Comments on: Safiirka Somaliya ee Addis Ababa oo iibsaday fiisooyinkii Turkiga

By: garowe
dhareere baaqimo

hooyadaa iyo midgaantii ku dhashay iyo adiguba isasooraaca oo u i imaada bal inaad kalarkiisa taabataan

By: DHeere power
Danjire maaha waa tuug budhcadbadeda ah corrupted.

dadka jooga Ethiopia uu dhacay madaxa haka toogtaan eeyga.

By: kalshale
garowe  safiirku ma dhabayac baa aanu  u xil qarine idinkana waxaan idinku nacay dadka mar hore wax uma sheegtaane goor feedh bilaamay ayaad tidhaahdaan waa waray waa waray war hade ninka ma waadan garanayn war hade waa nin harti ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

By: garowe
saacid yuusuf aqoonbaydaan ulahayne wax hubsada waanin hantiila ah oo lixdakun iyo kabadanba qayilaad u bixiyay waana ninka kaliya oo xafiisyadiisa ay soomaali isugumidka katahay waliba reerka uuka soojeedo waxaa kagabadan safaarada shaqaaleheeda idinka marka dacaayada riqiiska ah waa wax la idinku yaqaanay horufadhiyeey

haduu nin xayraana ahaanlahaa waa looqaadanlahaa laakiin waa nin ganacsada ah illaahayna hanti siiyay

By: kalshale
qofka masuulka ah marka uu wax khaldo ama wax xado haddii aan sharcigu qabanayn wuxuu doono ayuu samaynayaa sidoo kale waxaa loo baahan yahay marka qof masuul laga dhigo oo xil loo dhiibo waa in uu sharaftiisa dhowrto waxaase muuqata in soomaalidu tahay dad aan waxba ka fahan sanayn masuuliyada loo dhiibay waxayse fahmi doonaan marka sharcigu shaqeeyo ee wax xada la xidho kii wax is daba mariya la xidho

By: Idoor liqe
Somalidii waxay baratay corruption (musuqmaasuq) Sida kenyanka ,

Waa masuuliyadaro in arday soomaliyeed laga qaado lacago blackmail (laaluush)

Scholarship ka waxaa donation ahaan u bixiyey dowlada turkiga so sidee markaa looga ganacsankaraa!!!! . Aniga khaladka waxaan SAARAYA ardayda Iyo waalidka waayo Waa in ay arintaas diidan oo ay ka dhiidhiyaan waan ogahay Somalidu Ma aha dad dulqaad leh waxkasta waxay jecelyihiin in ay ku helaan si dhakhso ah oo waxayba jecel yihiin in ay Lacag bixiyaan Waa Khalad waxayna noqon wado halaqmareen ah ,

Masuuliyiinta Hadii la dacweynlahaa oo sharciga loo Mari lahaa way joojinayaan. Lkn $$$$$$$$$$$$$$$ qof diidaya Ma leh !!!!!!

Wabilahi towfiiq