliya waanka wada go,aynaa ama waan wada raaceynaa waxaa weeye waxaad tihiin maamul angoo kale ah oo puntland waxa loo dhisay ayaaba aheyd ineysan snm dawlad gaar ah noqon hadii aysan jirin puntland waa hubaal mar hore ayaa la aqoonsan lahaa mida kale waxaan usheegayaa qoladaan abtiyaashay ah inaad iska dhaaftaan ceyda iyo xumaanta mj waayo wa walaalhiin hadii faroole idin xumeyey shacabku wuu idin jecel yahay lakiin abtiyaal sia runta ah idnka ayaaba kala qeybsan oo qeybna puntland ah qeybna somaliland waalhi waan jeclahay inaad dhaaman kabaxdaan oo mamulkiina aad garab istaagtan waa khaatume laakiin mawanaagsana inaad walaakaa kuxumeeyey adna aad xumeysid wa inaad saxdaan oolahadashaan ileen meelna makala jiraan dhuloos iyo mj viva khaatumo iyo puntland

  6. Hawadhleeyso

    tacsi uma baahni waxaan qorayo adiga makaala tashanayo, faysal cali waraabe hadalka uu dhabayaco ku yiri waan ku faraxsanahay hadaad ka xuntahay nasiibkaa, Iljeex weey idhaleen sideey adigu islaan dhulbahnte ah kuu dhashay afkoodana hadaan ku hadlo ceeb ma ahan , cidaan doono ayaan viva dhahayaa fikirkeyga aniga ayaaa umadaxbanaan cidna kama baqayo calool jileeca isga dhaaf .

  7. Ruun
    wallee wax kalena waa kaa sugaynaa
    iyo viva siilaanyo
    viva soomaliland
    viva irirism
    walaashis hawshada wado oo timaadad dhowr

  8. Waryaadhe hee maalinba wax baa kuu baxa

    Ruuneey maxaad tiri Faysal Cali Waraabe jiro oo joog
    wallee layga il dheer wax badan ayaa la yidhi war Ruun waa qof Soomalinimo
    inoo keentay anigase war kaasi si fiican ii galin, wallow ay jireen dhowr jeer oo aan lahjadii iljeexda aan ku arki jiray hadana waxaan is odhan jiray dadku meel kasta waa ku koraaye ha u bixin lkn caawo wax baa qub i yidhi

  9. dhamaantiin waad salaaman tihiim horta aad baanu uga xun nahay hadalka ka soo yeedhay suufiga somaliland laba jeer ayuu isasoo sharaxay madaxweyne oo Rayaale iyo Siilanyo isla soo sharaxay labad jeer ba kaalinta saddexaad ayuu galay markaas isaga ina cali waarabe la yaabi mayno oo kaalinta saddexaad ayuu u yaqaanaa madaxweyne nimo hadal madaxweynahay Puntland soo jeediyayna wax wada qabsi iyo iskaashi labada dhinac ah ayuu ahaa markaas waanu ka tacsiyadaydnaynaa hadalkaa deel qaafka ah shacabka puntland iyo farole ba

  10. Dheere Power

    Sxb Salaan sare, in puntland ku fashilantay arimaha dhulka isaaq iyo dhulbahante wada qabsadeen layskuma hayo, lkn cay marna milqaha hadalka kuma jirto, haddii cay horumar keenaysana dee abti maalin walba halkan cay uun baad qubtaaye dhul ma xoraysay

  11. Ha Wadhlayso,

    Xaalkagu waa habar dhaliweydey aleelo ku waalatay !
    ma anaga faroole-afbalaq ka yeersiney Hantaataca warbahintu ka duubtay kkkkk
    Aduunka lama arag maamullaga qabdasay dhulkii uu ka talin jirey iyo dadkisii
    hadana u hanbalyeynaya cadowgiisii dhaqanka waxa lagu arkay majeerten !
    1- faroole-afbalaq 2009 Nairobi wuxu yidhi ma doonayo in SSC weerarto jamhada snm waayo hadee waxa u socda doorasho way duuban tahay.
    2 wuxuu yiri waxan u hanbalyeynaya walaalahayo snm !
    3 wuxuu yiri anaga iyo walaalahayo waxaa isku diraya Khatumo
    ogow waa dadkii u halgamayey dhulkii laga qabsaday pintland !
    4 Arinta ugu liidatay qof ku hadlo waxay ahayd wasiir kusheeg amniga pintland
    Hebel axmed kheyr ayaa laga waraystay VOA waxaa la yiri ardayda jamhada snm tiknikada u adeegsatay Laascanod maxad ka odhanaysa
    wuxuu yiri hadee maamulka somaliland in badan banu u sheegnay inay dadka maatada ah u adeegsan tikniko marka waxan lenahay hadee dadka haloo turo !
    Weriyihii baa yidhi dee intas markasta waad dhahdan
    lakin maamulka snm wuxuu yidhi hadii pintland ka hadasho laascanod waxanu tegeyna Garowe iyo xadka boosaso marka maxad uga jawaabaysa
    wasiir-kusheegii pintland wuxu yidhi Hadee anagu ma nihin dad dagaal somaliland marna ma weerarayno hadee marka dagaalka hanaga joojiyan kkkkk

  12. rasamaal

    ok sxb bal waan waydiin oo dibaan ugu noqon … thnks !!

  13. odygii faroole waxaa laga duubay oo ina waraabe ku karbaashay wuxuu kula hanshashaqi jiray snm ta ma jiro qiiq dab la’aan ahi ileene. lkn reerkii mj ma sidii harti caato ay u saqiir suujiyeen ayay soomaalinimadoodiina yidhaahdeen faroolow god yar u qod bal hadayan ku taageerayn hadalkiisa may yidhaahdaan farabadane soomaalinimada naga saari maayo

  14. Nuura
    Wallaal sidaad uga damqatay ban Ka helay adiga iyo kalshale iyo buhoodle
    Faroole ilaahay dhinac hanoo dhaafsho. Nin adayg ba loo baahan yahay idoor ku Ka baqaan sida marxuumkii alle haw naxariistee Col c/lahi

  15. Afwanjiile waa lagu sugay kkk,feysal cali waraabe runta ayuu usheegay ha isgu keena dhajin kuma naqaan pintland-ta aad la ordeeysid hanugu wasaqeeyn xasan qoslaaye hoostag anagu jamhuuriyad somalland layiraa baanahay bariiska hanaga ciideyn kkkkkkk

    jir oo joog feysal cali waraabe.

  16. somaliland barigeeda ayay joogtaa alshabaab waxaana weeye taleex buuhoodle iyo buuralayda sanaag bari.

    goobahaasi somaliland gacanta kuma hayso waanay sahlan tahay inay shabaab xidid ku yeelato.

  17. somalilander

    ma xumid indr walaalkeed khadra waa jaamac xeyd waakii dhawaana dhintey, tacsina hadaad u qabatid adiga iyo dumaashidaa waxa laga yaabaa in ay sacad muusa ahaan ugu qabatee lkn indr dumaashidaa ku noqo´oo weydii anaa kuu hubee khadra xeyd waa adaraxmaan sacad aniga kola hadlaaya ayaan waliba isku sii raas hoose nahay

  18. horta waxaan leeyahay faisalow naga aamus. waxaad tahay seefla bood.

    waar hawiye cadowgeena ayuu la saftee anaguna cadowgiisa aanu barbar joogsano. maanta wax wanaag ahi inama dhextaalo hawiye.

    faisalow afkaaga xidho arrintana u daa siilaanyo iyo wasiir duur illeen ayakaa kaaga fiican farsamadee.

    waad aragtaa hawiye wuxuu la socdaa cadowgeena anaguna aanu cadowgiisa raacno.

    waxaanan xaal ka siinaynaa walaalaheen majeerteen afxumada shaqsigaasi ku kacay ee seefta uun la boodo.

  19. laa ilaha ilallaah
    kii faroole wax baa ku dhacay waxba yuu galgalan waxba yuu isku kaaya dhedhejin waa nin faqasha ayaa ka dhacday.faysalow dee adaa ka khuuro horeeyey tiisu waaba mid tiinii ka daran oo waaliya, idinba gobolka w/galbeed iyo half baad leedihiin waanu la go’aynaa iyaba saw somaliya maaha ma shaydaan baa laga careeyey kkkkkkkk isma maqasho miidhan badana.

    Faroole afkay kaga hadhay sidii qof asaasaqa oo laclaca ama sarkhaansan ayuu hadalku uga dhacdhacayaa lkn dadkuu hor-joogaha u yahay ha u taliyaan labada daarood miduun haku daraan hadii kale belaa ka hig leh.

  20. raasamaal

    sx adiga laftadaa ayaa gudcur gudayee .. khadra xayd waa gabadh jibrii abokor ah .. walaakeed inna xayd na waa kii dhowaan geeriyooday aasagoo ahaa gudoomiyaha banka dhexe ee djibouti ….. markaa sxb iska sax .. gabadhu mahaa cabdi raxman sacade waa jibriil abokor reer dalal .. magaratay sxb .. geeridiisii gudoomiyaha baanka dhexe maxamuud xayd alaha ha naxariistee anakabaa tacsidisi u fadhinay toronto .. maxaa yeelaay dumashiday baa ha jibriil abokor sxb .. fahantu ?? wbt

    viva mahad canbaasje
    viva somaliland

  21. faroole waa nin hadalku ka dhac dhaco oo aan xigmad badnayn ma aha markii iigu horaysay ee aan maqlo hadal jilicsan oo sidan oo kale ah oo faroole ku hadlo socdaalkiisi ugu horeeyey ee uu london ku yimi ayuu khudbad la istaagay inkasta oo nac nacdiisu aad u dheerayd hadana ugu danbayntii ayaa wuxuu ku soo daray arin uu ku beer laxowsanayo beesha isaaq taas oo ahayd dadkaas waa la laayey marka haddii la raali geliyo waxay ila tahay in ay soomaali ku noqon karaan

    goob aanu warkaas ku dhegaysanayn oo dad badan oo soomaaliyeed fadhiyeen ayaa markii u hadalkaas yidhi waxaa ka bilaamay bulaan iyo buuq dadkii qofba si u arkay hadalkiisii intii markaas Mj meesha ka joogtay ayaan ku idhi war sidaad u aragtaan arintan faroole ka hadlay

    jawaabtoodii waxay noqotay wuu ku saxan yahay oo waa arin wanaagsan waxaan ku idhi bal kawarama haddii beesha isaaq reerka keliya ee ay wax ka sheeganayaan oo ay raali gelin ka rabaan uu idinka noqdo hal mar ayey wada boodeen oo wada yidhaahdeen oo anagu maxaanu isaaq u gaysanay anagaaba mucaarid berigaa ahayne oo nala dilayaye nin isaaq ah oo meesha joogay ayaa yidhi waa runtiisa reer kale oo daarood ah oo aanu maanta wax ka sheegaynaa ma jiro oo aan ka ahayn majeerteen xitaa mareexaan oo meesha xukumayey waxba uma qabno haatan faroole xaalkiisu waxaa weeye isma ogay aqalkii bay goglaysaa

  22. Faroole wuxuu bayaamiyay in ayna jirin somali nimo danboo la isku khiyaami karo taasina waa dhab sabtoo ah ree muqdisho waxayba u arkeen dawlada somalia dawlad hawiye markaa in laga tashado waa xaqiiq oo laba lakala doorto waa midi in somalinimo soo noqoto dawlad iyo caasimad somali wada leedahay laga dhiso talabaad dee hadayna taasi suurta gal ahayn in la kalatago waa mid meesha ku jirta

  23. Futoole Afbalaq walaahay jawaab waafiyaa la siiyay. Naag naag dhalay weeye markii uu siyaasada Soomaaliya ku fashilmay ayuu ku waashay iidoorow aan wax isku darsano xitaa isla go’no isagoo is leh Dhulbahante ayaad wax ku yeeleysaa.

    Fataal fataal dhalay futoole haduu awood leeyahay maalin kasta salaadiinta, waxgaradka iyo nabadoonada laguma toogteen maamulkii ex Puntland ee uu burburiyay

  24. Si xun wax u sheeg sixir waa ka daran yahay

    Webkan Horufadhi ee beenta Alifa iyo dadka beentiisa fakirka ka dhiibta
    oo buun buuniya, waxaan idin leeyahay haddii waxani aqoon idinka tahayna adduunka ayaad hoogteen , haddii ay cadaalad daro idin ka tahayna Aakhiro ayaad hoogteen, Faroole Taageere uma ahi lkn waxaan jeclahay in cadaaladda laga hadlo oo aan wax aan meesha oolin wakhti laysaga dhumin, illaa shalay waan eegayey dadka fakirka ka dhiibanaya hadalkii beenta ahaa ee uu halkan soo galiyey, Ina Xaashi Dheere , wali qof yiraahda war macnaha hadalku saas maahne ka daayo maan arag . Faroole markii uu ka hadlayey Soomaliland wuxuu yiri khilaaf wuu jiraa naga dhaxeeya hadanna wada hadal ayaa socda , insha allaah in xalisma waan rajaynayaa, waa dhanka, dhulka ay haystaan.
    Dhanka go’ida wuxuu ku jiri Soomali ama waynu kuwada biiri ama waynu ka wada go’i, yacni 2 maamul ayaynu wadanahay waxaad nooga duwan tihiin ma jiraan tan faysal ka qayliyeyna waa taas , waligii ayuuna oran jiray puntlandannaga gooni-isutaagayaga ayaa loo sameeyey.

  25. faysal runtuu usheegay afwaliinjo ama af sabiile waxaan idiin sheegayaa bahda saxaafa in xasan shiikh iyo saacid go aan ku gaadheen inaan loo jawaabin dameer meelaha kaciyey ee ay hawshooda wataan inta lasoo gaadhayo gobalaad waqooyi iyo barri

  26. kkkk : looolz : faroole. : runti faizal waa la eegtay wana abaalkis waayo waa wax lala yaabo hadalka faroole ka sooyeray ani maba maqal hadalkaas lakin inuu jiru u badan yahay marba hadi faisal hadlay

  27. waa abaalkiisa waana jawaab sax hadalka faysalna wuxuu ka dhigan yahay wax layidhi dameer baa waraabe dameer mooday markaasay dabada u dhigatay markaasu ka jeestay markaasay hadana daba timid oo ku jeedisay markasu ku yidhi dameeray in aanan dameer ahayn waad aragtaaye maxaad u danleedahay

    markaasay tidhi haatan dameer baan ku moodaye noqonse weydaye bal halkii dameerka iibuuxi oo is baadh baadh markaasu ku yidhi kuma gaadhi kare oo waad ogtahay dameerkaagii raadso haatan faysal cali waraabe muxuu yidhi ha igu xoqon kuuma jeede

  28. Kkkkkk waar faysal waaka ka gaadhsiiyay fursadii uu pl la gaadayay ee uu donayay mar uun in uu la helo mar haduu madaxweynihii pl hadal uu yidhi jawaabtiisii ay noqotay khasadaa uu faysal ku daadiyay maanta kkkkkk tukalena mala way soo socotaa

  29. somalilander

    sxb haan ku saxee maaha naag JB ah maaha waa naag sacad muuse ah adaraxmaan sacad ka, adiga laftarkaaga ayaa tuush cararaaya lkn inta hore waad saxdey jb da yuunbaad ku qaladey

  30. Doofaar-faroole waa qof madhan in sidaa loo bahdilo waa ku fiican yahay kkkkkk
    idorku aduunka waxay ugu neceb yihin majeerteen.
    waayo majeerteen ragna maaha dumarna maaha waa labeeb.
    Hadeer keliya maaha ilaa kii candho muuse duligan ka horeeyey ayaa
    markasta sidaa u niiclayn jirey oo hadal jilicsan iyo beerlaxawsi ku hadaaqi jirey
    isago leh Anagu idinla dagaalami mayno marla arko laascaanood uma soosocono hadee dadka laascanod halo turo tiknikada ka daaya kkkkk shit danm.

  31. Idoor liqe awow k k k k k k k k k k k awow saamiya

  32. idoorliqe

    haa wa runtaas waa aqanaa .. maalintii dhawayde uu ingriis futada cad noso jeediyaynaa waa kii hadlayay ee lahaa waar hooy ingriisoow dadkan somaliland baa la dhahaa …. hadaad futada u jedisona way kaa marin ,cuz bahasha cad lagama soo gaadho kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    haa waa aqanaa seedigay .. waa rer ottawa ,, .. laakiin goblku waa isla ontario ….. ontario waxa lagaga hadlaa british …. quebec na waxa lagaga hadlaa french … isna hawl adag buu ku maqanyahay … aaaan kuu sheegee .. shaqalahu waa .. sharaf tii .. dhulka sharaxaysay … wa shiila camuudee .. hadana kala shuba k.k.k.k.k.k.k.k.k.kk.

    viva mahad canbaashe
    viva somaliland

  33. Söm?l?l?ndêr

    Waakan seedigaa magaciisa ,

    Matthew bryden Occupation Coordinator of the United Nations Somalia and Eritrea Monitoring Group

    Hadaan afsomali kugu sheego darajadiisa Waa xidhiidhiyaha QARAMADA MIDOOBAY somaliya Iyo Eritrea ee kooxda dabagalka , , ahahahahahahahahahaha

    Wat a good title !!!!!!!

  34. idoorliqe

    aahahahah waar khadra xayd mahaa garxajis sxb waa naag habar awali ah oo sacad muuse ah oo jbriil abokor ah k.k.k.k.k waad ku dhacday halkaas … waar dumashiday bay isku reer yahiin k.k.k.k.k waanaa reer reer dalal …. fahantu ??
    big boy …. rageedii bad tahay sxb !!

    viva mahad canbaashe
    ‘viva somaliland

  35. Söm?l?l?ndêr

    Khadra xeyd First Lady of JABOUTI from garxejis ahahahahahahahahaha ,

    Waxaa kale oo aad ku dartaa ninka haysta monitoring group ee Canadian ah 3 ciyaal ah gabadh reer Isaaq ah ayaa u haysa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

    Somalidu Waa Caadi oo intermarriage Waa ka dhaxeeya lkn waxaa Nagu Cusub ajinabiga marka Ma odhankarnaa Waa civilation mise recogniser ???? !!! Ahahahahahahahahaha

  36. faysal cali waraabe ragedii

    k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k..k.k

    viva mahad canbaashe
    viva somaliland

  37. idoor liqe

    k.k.k.k.kk. islaanta inna cumar geelana malaha iyana habeenkii bay caloolaa ba”ay maxaa lagu guri isna libaax yo uga sheekaysaa k.k.k.k.k eeesh calaa dumarka isaaq ilaahoow noodaa …. ragii dhaydii bay ka liseen …….ilaa tii mahiga qabay … ilaa ta uu qabo faroole .. ilaa ta uu qabo geelee calool weeyne mansha alaah .. halkaas kahayaa .. dumarka majerteen baa lagu xaman jirray fariidnimada inay ragoda baro dhaafiyeenee … haderee gabdhaha duriyada ayaaba kasoo dhalalaay hawshoodi ilaah ha barakeeyo amiin !!!
    viva gabadha duriyada reer sheekh isaxaaq

    viva mahad canbashe
    viva somaliland

  38. Buhodle

    Awooow. Mudane DR ABDIRAHMAN SHEIKH MOHAMED MOHAMUD DHIBTU ISAGA MA AHA EE WAA ISLAANTA REER SHEIKH ISAAQ KKKKKKKKKKKKKKKKKKKkkkkkkkkk,
    Drka islaantu habeenkii Ayey libaaxyo uga sheekeysa aroortii ayuu Intii islaanta u sheegtay la soo shirtagaa !!!!!!!!!……………….

  39. Beer laxawsigii iyo fulay nimadii ayku caanbaxen majerten ayey wali hayan farole afbalaq dulli xun

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi Khaatumo: Leg iyo badhi cune wuu soo bixi,Koofiyado badanina Jabhadaha hareeraha waa ku biiri doonaan,haddaan...
  • duurgal.com: sideedaba maalinba heer bay joogtaa hadda waxaa lasoo gaadhey xilligii adduun weynuhu garwaaqsaday been...
  • kuluc: kalshaale hargeisa laydhkeeda iyo biyaheedaba waxa maamula laba dhuloosa, wasiirka biyaha iyo wasiirka hawlaha...
  • khabiir: Horta arin xaqiiq ah ayaan idiin sheegayaa. Dhulka Somalia shidaal waxaa kujira kabadan kan kuweyd iyo...
  • waayo arag: Anigu hadal ban kalshale ka qoray. Imisaa kharash.kaga.baxa hadba wiil horgale sheektA. Mida kale qof...