Comments on: Daawo Madaxweyne DFS Xassan Shiikh ayaa ka qeeb galay Barnaamijka Dood Wadaag ee Universal Tv.

By: mire
Samatar

Waad mahadsantahay walaal …..

By: abdi
Hawiye waa uun hawiye magac xumadoodaad ka garanaysaa fucking kukuyo

By: abdi
Waar neefkan yaa waxaas oo info ah u dirsaday.who cares waa buulalo.macna badan malaha culusow nin qaran maaha ee waa qabiili buka raagina maayo waans yara ciyaal xaafa calooshiisa la ciyaar caqli badan aan lahayn waa mooryaan mother fucker ah oo waliba daaroodka neceb.saacadaas laga bilaalo hadaynu khaatumo nahay waa inaynu kablalax wax la qabnaa

By: garowe
kasoo qaybgal wacan

VOA 16:00

VOA 19:00

LINKS

Allmeheri

allpunttland.com

Allsomali24

Amin Arts

Baargaal

bosasopress.com

Burucbaxaya

Caalami

Calanka

Ceelcad

Dayniile

Gaafo

Galgalanews

Gedo Online

GedoNet

Halgan

Hiiraan Online

hiiraannet.com

Horseed Media

investinpuntland

Jamhuuriyah

Jirac

Jowhar

Laascaanood

Marka Cadeey

Midnimo

Mudug Online

Mustaqiim

Nassutv

PDF UK

Puntland

Puntland News-24

puntlandi

Puntlandpress

raadraacnews

Radiomuqdisho

Radiosanaag

Raxanreeb

SBC Radio and TV

Shabelle

Somali Economic Forum

Somali Weyn

Somalia watch

Somalistartv.

Somalivoice

sombusinessworld

Sonna

Suomen Somali

Wadan

Wardheernews

Warqaad

London: Fadeexad iyo Nidaam Darro Tii Ugu Xumeyd oo Xalay Hareeysay Soo Dhoweyntii Xasan Sheekh

February 3, 2013   //   Warar Somaali

Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay [Sabti]  jaaliyada Soomalida UK kala qeyb galay xaflad ballaaran oo lagu soo dhoweynayey imaanshahiisa London oo uu sii joogi doono ilamaa Isniinta.

Nidaam darro baahsan ayaa xafladda ka jirtay, ma jirin nidaam hagaagsan oo xaflada soo dhoweynta madaxweynaha ay u socotay, hase yeeshee waxaa iigula yaab badnaa dhowr waxyaalood oo ay ishaydu qabatay, islamarkaana aan u dhaba galay.

Madaxweynaha intii aanu iman goobta waxaa ka jiray is dhex yaac faro badan, ismuujin, kooxeysi iyo loollan adag oo loogu jiro sidii qof walba u qaadan lahaa door muuqda.

Kooxo Hab Qabiil isku xushay, isuna abaabulay.

Raga la socday madaxweynaha ee habka qabiil iyo kooxeysiga xaflada uga dhex muuqday waxaa kamid ahaa shakhsiyaad la yaqaano oo ku heyb ah madaxweynaha kuwaas oo iyagu is-tubay buuxiyeyna nawaaxiga kuraasta dambe ee wafdiga dowlada loogu talo galay, waxaa ragaas kamid ahaa 1-Mustafe dhuxulow 2-Abdirahman Abdishakuur Warsame 3-Abdisalaan Guuleed 4- Siciid Sheekh 5- Xildhibaan Guure 6-Abdi Cumar. raggan oo dhamaantood kasoo jeeda beesha hawiye waxay ixtiraami waayeen kana xishoon waayeen umaddii faraha badnayd ee xaflada kasoo qeyb gashay iyagoo isu muujinayey raga ay talada ka go’odo oo isteerinka u haya madaxweynaha Federaalka Somalia.

Shaqaalaha Xafiiska madaxweynaha qabsaday waayo iyaguna?

Waxa madaxweynaha la socday niman u badan dhalinyaro iyo qaar odayaal ah kuwaas oo iyaguna la heyb ah madaxweynaha qaarkood xilal kuma magacowna waxayna madaxweynaha ula shaqeeyaan oo qura inay la qabiil yihiin, laakiin kuwa xafiiskiisa ka shaqeeya ee ka arradan dhanka paratakoolka iyo nidaamka dowliga ah waxaa kamid aha qaar aan xalay meesha isku baranay oo la yiraahdo 1-Kamaal Guutaale 2- Ibrahim Sh. Muxiyadin. 3-Axmadey.

Dad liiska laga saaray iyo fannaaniin ku dagaalamaya Micrafoonka

Fadeexada kale ee yaabka leh ee aan xalay arkay waxay ahayd iyadoo dad qaarkiis lagu takoorayo qabiilkooda, loona diiday haba yaraatee inay wax lug ah ku yeeshaan ama ka muuqdaan xaflada, gaar ahaan shakhsiyaad doonayey inay ka hadlaan xaflada oo liiskooda lagaba saaray dadkii hadli lahaa.

Nin u hadlay jaaliyada UK magaciisana yahay Cabdi Cumar oo hab qabiil ku boobay micrafoonka ayaa booska kala baxay qof isagu ku qornaa booska inuu u hadlo jaaliyada reer UK ninkaas hadli lahaa oo isagu kasoo jeeday beesha Daarood/Mareexaan ayaa lagu magacaabaa Abdi Shire Ciyaar jecel waa nin abwaan ah oo mu’alif u ah kooxda Qeylo-dhaan.

Dagaal ku sigtay gacan ka hadal iyo loollan xaga cod-baahiyaha ah ayaa meesha ka dhacay, iyadoo dadku la yaabeen qaabka xishood darrada ah ee wax walba loo qabyaaladeeyey.

Cabdi Cumar xalay wuxuu ku ceeboobaabay markii uu dadweynaha ku yiri ila soo dhoweeya madaxweynaha, oo madaxweynuhuna u qaatay in la leeyahay soo kac oo dadka u khudbeey, kolkaas oo madaxweynaha markii uu soo kacay loo sheegay in si khaldan loogu yeeray ee uu wali sii fariisto.

Dhacdo kale waxay ahayd markii haweeney buraanburta oo kasoo jeeda beesha Daarood/ Majeerteen oo lagu magacaabo Muna Diyaana laga saaray liiska, iyadoo howl badan iyo tacab gelisay buraanbur ay u soo sameeysay madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Somalia.

Muna Diyaana maquusan waxay ligliga ku dhegtay micrafoonka xilli madaxweynaha sii baxayey iyadoo dadkii goobta joogay u sheegtay in wax aan loo dulqaadan karrin ay meesha ka dheceen, shir deg deg ahna ay goobta ku iclaamisay.

Dhacdo kale waxaa isagana lagula kacay nin fanaan ah oo isna ka tirsan kooxda Qeylo-dhaan oo lagu magacaabo Xuseen Shire, xuseen wuu qaaday heeso xalay, hase yeeshee ballantii ahayd inuu heeso kale qaadayo marka madaxweynaha uu hoolka soo galo ayaa looga baxay, waxaana halkii uu isagu heesi lahaa marar badan isteejka kusoo noq-noqday fanaaniin kale oo la heyb ah madaxweynaha sida Gaadaco iyo gabar fanka ku cusub oo iyaduna madaxweynaha u sameeysay hees ammaan ah.

Dhaco kale oo aan qabyaalad ka marneyn ayaa iyadana meesha xalay ka dhacday iyadoo dad kamida jaaliyada reer UK oo xiriir la leh Wasiirka koowaad Saacid oo iyagu kamid ahaa dadkii xaflada qeyb kamid ah soo abaabulay ayaa iyagana bannaanka la dhigay iyagoo isla xalay dood iyo isqab-qabsi arrintaas ku saabsan lagu heystay xildhibaan Guure oo ahaa ninka sida weyn u beeleeyeeyey beel gaar ahna ugu ekeysiiyey xafladii madaxweynaha qaranka Somaliyeed loogu talo galay.

Mid kamida dadkii xaflada kasoo qeyb galay oo isagu kasoo jeeda Puntland ayaa ii sheegay inuu kala garan waayey inuu caawa joogo xaflad ay leeyihiin maamul goboleedka Banaadir State ama Galgaduud State, taas oo uu la jeeday sida kooxda la socota madaxweynaha ay yihiin kuwa la illdaran qabyaalad reernimo ku dhisan.

Ugu dambayntii waxaa xalay xoogeeystay awoodna yeeshay mudaharaad ballaaran oo looga soo horjeedo habka foosha xun ee kooxda damul-jadiid iyo Xasan Sheekh ay u qabyaaladeynayaan masiirka umadda Somaaliyeed, iyagoo doonaya inay dalka dib ugu celiyaan dagaalkii sokeeye.

Muna Diyaana oo ah abwaanad qaran iyo qaar kale oo kamida aqoon yahanka Somalida ayaa xalay iisheegay inay xoojin doonaan kuna biiri doonaan mudaharaadka ballaaran ee isniinta ka dhici doona magaalada London.

Waxaan kaloo fursadan uga faaiideysnayaa in dibad-baxii ka dhacay magaalada Minnesota warbaahinta BBC English ay ku sheegtay report aan online-kooda ka akhriyey in dadkii kasoo qayb galay ay dhamaayeen 50 qof, laakiin waxay ku sheegeen dadkii madaxweynaha hoolka ku soo dhoweeyey 4-kun oo qof taas oo xaqiiqada ka fog. Sidaa daraadeed waa in mudaraadka London warbaahinta caalamka lala xiriiraa qoraalo la gaarsiiyaa, lana soo casumaa

By: wadaad yare
Samatar

Haddey Jubbaland ku dhismeyso oo kasoo dhex baxeyso hab sharci ah oo dowladnimada soomaaliyeed iyo baarlamaankeeda ku tiirsan ma diiddani waana hab maamul oo caadi ah. Laakiin Jubaland beel iyo kenya wataan uma maleynayo inuu kheyr ku dhismayo kuna dhammaanayo.

By: WIIL OGAADEEN
War nimanyahow  axadku hadalka uu kuhadlayo xaata masaxna  goormey mamul goboledyada dalka kajira is afgarteen  ????? Wuxu kuleyahay waan isfahansanahy mamaul goboledyada  xasan sh . Hadalka saxafada galaya waxa fiican inuu runyahay @@@

By: samatar
@ wadaad yare

dawada jubbaland waa dawlad cadaalada oo loosimanyahay,ilaahay dadka hafahansiiyo

By: wadaad yare
Samatar

Haddey dowladnimadu shaqeyso la iskuna raaco uma badna in dagaal dhacayo. Haddey fashilanto dhulkaas hodonkaa oo istiraatiijigaa oo qabaa,ilka badan degaan shaki yar xataa kuma jiro inuu dagaal wejiyo kala geddisan lihi uu ka dhacayo.

Dagaal proxy ah oo dowladaha deriskaa ku lug leeyihiin waa laga filan karaa. Mid argagixisada caalamigaa.

Iyo mid qabaa,ilka dhexdoodaa.

Dowladnimada oo shaqeysa ayaa dagaal looga badbaadin karaa Jubbooyinka, taasna Muqdisho ayaan ku ogaanney.

By: samatar
@ mire

walaal waa absame kuumade, kablalax darood,absame wuxuu dhalay 1-cabdiraaxman oge(ogaadeen) 2-jidwaaq,oo kala ah ,abaskuul,bartire iyo yabaree 3-weyteen 4 baalcad.adeerkoodna waa galimeys

By: mire
Sorry , qalad hayga qaadanina ee waa iga dhab ….Absame daarood yuu ka yahay , please ?