|

Maxaad kala socotaa qorshaha Faroole Garoowe ka wado ee la magacbaxday New Kablalax{Xog}.

Laba todobaad  ka hor waxa magaalada garowe soo gaadhay odayaal dhaqameed ka soo jeeda beesha ogaadeen iyo duqa magaalada gaarisa ujeedka wuxuu ahaa inay ka qayb galaan shir ka dhacay garowe oo u dhaxeeyey beelaha kablalax
shirkan waxa ka qayb galaayey odayaasha dhaqanka beelalaha kablalax oo dhamaantood lagu casumay inay ka so qayb galaan
lakiin nasiib daro waxa ku gacan sayray beesha khaatumo state of somalia ee dhulbahante oo gabi ahaan kabiya diiday isbahaysigan cusub ee looga soo horjeeda dawlada somalia ayagoo sheegay in khaatumo laga xukumo muqdisho madaxweyna u yahay xasan sheikh maxamuud
intaas kadib waxa furmay shirka new kablalax(majeerteen iyo ogaadeen) oo gabi ahaan diidan inay taageeran xukuumada uu madaxda ka yahay prof xasan sheikh maxamuud
shirkaas ayaa gabi ahaan lagu go’ansaday in laga hortago dawlada xasan sheikh waxaana beelaha ogaadeen iyo majeerteen u xilsaarteen urur lamagac baxay sahal oo ay ku midaysanyihiin qurba joogta labadaas beelood  kana  dhisan magaalada london iyo dalka maraykanka gaar ahaan Mpls
intaas kadib maxa dhacay ?
madaxweynaha dalka somalia prof xasan sheikh ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalka maraykanka ayadoo dawlada maraykanka ay si rasmi ah u sheegtay inay aqoonsatay dawlada somalia ayna joojisay siyaasadii aheed dual track policy  ee lagula dhaqmaayey  dawladii kgm iyo maamul gobaleedyada ka jira somalia sida somaliland iyo puntland
madaxweynaha somalia ayaa booqasha ku tagay magaalada minneapolis halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey wuxuuna la hadlay jaaliyada somaliyeed, ururka sahal ee beelaha majeerteen iyo ogaadeen ayaa mudaharaad  aan sida u sii buurneen ka hor dhigay halkii uu madaxweynaha ka khudbadaynaayey isagoo si xikmad ku jirta ugu jawaabay
sheekada xiisaha badan ee indhaha somalida soo jeedatay ayaa noqotay jaaliyada beesha khaatumo state oo ka jawaabaysa isbahaysiga cusub ee beelaha new kablalax ayaa waxay soo tosheen calanka buluuga somalia ayagoo ku so wada labistay waxayna safka hore ka soo dhafiisteen hoolkii uu madaxweynaha ka  khudbadaynayey waxayna si talantaali ah u qaadaayeen heesta calanka jamhuuriyada somalia taasoo wadna qabab ku noqotay isbahaysiga cusub ee new kablalax ee beelaha majeerteen iyo ogaadeen oo faroole gadaal ka riixayo
madaxweynaha somalia ayaa booqasho ku tagay  magaalada burssles … ee Midowga yurub  ayaa  qolyihii new kabalax waxay isku dayeen in ay mudaharaad ka hor dhigaan xarunta Midowga yurub  arinkaas ayaa markuu so baxay waxaa ka hortagay jaaliyada somaliyeed ee ku nool magaalada burssles gaar ahaan waxa si xoogan arinkas  ooga hortagay sareeyo guute ahmed saleeban dafle o si weyn looga qadariyo  magaalada burssles   oo laamaha amaanka  magaalada burssles warqad u qoray uguna digay inaan wax  mudaharaad ah la dhigi karin  ayadoo laamaha amaanka  magaalada burssles ay ku gacan sayreen in aan wax mudaharaad ah la dhigi karin halka hoolka xafladoo uu ka hadlaayey madaxweynaha somalia oo lagu  sharxay calanka baluuga somalia ay soo buuxdhaafiyeen  jaaliyada khaatumo state oo kalkala yimid wadamada holland iyo kuwa kale sidoo kale waxa soo buuxdhaafiyey jaaliyada somaliyeed ee aan u dhalan new kablalax,
mudaharaadka london laga qaban qaabinayo ee ay  wadaan beelaha new kabalax ee majeerteen iyo ogaadeen oo hada ay ku soo darsantay beelaha u dhalatay  hargaysa iyo burco oo ka jawabaya dhawqii ingiiriska ee ahaa in muwadinintiisa kala baxo dhulka somaliland
maalinimada isniinta ayey kooxdan isbahaystay wadaan inay dhigaan mudaharaad, lakin waxa meesheedii ka sii socda  abaabulka jaaliyada khaatumo state oo calanka baluuga somalia siiba toshay markay maqleen in madaxweynaha imanayo ayadoo isu diyaarinaya inay safka hore ka fadhiistaan xaflada weyn ee madaxweynaha somalia uu kula hadli doono somalida UK ku nool.
isbahaysiga new kablalax ayaa waxa ku midoobay beelaha majeerteen iyo ogaadeen halka beesha khaatumo ay sheegtay inay ayado ka soo horjeeda isbahaysigaas ayna  garabtaaganyihiin dawlada somalia caasimadna u tahay muqdisho
la arki doono halkuu gaaro isbahaysigaas……………..………. iyo  mucaaradada ay kala so horjeedan dawlada somalia.
 
By wariye omar shakur london Uk
omar.shakur2004@hotmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23661

Posted by on Feb 3 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

62 Comments for “Maxaad kala socotaa qorshaha Faroole Garoowe ka wado ee la magacbaxday New Kablalax{Xog}.”

  1. ANAA WASA OROMADA MAJEERTEEN WAXAN AY WADAANA MA SOCONAYSO MAANTA SOMALI MAJEERTEENKA ASALKOODII YAHAY OROMADA AYAA UGU LIIDHATA

  2. Inta badan rag iyo haweynba kuwa wax ku xar xariiqa halkan waxay ka mideysanyihiin oo ay ku celceliyaan ogaadeen iyo majeerteen waa fulayo , waxaa la yaableh nin dhulkiisa la haysto dadkiisana laga dhigey wax xabsiyo lagu guro , iyo wax karbaash lagala daalo , iyo wax dalka isaga carara. oo dad aan dal kamaqneyn ku sheegaya fulayo , bal marka hore soo xureeya dalka iyo dadkiina maalin walba la xasuuqayo adinkaa geesiyaal ahe.

  3. wiil maxamuud salebaan

    Khatumo waxaa odey dhaqameed uu ah xaad iyo axmed diiriye horufadhi waxay iska radradiyaan inay deyniile labaad noqdaan balse wey ilaween inaysan sidaas ku noqoneen hawiye dhaqalana kaga heleen kkkkk halkii sano xabar lafadhiyey waxaa usoo kordhay makerteen Iyo ogadeen baa shiray garoowe ku shireen xisbiga sahal baaa gurguurte ku muduharadaya iyo qaar kalo badan

    Viva saado cai iyo heestI waan jeclahay jubbaland ama bosaso katimid

  4. wiil maxamuud salebaan

    Dhagayso:- Odayaasha Hawiye oo Qaylo dhaan ka Muujiyay Taagerada ay kenya siinayso Beelaha JubooyinkaIyadoo ay Ciidamo faraban ka joogaan dowladda Kenya gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada Jubooyinka oo ay dagaalo qaraar kula galeen Xarakada Al-shabaab ayaa waxaa dowladda Kenya lagu dhaliilaa inay faragalin xoogan ku hayso arimaha maamul u samaynta deegaanada Jubooyinka.Halkaan kadhegeeyso warkii oo dhameeystiran Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo isagu ah Afhayeenka odayasha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa dowladda Kenya ku dhaliilay qaabka ay u wajahayso Maamul u samaynta deegaanada dalka wuxuuna sheegay Nabadoonka in dowladda Kenya looga baahanayahay Faragalinta inay ka dayso dalka Soomaaliya.Wuuxu Tibaaxay Nabadoonka dalka Kenya inay ka socdaan shirar ka dhan ah dowladda Federaalka Soomaaliya wuxuuna ugu baaqay dadka shirarkaasi wada inay ka waantoobaan isla markaasina ay faraha kala baxaan arimaha siyaasada dalka.Xafiiska Warqabadka Dayniile.comWebmaster@dayniile.comTafatiraha Wabka Dayniile.com

  5. wiil maxamuud salebaan

    Mideeda kale waxan idin tusaya jubbaland inay shaqayso insha alaah hamiga mooryanta inaaan meesha kasaarno xasan guurguurte iyo saacid maqaar saar garoowe kaso xadiran federalku shaqayo, shalay waxad oran jirten mj baa xumeyey ogadeen oo ethiopian udhibay maanta markii ogadeen hiilo ubahday m j wuu garab istagay kuwi shalay jigjiga laga soo gudbinayey ee ugadenki tageein waa mashruci khatume wakan abaal ugadhigeen inay xasan gurguurte urufyaman oo weliba been ka shegan shirkii garowe dayniile ayaa ka xishoday waxaad odinku soo qorteen
    Waxan leyahay sacid harti wuu balaran yahay kana badan afartan hadba meshi dab ka shidan yahay koobada uqatah shaqadoodana ay tahay caay iyo rufyaanimo

  6. wiil maxamuud salebaan

    Doqoneey dabka ba’ waa midka waxan soo xarxariiqay iyo intii doqona ee laqabta
    Ogadeen iyo majerteen iyo warsan geli iyo dishishle waxay ka midaysan yihiin mamul usamaynta jubbaland waxana kasoo horjeeda hanar gidirta xaranta ku joogtay goboladas waxayna kuso dhumanayan shatiga dawlada midkii kursiga darood fadhiyey waa house nigger maqaar saar ali khalliif ku tilmamay hooski mafaxweyne xasan meshana waxaa geyey odeyasha ku magacaban beehs a hawiye ee yiri darood jubooyinka ma degan weyna kuso duleen hadii maanta kismaayo kablalax heystaan mamulna usamenayaan jubbaland iyo puntland jigjiga iyo garisa la isku xiray waxay rufyanimadu murursadihi kuweid loo bixiyey abgaalki iyo habar gidirti 21 sano isxasuqayey oo ethopian iyo maraykan iyo alshabab isku isticmalay ay wada socdaan maxay idin dhibeysaa dad gartay inay xumani udhexen danaha kismayana ka midobay iskana diiday dawlada qaabki usc udhaqmeysa

  7. @ dhoodi
    ugaadeen iyo majeerteen waa fulayo adigu cidaad tahay sheeg,

  8. Way fiicnaan lahayd in isbahaysiga Kablalax daacad laga yahay laakiin laba reer oo hadday xabbad noqotana Leelkase isku dhaamo hadday wax quudh noqotana aan xunshada xxxx uga kicin ayaa meesha isku jalaafaynaya. Waa labadii Kismaayo sababtooda ay gacanta uga baxday. Soomaalidu waxay tidhaahdaa “Laako sagaaro raq bay is taraan” Allah kariim… Isbahaysi nimankii maxay saleebaan hor boodayaan yaraa inta uu sii soconayo… dhawaa marka ugaadeen oo farta dhexda ka qaniinsane dib usoo ooyi doono… Yaa u kala warama!!

  9. Hawiye midnimo ayuu aamminsanyahey, dalku inuu kala go,ana ma doonayo. Dhulbahantena wuxuu aaminsanyahey midnimo wuxuuna degganyahey bartey ama ka kala go,eysey ama iskaga oolleysey. Meeshaas isku dan ayaan ka nahey Dhulbahante haddaan nahey Hawiye.

    Laakiin maaddaama aannan Isaaqa ood wadaag aheyn xinifta Dhulbahante kala dhaxeysa Isaaq waa mid iyaga dhexdooda taalla oo aanan waqti xaadirkaan dooneyn inaan soo galno. Laakiin way dhici kartaa iney timaaddo waqti aan murankaas qeyb ka noqonno. Ogow xisaab qabiil iyo xisaab qaran waa labo xisaabood oo marna is gala marna kala baxee!

    Mar kasta qoladii qarannimada iyo midnimada aamminsan ayaa na xigta.

  10. SSC-Citizen from Xudun

    Waa ala mahadii maanta haduu Dhulbahante cadowgiisa iyo Saaxiibkiis kala bartay….Cadowga Dhulbahante waa MAJIDHO isha ha lagu hayo habeen iyo maalin, Ugaadeena waa dad walaalaheena ee haloo digo, Jubbaland Dhulbahante wuu joogaa waanuna taageersanahay walaalaheen Ugadeen siday wax u wadaan, Abaalna waanu u haynaa siday noo garab istaageen markii Khaatumo la dhisayey, waxaana hubaal ah in dad badan oo Ugadeen ah fahamsan yihiin munaafaqada Majeerteen la wareegayo, kadib markii uu ku fashilmay siyaasadii Somaaliya, Somali oo dhamina ay ogaatay cida Somalia ka dhaqaaqi la’dahay inuu Majeerteen yahay, Ilahay xamdigii markii geed lagu soo xirayna wataa Somalia duushay, maamulkii Pintland isna 6 bilood gudihii buu ku burburay, hadana Kablalax bay maraysaa arinku hahahahahaa Adeer Kablalaxa aad sheegaysid hadaan anigu ka maqnahay shaqayn maayo, sidii uu Harti la’aantay u shaqayn waayey. Raggu hays barto…..Somalia FORWARD!!!!

  11. SSC-Citizen from Xudun

    Widhwidh

    Majeerteen Qadhmuun baad tahay ee magaca Widhwidh iska dhig eey yohow, Dhulbahante rag iyo dhaqaaleba wuu buuxaa, Majeerteenkan maseersan ee marba derbi jiidhayana arxan uma hayno umana baahnin ee bal naga dul bood oo iidoor futada u dhaq kkkkkkkkkkkkkk Dhaqaalaha Majeerteen haystaa maxuu yahay, ma xoogaaga dekedii siyaad Barre dhisay ka soo baxa?? Allah Kareem… War intaasi reer Farooleba kama badna ee anigu waan isku filahay iidoorna waan didinayaa ee bal adigu afgaalo ama afmuslim mid ku hadal, maalina ba’ayeey Kablalax baan ahay, maalinta xigtana iidoor afdhogor baa walaalkay ah oo aan 2 gobol ku darsanayaa kkkkkkkkkkkkk waxan ku idhi waa hadaad aniga iga dul boodid….

    Riwaayadii iyo indho sarcaadkii way soo dhamaadeen, runtii bay timi. Runtiina iidoor iyo Majidho waa kuwaa durba ku haftay, waxaa hubaal ah 5 sano kadib inay Majeerteen Hawiye kabaha u qaadayaan!!!! Somalia ha noolaato, Madaxweynaha qaranka Somaliyeedna ha noolaado…. Khaatumona waa Khayr!!!!

  12. min halamashle, dhabayac, ilaa kabiyo lax midaanaan ilkaa sare ka ridin uumiyuu ma leh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. hawo iyo nugaal

    adeer wax baro siyaasadda somaliya malaa intii siyaad baraad u taqaanaaye isaaq wuxuu raysal wasaare qaatay somaali oo dhan oo soo taagan weliba cabdirasaaq u bixiyey oday geelii ba ay kkkkkkkkkk, qarnigan cusubna waxaan fuushanahay waa daarood kkkkkkkk, la qabso geed labka isaaq halamashle ilaa dhabayaco kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. majeerteen waa dhal shabeel, dhal shabeelna lama korsado
    ogaadeen yaan lagu daalin isagaa iska carari doona marka meel walba laga xagto oo haylo iyo dhega jeexo loo yeelo.

  15. Qofkaad isfahamtaan ayaad isku qabiiltihiin. Reerka dhulbahante waxa kuso duulay isaaq mana simna iyado sidaas ahna qaylo dhaan darood loma qeelin oo wakuwa wiilashi hawd wax iska celiyeen oo difacoda lajiiri wayay. DAROOD meeyay marka iska dayo cid kahadashay majirin marka waxana qaba mamulka kilinka waa walalaheen hawiyena waa walalaheen madama WADASHAQEEN iyo isfaham nag AAA dhaxeeyo lakiin mj wa cadowga ugu horeeya ee dhulbahante sababte tahay waa ninki ku gacan siiyay isaq ina dhulbahante kusoo duulo hadana kufanaya wadahal iyo waana isla goone l alakum ima warabe ayuu jawabtisa kahelay

  16. Heedhe way naga waalatay.
    Hadday kablalax shir yeesheen oo danahooda ka fakarayaan oo mj iyo ugaadeen hawiye iska celinayaa. Maxaa idinka kidhish.
    Anaga teenii ayaaba na haysata oo anagoo nool ayaa dhulkii lahaystaa markaasaa lee dihiin ugaadeen waa saa, majeerteen waa saa , hawiye waa soomAALI.
    Adeer runta lagama naxo majeerteen iyo ugaadeen midna dhuloos uma baahna oo waxaa tari karno ama yeeli karno ma jiro. SIYAASADU WAA DHAQAALE.
    MARKA ADEERAYAAL ANAGOO QAAWAN AYAA RUWAAYAD AAN JIRIN IYO ISKU DHERERIN CID AADAN GAARI KARIN KA HADLAYSAAN.
    XAqiiqda ha la taabto waana la haystaa inta lagu haysto kaftan kuuma furna.
    Soomaalidu waxay tiraahdaa walaashaa iskuma hubtidee seedigaa ha isku dirin.
    Dhuloos hawiye aqoon uma lihid ee tolkaa ha isku ceebeen hana isku dirin.

  17. @NINA waa sax saad u dhigtay waana xaq in magaca guud gooni ahaan loo isticmaalo. dadkiinan kale qaar leeyahay MJ iyo Og waa walaalo oo awal soo walaalo may ahay? waar meesha walaal iyo qabiil midna maahee waa cadowgaa cadowgiis waa sxbkey marka wa uun liisku baroordarsanaaye waxkale kama dhexeeyaan. Ogadena ma diidana raysal wasaaraha ee siyaasada mweynaha ee ku aadan jubooyinka ayuu diidan yahay.Marka durbaanka mucaaradka midkanaba gooni ayuu u tumayay e hadaanu isla tumano dhib kuma jiro, tolkayo Daaroodna waan jecelnahay hana u qaadanina inaan leenahay aan ka hornimaadno Daarood ama aan diidanahay Rwasaaraha.

  18. Idinkoo Mj daarood kale uga sheekayn ilayn dad ku wa is yaqaane
    Sida Nuura iyo widhwidh fikirkiina si hufan u dhiibta

    NINA
    Siyaasad qabiilaysan abgaal Aadan af aqoon la gal Ana Idoor Aanan af aqoon ban la gelayaa = guul daro both sides, makula tahay qolo kasta shaqadeeda
    In loo daayo

  19. Ogaadeen way fahansan yihiin in majeerteen oo siyaasadii dalka ku fashilmay ay rabaan iney jaran jar ka dhigtaan.
    Mareexaan iyo Dhulbahante oo sheeko xunta iyo khiyaanada majeerteen yaqaanana kor ayey kala socdaan filinka cusub ee Garoowe laga keenay. Markaa dee Jubbaland hadii aad taqaan waxaa dagaalama mareexaan iyo Dhulbahante qolyahaas kale desperate Kenya ku dabo dhuunta isleh

  20. Ninkan Futoole waa waalanyahay waxaase ka daran kuwa weli wax waydiinaya KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Kablalaxa uu sheegayaa wa ayo ma Dhulbahante iyo ogaadeen oo ay midna Isaaq ula midoobeen oo dhabarka u hayaan midna ay Ethopia ka iibiyeen oo jeelasha P/L xabashidu ku laysay qaarna sida adhiga lootahax. hadad maqasho Harti ama Kablalax waa majeerteen dan leh KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Beenaalihiiyoo lagu barayay.

  21. Yaa absame kenya, itoobiya iyo somaliya u kala qaybiyey ?
    Yaa kaardhkan hartiga xoqda ?

    ma anaa midiyo la ii qarshaa laygu qalidoono ?
    fataal cali waraabe waxaa maanta uu majeerteenkii siyaasada somalida hogaamin jiray ku yidhi maxaad haysataan oo nagu darsanaysaan ma 2da gobol ee xunxun waana liidnimada majeerteen in halkaa la gaadhsiiyo oo iidoor oo aan mansab iyo miisaantoona siyaasada somalida ku lahayn kuna lahaan jirin ay sidaa u aflagaadeeyaan.
    ogaadeena waxaan leeyahay maanta idinkaa siyaasada daarood hogaaminaya ee majeerteenkan fashilan yaan laydinku sawirin

  22. SSC-Citizen from Xudun

    Majeerteen baa markii albaab waliba iska soo xidhay kaadhkii Kablalax xoqanaya kkkkkkkkkk Adeer arinku waa ninka dhuumanaayee dhabarku muuqdoow, waxaan aad uga xumahay in Ogaaseen maanta Majeerteen aamino, war anagaa Tola’ayeey yaa Harti aheey ku soo jabnay, oo Dhulkayagii iidoor loo gacan geliyey ee yaan laydinku wareerin indha sarcaad aan jirin, Dhulbahante maantuu ugu talo fiican yahay, Hawiye waa Somali, waa Walaalahayo, Dhulkayaga iyo jiritaankayagana duulaan kuma aha…Majeerteen waa dawakhsan yahay, marna yaa Kablalax aheey buu ku leeyahay, marna iidoor baan la goosanayaa kkkkkkkkkkk Allah Kareem, dee hadaad iga dheertahay iga dulbood intaadan walaalkaa iidoor la midoobin….. Somalia ha noolaato, madaxweynaha qaranka Somaliyeed, Mudane Hassan Sheekh Maxamuud ha noolaado, Daaroodna waxaa metela Raysalwasaare Saacid….Forward!!!!

    Khaatumo waa khayr!!!

  23. DADKA WAXAAN FAHANSIINAYAAA IN AY FAHMAAN IN Ogaadeen iyo majeerteen kaliya aysan ahayn kaligood nasabada daarood daarood waaa s oday 1 KABLAXLAX DAAROOD 2 SADDE DAAROOD 3 TANNADDE DAAROOD 4 YUUSUF DAAROOD markaa reerka intaas leeg ee saas ubadan ee degan saddex dawladood oo geeska africa ah maah in laba reer rood kaliya ay dhahaan anagaaa hogaaminayna mana fcnna wax lagu hadlo waxayna labadan reer rood ka xanaaqsan yihiin booska RAYSALWASAARAHA ee saacid shirdoon markaaa majeerteenbaa waliba ka xanaaqsan oo cuqdad mareexaan la yidhaahdo ku dhacday ee ogaadeen waabba dad hadeer riyo iyo hurdo ka soo kacay oo waxaan caqliga galikarin layimi waayaabbe ma arimaha jubooyinka iyo geddo ee loo baahan yhy in lagala tashado dadka degan saddexda gobol ee soomaliyeed daarood ha ubadnaadeee bay rabaan in aydhahaan inna faroole nagala tali war isku xishooda ayaa dhaha cawlyahanka aan waxba fahansanayn adeer niman kii reer cabdule iyo makaahiil iyo isxaaq haday arku lahaayeen cawlyahankan waalan ee beeraha falijiray oo lehe dawladda baan maddax unaqonayaaa waa layaabi lahaaayeen waanna qabsan lahaaayeeen adeer meeshu ijaarna maaha gaarisana maaha dhulka soomaaliyeed waxaaa utalinaysa xukuumadda saacid shirdoon ayadaaana ma suulkanoqonaysa maamul goboleedyadda la sameenayo haddii kale igad iyo kenya hoosta kagala adeer dalka soomaaliyeed igadna uma taliso aduunka waa ceeb wadan la lee yhy urur baaa kuu talinaya meelna kama dhacdo kismaayo buaale iyo garbahaaray dawladda soomaaliyeed ayaa maamul gobleedka juboland wax ka smeenaysa waanna arin dastuuri ah oo caalamku og yahay awaxaanna loo baahanyhy in la iimaansaddo nin waliba dhulkiisa hawiye daarood dirir iyo dig uyo mireleba waa in la iimaansadaa soomaalinimada iyo diinnimada waanna in lays ogolaadaaa oo xukuumadda saacid iyo dawladda xasan wakhtigoodda loo saamaxaaa in ay shaqeeyaan haddii kale soo maaliya waxaa u talianysa laybeeriya oo hadda dagaal sokeeye kabaxday baaba’dayna oo cawaaan ah adeer xamar iyo kismaanyo iyo jawhar iyo hargeysa iyo garoowe iyo taleex waa magaalooyin soomaaliyeed waanna la tixgaliyaa wax uu qorayo dastuurku haddii idoor iyo majeerteen cuni jireen dual track police adeer iimaan sadda wadanku dawlad buu yeeshay wixii xaaaraanta ah aad cunaysaseena waa go’ay magarateen dalkuna haldawlad iyo calan buu leeyahay

  24. ,Amarka hore ogaadeen waaa in uu fahmaaa caqliga fiicnida ah ee majeerteen ku dangaadhayo adeer wiilkan sheegaynaya @WIIL OGAADEEN waxaaan lee yahay dhulbahante maxaad ula yaabi marka aad ogolaatay in majeerteen soo kaxaysto IDOOR oo wadahadl iyo heshiis lagalo oo uu ku taageero siddii dhulbahante looga qabsan lahaaa dhulka taasna isaaq iyo majeerteen raali ku yihiin , ma waxaad mooday in dhulbahante dhoohanyahay oo aan waxba fahmayn adeer anagu waxaan heshiis lanahnay walaalahayga mareexaan lelykase iyo saaxiibkayo hawiye waayo adeer hawiye soomaalinimo ayuu ogolyahy dhulna doonimaayo ee ninka leh soomaali ma ihi dagaalna wadaaa waa idoorka aad taaageersantihiin. Madaxweyne cabdi maxamuud cumar sharaf korkiisa ha ahaateee been ha ka sheegina mataageersana wasakhda idoor waana xidh xidhaaa wuuna maxkamdeeyaaa tan kale waxaad ogaataan majeerteen iyo ogaadeen isba fahmi karaan oo islama heshiin karaan waayo ninkii walaalkii la heshiin waayey inaadeerkii lama heshiin karo markaaa adeer anagu waxaannu nahnay niman harti ah mana odhayna anagu markaannu danleenahay uun baanu daarood sheeganaa ee marwalbaaa anagu darood baannu nahnay waxaad ogsoonaantaan ina Foroole wuxuu ahaa ninkii shalay lahaa mageeyo kursiga raysal wasaaraha farmaajo oo ah nin daarood ah oo waliba ina faroole uu cabdiweli keensaday markaa adeer majeerteen iyagaaa lagu yaqaanaa in ay laba afleeyaaan oo marna dhahaaan darood baanu nahnay marna ma nihin ee anaga majeerteen baanala dhahaaa adeer maanta anagu intaanu haysano dawlad soomaaaliyeed oo aan cidna u eexanayn cidkale taageerimayno ogaadeenna waa dhoohanyahay se anugu garanmaayo halka cawlyahayn iyo majeerteen isku barteeen

  25. ilaahayoow tawfiiqda na waafaji reerkii daarood la odhan jiray markuu is idha buuxin waayey ayay siyaasadii ka waalatay kkkkkkkkkkkkkk…Og & Mj hays bahaystaan ma xuma lkn nasabada loo wada dhan yahay ee wixii beeshaa ku abtirsadaa leeyahay yaan laysku khuukhin oo marba qola gaarii daasad u tuman dhalashadu maaha card dukaamada wax lagaga daynsado ee waa nasabiyad ma guuraana oo ka fir kafira oo jiilba jiila.daaroodka somaliya degaa waxa adani ugu jirtaa wixii somaliweyn tahay:-Beesha ogaadeen deegaamo u gaara oo balaadhan dawladaan somaliya ahayni xukunto ayuu degaa intuu somaliya ka degana marba wixii somaliyi tahay waa inuu kula raali noqdaa oo kula midoobaa Maaha inay fududaystaan inay beel ka mida beelaha deegaanka wada dega kula shuraakoobaan.inuu majeerteen yidhaahdo aynu hayaay horle aflabadii yeedhno waxaasi talo iyo caqli midna maaha tolkay ogaadeenow caqligu ha shaqeeyo.tolkay majeerteena waligii ma mucaarad nimo iyo dumin iyo cadaawad sokeeye ayuu ku jirayaa talow reerkan xagay dabaysha waalani ka kilkilaysaysaa?.almuhiim Somaliya waa mid ha noolaato.reerka faroole oo maalinba waali casaanaan loo fadhiyin wuuwdaa ku haya runtii haw gurmadaan hadii kale meeshii PL ahayd ku qosol joogta ah bay mutaysan.

  26. oo kuwan barre hiraale leeyahay kismaayo iyagaa haysta (kenya) miyaysan ahyan yam yam iyo qadaadwayntii kkk ta kale kablalaxan ayaamahan jugta soo dhacday oo kale noqday ma mj iyo ogaadeen uun baa mee kablalaxii kale iyadoonba dhulbahante lagu darin waa ayose kablalxa intuu shiray yidhi kismaayo aanu isku bahaysano war arintaas looma dhamma mar hadaan loo dhammayna waa geedkaa magaadho

  27. bismillah dhamana waan idin salamayaa sidad udhantihiin slaan kabacdi wxaanhalkaan aan rabaa inan ka dhibto fikaradayda ku aadan maqalkaan wariyhu inoosoodhigay runtii aad iyo aad baan ugu faraxsanahay in alle maanta isusoo jediyo quluubta beelwaynta darood ismail inteda wxgalka ah runtii dadka meelhan kayara bulhaamyana adeeryaalow horan usheegay magaca naga khasirayseene dhulbahantow dee mudulood labaxa oo joowhar iyo aadan yaabale iyo melaha abgaal dego uguura runtiina aad iyo aad baan ugu hanbalyaynayaa halyeyda soomliyeed ee kagubtay xaqdarada gudoomiyaha uruka hag uu kuwado beelwaynta darood hana latageero mudaharaadka inta dacifka ah oo qluuubta ka bugtana ilma adeerayaalow dadkina dhinac karaaca

  28. Walal tinimadu kuma go.ayso khalad wiilal laga galay anaga iyo mj waan wada dhalanay maanta waa inaancadowgaanaga iska dhicinaa yamyam iyo qadad weyn oohad a ismail geel uu sameeye iri kkkkkk cuqdadii uu kaqaday cabdi iley ee layidhi 3 madaxweyne ku xigeen aya lasamyni ayaa halkaa geysay hawiye iyo maacuuntiisa kablalax la,aantii aan aragno mee sha ay gaa dhaan markaad cadow shiisheye aha is haysaan khaladaadka yaryar ee tolka dhexdisa aha wa la iska iloobaa hawiye @ waxuu sas ka qaaday wa dastuurka oo waxa ka dhaa dhacsan daarood baa kaa awoodbadan dhul ito tiro ahanba haduu ilahay dhulyar idin siiyay isagaa unbaad qimay kuhelaysaan @ adeer ninkii degaan bala dhan leh unaa dalkan maamuli dastuurkuna wax lagabadali majirto laangaab laangaab unbuu ahaani @ dhulbahante waxa aad tolkiin ka waydaan kama helysaan si sheeye @ (walalkada xun hadadn wadanin wax ku dili nin walalkii wata ) @@@@@@

  29. Dhabyaco waxeey aaminsanyihiin soomalida ineey ugu siyaasad badanyihiin lkn siyaasad waxba kama oga soomaalida ayeey ugu xin hyo xaasidnimo badanyihiin kablalax ma haduu dhashay markii raisalwasaare laga dhigi waayey, kabteey gashtaan waa in lala gashtaa dhabyaco .
    Hawiye waa quwada somaliya hadaad is waashaan batari baa la idin gelin dhabayacoyahay kkk

  30. ugaadeen waa tol jira oo aanu aad u qadarino waana garabkayaga hadaanu khaatumo nahay waanuna ku garab taaganahay in ay jubooyinka intay ka degaan ay u doodaan oo matalaan lkn waa in ay ka fiirsadaan in harti oo qawmiyad wayn ah oo dhulbahante ugu badan yahay jubooyinka ay ogaadeen ogolaadaan in ay kala xaajoodaan mj keliya ta kale reer khaatumo waxay taageerayaan in jubooyinka hadii la rabo in laysku taageero in daaroodnimo ahaan laysugu taageero oo aan la fogayn reeraha kale ee daarood ee jubooyinka iyo gedo xaq degaanka ku leh arintaasi waa daarood kala fogayn uun

  31. Arinakle ayaan ku daraya Majeerteen waxay dheheen isaaq ayaan la goynaa, bal maxaa ceeb ka dhigay hawiye ayaan midnimada kala shaqaynaynaa, majeerteena ay ugu fanayaan isaaq ayaan dhulbahante iskucelinaynaa oo aan la goynaa, waxaan ugu baqayaa dhalinyarada dhulbahante inay ka koraan caqliga xun ee mj ku adeegtaan ee ah daarood, harti iyo waxaas maalayacniga ah, waar aduunku waa dan, siyaasaduna waa danjoogta ah dadkaaga dhinac ka raac waad aragtaa in maanta faroole doonayo inuu isku boodo oo habartii gogosha wax ugu sheegtay sidii uu sheegay ninkii buuhoodle ka hadlayey,

  32. kaarshe
    dhib ma leh in ugaadeen iyo mj is xulufaystaan cidina uma diidana oo siyaasadu waa saad sheegtay lkn yaan magaca la wada leeyahay ee harti aysan mj ku qadhaaban anigoo aan fasax la iga qaadan mj ahaan haw socod barteen ciddu that is the point dhulbahanteba markuu cambuurkii yaraa ee harti loo xidhi jiray uu meel ku laalaabay buu shaqo tegay

  33. @Kaarshe iyo kuwa kale ee halkan torotorgta ka shubaya, hadii nimankaasi ay siyaasad isugu tageen aduunkuna uu yahay siyaasad, is baahaysi iyo isku danaysi anana waxaanu is baahaysi, isku danaysi iyo wadajir ka raadineynaa Hawiye, danjoogta ah baana ka eegnaynaa, dhawaan waxaa naloo magacabayaa wasiir cusub oo Khaatumo ah, taliyaha xooga ciidanka iyo kan cirka oo hadaba ah reer kHaarumo markaa saxib shabakadahaygu waa inay waxii danta khaatumo ah raacaan, hawiyana gaalo maaha, itoobiyaana iyo xamashi maaha, gunteerka hargaysa maahaa, ingiriis cade maaha, waa Soomaali waana dad wadaniyiin ah waa kuwii ka saaray xabashida dalka waxaanu iska shabahnaa gaalo nacaybka, so u gusy get the lost.

  34. looma baahna maanta qadiyadda yar ee caanteenka ah adeer maanta marka lasoo abaaabulo kablaxlax mee daarood kii kale waan ognahay haddiii majeerteen ka xun yahay raysalwasaaraha ay mareexaan qaateen anagu kama xumin ee waanu ku taageersanahay Ogaadeen haday caqli leeyihiin maydaba ordeen ninkii shalay ka iibinayey amxaarada ee lahaa wax daarood layidhaahdaa majiro ee onlf baaanu dhiibnay markaaa anigu waxaan u sheegayaaa labada reerood ee cuqdada iskugu tay inay xishoodaan

  35. walaahi dhulbahante waa waalan yahay! war siyaasadu cadow iyo sxb joogto ah malahan, Ogaden iyo majertena waligood wax isuguma imaan iskumana darsan. lakin maanta mucaaradka dowlada ayaa isu geeyay waana kala dan waana isku dan. lakin idinka marba hadaysan cadow idin ku ahayn maxaa idin ka qaylinsiinaya haday hawiye iyo irir u midoobaan idinku iska daaya.xasuusnaada maanta dad sxb ahaa ayaa kala tagi bari, dad col ahaana wey saaxiibi.iska ilaawa kaarbaa reer hebel la marsan iyo beri baa lays dhiibi jiray, hawiye ba soo kii 1991 balaayada dhigay? maantana so kuwa mweynaha inoo ah!

  36. nimanka majeerteen ee halkan ka sheekaynaya waxaan jeclaan lahaa inaan idhaahdo

    ilmaadeerayaalow waxaa wanaagsan inaad xishootaan waayo? waxa weli idinka hadalsiinayaa waa indha adaygiinii, islaweynidii, axmaqnimadii iyo siyaasad xumadii uu sababay set- bursigii aad weligiin raadinayseen iyo risiqmaanicii aad weligiin walaalihiina harti iyo daaroodba ku hayseen. reerkasta oo daarood ihina weligii wuu idiin sabrayey, idinkuuna wax walba idiin dhaafayey oo idinkuna taageerayey idinkuna ixtiraamayey. hase yeeshee reer kasta oo daarooda waxaad ugu abaal gudeen inaad cagta hoosteeda gelisaan, una aragtaan waxaan jirin oo idinku iska leedihiin oo aad ku shaqaysataan. taasina waata sababtay inaad maanta bohoshaad qodeen ku dhacdaan, markaad ka soo bixi kariweydeen, welibana hawiye ciid intuu madaxa idinkaga shubay godkii idinku duugay. hadaba maanta arintiinu waa nin daad qaaday xunbo cuskay oo waxaad rabtaan wax godkaad ku dhacdeen idinka soo saara.

    intaan godka la idinka soo saarin ma isweydiiseen waxa godka idinku ridey oo ma waaya aragteen mise weli waxaad u fekeraysaan habkii foosha xumaa ee bohosha afka idinkaga qufuley.

    waqtigii wax walba idinka laydiinka dambayn jirey waa dhamaaday, idinkaana kas baday in sidaas laydiinla dhaqmo. cida keliya ee aad cambaaraysaan waa naftiina oo keliya.

    maanta waxaad garwaaqsateen wixii weligiin daarood idiin sheegayey, laakiin aad ignoor garayseen. taas oo ahayd inaydaan daarood la aan tiis waxba noqon karin.

    anigu khaatumo ahaan arintaydu waa rag ciil cadaab ka dooroy. waana kuu cadaysanaya. taasna waxaa igu kelifay sidaad iila dhaqantay ee aad kafantayda u toshay anigoo kabahaaga tolaya.anigu hawiye waan aqaan, xitaa hadaanan waxba ka helin, waxaan door biday inaan isaga ku ag gaajoodo oo dowlada soomaaliyeed marti u ahaado.

    balse waxaa laayaab leh waxa durbaba idinka cabaadiyey, aniga intaas oo sano oo aad idhibaataynaseen waan aamusnaa, waana adkeysanayey, idinkuna mar qudha iima danqan oo ma odhan war reerku waa reerkii dowlada ina lalahaa. ee sida halaga daayo, cadowgana yaan gacmaha loo qaban.

    ugu dambayn samir iyo iimaan ilaahay hayna kala siiyo. nin walbana waa wixii hooyadii ku dhashay hadaad bohoshaad qodayseen sii dheeraeeyn lahaydeen iyo hadii kaleba cidi idinkama horjoogto. laakiin ha hilmaamina bohoshaas ku dhici doonteena ma ogidine.

    axmaqnimada aan idinku sheegay waata faroole ku keliftay inuu snm oo aan soomaaliya kala jeclayn u gacan haadiyo si godka uu isku qufuley uga soo saarto.
    wuxuusan ogeyn faroole in snm ay godka ku sii shubi doonto shamiito iyo daamur kulul oo is wata si uu halkaas ugu naf boxo.

  37. Masha alha beesha dhulbahante guulisatay waxanay racaday somalia lkiin somaliland maxad ku diideene ?

  38. NINA

    kkkkk Niinaay inabti waad iga qoslisay dee Caydh maahane waa Cayr
    waa ku sidee sow adigan cidiiba soolanaha mug mugan ee aan waxba haysan
    ka soo saaray

  39. Ina shir shoorow.
    Waan kuu sheegey in kablalax danihiisa uu ka shirayo iyo sidii ay wax u wada qabsan lahaayeen, iyo weliba sidii ay meel uga soo wada jeesan lahaayeen siyaasadan hawiye ee daarood naceybka ku dhisan ,
    mida kale qaranimo somali jaceyl kaama ahee waxaad uga dhowaaneysaa somalilan oo tiri somaliya waan ka baxney , geel jiraa tahaye markuu carabka ku qalalo oo aad haraado ayaad ogaan doontaa halka siyaasada somaliya mareyso , sidaad tiri hadaad mj aad cidkale ka difaaci jirtey maad laascaano ku xureysid quwadaad sheegtey hadalkuba ha yaraadee , teeda kale anagu waa naqaan sida loo dhigo mishinada laakin dhulbahante u dhigi meyno waayo laga yaabee maalin maalmaha ka mida inuu hurdada ka tooso oo uu wax kala garto. hadaadse runta rabto ninka u dhigey mishinka dhulbahante waa cali khaliif iyo kooxduu watey .

  40. samatar

    miyaanad ogaadeen ahayn maxaa laaska iyo shu,uunu daakhiliga somaliland kusoo geliyey. inagu awaaraynu ku wada hadlaynaa iyo jigjiga not laascaanood.

  41. abgaal baa mj ugu shirbay
    yaa mar waa risaaq yaa mar waa rashiid ya inta kale ma rooti baa

    hada arintu waa

    ya mar waa harti ya mar waa kablalax ya inta kale marooti baa bal adba

  42. hawiye yaan la aflagaadayn waa reer wayn oo wax walba leh sida daaroodkuba wax kasta u leeyahay maantana dhulbahnte waxaa siyaasad amni dawla u ah inuu fiilo adag hawiye ay isku xidhtaan waa inay goldan gate kii san faransiisko ay samaystaan oo isu gooshaan dee fiqishin oo caydh ah oo ayaanle ahina waaba khaatumaysan yihiin see waaye marka cida yaan laynoo xuuxin wayba nala khaatumaysan yihiine

  43. waayo aragoow
    tolnimo qabiil soo aragnay dhibkeede old fashion bayna noqotay hada waa tolnimo siyaasadeed modada cusubi wixii cusub caalmkaa jecel inkastoo abgaal iyo mj ay nagaga horeeyeen tolnimada siyaasadeed ayse hada arintu rabto damul jadiid oo ah dhulbahante iyo abgaal why not !!!!!!!!!!!!!!!!!!

  44. wiilka shirshore
    runta ayaad sheegtay new kablalah waa lugooyo faroole miyuusan ahayn ninkii ogaadeen oo tol ah intay garowe iyo bosaso usoo cararaan, faroole iyo puntland ay xabashida u dhiibayeen oo lahaayeen waa terrorist, marka yaan lasheegin. ali khaliifna waa muwaadin soomaaliyeed.

  45. Dhulbahante iyo majeertee.
    Dhulbahante idoor isagaa yaqaan sida loo karbaasho halooga dambeeyo
    Majeerteen hawiye isagaa yaqaan sida loo rarto Ee halooga dambeeyo
    Sida shaqadu haynoo ku qaybsanaato. Qofkii shaqo uusan lahan AMA aqoon faraha lagala aan meel uga soo wada jeedsano.

  46. waa yadii sacuudiga loo dhoofi jiray ayaa waxaa is raacay dhalin yaro ah oo xamar ku barbaaray laakiin deegaan ahaan meelo kale ka soo jeeda markii jidah la yimid ayaa midkastaa reerkoodii raadsaday oo ay kala tageen labadii wiil midna reerrahoodi ayuu helay kii kalana cidba wuu waayey

    mudo ka bacdi ayaa lays helay markaas ayaa lays waraystay kii reerkooda helay ayaa saaxiibkii kale u sheegay in la soo dhaweeyey ciqaamadna loo iibinaayo kii kalana wuxuu sheegay in aanu cid soo dhawaysa helin waxna loo balanqaadin intaas markii laysu sheegay ayaa la kala tegey

    markay sanad ka soo wareegtay ayaa hadana marlabaad lays helay markaas ayaa lays waraystay kii aan cid helin ayaa ku bilaabay oo ku yidhi sxb ma markii ciqaamad laguu iibiyey ayaad iga dhuumatay saniib daro ninkii ciqaamada loo balan qaaday weli looma iibin oo bilaa ciqaamad oo waa lagaga baxay balantii isaga oo cadhaysan cabdale ayuu saaxiibkii waraysanayey ku yidhi saaxiib filmkaas waan galay ee iga dhaaf isaga oo ka xun beenta loo sheegay marka harti nimo iyo kablalaxnimo Mj ku jiri haday faaiido leedahay dhulbahante ayaa galay filmkeeda faaiidadeediina way hayaan marka naga danbeeyow iska jir

  47. kkk aduunyoy xaalka ba beytiri ninkii riwaayadi hablow armaad guursantoontan ku jiray walahay waxan ka yaabanahay website kan isbadalka deg dega ah oo markaste ku dhaca maantayna sheekadu ma ogaaden bay maraysa . Waxan ugu baaqaya dhalinta halkan ogaada : horta mj iyo dhulos. Xage ku diriren koley intayada qurbaha joogta sxbow baan nahay oo habeen iyo maalin waan kaftameynaye malaha website ka magaca un buu wataaye shoow qola kalaa leh oo dhulos ku qaraabta faroole; hadad nagu caayeysana dee khaladkisa wan wada aragna waana ogtihin oo dhulos baa soo doortay oo codkooda siiyey waad ogeyden inaad ilka jiir uga hiilisen oo 17 mp oo dhulos ah u codeyen marka tolow ninkaas sharkisu waana wada saameye ee xumaan yaan xumaan lagu saxim

  48. Guul iyo gobonimo khatumo state cadowkeeda dhabyaco hadhaco

  49. Waxaa iigu daran meeyarka Garisa ayeey garowe keeneen Sujuu Kablalax muxuu ka ogyahay af somaliga ayaa dhibaya sawaxili ayaa guumeysta kablalax muxu u sameeyn garaa, dhabyaco weey u dhamaatay kkkkk

  50. Majeerteee marba kaadh bay xoqdaan maantana ma absamaa la xoqayaa waan sugaynaa inta labada dhinacba laga xoqayo.
    guul khaatumo

  51. ali idinku siyaad waxba kama taqaanin waayo wataas waraaqihii dhamaa ee sirta dawladu ku qoraayeen hadhcad la idinka xaday kkkkkkkkkkkk marka marduuf qaad ah baa idinku filan ka bacdina waa la idinka hoos qaadayaa idinka sidii hal caws cunaysa afka taagaya

  52. Horufadhi maanta haddaanu dhulbahante nahay hawiye ayaa naga dhigtey.
    Adeer maquusano miyaa maxaa Hawiye na daba dhigey. Mise xoolaha ayaanu caqli la nahay.
    Dhulbahante qaranimo soomaali ayaa intaa difaacaysaan. Adeer Hawiye aqoon uma lihid iyagaa diidan qaranimo soomaali.
    Cudur daarood iska dhici waxna yuu helin ayaa ka buuxda.
    Dhulbahante hawiye ma taqaanid ee ha ku fashilmin. Cali khaliif waa ku fashilmay hawiye dhulbahante wax uu u yaqaan majiro adiguna qaranimo ayaad ku haysaa.
    Gunnimada iska daaya kabalax danahooda ayee ka shirayAan ee anagaa iska saarnay kablalax cali khaliif ayaa naga saaray. wax ay nooga baahan yihiin majirto
    hawiye bal aanu aragno waxa uu taro khaatumo

  53. Kkkkkkk majeedheen card kii hartiga ee ay xoqan jireen markuu gubtay ma kabalax iyo kor bey u boodeen?! Kkkk allaa kariim marda darbi madaxa hala dhaceen. Snm ayaan ku biireynaa oo la go’aynaana waatuu futoole lahaa kkkkkk walee dhulbahnte markii uu idinka tagay cidlaaad kusoo dhacdeen

    Maayarkii Garisa, Kenya ayaa tamar majeedheen biday oo ku casuumeen Garoowe kkkkkkkkkkkkkkkk funny shit

    Viva Khaatumo State

  54. somaliweyn hal beel ayaa qabta waana hawiye oo isleh ku qadhaabo

  55. balan waxaan ku qaadnay in hawiye la tuso taagtiisa inta ay tahay. saasi darteed majeerteen inuu somalia ka goosto waan soo dhawaynaynaa. sidoo kale jubaland inay somalia ka go’do aad ayaanu u soo dhawaynaynaa.

    laakiin shardiga ina dhex yaala puntland waxa weeye waa inay horta qabyaalada inaga daysaa oo intii ingiriisku noo cayimay 1960kii inoo daysaa kolkaa anaguna waanu ku raacaynaa in bari nuugaal iyo mudug laga gooyo somalia.

    sidoo kale pressure kaasi si uu uga galgasho xasan culusow waa la arki doonaa.

  56. sxb waad iska hadashay adeerkuin cali markad leedahay cali waa muwadin somalyed midkale kablalax wax magicisa kor uqaadi jiray taarikh badan hene waa dhulbahante hadana anaga adiag marti kaga manihin lakin ma ogalananyo cidii kasoo horjeda qaranimada somaliyed waliagyana maan ogalaan majeertena waligood anaga wax tari jiranaya marka kismaayo la dhex bacsado ragi ay ku barooran jirten ayan ahen hadana mishinka aad dhulbahante udhigten waa dhamanaya sxb shalaybaa dhalate waa lashubi jiray wiilak kula hadlayana waa wiil laandhere ah oo shir shoor

  57. shirka waxaa kamida sidii laaska looxoreyn lahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  58. dhulbahante maxaa lagafaaiidi oon ahayn khilaaf iyo dilaalnimo,hadaad raacdeen hawiye hangaraarac lug umadhutiyo

  59. ururka sahal wuxuu kakoobanyahay,1 sade 2 absame 3 harti 4 awrtable 5 leelkase lakiin waxaan layaabanahay dhuloos oo moodo dad aan ujeedo lahay,hadaad hawiye kabaha uqaadaan walaan laascaanood uuna idiin xoreyneynin, majeerteen ilaahay idinka sareysiiyey,waa sida dhuloos dhilkooda kama iibiyaan isaaq,
    viva puntland
    viva jubbaland
    viva khaatumo

  60. Hor u fadhiyow.
    Beelaha kablalax ee Ogaadeen iyo Majeerteen waa biyihii Daarood ismaaciil , xumaana cid ugu midoobi mayaan wanaag mooyee, adiguse maxaa kaa galey kablalax sow kii yiri adeerkaa cali khaliif oromo iyo uraagaan ehelwadaagnaa harti wax la yiraahdaa ma jiraan oo waa been iyo sheeko baraley .
    mida kale ma xamar baa weli hunguri kaa hayaa sow taad sanad fadhidey oo aad ku hungowdey , mise nafla caari baad tahayoo meel aad u dhaqaaqdo ayaad weydey, kablalax hajiroo ha joogo cadowgiisana ha jabo .

Leave a Reply

Recently Commented

  • hargaysawi: Somaliland oo soo saartay Digniin ay ugu quus-goynayso Dad ay ku tilmaantay Qas-wadayaal iyo kooxo Nabad...
  • hargaysawi: War saxafadeed kasoo baxay was as rada arimaha dibada somaliland.
  • Hakiimd: Walee Inta Cali Khaliif nool yahay reerku waa dhaqan yahay laakiin maalintii meesha ka baxo baynu is weydiin...
  • Layla: !!!!!! kii is dhiiboow , waa dhibkuu yaa l!!!!!!!! !!!!!! adaa dhoofee, dhulku waa nagi !!!!!!!!!! !!!!!!...
  • ali: aniga waxay illa tahay khaatumo wax wayn oo sidaasi u buuran maahan laakiin hadii ciidanka qaranka dagaal lagu...