Ardayda Jaamacada Nugaal oo Socdaalo ku maray degmooyinka Khaatumo State,{Sawiro}.
Ururkan lagu magacaabay Midowga ardayda Jaamacadda Nugaal ama Nugaal University Students Uninon (NUSU) oo maalmahanba korm,eer kumarayey deegaano katirsan maamul gobaleedka khaatumo stae ayaa waxa ay maalinimadii shaly soo gaadheen magaalada buuhoodle
ardaydaydan kasocota jaamacada nugaal ee magaalada laascaanood ayaa waxay kormeer kusamaynayeen ardayda waxkabarata dugsiyada sare ee deegaanada dawlad gobaleedka khaatumo
waxa ayna socdaal dheer kusoo kala bixiyeen magaalooyinka boocame ,Kalabaydh Iyo widh Widh Iyaga malinimadii shalay ahydna soo gaadhay magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn Sifiicana loogu soo dhaweeeyey
waxayna guada galeen hawlahooda shaqo iyaga oo tira koob kusameeyey ardayda waxkabarata dugsiyada sare ee magaalada buuhoodle kulamana laqaatay maamulayaasha dugsiyada sare iyo gudoomiyaha jaamaca bariga africa faraceeda buuhoodle dr cabdi shaafi
dhanka kale waxay ardaydanni kulamo laqaateen ardayda wax kabarata dugsiyada sare ee magaalada buuhoodle iyaga oo usoo jeediyey waano iyo inay siiwataan waxbarashadoooda ilaa heer jaamacadeed
dhankakale gudoomiyaha ururkani aamina saleebaan maxamuud ayaa waxa ay buugaag gudoonsiisay maamulyaasha dugsioyada sare ee magaalada buuhoodle…
hadaba waxa uu ururkani maanta sitoosa uga anbabaxay magaalada buuhoodle isaga oo ku sii wajahan dhanka nugaasha si ay halkaasi tirakoob ugu soo sameeyaan ardayda wax kabaranaysa dugsiyda sare ee degaanada xudun, taleex iyo ilaa sanaaagba
Short URL: http://horufadhi.com/?p=23713





































Idoor Liqe
sxb haa dabcan ex lascanod ban ahay muddo ilaa 4 sano ah baa iidu danbaysay laaska, waaana ku laaban doonaa insha allah waa meeshaan ugu jeclahay in aan ku noolaado insha allah,horgaladana waa laga xorayn doonaa.
odowaa
sxb adiguna reer laascanood ayaad tahay , ragaad sheegtay waa ex laaska macalimiintii,
waxaab ururineynaa dadkii reer laascanood ee waayaha dunidu kala ka xaysay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
waxaa meshan wax ku qora dad reer xamar ah . lkn arintaas ma yeelenyo inuu reer xamar dhulka khaatumo ka waramo anoo ku dhalanay nugaal godan //////////,
FADLAN HADAD REER LAASKA TAHAY NAGU SOO BIIR ,
GUULEED.
MA JOOGTAY LAASKA MARKII LAGA DHISAY BRIDGE KAN ?? MISE MA GARANKARTAA MEESHUU KU YAALO ?? ANIGA WAAN GARANAYAA
BAL DAAWO VIDEOGA BRIDGE KA LAASCANOOD . RIIX HOOS
http://www.youtube.com/watch?v=tBoqIZrnnag&feature=player_detailpage
sxb idinkoo iga raali ah meeshu chatroom miyaa mise comment kkkkkk kaftan sxbayaal qudhaydu ardaydii Maahir ban ka mid ahaa iyo bile iyo shabeel loool xusuus.com
GUULEED
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WAAD IGA QOSLISAY WALAHAY , WAR LAFIHII LAASKA AYAAD TAHAY INKASTOO AADAN ADHBAABKA GURIINA II TILAAMAAMIN OO AAD IGU TIDHI AAN MEESHA LA QABSADO ,
BUDLIYE
WAA NIN ODAY AH EE DAA , BAL HA SOO SHEEGO MEESHUU DUKAANKA KU LAHAA INTAAS AYEY DIRADU QABATAAYE .
Tukaan baan kulaha buuyiri laaska isaga markaba dhagta lasoo qabanaya ma dhuuman karo kkkkk
Idoorliqi@ ninkii Budliye mahaysaa walaahay waa lafihii hore odayga caawanu isku yara tuurtuurnay
War waan ku dhashay baan ku iri see baanan wax barasho ugu bilaabin macalim maahir waa garanaya nin Guuleed Garada buu aha kkkkk saa dadka miyad ukalataqna ina lugatoorna waa nin xasan ugaasa yuusuf haaruna khayr yuusuf kkkkkkkk
Guuleed
Absolutely . Haaa
Adigu miyaadan schooladii laaska ku yaalay midna xaadirin.????
Aniga school waxaan ka bilaabay schoolkii imaamu Shaafici , maxadkii Maahir lahaa then ,
Idoorliqi@ Haa sifaacan baan ugaranay ina lugatoor sowmaha
Sorry sidii reer Puntland Ayaan u qoray LAASCANOOD ,
Reer Puntland waxay dhahaan Laascaanoo!!! Lkn waa LAASCANOOD CITY !!!
Guuleed
Ninka fadhiya xafiiska schoolka sare ee boocame Ma garaneysid Miyaa ???
Wuxuu Macalin ka ahaa schoolkii sare ee Muuse Yuusuf secondary school ee LAASCANOO ,
Hanbalyo aqoon yahnada khaatumo waa madaxdi bari dhalinyarada waxaa ku jira madaxwaynihi khaatumo iyo wasiiradi. noqda kuwii maamulkoda u adeega ee aan maamulu kale dabacararin hanbalyo mar labad iyo mar sadexadba