|

Deg Deg:Maamulka faroole oo Waxaan hore loo arag maanta kala Kulmay Buuhoodle(Daawo Sawiro)

iyada oo ay dhawaan magaalada buuhoodle  soo gaadheen horgalo u adeegaya  maamulka putland oo uu soo diray odayga faroole  kadibna ay ku kaceen shacabweynaha reer buuhoodle oo iskaashanaya Khasaarana soo gaadhsiiyeen  iyaga iyo gaadiidkii aywateenba   amrna lagu siiyey inay kunoqdaan saacado gudahood

Horgaladani asal ahaana kasoo jeeda beelaha dega magaalada buuhoodle ayaa intii aysan magaalada kabixin waxa ay guryo sigaara loo leeyahy kuna yaala koonayaaasha magaalada kafurteen xafiasyo qarsoodiya iyaga oo markiibana si dagdaga oo baqdini kujirto uga baxay magaalada buuhoodle .

hadaba xafiisyadan ay kafurteen ayaa waxa ay u adegayeen ururo siyaasadeedyo  aan lagaranayn meel ay sal iyo raad  ku hayaan.

muwaadiniin kam,ida bulshaweynta degta buuhoodle oo iyagu sheegay in markii hore sikhaldan wax loogu sheegay masuuliyiina looga dhigay xisbiga WADAJIR ayaa saaka shir saxaafadeed ay qabteen waxa ay ku sheegeen inay katanaasulayaan shacabka reerkhaatumo iyo madaxda maamulka khaatumana ay kadalbanayaan cafis in loo fidiyo .

dhanka kale waxa ay sheegeen waxyabaha ku kalifay  inay katanaasulaan urur siyaasadeedka wadajir. 

markii ay arkeen mawqafka dadweynaha kudhaqan magaalada buhodle in mawqafkoodu yahay meeel maamulkooduna yahay khaatumo

waxa ay go aan sadeen inaydhinac karaacaan dadkooda iyo dalkooda kalana qayb qaataan halganka ay kujiraan .

hadaba waxaa saaka lagu gubay magaalada buuhoodle boodhka xisbiga wadajir iyo waliba garaaan iyo koofiyado tilmaamayey astaanta xisbigaasi

dhanka kale waxaa goobta lagu gubay calanka foosha xun ee ay putland kadooratay calanka bilicsan ee soomaaliya.

DAAWO SAWIRADA

buuhoodle oo lagu gubay calankii puntland8 buuhoodle oo lagu gubay calankii puntland6buuhoodle oo lagu gubay calankii puntland7buuhoodle oo lagu gubay calankii puntland6buuhoodle oo lagu gubay calankii puntland5buuhoodle oo lagu gubay calankii puntland4buuhoodle oo lagu gubay calankii puntland3buuhoodle oo lagu gubay calankii puntland2buuhoodle oo lagu gubay calankii puntland1

Short URL: http://horufadhi.com/?p=23682

Posted by on Feb 4 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

68 Comments for “Deg Deg:Maamulka faroole oo Waxaan hore loo arag maanta kala Kulmay Buuhoodle(Daawo Sawiro)”

  1. wiil maxamuud salebaan

    Janada ssc
    Libaax nin aan aqoon ayaa lax ka rita waxad soqortay jawabteeda oo fudud faraha ayey isaran tahay balse ma rabo islantaas inaan magacaabo ama siday uu egtahay shaqadi caanka ku aheed tilmaamo arinta bah hararsame dib ugu laban maayo.

    Midka maskiinki futo iyo siil soqori jiray ma aniga isku kay dhararinesa kkkk xagee kugu iri horta caayi ma dhibta kkkkkk qofkan wax uqoro wa qof xooga jawaaji karaa waxan ka hadlana wa tariikh iyo fadaxadoo aan ogahay sidan ay tahay weysa idhowrneed

  2. wiil maxamuud salebaan

    Nina

    Mar walba adiga shanta ilasoo gala hadhowna waxa tiraahda wuu nacayey iyo waa cidkale meshan sanado ayaan soo wada galenay mar walba adigaa bilaba caayda

    Sidaa ugaabsatay ayaan ugaabsanaya weliba cafis iyo masaamax iga tahay

  3. Niic maxamud sabiileen,

    sow matihid kii Sawaabka ahaa aan halkan eryaday marhore
    hadeer baad sidaa oranaysaa war hadee maxad ii caayaysa ilaahay kabaq.
    marhorana edebdaro iyo dhasalaaq baad la imanaysa golaha Khatumo state.
    adigoo kale futo jilicsan oo fulay ah H.gidir Bayteri kuso xeraysay uma jawaabno
    Weydiin.. Horta Beyterigii malaga soo saaray mise weli waa kudhexyaal lol.
    I.m gonna kick ya fat ass bounce.

  4. oromada majeerteen somaliya waa in laga sifeeyaa wa xabashi asalkoodii sidaas baa la idinka raba rabaa reer khaatumo waxaad tihiin harti sax o aan lasoo qarin viva somaliya viva khaatumo state

    fuck iidoorland fuck majeerteenland

  5. / w..m..s.. waxan kuleeyahay xishood oo akhlaaqda ilaali gabdhaha aad lacatameysana jooji cuqaasha iyo qabiilka aad magacoda xumaanta ku sheegaysana jooji dadku isku aragti maahan ani wax badan baan ogahay dhulos na cid iga badisa waa yadhahay : mj. Na sidoo kale, marka dhulos waa laga khaldan yahay horeyna waa looga khaldana ayaguna khalad bay khalad ku saxen marka marna ma mudna in lacaayo marka sxb wax badan baan ku arkay adoo caytamaya : horeyna waan kuu waaniyey oo waxan ku iri ama magaca noo dhig ama anshaxa ilaali : buuhodle; dad gobaa degen waana magaaladan ugu jeclahay deeganka dhulos. Dadka degana mahan dad pl neceb lakin faroole. Baa pl. Ku xaaray qabiil inaan ku taageerno faroole na. Ma dhacayso marka. Bro: plz magaca noo dhig ama anshaxa dhowr. / nina. Iyo nuura. Idinkuna . Qof kaas. Ha noo caayinina. Plz.

  6. Wiil maxay saleebaan waa fataaladii dhilooyinka maxay Saleebaan habeynkasta Garoowe ugu keeni jirey horgalada Dhulbahante ee qaar aids ka qabaan sida c/lahi Spanish iyo Ina Cali shire.
    Waar dee miyaad khadhaadhoon hadii raga Baharsame diideen fataal nimada aad wadaan?? Kkkkkkk Mida kale madaxda Baharsame dee naago naf leh atleast u keena waxan madmadow ee gaagaaban aad la yaaceysaan ma rabaane kkkkk

    Viva Khaatumo State

  7. Wiilka maxay Saleebaan

    Boowe ciil iyo cudur Baharsame la yidhaa ayaa idinku dhacay qolyihiina dhabayaco wax aad ka qaadi kartaan beeshaas sharafta leh ayaanba jirin si wacanna waad isku taqaanaan bey ila tahay.
    Dhulbahante barigii aad madaxa iskula dhici jirteen waa laga soo gudbay xaabsadana waa shakhsi walaahay xitaa 5 askari oo jifidiisa ah inuusan haysan iska daa Baharsame kalee kkkkkkk

    Viva Khaatumo State

  8. Tolow /Ehelow xaal qaata

    Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa, akhyaar waxaysan foofsan ayaa u soo hoyda , yacdii wax aysan qabiilo raali ka ahayn , kuna kacdeen ayaa qof xumi u soo jiidaa , marka haddii shakhsigan magaca qabiiladda soo huwaday qabsoomi waayey , waxaasi wax aan raali ka nahay maahan, waanna shakhsi maangaab ah hadalkii, waxaan filayaa qof qoyska uu sheeganayo ahna maanta waxaas kuma hadaaqeen, waxaanna idiin sheegayaa in magacaas dadka ku abtirsadee ama mj-ga kale siyaasadda Faroole u wax ku maamulaya ay biyo diidsan yihiin
    marka nin kani xataa ciise M. maahan waa reer Jarafle Jifadda Faroole , hadii uusan ahayn waa qola kale oo dhexdeena ka qaraabanaysa.

    Midna waan ogolahay , in nala dhaliilo diyaar ayaan u nahay sababo badan awgood, talladii umadda iyo masiirkeedii oo aan ku fashilanay , curadkii reerka hogaanka u ahaa oo dayacay, hiilkii tolnimo oo mid siyaasadeed iyo degaan ba lahaa oo nalla siiyey oo aanaan gudin. kolkaa diyaar ayaan nahay dhaliishiina iyo eed sheegad intaba

  9. Ahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahaha
    I got more information , thanks man !!!!!!!.

    Carab Iyo hawiye !!!!!!!!!???????———————–

  10. @hawshaada wado inaabti magacani waa ok caqli celintana halkaa ka wad bal waa intaasoo uu fareemada haleelo e isaga iyo kuwa kaleba e miyaad aragtay anoo reerka iska maagaya macno la,aan waxaa la yidhi maxaa kugu khasbay dhibka saa la yidhi dhib ka sii daran tan iyo abaarafaareey qodtani saas ayay noo aflagaadaynaysay dee malaaig ma nihin

  11. wiil maxamuud salebaan

    Nina
    Kkkkkkkk waxay ka maraysaa inaad tiraahdo abaha was walahi waa qoslay kkk wax ka liita ali khaliig ma jirto asago kacaanka ushaqeya ayaa hoouadis ninoi qabay gaanI ku toogtay buhoodle asga iyo afar kale ali khaliif meshu ka xifalatami laha oo hubka qadan laha raganimana mujinnlaha ayuu asagoo hooyadis asay loosaray buu intuu shilimo yar boourso ku shibtay dibada iska aaday marku lacagtoika dhamatay ayuu idacada ka cayey ninki walashiis asturay hoouadiisna ubili jiray caaqil cameey ileen hararsame waaa gune hadana waxuu minneapolis ka caaya muduloodki uu shalay lahaa waxbay inoo ogol yihiin saa kursigi wasiirka lawedaarshay ayaa qoladi point five loogu daray oo four point five kii laga dhigay five xasan giurgurte idacada unibersal ka manayey shacabka puntland lahana reysal wasaraha aya tagaya anihuna waan tagay saas ay tahay sahal ku mudaharadaya guurgurte m j waa ka mid cajiib

  12. hawshaada wado
    inder anigoon jeclayn inaan reer maago antiikadan oo kale ayaa xerada ku saydhisa huubo oo magaciinana dhib u soo jiida xataa in badan baanan u jawaabin oonu isku qancinaa reerku qof sidan u dulaysan ma lehe mindhaa waa ajinabi is qarinaya lkn dee adba waad aragtaa waa is miidaamis isla fiican itaalka anigu ka baxaye bal adaan hada kugu wareejey numberkan naanaabnimada xaafadaha la wareegaya

  13. NINA

    inabti dee waa kaas Magacii aad igula dagaashayna waan
    iska badelay, dee Kanna qol yahan mj ayaa ka xanaaqaya
    maxaan sameeyaa
    hawshaada wado

  14. SXb-bow

    Waxaan filayaa inaad maantana off-ahayd oo aad kusii daba xirtay weekend-gii
    war xishood oo dadku waa ehel oo rag xurma leh ayaad u gafaysaaye jooji
    oo sawir xun hanaga bixin , ma nihin rag caaji kara Saciid harti iyo waliba Garaad Maxamed-e , tan kale magacan aad wadato dee inuu Garaad Jaamac Garaadkoodii yahay sow ma ogid, xaggaad ka keentay dhaqan xumadaas

    Dhanka kale illaa iminka Nin kuuma jawaabin , maxaad hablaha ula tirsanaysaa
    war hana ceebayn, illahay nama ceebeeyee.

  15. waa duli bal nacasnimadiisa intuu dhulbahane isimadiisa caayo ayuu dhulbahante u kala dab qaad isleeyahay dadkaasaa nala odhanayaa wax baad qaybsateen waa wax cuqdad iyo xaasidnimo maanta halkaa dhigtay i really feel sorry for you dhuloos waa kaa talaabsaday

  16. duliyahaw intaad dhulbahante is leedahay isku dir dhulbahante weligii taako dhul ah oo uu leeyahay isaaq ma hawaysan from 1991 -1998 maalintaaanu rumaysanay wax la yidhaahdo harti caato ayaa isaaq na hawaystay taas dhulbahantaa isku raacay dhulbahantena waa isku raacsan yahay in buuhoodle raggu baada idinkaga qaado adigu caasho walasheey adoo sirqo ah xaafadan dhex dhahab dhahab lee oo dadkaaga magac xun u soo jiid habla waaxid

  17. abihii wase m saleebaan
    garaad jaamac haduu taxi wadi jiray dee cabdi wali iyo farooleba taxi bay wadi jireen oo weliba faroole weli welfare kii malbourne uu u socdaa oo reerkiisu project house ilaa hada ku dhuuntaan cade muusena donut kuu toronto ku gadi jiray cali garaad jaamacna waa ninka keliya ee xamar dhex laafyoon jiray isagoo siyaad bare dhirbaaxay markuu wasiirka waxbarashada cali garaad ahaa waana reerkaaga kuwii siyaad u rufyaami jiray ee qaar cuntada u dhadhamin jiray qaarna xaarka ka dhiqi jiray qaarna u soo basaasi jireen yaa kashifay inqilaabkiinii saw wiil idinka dhashay muu ahayn war kelab yahaw dhulbahante geed buu iskaga kaa xidhay orod kablalx.com ku qadhaabso qashin

  18. wiil maxamuud salebaan

    Nina
    Hadaa ku walaataa nuura kan nuura kaas waxaa tahay qofka gu akhlaqda xun intaan arkayey qof dumar ah qoralkiis by orena ushegay naagi qabiil maleh adigunaii waad markhaati kacday oo tiri abaheey baa ahaa lakin ninkale udhaxaa aniguba waan qiyasayey inaad reer xamar idhaxdo ama carab lakin dumarku waa isku wada mid oo ina adeerkeed oo rabaa ayey ka raacda mid xabagle ah waa iska caadi mideda kale waxaad baratay inaad galkayo cayso ama garoowe ama puntland oo dhan ka dibna caay usoo jidid dadla aan tolka nahay cadawadi naga dhexeen taasna waka diiday anyway barida hadad reer banadir uqaracdo ama carab adigey kugu taala waxana kaso jeeda nubarkii ku yaal saciid harti ee hararsame kana dhigay dhulbahante isolated

    Hawshiisa uwad
    Nooca aad ka hadleso waa daba dhilifka idooor dagaladi snm iyo dhulbahante lo bixiyey madaremin kuwii kalshale iyo hagoogane laqayilayey isaaq duulanka ku ahaa walalhood reer cayn tv kala waxa lagumaday waa nabadiidka ku shegayey reer hawdka istifacayey hadaysan ciidan uu aheen raalina ka aheen bey iska kacshaan snm mise waxuu qabiil taag ma ahane wa afar dawarsada oo shatiga sicid harti ama darood cebeyey mideeda kale garaad bonti weynu wada naqana waa umul gadki relaigh NC taxi driver ka ahaa iskuna saworayey maqayaf xamar ku taal asago nin hawiya ah bariis ka bixinayo abihiisna cuqdad buu la dhintay adeerkiis wakii shirki snm ee burco ka qayb galeyey asago ali khaliif kursi uradinaya waxana umalenaya kii sayidku dilayn waa ayaga

  19. hawshaada wado
    inaabti waad mahadsan tahay waxaad la hadlaysaa qof raabiye qaba oo jeel majnuunka u galay ciil uu u hayo dhulbahante maalinba beel reerka ah ayuu halkan ku aflagaadeeyaa inkastuu cali khaliif uu night mare ka ugu soo baxo isagoo qoodhaha jiidaya sidaa darteed waa maryo dhig maanta mindhaa xaluu night mare kii ku arkay galaydh waakan kabash kabash lehe

  20. somalilander adigu mahad cambaashe maanad la aqal gelin inbt ilayn waadiga mahadoow ku waashee waxaad nin baan ahay ku giriflaysaba magaca mahad canbaashe ayaa ku fashiliyey sidaad ugu mashxaradayso. teeda kale anagu waanu ka xishoonaa waa lay gumaystay la shir tag, magac gumaysi anagu taariikh madow ayaanu ka dhignaaye tuurta ku sido adigu waligaaba adaa daacad u ahaa iyo kaba qaade horaa loo yidhi waxaad ceebta u taqaan dad bay cadadiisa tahay.

  21. waxal m saleebaan
    war walaadan dhulbahante isugu dirayn ee meeshan ka huluulo hadii kale caasha walash cigaal shiidaadey kab baa afka lagaa gelin barxada garoowe ka qalaad reerkaad afkaaga uraaya aad ku hayso waa asyaadaada ee foorarso mother fucker cali khliif waa idinka oohisiiyeye u soo samayso nin xinninyo leh oo kaa qabta intaad muusanaabayso adeerkaa af balaq baa ku muusanaabi jiray hade faarax iyo maxmud heshiin maayaan war dhulbahante waa ul iyo diirkeed waanuna heshiinay oonu mumin iyo kaafirba u sheegnay midnimadayada orodoo ciil isla ceeji dee xilo sakhiran waaxid ciise riyool oon weligii mapka ka soo bixin baa halkan ku hunqaaca manjo adhi fuudkood bulshit

  22. NINA, aad baad iiga qoslisay waa walxa qarxa kkkkkkkkkkkkk
    waa sidaa inaadeer haku taagnaato.

  23. WMS

    Sxb jooji gefka aad ku hadlayso, Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, waa Isim Soomali oo dhan xushmad ku leh dhexdooda, waana Isim ka soo jeeda qoys illahay hibo u siiyey sharaf, ixtiraam iyo karaamo, marka maahan maalin walba inaad halkan ku soo qaado, tan kale xaggee ku aragtay Bah-ararsame oo SNM ciidan u ah. bal sheeg meesha malayshiyaad Bahararsame ah ay joogaan ina Xaabsade qoyskiisa hoosena ku dhaho 10 wiil oo somalidiidka raacsan ma jiraan, haddii hawshaadu tahay mas madaxaa laga dilaa oo dhulbahante gunkiisu waa bahararsame ee dhaleecee addeer kaa yeeli mayno, Magacana sxb waa kula wadaagnaa fadlan ha nooga ciyaarin

  24. nina and miis nuura ……

    aad baad ugu mahad santahiin sidaad dhayda uga listeen wiilka halamash ………. waa sababta aan u jeclahay gabdhaheenaa somalilanders ka ah ! waana mid lagu yaqaano ..inay hororka iyo waraabaha uridaan go’a …… halkaas kahaya inaabtiyaal ,

    viva mahad canbaashe
    viva somaliland

  25. nuuraay inaadeer ka neefin mayno ha huursanaado waa walxaha qarxa m saleebaan isagaa is qarxine yaynaan u bixin

  26. nuura
    inadeer kani waa xiiqay uun marba waar cusub ha soo tosho hada bal wuxuu ku soo celcelinayaa labadii sadar ee uu soo falaadi jiray marka dhulbahante talaabo wacan qaado miyuusan ciil la dhiman toloow shalaa adeerkii lahaa snm baanu la goosanaynaa oo ina waraabe qosol dhulka jiiday markaasuu dad tashaday ka dul qalaadayaa war is cun oo is calaasho muu ka hadlo rafaadka iyo isolation ka ku dhacay ee ay marba reero islaameed albaabadooda garaacayaan xag buuhoodlay sida tuugta u soo dhuuntaan xag snm bay baryayaan inay barto sida loo riyoodo xag kablalax bay koombo tuugsi ku qaateen mus kastay barooranayaan inadeer NGO yaday ku qaadan jiteen in buuhoodle 14 school iyo 9 cusbitaal inay leedahay iyo $$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$ oo badan ilaa iminkana tii bay baadhayaan yaaba weli la xisaabtamay waa in isbaaro loo dhigtaa sida reer baraxley ay u baadaan waa in loo furto waa boqortooyadii bisadaha miyaaw miyaaw dhaqan bisadeed.com

  27. wiil maxamuud salebaan

    Dhulbahante waxaad kandhigteen haad geed wayey idinkuna shilimaad ayaad ka doorateen ceebaha dhulbahante lagu caayo ama kasoo kabsan wayey waxaa kenay waa idinka keyse ka dagalami jiray widhwidh dhaqan xumadiina ayiu ka doortay snm ladagalibjiray xaglatosiyihi lamid wakas aad ka cinqilaab ku samey garad jamac iyo ali khaliif asaguna sland buu ugalay waxaad damacdeen inaadbkala jabisen reer buhoodle si cadawgu ugu sahlanato inu qabsado wey idinka diiden dhawaca reer buhoodle lama gayn karo casumadi saciid harti wayo idinka cadawgi dilayey kenay oo ku haya midkI uu ka helayey walalkis ahana wa midka ledahay sacad baa saan kugu sameya walow aysanbjirin lakin waxa isledihiin ha goyaan lakinse rer buhoodle inta ay gobanimadooda xagsanayaan waa garab taganahay waxay yiraahdeen ciidan uma bahnin anaga isku filane rasaas iyo dhaqaale iyo dhawaca oo aad dawysan aan idinka helno weyna naga heleen ogadeenki garab uu ahaa wakas sahal wax ka shegaya mudaharadkooda ku difacanayaan jubbaland away marka adeerada ali khaliif minneapolis ayuu dastuurki ku amanaya garaad jamac wakaas iska musaxaya oo ku qanacsan beshiisa somaliland ka ah xaabsade wakaas ku qayilaya hargeisa iyo laascanood xudun wakaas cadawgu kor fadhiyo oo weliba ciidmadu uga duulan tagan laascano ma ahan garoowe

  28. NINA, Inaader kani waa idha laftii la sheegi jiree haku daalin

    wuxuu ku hadlayo sabiyadu kuma hadlaan waa qofay ka taalo
    wiil ogaadeen xtaa inuu isaga yahay baan u malaynayaa waxaan xasuustaa wax mareexaan ku saabsan ayaa la soo qoray ciwaankii hadaan baadho waan helayaa, wuxuu ku soo dhacay wiil mareexaan kkkkkk oo inaga iyo mareexaan buu itaal baaska isku biibaynayey qofka caqligu ma cagtuu kaga jiraa walaa xawla wuxu inuu tii fards1 yahay baan u malaynayaa oo marba magac ku rafanayo.wuxuu ku leeyahay garaad jaamac iyo cali khalif madan odhan buuhoodle iyo taleex ha laga caydhiyo
    iyagu ma horgalayaal faroole odayga hinaaska dhulbahante la waashay daba nashleeyuu mooday dadkooday hogaaminayaan oo la dan iyo dunba yihiine doqoni qiiq kama kacdee damankay meermeerisaa abkay diciifoow dhulbahante calfuhu haydin kaga dhamaadaan.700-Boqol bay growe mushahar sisaa kuye taasi haday jirto garoowe cawimadii gobalada khaatumo aad ku qaadan jirteen ayaa ku maqan cidina kula xisaabtamin:markaa taasi cidi abaal iyo garaawshiiyo kaga heli maysid.haa dhaawacoodi baay noo keeneen rasaas baanu siinay
    tolaan dhulbahante ahayn baa la degan is ma caawiyaan oo dhib iyo dheef midna ma wada qaybsadaan miyaa? waxay u hadlaan sida gunta si inaanay wax ehela iyo ciirsi toona arag,Rasaastana adaa faa’iido kuugu jirtay lacag baa lagaa siisanayee ma bilaash baad ku bixinaysay? saleeli.

  29. wiil maxamuud salebaan

    Waa runta xaabsade waa horgale beshiisa ka dhigay somaliland waxa wada ognahay in beesha hararsame bqolki boqol yihiin sland degankoodana wax dhiba ka dhicin looga soo horjedo somaliland buhoodle waa nimanka iska diiday in somaliland xukunto degankooda una dhintay weyna ubahan yihiin cid walba oo wax taraysa ama garab tagan balse ma ubahan yihiin kuwa cadawga usoo racay oo wax ka dilayey loogana soo dulayey deganadooda kuna jira mamulka werarka ku ahaa cayn kuwasi waa madaremin magacii dhulbahante waxa lagu nacay waa madarmin oo dhaha yanala soo dhex gelin oo dadki tolka aha ku diray dhulbahante maanta oo ugu dabaysaa waxaad ku diraysaa. Ogadeenki shalay buhoodle garabtaagna madama ay ishayaan hawiye ama gurgurte waxaa lasafan tihiin guurguurte waxab ka hadlaya munafaqada dhulbahante cebeysay ee cada qataha ah hararsame cadkaas hadii laga jaro saciid hartiga xalasha wuu osraci laha

  30. nin gallkacyo garoonkeeda lagu baado ayaa buuhoodle isku dhedhejinaya ALAA kariim
    war meeday gaalkacyo halakay ku dambaysay !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  31. wms
    no more buqland iyo majnuun land dalku waa soomaaliya maqaalo dhaadheer ood dhulbahante ku kala gurto waa useless dhulbahante waa midoobay cadawgiisuna cagta hoostiisa horgalena waa hoogay viva the great dhulbahante clan

  32. wms
    dumarku aabahood ayay ku abtirsadaan kuma abtirsadaan nin ay u dhaxaan oo sadex ay isku hayso spanish buuhoodle dadkii lahaa baa ku gubay tabeelihiisii waayo lagama rabo dee dhulbahantena ma qaybsamo oo kuli waa khaatumo xaabsadana waa horgale qarbaboosh ah dadkiisana uma tirsana haysku daalin reer ku yidhi hit the road jack viva khaatumo state

  33. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wllahay waa yaab waraaq meel lagasoo fujistay bay war kadhigayaan war kan war mahee wax dhama anatusa doqonka khadar labaxay adeer iska hadlaa tahay waxna lagaa qorimaaye meeshatan layskama gado madaxda washkda iyo waxaad tuurayso nooga daa runtii pr, c/llahi spanish waa halyey umadiisa wax laqaybsada boohadlana marti uga noqonmaayo qabiilo dhulkoodi lagaso hajiriyey oo waa hore lasoo xiniiya siibay boohadlana waa lay ogyahya dadka talodoodu kasocoto marka yanan laysjaahwarerin mahadsanid halkaana waxaan illahay cawa iga baryay ina janadii kawaraabiyo nin qali inaka ahaa oo magaladaas madax kasoo nqoday oo caawa inaga hooseeya ninkaas magaciisa wuu iigafay lkn nin aan dhihi karo wuxuu udhintay reer bohdle dantooda ayuu aha wxaana igu maqala in dhiikar uu dhintay kagadaal marki ay magaalad soo waren ciidankii xabashada

  34. wiil maxamuud salebaan

    Nina

    Horta naagi qabiil maleh balse waxaad amisan tahay fikirka ah qofkan kaso jeedin xerta in lamucarado adeerka xabsada malin kasta ayuu yimada lascaano cidina lama ceersho adeerka ali khaliif malintii joogay buhoodle madan oran halaga ceersho garaad jamac taleex cidi haka ceriso madan oran why prof spansih ugu diidaysaa inu buhoodle ka firto xisbi waxaynu wada ognahay dagalki kalshale dhaqalaha iyo rasaasta inlaga kenayey garoowe not lascanood ciidamada cayn 700 ka mida waxa mushahar ka helaan garowe not ali khaliif weli lagama hayo hadal lid ku ah puntland ciidamada buhoodle lakin mashruuci adeerka waxa cabareyey ciidamada buhoodle karaash oo arkay inlagui diray puntland lacagihi qurba joogtana jidka ufariisteen cali khaliif mashruuci g6 awalba rabay inay dhaqalo ku helaan wakaas karaash afkii furtay ciidamo cadaw ah oo iskugu joraa isaaq ciise gudabiirsay bah hararsame xabada ku wadaan xudun, su aal ? Cadawha dhulbahante ma puntland iyo m j mise khatuumo iyo bah hararsame iyo somaliland
    Qof walbaa og in beesha madareemin imausan weligood dhulbahante kale uhilin imay munafaqad ku hayaan ayago fiirsanaya amaa kursi yar meel ka heshaan qofka ayaga ahena oo dhulbahante kalena ku sheega waxusan aheen sometimes waxan is iraahda duulkani miyesanba ahayn beel dhulbahante ee yihion hararsame ee sheegtaan ee ethiopianka

  35. reer buuhoodle balaayad ku dhigten odeyga hadda aad nookeenten ee faroole. Idinkaa masuul. Ka ah wuxuu dhib noo geystay iyo wuxu idiin geystayba saa idinkaa noo keenaye idinkoo is reer nugaaleysanaya marka guba meeshad ku aragtan sawirkiisa iyo wuxuu wataba waan idinku taagereynaye lakin dhanka guul wadeynta kale joojiya . 10. Bilood .ee u harey xaarkisa ha walaaqdo kadibna dee roob mihigaan ah oo naga meyra baa nooda aya insha allaah xage lagu arkey anago hargeisa wax bidna waa nin naag qataadhay nin ka meesha noo jooga

  36. cabdilaahi spanish inuu taariikhda masaarida ee uu ka hadlo ku ekaado weeye maxaa p/land xisbiyadeeda u hor ordayaa war haduu buuhoodle yimaado caydhsada

    horta xisbiyadan ka gaadhsiiska ahi ma kuwii snm oo kalaa oo hadhaw xisbiga faroole ku shubanayo snm iyo ssdf waxay xaawilayaan in ay siyaasadooda ku faafiyaan degaanada khaatumo si ay hadhoow ugu doodaan dhulbahante waa kala qaybsanay ha layska ilaaliyo taa reer khaatumoow

  37. Anigu lama yaabani futoole-afbalaq
    lakin waxaa la yaab leh kuwa u adeegaya doofaarka Afbalaq
    iyagoo og Hagardaamada iyo cadaawada uu ku hayo deegaanka Dhulbahante
    Waa in madaxa laga toogto kuwaq soo hogaamiya cadowga snm iyo ssdf.
    Gaar ahaan maamulka Khatumo waa inuu dhiso ciidanka Booliska
    iyo maxkamada ciidamada si dhagar-qabayasha loga jaro dulmiga ay wadaan.

    For the sake of Khatumo state of Somalia.

  38. Futoole afbalaq si xun ayaa loo galay walee kkkkkkkkkkkkkkkkk

    Viva Khaatumo State
    Viva Buuhoodle

  39. ader ama faroore hala haado ama halahado horgale ciddu doono ha ahaado we dont care meesha khaatumo aya ka talisa no more qof laso raartay sida dameer oo kale taas yeeli mayno macne sameyn maayo nin wata reer kale danahooda waqtigi aya la jooga la iska qaban lahaa horgalaada iminka waxay maraysa in la gubo maryihii amaba calalka mamulka ssdf berito waxa ku xiigta iin dhafoorka laga toogto wixi kasocda maamulka beelaysan ee qaba cudurka dhulbhante ee xaasidnimada iyo xiinka badan

  40. War Sucaadeey adigaaba war keenay , oo dastuurka dhulbahante ma waxaa ugu jira inuusan Nin dhulbahante ah meel kale madax ka noqon karin Khaatumo maahane, dee inabti sow ma ogid ninkani inuusan daba dhilif ahayn ee uu rabo inuu isagu wax hogaamiyo, oo uu madaxwayne puntland ka noqdo, tan kale Cabdullahi Spanish sow ma ogid inuu nin min qardho illaa garoowe wax ku leeyahay yaa u diidaya inuu hogaamiyo kkk 2-da maamulba sanadkan dhulbahante ayaa hogaaminaya ee bal aan eegno meesha aad nagu furtaan iga wallee waxan ka baqayaa inaad cidla ina fariisisaan , deedna aad dhahdaan war markay halkaas marayso see wax la odhan jiray idinka ayaa yaqaanaye kkkk

    hawshaada wado

  41. Xisbiga Wadajir waa xisbiga kaliya ee Gaalkacyo laga hirgaliyey, kuwii kale oo dhan
    wali waa raxman yihiin, xataa kii faroole Gudoomiyaha looga dhigay ee Horseed , reer Gaalkacyo hadayba maqlaan wax dhulbahante ayaa wata , waxaad arkaysaa iyaga oo jidbaysan oo mashxaradaya annigu arintaas garan waayey war su’aal haloo helo

  42. faroole iyo cabdulaahi spanish waa dameer iyo labadiisa dhagood asaga maxaa daba dhilif ka dhigay maamul bay reer tolkii samaysteene muu ka qayb galo intuu mid reer kale ku daba feelayo faroole haduu damiir leeyahay waxa uu ku hadlayo ayuu u fiirsan lahaa

  43. War sxb-yaal waa idin sidee

    War meesha calain faroole lama gubin, calanna lama gubin ee waa maro hal ku
    dhig ku qoran yahay , xisbi ayaanna leh, waanna xisbiga Wadajir waanna kii kali ahaa ee nin dhulbahante ah aasaasay xisbiyadda puntland ka hirgalaya, haddii faroole wax loo diidayo dee xisbigiisii Horseed meesha waa laga hirgaliyey ee in la diido kaas uunbay ahayd, ee Ninkan dhulbahante ee Cabdullahi Spanish maxaa kiisa lagu diiday

  44. Faroole gaalkacayaba xafiis ka furin kari waaye maxa buuhoodle geeyay sanqoolow maxa barbara ku geeyay faduul. Adeer buuhoodle waa xaruntii daraawishte haku wareerin

  45. Garoowe
    Wa ku salaamayaa dad ku sidaada caaqil xishoonaya mawada aha
    Caydana faataxeey u yaqaaniin ,dad Ka meesha soo gala kala baro
    Qaar Aan loo jawaabin baa jira inta hufan ee weli xishoonaysaa lala wadaaga hadalka

  46. SSC-Citizen from Xudun

    Maansha Allah, reer Buuhoodle ha noolaadaan, Faroole iyo calankiisa meeshaad ku aragtaan guba, waqti yar baa u hadhay oo waxay sii galaaftaan bay rabaan, Ugaadeenkan tolkeen ah digniin ha loo diro inay meeshay Majeerteen ku arkaan 2 geedi ka guuraan….Khaatumona waa khayr.

  47. dhuloos maalinba inta qaadka ka qada ayaa mucaarid ah ma jiro dhuloos mucaarid ah iyo dhuloos mabda’ lihi waa ka maalintaa wax loo dhiibo oo muxaafid ah iyo ka qada oo mucaarid ah.

  48. idoor liqe

    k.k.k.k.k.k.k.k ismaan lahayn madaxweeyne ondhosheelbuu mahad canbashe cashada ka eryi k.k.kk.k.k.k inaad intasna ugu dartaabay ahayd …..

    viva mahad canbaashe
    viva somaliland

  49. tuuladan yar ee buuhaadle waa waraabo galeen cid walba wey joogtaa kii cid laaaya ayaa ku soo dhuunta alshabaab ayaa joogta waxa imika sidaa sameyneyaa waa alshabaab dhinac alaala dhinaca ay ogalyhiin malaha, waxay ku fioicantey in hal mar cagta la mariyo oo waxaas oo xashiish ah laga sifeeyo, ileen dadkani dad maahee bahalo ayay noqdeen 23 sano mey arag wax dawlad layidhaa kala danbeyntana ma yaqaanaanba

    • @ Raassabiil
      Magaaladan Rag baa ku nool dadka Engine ka duqeeya sida Iidoorka edebiya. Waa runtaa oo magaaladan ragga joogaa cid Soomaali ah oo u babacdhigi kartaa ma jirto. Suaashu Waxay Tahay meeye Ciidankii Aad ku Sheegi Jirteen (Ciidanka Qaranka) Soo iminka looma yaqaan (Ciidanka Qudhunka) Reer Buuhoodle ayaa Itaalkooda iyo Waxa ay gooyaanba tusay Sidaas ogoow. Hadhaadiga Aad moodo inay Miskaha la’yihiin Reer XUDUN baa Inta yare HUBKA ku HADHSANA KA QAADAYSA.
      Huunadii inay Badhdalooladii $500 Siistaan Bay marayaan iyagana Boosaaso Doon laga saaro…

      VIVA KHAATUMO

      • Gantaal
        February 4, 2013 – 4:22 pm
        @ Siilmaal
        Magaaladan Rag baa ku nool dadka Engine ka duqeeya sida Iidoorka edebiya. Waa runtaa oo magaaladan ragga joogaa cid Soomaali ah oo u babacdhigi kartaa ma jirto. Suaashu Waxay Tahay meeye Ciidankii Aad ku Sheegi Jirteen (Ciidanka Qaranka) Soo iminka looma yaqaan (Ciidanka Qudhunka) Reer Buuhoodle ayaa Itaalkooda iyo Waxa ay gooyaanba tusay Sidaas ogoow. Hadhaadiga Aad moodo inay Miskaha la’yihiin Reer XUDUN baa Inta yare HUBKA ku HADHSANA KA QAADAYSA.
        Huunadii inay Badhdalooladii $500 Siistaan Bay marayaan iyagana Boosaaso Doon laga saaro…

        VIVA KHAATUMO

  50. To Garoowe ader haddi bintland buhoodle wax ka tahay lama gubeen calankooda kkkkkkkkkkkkk ma indhaha la adahay daawo calankas la gubay ee calalka ah maye raggad sheegayso wali ma aragtay iyago leeh meel fagaare ah bintland baa nahay amaba faroole amanaya wa maya waxad no sheegaysa kooxo yar oo ashuun ku hadla guryaha ka dhex hadla intay iska so duban film kkkkkkkkkkk heerkas ayay maraysa bintland in buhoodle clankeeda calalka lagu gubo kkkkkkkkkkkk waqtigeedi wu dhamaday

  51. Isma la heyn dhuumasho Ayaa bilaameysa!!!!!

    War ictiraaf Ma jiree Aan Hal Hal u dhuubano sidii fosiya !!!!!!

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Aminarts

    Halkan riix oo EEG idoorka murqaansan waxay ku HADLAYAAN

    http://Www.aminarts.com

  52. Faroole waa Doofaar waalan geed kama waabto
    Nin waalan oo maangaab ah ayaa masaajid ku xaaray
    dadkii baa yidhi war dee masaajidka ka qaad waxan aad dhigtay
    ninkii waalnaa baa intuu burush qaatay xaarkii meel kasta u saydhay kkkkkkk
    Hadeer faroole-Afbalaq waa maangaab meel aan laga rabin ayuu xaar la soo doonanaya walaahay in futada saliid kulul lagaaga shubi lol

  53. Hanbalyadii iyo bogaadintii Somalida aduunka udireen dadweynaha magaalada Buuhoodle iyo dhirbaaxada siyaasaded ee ku dhacday jamhadaka dhiigyacabka
    siil aanyo.
    Halkan ka daalaco runta Hiiraan link.

    http://hiiraan.com/news/2013/Feb/wararka_maanta2-20751.htm

  54. afbalaq gaalkacyo ayaa laga diidey inuu xafiis kafurto iskadaa buuhoodle dawlada somalia waxay goaan ku gaadhay wixii dameer ah oo meelaha kaciya inaan cidu u jawaabin wali ma aragtay qof dawlada somalia katirsan oo faroole ujawaabay waa maya waxay maraysaa habarbay iska howhowlee heelada inoo wada

  55. Buhodle,inaadeer wan kaa qaaday mid la mida iga gudoon.

  56. Nuura indr mcn wanku salamay

  57. Masha’Allaaaaaaaaaaaaah sidasaa loo baahan yahay faroole iyo wax ku lug leh darintooda ha la laalaabo dhulka ha lala dhaco faroole waali toosa iyo sas ayuu ka qaaday beesha dhulbahante , waxaa jira dad waalan oo la moodayo inay miyir qabaan.faroole beeshuu ka dhashay inuu toos maryaha u dhigtay way arkaan haday u miyir qabaan waali casaantiisan talaabo haka qadaan hadii kalena dee inay la waalan yihiin baanu ka soo qaadaynaa,reer buuhoodle shaqa fiican ka qabta wax alaale wixii midnimadiina wiiqaya,anigu waxaan la yaabanahay waxa maamulka faroole daba hunuushinaya waxay ka dheefayaan ama ka helayaan ilaahayoow tubta toosan nagu toosi Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.wixii adeega bulshada ah iyo is caawin tol nimo ah waa meesheeda lkn dhulbahante maamul buu dhistay nin waliba geestiisa caynka haka hayo looma baahna qas iyo fawdo.

  58. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

    War Ma xafiiskii Mudane DR ABDIRAHMAN SHEIKH MOH’ED MOHAMUD MIYAAA MISE WAA INDHAHEYGA !!!!!!!!!!!!!!,

  59. buhodle

    maxaad igucaayaysaa ma caaqilka iyo ciidankaan puntlander ahayn oon magaalada katalin caase na ma aha ee ciday yihiin bay yihiin
    mardanbana ha icaayin adoon caytamina figradaada dhiibo

  60. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  61. kkkkkkkkkkkkkkkkk waa bilaawihii ladbada af wax kucunayey,kolba kii yimaada waa in lafurtaa

  62. Garowe adigu nacas nacas dhalay ayadtahay caqligii adeerkaa afsabile ayaa kugu jira wallahay midkaa caqlixun waligay ma arag afsabile adaa ka caqli xun ina camay iyo sarakisha cidamada difaca buhodle ma cise riyole ayad utaqana

  63. Wallee waa rag , intay intii yarayd ka furteen bay calankoodii gubeen …kkkkkkkkkk

  64. buuhoodle tobankaan qof waxba lagawaydiin mayo waalayaqaanaa talada buuhoodle cidayka go,do mudana camay caaqilka awaada badan iyo cidamada difaaca buuhoodle maalintay intaasi go,aan kasoosaaran kadhan ah puntland waa lahubaa inaan buuhoodle waxba u oolayn faroole laakiin inta kahoraysa tobankaan mad madow ee khaatuma seeg majin majinta annayda ah u qaaday warkoodu waa shimbirayahow heesa

  65. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  66. Faroole afbalaq iyo horgaladii uuwatay qaskay kaga dhacday farole afsabile maxishoda ilen waa qof riyaha afka kumaala

Leave a Reply

Recently Commented

  • nuurgaab: dhoodi dhuusa weynow mar isim halkan ku cay bal inaad caqliga ka dhiman tahay waxaad qarinaysaa magacii...
  • raamaleey: Garaadka maxaa loosheegay oo khaatumada dhaafiyey xamar cadey buukula xididey muuse suudi yalaxoow oo ahaa...
  • Idoor liqe: War jiraaba cakaaruu iman. !!!!!!!!!!!
  • Xaqdoon: Har goormuu dhintay Odey Dhaqameedkan Jaamac siyaad.. Illaah kuuma naxariisto.!!!!!!!!!!!!!!!!...
  • dhoodi: Oo tolow siday u heshiinayaan kii ka weynaa ee meesha uga sii horeeyey ee awalba cimaamada looga qaaday. Ceeb...